Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^I hope that won't be an excuse for the impending loss
  2. I will see you tonite Seeker. Gheelle.T Waa qorweysaa hadana miyaa
  3. its also not a secret Alshabaab opened a separate bank account To fund the khusuusi Do you have any facts? When they did open, which bank, or does the money came from? You sound like Bush and cronies. You wanna discredit someone, accuse them of terrorism. Unfortunately, those days are over.
  4. This is what Faroole said Buuhoodle & Widhwidh Madaxweynaha ayaa qaybtii danbe ee khudbadiisa ku soo qaatey arimaha gudaha Puntland waxaana uu ka hadley dhacdooyinkii ka dhacay Buuhoodle iyo Widhwidh, “…Dhacdadii ka dhacdey Buuhoodle iyo isku dhacii shacabka iyo ciidanka Itoobiya wax laga xumaado ayuu ahaa, shacab ayaana halkaas ku dhintey sidii aan horey uga tacsiyeeyey ayaan haddana tacsi u dirayaa shacabkii, xoolaha maqan waxaan ka wada hadleynaa Itoobiya waxaana wefdi halkaas tegaaya dhawaan ay kala soo hadli doonaan Itoobiya arimahaas iyo xuduudaha aynu wadaagno iyo nabadgelyadooda sidii loo wada sugi lahaa oo labada dhinacba Soomaali degan tahay….” ayuu yiri Dr. Faroole. Dhacdadii ka dhacday widhwidh ayuu ku tilmaamey in ay ahayd “Xasuuq”, waxaana uu sheegay in xasuuqaas ay geysteen maamulka Somaliland, iyaga ayaana loo haystaa waxaana uu ahaa xasuuq siyaasadeysan, waxaana qayb ka ahaa oo daandaansi lug kuleh jamhadda SSC, Dr.faroole ayaa sheegay in aanu garanayn halka SSC wax u waddo, waan maqlaayey wixii uu ku hadley Saleebaan Ciise uu lahaa meelna kama tirsanin Federaalka ayaan ka tirsanahay afgobaadsi ayey ahayd ayaan filayaa waayo ismaba gaaraan. Faroole ayaa sheegay in Jamhado ay yihiin kuwa loo haysto dhibta maanta ka jirta Soomaaliya, ha ugu horeysey SSDF, asaaska SSDF waxa uu samaysmey 1974tii niman siyaasiyiin ah ayaa sameeyey, laakiin qaybta caskariga ah ninkii sameeyey Cabdullaahi Yusuf ayaan afkiisa ka hayaa haddaan moodaayey sidaas in ay noqoneyso maan ku kaceen… ayuu yiri Dr.Faroole. ninkii Jamhad abuuray ayaa sidaas uga qoomameeyey, kuwii SNM ayaan ognhaya dhibtii ay sameeyeen, USC ayaa tiri wixii oo dhan waa isku fuuqso oo jiritaankii Soomaaliya jiridaha u siibey, waxaana is weydiin mudan ninka dhahaaya qarniga 21aad waxaan samaynayaa Jamhad waa Saleebaan Axmed Ciise. Waxaa ka sii daran isaga (xaglatoosiye) kuwa maalinta Laascaanood la qabsadey hoteelada ku qayilaayey ee Col.Yaasiin Tamaad, Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo Biindho oo wasiiro ahaa markaas, oo maanta qaaraan urursi u socda oo dadka jaahwareerinaaya, ayuu ku yiri khudbadiisa Faroole. Jamhadda SSC Puntland kama mid ah mana taageersanin, waxay sheegaysaa Puntland kama tirsanin waxaana ay taageero ka doonayaan dadka Puntland, xoreynta Laascaanood xukuumadda Puntland ayey u taalaa ee SSC uma taalo ayuu yiri Faroole. source
  5. They are terrorist jig is up.It's pathetic hearing Slander minister demanding answers from UN and TFG, it is even worse Faroole playing terrorist card. Haatu...BS landers are out of idea. Threat alone didn't work. Now Xaglatoosiye is labelled as terrorist. Geeze, why would Americans let him travel so freely
  6. I just saw the Kiwi goal....great!
  7. Who steals shoes? Haatu...I'm glad you like it. I didn't care some of the stuff they said though.
  8. This was well placed and well red. 2:0
  9. ^This is plausible.The issue of the Nile has been heating up lately. Ethiopia is leading the effort to renegotiate the distribution of the Nile water. Of course, Egypt is not too happy. I must say I would side with Ethiopia on the issue of the Nile.
