Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Do you believe in the concept? No, since that would stop me from smacking you senseless.
  2. Qarax Caawa Abaarihii 9:00 Sagaakii Fiidnio Ka dhacay Magaalada Boosaso ayaa waxaa ku dhaawacantay 7Ruux oo Qaraxaan oo ahaa sida ay Allsanaag u sheegeen dad Goob joogayaal ah Bom Nooca Gacanta laga Tuuro ah ayaanan la ogayn Ilaa iyo Imika Cidda ka dambaysa waxaana Caawa Ciidamada Amaanku ay Bilaabeen Qorshe ay ku Xaqiijinayaan Cidda Ka dambaysa Qaraxan Khasaaraha Gaystay. Goobta uu qaruxu ka dhacay oo ah Xaafada Tuur ****** oo dhanka Galbeed kaga Taala Magaalada Boosaso ayaa warar Hoose oo soo baxaya waxay sheegayaan in ay Tahay Dad Doonaya in ay Falal amaandari ah ka Bilaabaan Gudaha Magaalada Boosaso iyo Deegaanada Dowlad Goboleedka Puntland oo ah Kuwo degan oo Ay Nabadi Ka jirto Marka Loo eego Gobolada Kale ee Dalka Soomaaliya oo ay Halakeeyeen Dagaaladii Sokeeye. Waxaad Moodaa Waayahan dambe in ay Jiraan Dad Dana gaar ah wata oo Diidan Nabad gelyada Gobolka Bari iyadoo Maalmihii ugu dambeeyayna Magaalada Boosaso lagu afduubay Dad ajnabi ah oo ay Qaarkood ahaayeen kuwo Hawlo gargaar u Fidinayey Shacabka Soomaliyeed ee Dhibaatooyinku La degeen. Dhakhaatiirka Isbitaalka Guud ee Magaalada Boosaso oo ay iisuurto Gashay in aan wax ka waydiiyo Qaraxan Caawa ka dhacay Magaalada Boosaso iyo Cidda wax ku Noqotay ayaa waxay ii Xaqiijiyeen in Isbitaalka Lasoo gaarsiiyey 7 Todobo Qof oo dhaawac ah Hadana lagu dawaynayo Isbitaalka waxaana ay ii sheegeen in Dadkaasi dhaawaca ah Badi ay Dhawacyadoodu Sahlan yihiin walow ay Jiraan Qaar kamida oo dhaawac Xooglihi soo gaaray. Isku soo wada duuboo Arintan ayaa ah Mid aan horay loogu aqoonin Deegaanada Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed ahna mid ku Cusuab iyadoo Shacabka ku dhaqan Maamul goboleedka Puntland ay dhegta oo keliya ka maqlijireen Waxa loogu Yeero Qarax oo ka dhaca Gobolada kale ee dalka Qaarkood Balse Habeenimadii Caawa ayaa Hal Mar Xaafadaha Magaalada Boosaso waxaa laga warhelay Qarax Lixaadleh oo Dadkii ka agdhowaan ay si aad ah uga Arga Gexeen. Sawiradii Qaraxa kala soco Allsanaag.com Xiliyada Soo socda in shaa alaah Xasan Faarax Gudaal(Xasan Yare)
  3. Boosaaso: Qarax sababay dhaawac fara badan oo caawa ka dhacay Boosaaso 27. December 2007 Boosaaso(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo aan la garaneyn ay caawa weerar bambaano ah ku qaadeen guri ku yaala duleedka magaalada Boosaaso, iyadoo wararku qaar intaa ku darayaan in gurigaasi uu ka socday shir ay lahaayeen odayaal. Qaraxan bam ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa 7 qofood oo qaarkood ay ku jiraan dadkii halkaasi ku shirayay, waxaana loola cararay dadkii ku dhaawacmay xarumaha caafimaad ee magaalada Boosaaso. Qaraxan ayaan la ogeyn kooxaha geystay iyo sababta keentay in weerar bambaano ah lagu qaado gurigaasi oo la sheegay in uu ka socday shir aan la ogeyn waxa uu ku saabsanaa, Hadii Alle idmo wixii warar ah ah ee ku soo kordha dhacdadan wararkeena danbe ayaad kaga bogan doontaan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho web page
  4. Oodweyne...I know you like to tie everything to the SNM struggle,and the circumstances that necessitated its rise, but your comparison is way off.
