Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Illyria qarasta haku kicin. Towrada barakeysan ma maqli karee.
  2. Guddigaan haddii laga war sugi lahaa...
  3. This beyond hypocrisy and propaganda lies. Waxa aan ugu waco ma aqaani.
  4. Washington may have the highest unemployment rate solely due to bloated civil service, no? Even Virginia. Bal noo sheeg magaalo Xamar dhaanto oo magaalo madax u qalanto?
  5. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 ________________ Updated list.
  6. Mar kale iyo salaan ayaa idinla dhaafi waaye in a neighbouring country. Xasan islaan xaafadaha iska wareegeyso u egyahay, marba guriga u dhow ee taqaano dalaq iska dhaheyso.
  7. And now Deni Macangag Maanlaawe wants to sell it to kuwii inkaarta Muslimiinta qabay ee Imaaraadka. He is probably getting a little shaah. Shame on him if it is really true.
  8. Xasan Madhargo. Saqiir iyo kabiir waala wada calaacalaayaa xad dhaafkaan boobka ah.
  9. Mareykanka and their Reer Galbeed minions faces constructed for decades completely coming off. Such labawajiiyaal
  10. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 ________________ Updated list.
  11. Diyaarada Xasan ee aan caga dhigan lands in Tansaaniya.
  12. Sanadkii hore Midowga Yurub suspended waxa ciidanka la siiyo due to masuq baahsan. Maantana Mareykan.
  13. Che, Xasan doesn't care about Shabeellaha Hoose. He gave up that long ago and Lafta's maamul controls most of it.The isbaariste who wanted gobolkaas using his dowlad waa isku dhaceen, Mahad Qalaaye ka koow yahay. Lafta wants inuu soo noqdo without la qash qashaadin. Mucaaradkiisa waa kala haadeen, only Shariif Xasan remains and cannot do anything oo Nayroobi iska joogaa. You can see former senator Ilyees in that photo above. He is the owner of Arlaadi TV and was formidable opponent, using hos Maay-basee media. Lafta la heshiiyey now.
  14. Ismaaciil ayaa dhagta qurufaad ugu aqriye. Axdi beenaad ku qoro two-party state. Madaxweynaha adigaa leh oo Xamar idinkaa xukumo oo amarkiina shaqeeyo. Give to useless ii dheh madaxweyne ku xigeen to Reer Waqooyi and that you will rule Soomaaliya like Jabuuti in near future. It is political extension of Urursamaale. That is why most of Reer Waqooyi were all on board supporting axdi qaran ku sheegaan. Jagada madaxweyne ku xigeenka isku diyaarinayaan.
  15. He invited Laftagareen to Xamar si uu uka xaal qaato. Aaden Madoobe u keenay. Lafta wax walba wuu ka dhameysan doonaa filaa, though Xasan being tripolar, wuxuu maanta balanqaado beri ma sameynaayo oo waa qof kale.