Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^I think you enjoy wallowing in misery!
  2. Itobiyaan usoo qaxaya Somaliya iyo Somalidi oo ka qaxeysa Inta badan deegaanada Puntland iyo Somaliland ayaa waxa ey la liic-liicayaan iminka "QOXOOTI ITOBIAN" ah oo soo buux dhaafiyay kuwaasoo xowli ugu soo qul-qulaya mudooyinkan dambe, waxaana ey "QOXOOTIGANI" iminka iibsanayaan boosas ama jagooyin si ey ugu noolaadaan iyadoona nololmaalmeedka deegaanadaasina iminka la dhihi karo waxa ey ku tiirsan tahay "QOXOOTIGAN ITOBIYANKA" ah. "QOXOOTIGAN" itoobiyaanka ah ayaa qaatay dhamaan shaqooyinka ey Somalida ka faanto, iyagoona intaasi usii dheertay dawarsi ey si xowli ah uga wadaan deeganadan, waxaana ey isugu jiraan qoxootigan Rag, Haween, Caruur iyo duqooshin. Waxa ey iibsanayaan dhulka ku teedsan dhanka xeebaha, waxaana ey iminka qaarkood bilaabeen in ey ka ganacsadaan doomaha wax lagu tahriibiyo iyagoo lacag ka qaadaya dhalinyarada Somalida islamarkaana ka safrinaya dalka si ey ugu le`daan badaha, wixii ka bad-baadana ey qoxootino isaga dhiibaan Yemen. web page
  3. They sound more like nationalist movement than religious one! Hadalkii Amiirka Al-Shabaab oo saameyn weyn yeeshey Published: 6 September 2009 KN: Soomaalida kuwooda taabacsan Al-Shabaab iyo kuwa kasoo horjeedaba waxa si isku mid saameyn xoogan ugu yeeshey hadalkii Sh. Abu Zubeyr uu dhawaan jeediyey oo ahaa in dad xabashi ay dalka si tartiibtartiib ula wareegayaan dalka. Arrintani oo aanan horey loogu baraarugsanayn ayaa waxaa ka dhawaajiyey Abu Zubeyr oo sheegey in qaxooti aad u badan oo xabashi ah dalka lagu soo gurayo, kuwaasoo kireysanaya guryo, isla markaasina iibsanaya boosas, kadibna doonaya in ay dalka kula wareegaan sidii reer Falastiin dhulkooda loola wareegey oo kale. Soomaalida meel kastooy joogto haatan waxay bilaabeen in ay il gaar ah ku eegaan arrintani iyagoo u fiirsanaya tirade dadkani soo galay dalka, iyo qaabka ay u noolyihiin Warbaahinta Soomaalida qeeybaheeda kala duwan ayaa iyauna markani dareenkooda ku duwey arrintani cusub ee aanan hore loogu baraarugsanayn. Dadkani xabashida ah waxay aad ugu badanyihiin Somaliland iyo Puntland iyagoo xittaa qaatay shaqooyinka yaryar oo dhan, waxay dhulal qaarkood ka iibsanayaan dhul xeebeedyada, iyagoo bilaabay kalluumeysi. Waxay u egtahay in dadkani ay dowlada xabashidu dabada kasoo riixeyso, tusaalaha ugu sahlan ee taasi lagu muujin karana waa in ay si caadi ah u ogolaatay dowlada xabashida in dadkani ay u talaabaan dhanka Soomaaliya, halkii markii hore dadka la’iska hortaagi jirey in ay dalka dibada uga baxaan. Abu Zubeyr ayaa ku baaqay in aanan guryaha laga kireynin xabashida, isagoo sheegey in xabashida ay dalka kula wareegi karto haddii ay keento 3 milyan oo qof kaliya, wuxuu xusey in dadka Ethiopia uu dhanyahay 80 milyan oo qof, wuxuu balan qaaday in ay is hortaagi doonaan arrintaasi. Arrintani waxay soo ifbaxaysaa iyadoo dhamaan dadka Soomalida ay yihiin wada dhoof doon, dalkana ka wada haajiraya. War qoraal ah oo dhawaan uu soo saaray midoowga Yurub ayaa lagu sheegey in la kordhin doono dad Soomaalida ah ee dib u dejinta laga siinayo dalalka Yurub, iyadoo si gaar ah loo magacaabay qaxootiyada xerooyinka Dhadhaab, taasi waxaa barbar socda miisaaniyad la tuhunsanyahay in wadamada reer galbeedka ay ku bixinayaan mashruucanaya xabashida ay dalka kula wareegeysa, iyadoo qoys kasta la siinayo nooli uu Soomaaliya ugu guuro loona balan qaadayo in halkaasi wax loogu qaban doono. Tan iyo intii qorshahani siyaasad ahaan loo aqbalay, waxaa yaraaday dadkii xabashida ahaa ee badaha ku tahriibi jirey, sida aan ku helney xog aruurin gaaban oo aan ka samaynay Puntland