Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Norf, it is the day of the suicide bombs. It has been decided by the counsil of the ministers that the day will be a national day and included in the Somaliland history.
  2. SDWO (Hargeisa 04/11/08) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi balaadhan oo ka socda Laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta Mashaariicda ee loo yaqaano UDNP. Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu si weyn ugu mahad naqay imaatinka wefdiga ka socda laanta QM ee UNDP ay ku yimaadeen Somaliland , iyaga oo u kuur galaya dhacdadii foosha xumayd ee argagaxisadu ka fulisay saddex goobood oo ka tirsan Magaalada Hargeysa oo ay ka mid ahayd xaruntii UNDP ay ku lahayd Hargeysa.Madaxweynuhu mar uu ka hadlayay dhacdadii argagaxisada ee ka dhacday 29-kii bishii hore Magaalada Hargeysa, waxa uu tibaaxay in dhacdadaasi ay la mid ahayd kuwo badan oo dunida daafaheeda ka dhacay, haddii ay noqoto Maraykan , Yurub , Aasiya iyo Afrika Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu sheegay in dhacdadan oo kale argagaxisadu ay isku dayeen in ay ka fuliyaan Somaliland , hase yeeshee aanu hore uga guulaysan , waxase nasiib darro ah in tan cusub ee nagu dhacday ay ahayd mid aanan ka warqabin. Madaxweynuhu waxa uu ka codsaday laanta UDNP iyo hay’adaha kale aan dawliga ahayn ee ka hawl gala Somaliland in ay halkii ka sii wadaan waxqabadkoodii iyo mashaariicdii ay ka wadeen dalka oo aanay dhacdadii wax saamayn ah ku yeelan iskaashiga iyo wax wada qabsiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo hay’addaha UNDP ay ka mid tahay. Mr Mark Bowden oo u qaabilsan Hay’adda Qaramada Midoobay Somaliland iyo Soomaaliya, waxa uu Madaxweynaha iyo xukuumada Somalilandba uga mahad naqay soo dhawaynta fiican ee ay kala kulmeen mudadii gaabnayd ee ay dalka ku sugnaayeen, waxana uu sheegay in ujeedada socdaalkoodu ay tahay in ay u kuur galaan dhacdadii foosha xumayd ee argagixisadu ka fulisay Somaliland iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen iyaga iyo Xukuumada Somaliland. Mr Bowden waxa kale oo uu cadeeyay in laanta UNDP ay sii wadi doonto Mashaariicdii horumarka ahayd ee ay ka wadeen Somaliland, xukuumada Somalilandna iska kaashan doonaan baadhista iyo xogaha ku saabsan kuwii falkaasi foosha xun gaystay iyo mustaqbalkaba sidii looga gaashaaman lahaa in arrimaha noocan oo kale ahi dalka ka dhacaan, waxana uu sheegay in marnaba dhacdadaasi aanay xakamaynayn wax wada qabsigii iyo iskaashigii ka dhexeeyay iyaga iyo xukuumada iyo fulintii mashaariicdii horumarinta ahayd ee ay dalka ka wadeen oo sidoodii u socon doona. Waxa kale oo kulankaasi goob joog ka ahaa Wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Qorshaynta Mudane Cali Ibraahim “Cali Sanyare” iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale.
