Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. Originally posted by Juje:

    Alfa uma hadlo urrurka aad sheegeysiid lakiin isla markaas uma arko in ay yihiin urur aan jiri kariin - wey jiraan - aniga agteydana waxay leyihiin xuquuqda Somaalida kale ay leyihiin.

    Waad saxsan tahay xaquuq waay leyihiin. Ogsonoow dadkaan ka hadlayno ma ahan dad masiixi ah oo dalka waligood joogi jiray ee dad la soo masixiyey oo diintaasi ku cusubtahay sidaa daraadeed ma aay heli karaan ama lamid noqon kareyaan muwaadinka muslimka soomaliga ah sida Rudi sheegayba xaquuqdooda marka la barbardhigo kan muslimka muwaadinka ahi waxaa jira meelo meelo ah "no-go-zone" ah, wad ila socota ayaan flilahaya!


  2. Originally posted by Dabshid:

    Oo qofta maxaa u asturan? :confused:

    Ninkan weyn wuxuu la soo shirtagay eega. Koleey mahseegin in aad asturaada si kale u taqaanid, balse fikirkaadu gabadha reer jabuuti waxba uma asturna kuwa madaxa qaawana ee hoostaada suran waa asturan yihiin. :D


  3. Cabdullaahi in mar Rabbi dalka & dadka dhaafsho mooyee kheyr kale ma laga sugayo. Waxaa cad in intii weli aay nafi ku jirto amxaarana hoosta ku wato in Somaliya aysan xasilli doonin. Waa ibliis lagu saladay ibliisyo kale (dagaal ogayaashii kale ee uu aamusiyey) iyo wixii kale ee umada soomaliyeed magac qaldan ku laynaya. Waa jinni jinni saaran jinni kale (waa yeeye) saaran marka Allow shacabka shartooda ka badbaadi.


  4. Haddii la dili lahaa mid kasta oo gacan ku dhiigle ah halka maanta ma aana joognayn aanu joogno. Ninkii nin dilaa tolkii ayaa lacag iskugu soo dardaraya oo dhoofinaya... markaa ninkii si fudud ayuu ku imaanayaa qurbaha. South Afrika waxaan ku arkay kuwa badan oo lalaha waa la yaqaana dad ayeey soo qararamsadeen halkaa ayaa tolkii ka soo tuureen qaar waa la sii gudbiyey oo UAE ayeey cumro sucuudi inta la soo siiyey Dubai ka soo cid galee qaarna waxaay usoo socdaan guriga aad ka degen tahay magaladaada inaay deris kula soo noqdaan ee haddii aad aragtid kuwaas oo kale oo indho iyo ilko cadeenaya ha la hadlin murana ha la gelin dil waxba lama ahan.


  5. Jacaylbaro adigu malaha adoo odaya ayaad rabtaa inaad hadda bilowdid hawshan anna waxaan ku leeyahay adeerow yuusan wadnaha ku istaagin gabdho tabar umahaysidee ninkan aad arkaysid wuxuu hawshaan bilaabay maalintuu 14 jir ahaa ilaa dhowr sano ka hor adna dhowr iyo soddon afartan ayaad ku bilaabaysaa cayaar baad haysaa ninyow


  6. Walaaleey UK oo dhan ayaa sida aay u badan yihii waxaa laga sheegayey in aay yihiin dad saqajaama oo waxaa dhici karta Gary Glitter macallimiintisi in aay halkaa joogaan iyo ardadii saqajaanimada kala soo baxay school of child moles.. iyo wxi xunoo dhan. ninkaa kaliya dadka ha uga diggine waxaad ku tiraahdaa ilmihiina ilaalsada oo ninka deriskaada ee cadaanka ah iska ilaali kan madowgana iska ilaali kan hindiga isaga beeso usheeg meelo kale ma fiirfiirsho guryaha lee ijaaraan.


  7. Ninka mowduucan furay asaga iska hadlay malaha topic dhan ayuu furay deedna labo layn inta ku qoray xiray tagayna. Walaal sheekada inoo dhameystiro si wad oo si wax laga doodo u noqoto loona kala bayaansho inoo wad haddii kale yeeysan adiga kugu soo noqonin sheekadu. ;)


  8. Horta waxaa quman in la eego ilmahan waalidkood markaas ayaad arkeysaa halka ciladu kak jirto. Koleey annigu illmahan inta aan arkayey 80% waxaay ka yimaadeen guryo dunsan, hooyo single mother ah waalana oo filimaan kale u daaran yihiin, indho la iyo aabe qawaafsan oo marfish joog fadhi kudirir kasra jooga faataale ah. Marka ilmaha guriga halowsan ayeey kusoo koreen welina joogaan. Allaha u gargaaro dhalankayaga.