  5. Her family have paid a hefty price, two of her brothers were also assassinated in the past,and her father was hanged. Scipio...She made unfortunate decisions by appearing in public without any governmental security detail. One must understand also Pakistan's security is itself infiltrated by Taliban and Al Qeidi sympathizers who sees little benefit in the return of Bhutto and Sharif. It is also worthy mentioning Musharaf himself has survived eight attempts on his life, interesting fact since he enjoys the support of the military, but it just shows no one is safe.
  6. Baalcade? Your nick sounds very familiar. Were you in Pakistan by any chance.
  7. I'm reminded Bush when I think about Yale.
  8. Gediid..You finally joined in the ranks It is just another rubbish simplistic article with no insight. P.S. Reer Sool can curve their own ministate. These other entities have little to offer anyway.
  9. ^^Somali population in the west is negligible. I'm more worried the fate of the millions in the horn. P.S. I was just giving him a historical prespective of the religion he is postulating as being flawless and claiming it to be the answer to our problems. As for today Christianity, he should listen Pat's rant on the 700 Club or join the Lord's Resistance Army. And how perhaps could explain why Christian nations keep on brutalising the rest of mankind in the name of democracy.While he is at it, maybe he could a shot at oppresion and colonailism by Christains.
  10. How many of the departed in cemetary could have died in the same day and month.And how many of those that died on the same day and month might have the same birthday.
  11. We all know right now what religion is causing much trouble around the world... Jews are persecuted for centuries in the name of Christ. The Spanish conquest of the new world was justified in the name of Christianity.Even slavery was sanctioned under Christianity. Learn your history first kid before you start babbling a religion that obviously you know so little of. More blood was spilled in the name of Christianity than other religion in the world.
  12. ^^^Really funny guy....LooooooooL@bun hadii la waayo badalkiisa la helaa
  13. I thought facebook was just for college kids. Waayeelkana meesha maka qaraabtaan.
  14. Uusay has essentially destroyed Puntland. I-doitic leadership and passive masses have seen to the decline of Puntland, not mention Yeey drying out all taxi revenues to feed his phantom goverment.
  15. While you worry about Xalimos liking Jamacians and Nigerians, these guys are actually making Xalimos roll, in otherwords they are doing the job you fail to do. It is unmanly to hate a guy for being able to turn a woman's head. Just up your game and make the Xalimo's head turn towards you. That said, Mr Me try one of those Dominicans,and you would know what I'm talking about.
  16. If one were to appoint the Prophet(PBUH) for post, one would still find a Somali that would object to that and for no good reason!
  17. Yes and here is the evidence adagu waa tala Courtersy of http://hadhwanaag.com
  18. Originally posted by HornAfrique: Has this become the fashionable thing to say around here? [/QB] No, it is only sane thing that could explain an insane world some dwell in. Duke...Ayrow is right there in Xamar Cadeey, causing all sorts of trouble for the Tigrays.
  19. ^^LooooooooooooL....I'm doing just fine Adeer. Infact I couldn't be better. Mr Turki is creeping near Horn's headquarters, and Ceyroow is making life difficult for Ethios in Xamar, the never ending security ops are becoming fruitless. Just Lascaanod is left for me.
  20. LooooooooooL Meeshan dhibka kajira, on the positive side, it is good to see TFG cheerleaders getting at
  21. Che -Guevara

    La Veil

    LooooooooL@charitable...That's emotional blackmaial. Anyway, wax ku dhaafay malaha, we just missed our weekly feed of Saudi stories.