  3. Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta lagu qabtay xaruntii Madaxtooyada , Waxa la isku raacay in maalinta 29-kii October loo aqoonsado maalin Qaran oo xasuus iyo tix-gelin ka mudan ummada reer Somaliland. Shirkaasi Golaha Wasiirada oo uu gudoominayay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , goob joogna ka ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Wasiiro badan oo ka tirsan xukuumada Somaliland , waxa si qoto dheer loogu qaadaa dhigay dhacdadii foosha xumayd ee Argagaxisadu ka fulisay saddex goobood oo ay ka mid tahay Madaxtooyada Somaliland , Xarunta Ganacsiga ee Itoobiya iyo Xafiiska Laanta QM ee UNDP. Madaxweynuhu isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu sheegay in ay tahay dhacdo inagu cusub oo aan weli hore uga dhicin Jamhuuriyadda Somaliland, inkasta oo kuwo taa la mid ah aynu ka hor tagnay in ay dalka ka dhacaan, sidaasi daraadeed waxa lagama maarmaan ah in shacbiga Somaliland meel kasta oo ay joogaan ay ka gaashaantaan dhacdooyin kuwaasi la mid ah in ay dalkeena laga fuliyo, meelna looga soo wada jeesto Nabad gelyada iyo xasiloonida dawlad iyo shacbiba. Waxa shirka lagu go’aamiyay in maalinta 29-ka October loo aqoonsado maalin Qaran oo lagu xuso taariikhda dalka. Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa kale oo uu shirka kaga dhawaaqay in uu ka noqday Cafiskii uu hore u siiyay Maxaabiistii u xidhnaa Falalka Argagaxisada ah, iyaga oo xukunkoodii hore sidii uu hore u ahaa loo fulin doono. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal kooban ka jeediyay Shirka waxa isaguna uu tilmaamay in nimanka dhacdadaasi fuliyay ee Argagaxisada aanay ahayn dad muslim ah , oo ka fog diinta, isla markaana waxa uu ka digay in ay marin habaabiyaan dhalinyaradeena iyo faca soo koraya oo aanay ka dhaadhicin Diin khaldan. Waxa kale oo Guddida Nabad gelyada oo hadda gacanta ku haysa baadhistii dadkii dhacdadaasi argagaxisada ah ka dambeeyay , waxa ay shirka ka sheegeen in ay meel fiican arrintu u marayso , raadkeediina hayaan , iyagoo sida ugu dhakhsaha badan ummada u sheegi doona go’aamada baadhistaasi ka soo baxa. Gabo gabadii waxa shirka golaha Wasiiradu isku raaceen in la qaado waxa alle iyo wixii tallaabooyin ah ee ku haboon sidii loo xoojin lahaa Nabad gelyada Jamhuuriyadda Somaliland Alla Mahad leh Siciid Cadaani Mooge Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  4. Faan weynaa ,, and i thought xiin baa wax helay ,,
  5. loooooooool@xaal qaado ... Xiin, haye wax kele ood qabataad wayday sow maaha ? ,,, I have your B-day markaa ha la gaadhee iska sug ,,,
  6. I'm glad Ibtisam is reading ,,,,,, These ppl la yaab bay leeyihiin .... Now how can one take my story and stamp it with Ngonge ?? ... do we have a SOL court horta ??? I saw that guy in the story last night ,,, we had dinner together before i headed home.
  7. A chance A&T has been looking for ,,,
  8. Paddy Ankunda During an extra-ordinary meeting of the Igad Council of Ministers held at the Ethiopian diplomatic mission in New York on September 24, on the sidelines of the UN General Assembly, and attended by Mr Meles Zenawi, the Ethiopian Prime Minister, Ms Jandayi Frazer, US Assistant Secretary of State for Africa, Mr Jean Ping, the Chairperson of the AU Commission and the Burundi and Somali Foreign ministers, it became evident that Somalia and more so the Transitional Federal Government (TFG) need urgent help. At the same meeting, Mr Zenawi contemplated pulling out his troops. This follows the failure of the AU to deploy the envisaged 8,000 strong force. Out of an anticipated 8,000 soldiers, only 3,400 troops from Uganda and Burundi have been realised. The frustration leading to his contemplation is well understood; and it was against this background that a decision to hold an Igad Summit meeting in Nairobi, was taken. Citing deteriorating security situation, the UN has said that it may not deploy a force in Somalia soon. The escalation of piracy, increased attacks on Amisom troops and failure by the TFG to develop the Somali security forces continue to inform this decision by the UN. Understandably, this stance may not change in the near future. However, it sends a message to African leaders to stand up to the challenge on Somalia. Therefore, the 