Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,203
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    245

Posts posted by Che -Guevara


  1. I think Pland has been stable enough to hold elections, gathering the resources to hold an election and educating the public about the political process is another story, but Iam glad. Now we could move forward. it is far from prefect, but it is step in the right direction.

     

    My hope is the likes of Cadde never to lead people again.


  2. What's TFG take on the Tigray hunting down Oromos in the Somali soil?

     

    Muqdisho (Allpuntland)-Waxaa la soo gudboonaaday dadka Oromada ah ee ku nool gudaha dalka Soomaaliya cabsi iyo welwel kadib markii ay sababsadeen dagaalyahano kasoo jeeda qowmiyada Oromada kuwaasi oo ka barbar dagaalamayey maxkamaddaha Islaamiga isla markaana ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ay ugaarsi ku hayaan.

     

    Maalintii shalay ayaa duleedka garoonka degmada Jowhar waxaa ka dhacday in lagu dilo nin Oromo ah labo kale oo la socotayna xabsiga degmada Jowhar la dhigay kuwaasi oo lagu kala magacaabo Mashruuc Xasan Xuseen iyo Cabdalla Taani Aadna waxayna maanta ka warbixiyeen qaabkii ay kusoo galeen Muqdisho iyo sidii ay ugu biireen maxkamaddaha Islaamiga.

     

    Mashruuc Xasan Xuseen oo saxaafadda kula hadlay xabsiga Jowhar ayaa sheegay in uu ku dhashay deegaanka Kibaali ee magaalada Harar, isagoo sheegay in tababaro uu ku soo qaatay dalka Eritrea, isla markaana 13 kii December ee sanadkii hore uu yimid magaalada Muqdisho, sidoo kale Cabdalla Taani ayaa sheegay in dhinaca gobolada Puntland uu ka soo waday wadaad reer Puntland ah ayna jiraan dagaalyahano kale oo Oromo iyo kuwo Erateriyaan ah kuwaasi oo tababar Milateri ku qaatay duleedka degmada Afgooye sida uu sheegay.

     

    Ilaa iyo lix nin oo kale oo Oromo ah ayaa shalay lagu qabqabtay degmada Marka ee gobolka Sh/Hoose kuwaasi oo ka tirsanaa maxkamaddaha Islaamiga, arintan ayaa keentay in ay cabsi iyo welwel ay lasoo gudboonaadaan dadka kale ee Qaxootiga ah

     

    Cali Sandheere

    AllPuntland, Muqdisho