  10. Ibti-You are not maryooley then Cawaale...I know that but I'm sure banana was introduced there. War muuska aawe would be heard in Hargeysa.
  11. LoooooooL@banana eating...what Somali doesn't eat banana.Come now, Oodweyne, let's hear putdown.
  12. Koreans have nothing to lose.That makes them dangerous animal.
  13. Insecurity-hit Nairobi has lessons to learn from the safest town in East and Central Africa — Garissa. It has been described by the International Police as the safest town in the region, yet Garissa, the seat of North Eastern Province, is legendary as Kenya’s trouble spot. Located 380 kilometres north-east of Nairobi, the town is the gateway to the expansive province. In days gone by, nobody could venture into the town without security escort. In fact, Ukasi Centre, located on the Mwingi-Garissa highway, carried the heavy symbolism of the divide between the so called Northern Frontier District and “Kenya”. Here, vehicles had to be kept for hours before being escorted to Garissa in a convoy as the region became synonymous with banditry. That’s no longer the case, and the town could well be a model of how cattle rustling-prone areas of North Rift and Upper Eastern can be rescued. Perhaps, what has not changed is the harsh climatic condition. And the landscape. As one descends on the smooth road down the high ground overlooking the town, buildings dot the undulating valley that hosts the town, giving a spectacular view. source
  14. Kolkay badaha u baqooshay Kolay kala baaday badiba Kolkay kurbadiyo xanuunka Kadeedka badeen dadkeedu Kacdoonkiyo dhiiladiisa Kolkay saxariir ka qaaday Kolkay kallahaada badisay Kolkay kooraha dul saartay Ee ay keenaysay awrka Kolkay kala guurtay badiba Kolkay geediga bilowday Kolkay kanadiyo maraykan Kolkay yurub kooxi gaadhay Kunbaa dhaqankooda diiday Kunbaa diintii kahdoodoo Kunbaa kasi waayay talada Kooxiba meelbay u baydhay Kartida waa loo dhashaa Kaskana waynahaa baxsha Kalsoonidu waa hogaan Kaynaanbaa calankii sida Keligiis buu taagan yahay Kulan ay kuman malyuun Ku loolamayaan dadoow Waxuu kor u qaadayaa Kor dahab calankii ahaa Kuwii garabkiisa iyo Kaltanka la wadaagi laa Iyagaa iss kadeedadayooo Kurkay iska gooynayaan Kaaray isku weeraaraan Koox koox bay kala noqdeen Kursi bay wada doonayaan Kaskeedana ruux lehiba Kuligood kuma wada jiroo Kuus lacagay wada rabaan Allow kaynaano badan Kun wiilo magaca sida Kitaabada kuwa qoriyo Kubada kuwa dheela iyo Kuwo orodyahanahiyo Kuwa hindisiinahoo Aduunka kusoo kordhiya Waxay keeneen iyagu Kor yeelana magaca iyo Kaalinteenii dadnimo Kuwaan laga maarmi karin Kartiyo diin iyo aqoon Wadani kaafiya dadkaan Kariimoow adigu keen. Waa Qalinkii iyo Hal-abuurkii Cabdiraxiin Hilowle Galayr Abdirihiin1@hotmail.com
  15. Al-Shabaab is the best thing that happen to Beeraleyda in long time.
  16. NNC....Don't celebrate too early. Seeker.....We have home court advantage now. Tuujiye...Wa Shamsi in lagugu akhriyo waaye.
  17. After watching the games, banning these things is not bad idea.