13th Extra Ordinary Session of the Igad Assembly of Heads of State and Government, that occurred between October 28 and 29 in Nairobi, came at the right time. The summit resolved that Igad shall be the anchor of the peace process in Somalia. As such, the Igad Assembly of Heads of State and Government shall meet every six months to review the progress made in the implementation of the decisions that were taken. Also, the Heads of State decided to establish a mechanism headed by a facilitator to help monitor the implementation of their decisions and report to the Igad Council of Ministers and the Assembly of Heads of State and Government on the progress made. This mechanism takes the shape of the initiative that supervised the Burundi peace process. Until these decisions were taken, the peace process in Somali looked like a free for all. Since the TFG was created in 2004, there have been no clear follow up mechanisms to the implementation of the Transitional Federal Charter. As such, the road map spelt out in the charter was abandoned. The AU, of course, has its share of difficulties. These range from the lack of adequate resources to manage peace missions to the failure to use donor resources advanced to it for such missions. The AU also lacks the experience in the management of Peace Support Operations. From the escalating piracy off the Somali coastal waters and increased attacks on peace keepers, to the lack of political, economic and institutional development by the Somali government, Igad must seek to re-direct the Somali peace process. As it is now, the humanitarian situation remains appalling. The show of support by the Heads of State to the Djibouti peace process could be a good starting point. The joint declaration signed on October 26 by both TFG and the Alliance for the Re-Liberation of Somalia to create a unity government should be fast-tracked. The unity government will also feature an all inclusive parliament. The other agreement signed stated that a ceasefire will come into effect on November 5 and it covers the withdrawal of Ethiopian troops and their relocation. Those who were saying that they are fighting only because of the Ethiopian presence in Somalia have no more reason to continue supporting or carrying out violence. Time has come to embrace dialogue and this should be the focus of Igad.
  9. Waar nuune is not good for the translation ,, there was a time i asked and he gave up and weliba ran away ,,,,,, kuwa x-rated ka ah PM ha la isugu soo diro ,,,
  10. He will arrive in no time and tell the story of that guy who was high in Marqaan in Jigjiga and the lady who was,,,,, ehem ,, yaa ,, Let him come bal ,,,,,,
  11. I don't eat dooro ,,, Yukkkkkkkk ,,, come on Give me some chicken aka digaagad ,,
  12. No i never tried coz i don't chew. Lakin qaar badan baan Shaahidullaahi u ahaa ,,
  13. looooooooooool@geerashayn ,,, even the wife can be like that with her husband. It just happens.
  14. Malika, if she is not Somali then you have to be clear that you are not the type she might think you are ........ Just in case ,,
  15. looool ,, and do u know what they do ? She is sitting next to him with only googorad which covers until the chest, hair is released and she is cutting the Khat for him sometimes using her hand to feed him the pieces she prepared for him. She put the tea for him in the cup and make sure the glass is full of Pepsi/Water all the time. Don't even mention the "say walaahi" thing ,,, loooooooooooooooool , that is obvious.
  16. You should've said that before aanad na xiijin ,,
  17. looooooooooooooooooool@NG ,,, loooooooooooooooooooooool@are you high yet ?
  18. Juje, you're just assuming sxb. There is no single shilling donated to Siad Barre at the time in the name of Jaaliyadda Hargeisa. Can't speak of Jirde Hussein as he is one single person.
  19. There was no such thing called Jaaliyaada Reer Hargeysa donating medicine and food to the regime ?? come on .....
  20. Waxay rabtay inay is qarxiso, ka dibna bomb kii ay xambaarsanayd baa qarxi waayay. Dee way iska soo noqotay markaa maxay yeeli ,,,
  21. loooooool ,,, JB never did that chewing thing niyow.
  22. Well, out teacher is in Atlanta and wants to vote as well. It is distance learning ,,,