Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. This made my day. LOOL "Dad soomaali ah ayaan nahay, idinku dad soomaali ah ayaad tihiin"... waar sidaa u sheeg. Waxaa oo kale ayaa Soomaalinimo kaala hadlaaya. Waa duni aakhiro samaan.
  2. if you want the video to be embedded you the full URL, not the shortcut url. Laascaanood has come a long way. Much more peaceful than any city east of it.
  3. @TRO - AJT There was a time on this forums when all the top 100 topics where related to 'negative news' about Somaliland. I remember one morning I came online and there was news all over the world regarding a bomb which killed close to 500 people in Mogadishu and probably wounded thousands more. And this website was still showing the top 100 topics about Somaliland - Ceel Afwayne, Caare etc. If any foreigner observed this forum at that time, the conclusion they could have reached was that of Somaliland being the unstable and Somalia being the peaceful tranquil where nothing happens. When the reality is the total opposite. From that day forward, I had to change the narrative and bring real relevant news.
  4. The Full Speech Muse Biixi Cabdi
  5. Ethiopia Foreign Ministry covers Somaliland+Somalia talks in Djibouti. ---------- Djibouti hosts Consultation Summit between Somalia and Somaliland The leaders of the federal government of Somalia and Somaliland held a meeting in Djibouti on Sunday (June 14). The meeting was hosted and chaired by President Ismail Omar Guelleh of Djibouti who said: “The resumption of the talks between Somalia and Somaliland is a perfect illustration of the continued determination of the leaders of the region to resolve differences through dialogue”. During the consultation summit on relations between Somalia and Somaliland, Prime Minister Abiy Ahmed reiterated the value of peace and reconciliation in the Horn region as the foundation for regional integration. It is recalled that the consultation summit follows a meeting between the two leaders facilitated by Prime Minister Abiy Ahmed in February 2020 in Addis Ababa. In the summit, Prime Minister Abiy recounted the abundant resources in the region that can be utilized effectively for regional development, if cooperation and peace are made to be leading forces. He emphasized, “together we can pool our resources to break the vicious cycle of poverty and despair.” A Statement by the High Representative/Vice President of the European Union, Josep Borrell appreciated the resumption of dialogue between Somalia and Somaliland saying, it is ‘’an important and positive step in the process of normalising their relations, bringing renewed hope not only for the people of Somalia and Somaliland but for the whole Horn of Africa. It is an essential part of confidence-building measures to reconcile differences and promote peace-building, prosperity and development in the region. Djibouti and Ethiopia played a determining role in making this dialogue happen.’’ A statement issued by Somalia’s international partners also welcomed the dialogue between President Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmajo’ and President Muse Bihi Abdi and commended the regional support, and engagement that led to the talks.The statement further welcomed the meeting as ‘’an important step in strengthening communication and fostering understanding, and encourage the technical committee named by the principals to deliver tangible benefits for their people.’’ The international partners of Somalia that signed on the statement commending the recent move between Somalia and Somaliland are the United Kingdom, African Union Mission in Somalia (AMISOM), Belgium, Canada, China, Denmark, Ethiopia, European Union, Finland, France, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Ireland, Italy, Japan, Netherlands, Norway, Sweden, Switzerland, Turkey, Uganda, United States, United Nations. *****************
