Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,710
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Internet xoog lagu damiyo does not imply kacdoonka inuunan socon. Internet la dansado haddee wax tareyso Xusni Mubaarak iyo Tuniisiya wax u tari lahayd.
  2. When one is full of jaad and from marqaan sessions, this is how they fire. Even the sickening way they fire seems like inaanan waligood la tababarin.
  3. Reer Laascaanood have a golden, united opportunity ay iskaga tuuraan secessionists and their failed, useless project.
  4. How come divide and conquer only works on the Sool side? A much smaller deegaan that is Buuhoodle and nawaaxigeeda kama dhacdo saan after three decades. Is biyaha Sool different?
  5. Why is Deni silent? Yaab. Xataa cambaareyn yar maaka soo yeeri weysay.
  6. Gabadhaan ayaa ka mid ah dadka maanta la toogtay. Eebbe ha u raxmado.
  7. Sawir iala markiiba xusuus weyn noqday ayaa laga qaaday magaalada Laascaanood caawa.
  8. Waxgaradka iyo aqoonyahanada Reer Laascaanood are still being killed. Reer Koonfur Galbeed lagu marmarsiyoon jiray si hantidooda loo dhaco ma joogaan maanta.
  9. Labadaan daljire are meeting with almost every wasiir ka mid ah dowladaan waalan. Waa yaab. Maamul goboleedyadii ayaaba qaatir laga ahaa haddana wasiiradii kuwa sheeganaaye. Was it like this during last dowlad? I don't think so.
  10. He could have used so much more to damage him, like posting bogus 'deleted' transcript of Ronaldo's 'extended' interview. Meesha wuxuu la yimid Dabcasar iyo waxaa loo joogin.
  11. What odds? Muuse Muqayil oo laba sano sharcidarro ah ku darsaday will be long gone before Laftagareen.