Dowlada Xabashida waxay maamulada Puntland iyo Somaliland kala hadashay in aanan la faquuqin dadka Ethiopia ka yimaada oo si wanaagsan loola dhaqmo, waamarkii koowaad oo dowlada xabashida ay dal kale kala hadasho in lasoo dhaweeyo dad dalkeeda kasoo qaxay, waxaa sir aan qarsooneyn ah in xitaa dowlada xabashida ay rakaateysay baasaboorkeeda wadamada Afrika qaarkood si ay isu hortaagto dadka badan ee dalka ka tagaya, xitaa dalalka qaarkood fiiso ma siiyaan qofka wata baasaboorka xabashida, taasina waxaa ugu wacan dalab dowlada Ethiopia ka yimid. Waa halistii ugu weyneyd ee soo food saarta dadka Soomaalida intii muddo ah, Xabashida oo xoog ku qabsan weysey dalka ayaa iminka badashay qorshihii, dalkana kusoo daabuleysa malaayiin qof si ay deegaan ahaan ugu degaan, kadibna la wareegaan
  4. O Good, you took NGONGE's advice.
  5. ^Apart from the accusations and counter accusations, I think it's fair the status quo in Somalia including waqooye galbeed is not really working for anybody. It is true in the south, in the north east, and the north east. There needs to be shift in paradigm, but that won't happen as long as the elites in every region of Somalia believe it's not their interest!
  6. From what I understand, Bosaso houses Somalis from all regions including Somaligalbeed.People coexist peacefully, conduct their businesses without any hindrance, and face no particular persecution. A peaceful environment, thriving commerce that allows people to enjoy absolute sovereignty over their properties, lack of persecution against all groups, and the presence of diverse groups make up the pillars of successful city. The only thing missing part in Bosaso is the establishment of governmental institutions that offer social services and manage city more effectively. Anyhow, Kudos to Bosaso and may it prosper!
  7. Originally posted by Abwaan: lol...he is nothing other than a looser islaamaha dhabarkooda ku gambado! Yet he managed to circle your heroes into little corner
  8. Ibti-Your boss should get acquinted with privacy laws :mad: :mad:
  9. A. People with big heads. B. People with big heads that sit in front of me. C. People with big heads that sit beside me. D. Relatives with bigs heads. E. Toddlers with big heads.
  10. So far, this ramadan I only used 75 bucks. I think I'm doing good.
  11. ^He give up his seat for you? I like humanity the way it's.
  12. Originally posted by Hayam: Val - Dirac's are absolutely beauutiful ! Couldn't agree more And this is not Somali man talking-being very objective
  13. ^You are bad at this job. I only see one 'cut n paste' from you so far. Jb atleast post three or four. List of Chores Post few more articles, comment on few them Poke fun at Bugland Take shot at Al-Shabaab And rare on occasion, post something somewhat unfovorable about Somaliland.
  14. Cl-ok, I will invite atleast one female friend or two to prove me wrong Would have been nice if there was tomboy like LazyGal. LoooL@high..Hopefull , it won't be an expensive habit.
  15. LooL@cl..I know Val-You are tight, the last time I took a girl, she spent the whole time talking the players than she was actually watching them play.
  16. Val-Basketball..You are not sports fan
  17. Lool@cl-you are all the way over there dee Legend-not bad idea. I'm gonna be seeing Orlando, Calaviers, Pheonixs, Atlanta Hawks, and Bulls. I couldn't believe the Lakers tickets are sold out!
  18. I get ten celtics tickets for free.It is five games, two tickets per game. Now who should be my date?
  19. ^When will it get off the ground? Looks like it's riding something
  20. ^Just out of curiosity, how do you define religion?