  6. Qormaddi Yusuf Garaad Heshiiskii qaybsiga maamulka Hawada Somalida ee Somaliland iyo Somalia Bishan July 9 keedii ayaa magaalada Istanbul ay mas’uuliyiin sare oo Soomaaliya iyo Somaliland ka socdaa waxay ku heshiiyeen in ay la soo wareegaan maamulka hawada Soomaaliya, in la isla maamulo iyo in Hargeysa laga maamulo. Waxaan qormadan ku soo bandhigayaa wixii laga soo maray in heerkan la soo gaaro, waxyaabo heshiiskan weli ka dhimman, waxa la maamulayaa waxa ay yihiin, qiyaasta dakhliga ka imaan kara iyo weliba haadaanta muuqata ee hor taalla meelmarinta heshiiskan. Waxay ahayd 2002 markii Dowladdii (TNG) ee uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdiqaasim Salaad ay weriyayaasha Muqdisho isugu yeertay ee dowladdu ku dhawaaqday in wixii “maanta ka dambeeya” hawada Soomaaliya laga maamuli doono Muqdisho. Waxaa weriyayaasha loo sheegay in loo oggol yahay in ay duubaan wadahadalka dhex maraya dayaarad ku jirta hawada Soomaaliya iyo sarkaal duulista hawada ah oo Raadiye la fadhiyay Muqdisho. Sarkaalkii wey u suurta gashay in uu dayaarad la hadlo, markii ay isdhaafsadeen su’aalo iyo jawaabo tashwiish fara badani ku dhex jiro, ayaa waxaa soo dhex galay cod ka faseexsan labadaba oo duuliyaha ku yiri: Ha la hadlin qofkaas waa burcad. Annaga ayaa halkan kaa hagi doonna. Codkaas ayaa soo af jaray muddo gaaban oo ay si xoog ah Dowladdii TNG ula wareegtay hawada Soomaaliya. Sida uu berigaa qoray The Economist, taa waxaa ka horreyay isku day ay Somaliland damacday in xafiiska hawada Soomaaliya maamula ee Nairobi loo wareejiyo Hargeysa. Inkasta oo berigaas ay xirnayd gegida dayaaradaha ee Muqdisho, haddana arrintaas waxaa diidday Muqdisho oo ku hanjabtay in ay hawadeeda ka xireyso duullimaadyada caalamiga ah ee dul mara. Ilaa aakhirkii ay Hargeysa oggolaatay in xaalku sidiisa sii ahaado. Dowladdii Shiikh Shariif ee TNG ayaa Ra’iisal Wasaare, Cumar Cabdirashdiid billaabay in uu isku dayo in uu soo ceshado maamulka hawada Soomaaliya. Wuxuu qoray codsi aan cidi dheg jalaq u siin. Wuxuuna Gegida dayaaradaha ee Muqdisho uu qandaraas ku siiyay in ay maamusho, sharikad laga leeyahay Dubai, oo la yiraahdo SKA. Ra’iisal Wasaare Maxamed Cabdullaahi ayaa isaguna ka mid ahaa Madaxdii Soomaaliya ee isku dayay in ay maamulka hawada dalka ay kala soo wareegaan xafiiskii Nairobi laga unkay ee CACAS ee ay wadajirka u sameeyeen UNDP iyo Ururka caalamiga ah ee Duullimaadka. Codsigiisii lama meelmarin. Soomaaliya hadda waxaa ka jirta Dowlad ka gudubtay ku meel gaar wixii loo yiqiin. Bishii May ee sannadkan ayaa Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka, Cabdullaahi Ciilmooge, wuxuu ku dhawaaqay warkan oo dad badani ku farxay. Bishii June ayay Golaha Wasiirradu ay Muqdisho fariisteen oo ay ansixiyeen qaanuun ku saabsan Duullimaadka hawada Soomaaliya, si Baarlamaanka loogu gudbiyo. Maalintaas waxaa xafiiska Ra’iisal Wasaare, Saacid Shirdoon, uu ku tilmaamay in qaanuunkaasi uu wax weyn ka beddeleyo oo kacdoon hor leh uu gelinayo madaxbannaanida hawada Soomaaliya. Hawada la wareejinayo waa Soohdimaha caalamiga ah ee Soomaaliya oo dhan oo ay ku juraan Somaliland iyo hawada badda Soomaaliya. Waa marin dayaaradeed oo muhiim ah. Afrika iyo Carabta ayuu isku xiraa. Ma aha keliya dayaaradaha maalin kasta ka degeya Muqdisho, Hargeysa, Gaalkacyo, Kismaayo iyo meelo kala oo badan oo Soomaaliya ka tirsan. Sida aan ka akhriyay New York Times, qiyaastii 90 dayaaradood ayaa maalin kasta soo gala hawada Soomaaliya. Waxaa ka mid ah Air France oo u kala goosheysa Paris iyo Réunion. Emirates oo isku xireysa Dubai iyo Johannesburg. Dayaaradda Israel El AL oo Tel Aviv iyo Thailand isku xireysa. Mar kasta oo dayaarad Jet ah oo rakaab siddaa ay hawada