-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Red card and penalty, they are done.
-
Xiin iyo Oodweyne. Adi aabahaa waa kanaa adna aabahaa waa kaanaa. Kii aabihiis la hordila waaye. Ciyaal Kismaayo would know this Xiin?
-
Aboow Axmed duqa boota badanaa.Oodweyne bacaadka iskeyn aas ladhahey dharkaa iga wasaqoobaa ku dhahey.
-
Two teams that should win the World Cup but won't
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
The Dutch always have better than average teams but they choke up when matters the most. I don't think this world cup would be any different. -
Two teams that should win the World Cup but won't
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
Haatu...How am I wrong about Holland? Jachper....I'm talking historical trends. -
This is overkill now
-
Death Penalty for a somali man accused of killing his children
Che -Guevara replied to Allamagan's topic in General
Curl, who was an employee of Central State Hospital at the time, was reprimanded by the Kentucky Board of Examiners of Psychology and put on two years' probation and supervision for testifying about Biyad's competency even though he had not personally assessed him. Allamagan.....Lets get facts first. -
^LoooooooooooooL Ayeeyo...JB was served. He had to serve back
-
I was expecting an actual picture.
-
Galkayo Mayor Says Puntland And Galmudug Are At War
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
Gaalkacyo: " Xiriirkii Puntland & Galmudug waa go'ay" Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland How about you use of the title of the article and spare us your spin. -
Galkayo Mayor Says Puntland And Galmudug Are At War
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
Please stop with misleading titles! -
Here you go seeker Tuujiye...come again? Gheelle.T I'm not Celtic Glad Gasol and Artest showed up tonite.
-
^I hope that won't be an excuse for the impending loss
-
The Habashi is back.
-
I will see you tonite Seeker. Gheelle.T Waa qorweysaa hadana miyaa
-
This is what Faroole said Buuhoodle & Widhwidh Madaxweynaha ayaa qaybtii danbe ee khudbadiisa ku soo qaatey arimaha gudaha Puntland waxaana uu ka hadley dhacdooyinkii ka dhacay Buuhoodle iyo Widhwidh, “…Dhacdadii ka dhacdey Buuhoodle iyo isku dhacii shacabka iyo ciidanka Itoobiya wax laga xumaado ayuu ahaa, shacab ayaana halkaas ku dhintey sidii aan horey uga tacsiyeeyey ayaan haddana tacsi u dirayaa shacabkii, xoolaha maqan waxaan ka wada hadleynaa Itoobiya waxaana wefdi halkaas tegaaya dhawaan ay kala soo hadli doonaan Itoobiya arimahaas iyo xuduudaha aynu wadaagno iyo nabadgelyadooda sidii loo wada sugi lahaa oo labada dhinacba Soomaali degan tahay….” ayuu yiri Dr. Faroole. Dhacdadii ka dhacday widhwidh ayuu ku tilmaamey in ay ahayd “Xasuuq”, waxaana uu sheegay in xasuuqaas ay geysteen maamulka Somaliland, iyaga ayaana loo haystaa waxaana uu ahaa xasuuq siyaasadeysan, waxaana qayb ka ahaa oo daandaansi lug kuleh jamhadda SSC, Dr.faroole ayaa sheegay in aanu garanayn halka SSC wax u waddo, waan maqlaayey wixii uu ku hadley Saleebaan Ciise uu lahaa meelna kama tirsanin Federaalka ayaan ka tirsanahay afgobaadsi ayey ahayd ayaan filayaa waayo ismaba gaaraan. Faroole ayaa sheegay in Jamhado ay yihiin kuwa loo haysto dhibta maanta ka jirta Soomaaliya, ha ugu horeysey SSDF, asaaska SSDF waxa uu samaysmey 1974tii niman siyaasiyiin ah ayaa sameeyey, laakiin qaybta caskariga ah ninkii sameeyey Cabdullaahi Yusuf ayaan afkiisa ka hayaa haddaan moodaayey sidaas in ay noqoneyso maan ku kaceen… ayuu yiri Dr.Faroole. ninkii Jamhad abuuray ayaa sidaas uga qoomameeyey, kuwii SNM ayaan ognhaya dhibtii ay sameeyeen, USC ayaa tiri wixii oo dhan waa isku fuuqso oo jiritaankii Soomaaliya jiridaha u siibey, waxaana is weydiin mudan ninka dhahaaya qarniga 21aad waxaan samaynayaa Jamhad waa Saleebaan Axmed Ciise. Waxaa ka sii daran isaga (xaglatoosiye) kuwa maalinta Laascaanood la qabsadey hoteelada ku qayilaayey ee Col.Yaasiin Tamaad, Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo Biindho oo wasiiro ahaa markaas, oo maanta qaaraan urursi u socda oo dadka jaahwareerinaaya, ayuu ku yiri khudbadiisa Faroole. Jamhadda SSC Puntland kama mid ah mana taageersanin, waxay sheegaysaa Puntland kama tirsanin waxaana ay taageero ka doonayaan dadka Puntland, xoreynta Laascaanood xukuumadda Puntland ayey u taalaa ee SSC uma taalo ayuu yiri Faroole. source
-
They are terrorist jig is up.It's pathetic hearing Slander minister demanding answers from UN and TFG, it is even worse Faroole playing terrorist card. Haatu...BS landers are out of idea. Threat alone didn't work. Now Xaglatoosiye is labelled as terrorist. Geeze, why would Americans let him travel so freely
-
I just saw the Kiwi goal....great!