Soomaaliya soo dul martana waxay bixisaa $275. Markii dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay la wareegeyso hagidda dayaaradaha, waxaa furka tuurtay Somaliland. Waxay ku hanjabtay kana *****say in ay joojiso dullimaadyadii Qaramada Midoobay (QM) ee tegi jiray Somaliland. Waxay u aragtay in QM ay hawada “Somaliland” ku wareejineyso “Soomaaliya”. Wadahadalkii Soomaaliya iyo Somaliland ee Istanbul, Turkiga (7-9 July) waxaa lagu heshiiyay in hawada la isla maamulo, lagana maamulo Hargeysa, caasimadda Somaliland. Waxaa loo macneysan karaa in Somaliland ay heshay sidii ay dooneysay. Faallooyinka laga bixinayo heshiisku waxay muujinayaan dhinacyo Somaliland ah oo aad u soo dhoweeyay. Laakiin qaar kale ayaa weyneyso ku eegaya heshiiska si ay gal daloollo uga helaan. Waxay u arkaan in arrintani ay si uun ugu soo dabbaaleyso wax wadaag ay la galaan Muqdisho. Waxay u arkaan in shaqaale iyo madax laga soo magacaabay Muqdisho ay ka hawlgeli doonaan Hargeysa. Waxay is leeyihiin waxaa heshiiskani muujineyaa in hawada Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland ay tahay mid qudha. Ergadii Somaliland ee Istanbul waxay u baahan yihiin fasiraad iyo ka dhaadhicin in ay u sameeyaan shacabkooda. Weliba shacabka Somaliland waxay leeyihiin cod si dimuqraaddi ah ay u adeegsadaan oo Madaxweynaha iyo xubnaha baarlamaanka ay ku soo doortaan. Sidaa darteed dowladda Hargeysa wey uga nugashahay guuxa dadweynaha marka loo fiiriyo dowladda Muqdisho, oo iyadu aan weli heerkaas gaarin. Ergada Muqdisho ka timid iyaga waxaa u yaalla su’aalo ka adag kuwa Hargeysa la is weydiinayo. Maxaad hawada Soomaaliya ugu wareejiseen Gobollo aan caalamka iyo dowladda Soomaaliya midkoodna dowlad u aqoonsayn? Ayaa ka mid ah su'aalaha soo noqnoqonaya ee aad ka daalacan karto saxaafadda bulshada. Waxaa jiri doonta in Puntland oo iyadu tartan kula jirta Somaliland, haddana aanay isku wanaagsanayn Dowladda Federalku, ay su’aalo waaweyn meesha keento. Puntland hadday weydiisato in dakhliga qeybteeda laga siiyo, waxay dad badan ula muuqan doontaa wax macquul ah. Heshiiska weli waxaa ka dhimman tafaasiil. Yaa Madax u noqonaya Guddiga iskudhafka ah ee labada dhinac? Erayada (afgaradka) la isticmaalayo marka dayaaradaha lala hadlayo maxay noqonayaan? Si kale haddii loo dhigo, hawada ay maamulyaan magaceed? Hawlgalku marka uu billowdo waxaa dhici karta in laba ama saddex jeer isla maalin gudaheed ay soo baxaan arrimo u baahan in cid iyaga ka sarreysa ay ula laabtaan, go’aan deg deg ahna loo baahdo. Marka ay xaaladdaasi timaad, yaa loo noqonayaa? Dakhliga sidee loo qeybsanayaa? Dabcan Xafiisku wuxuu ahaanayaa Hargeysa. Raadiyuhu wuxuu oollayaa Hargeysa. Waxaa la ii sheegay in la filayo in Madaxa Kooxdu uu ka imaan doono Muqdisho, ku xigeenkuna Hargeysa. Laakiin tirada kooxda lama yaqaan. Weli laguma heshiin ayaan maqlayaa “code”-ka ama afgaradka ay isticmaali doonto. Dakhliga sida loo qeybsanayana weli laguma heshiin. Haddii intaas oo dhan la isku af garto, weli waxaa taagan su’aalo kale. Tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, waa markii ugu horreysay ee Soomaali ay maamusho hawadeeda. Biseylkeedii ma leennahay? Waxaan maqlayaa in ay dayaarado ka degaan Taleex iyo Buuhoodle, halkaas oo ay ku badan yihiin taageerayaasha Khaatumo State oo diiddan gooni isu taagga Somaliland. Somaliland ma oggoshahay in duullimaadyadaaasi ay si habsami leh u socdaan? Muqdisho waxaa hadda ugu yaraan khilaaf kala dhexeeyaa Kismaayo. Dayaaradaha u kala goosha Nairobi iyo Kismaayo ama Kismaayo iyo Puntland, waxay mararka qaar daad gureyaan siyaasiyiin ka dhan ah Dowladda marna dhaawac ay islaayeen ciidankeeda. Armay isku daydaa in ay faraha la gasho? Mise waxaa la isticmaali doonaa xeerka caalamiga ah ee dayaaradaha yaryar ku duulaya joogga gaaban ee dhul hawo wanaagsan oo duuliyuhu ku hagi karo dayaaradda araggiisa dhulka (VFR – Visual Flight Rules)? Haddii intaas oo dhan la isku af garto, si habsami lehna ay u socdaan howlaha duullimaadka hawada Soomaaliya iyada oo ay Soomaali hagayso, oo aan rajeynayo in ay sidaas u dhacdo, waxay noqneysaa guul u soo hoyatay Somaliya iyo Somaliland. Waxaanan rajeynayaa in ay xigi doonaan heshiisyo ka sii muhiimsan oo aakhirka keena in midnimo ama deris wanaag mid uun la isku afgarto. F.G. Ergooyinka Istanbul waxay isku hor fariisteen heshiiskana ku kala saxiixdeen in ay kala matalayaan: Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland.
  7. The older generations are green with envy and jealousy. They remember a time when they used to enjoy the best that life had to offer. And now that they are sandwiched between Alshabab and Foreign occupational forces each bombarding them from both ends. They look at the peace and stability of Somaliland from a crooked perspective. However the younger generation do not have that attachment to those good old days. All they remember and know what you see today. So when I read these young generation from Mogadishu or elswhere from South Somalia make comments on Somaliland Youtube videos, they are worlds apart from the older generations.
  8. Madoobe needs to play hard ball. Remember Hobyo port and the rest was history. He is better off standing his ground.
  9. Reer Burco waxay odhan jireen maxaa dhakh nabiga baratay. Habar fadhida legdin wax ula fudud. Hadii nuclear haysan lahaa.. hadii stealth bomber haysan lahaa. kkkk Waligaaba niic lee.
  10. The Germans are one of the closest allies of Ethiopia. In fact they spend more in Ethiopia, than all of Africa combined. They are worried. Opinion: Ethiopia is on the brink of failure WWW.DW.COM Delayed elections and ethnic tensions are undermining Prime Minister Abiy Ahmed's reform agenda. But the postponed polls could also be a chance for Ethiopia, says DW's Ludger Schadomsky.
  11. President Muse Biixi gets a welcome home fit for a King.
  12. This is not going to fly. A unitary system is better than 'karkar/qobtol' kind of a government. Just look Ethiopia, the so called Ethnic federation is failing. Look at Somalia, the clan federation is failing. Look at China, the 2-system is failing. Unless you are a developed society like the UK which has a 1000 year old governance and have been through thick and thin, these type of systems do not work in other countries or peoples. The only option is complete indepedence.
  13. Sawirro: Maxaa kasoo baxay kulankii Axmed Madoobe iyo safiirka Qatar ee Somalia? | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya...
  14. Cheeseman has waken up the people of Mogadishu. His dictatorial regime (albet powerless and on foreign life support), has rekindled a lot of forgotten history, specially the main clans of Mogadishu. Come next gov't in Mogadishu next year, the idea of 'Unity' will be finally put to its resting place.
  15. Hyundai's latest car models hit the Streets of Hargeisa before they hit the streets of London or New York.
  16. Mashruuca Solar Battery Electricity Storage ee Berbera
  17. President Muse Biixi Abdi has a united people behind him. With support like this behind you, you can move mountains.
  18. Cheeseman: But... but... but.. we are the recognised gov't of Somalia... please, sign here for us President Muse Biixi President Muse Biixi: Come again! Recognised gov't of where? Get the F***k out of my face your filthy animal...
  19. I am loving this. The glorified cashier Mr. Baile has hit a brick wall. They tried to weaponise Foreign Aid, but it backfired on their face spectacularly. Reminds me of... god walaalo ha qodin, hadaad qodo ha dheerayn, ku dhici doonta Allah og!!!
  20. This reer Koonfur knowledgeable man says it all.