NASSIR

Nomads
  • Content Count

    4,857
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by NASSIR

  1. Wadani;804691 wrote: ^ couldn't agree more, its a sad reality. Look at the sign even, its written in two foreign languages with no Somali whatsoever. Arabic is our 2nd language. Besides the developers as Beer Gaal informed us are from Dubai originally.
  2. Beer-Gaal;804853 wrote: Tani waa Ceel -Dahir town 80 KMs from Bosaso on the Tarmac road, these buildings are built by Qurba joogta Dubai ,when completed all will be distributed to danyarta. very good project i would say , besides this is farming area which will encourage more people to inhabit the town and involve/invest in agriculture. Beer Gaal , Iiga soo raadi boos. This is indeed good project.
  3. Long and pleasurable read. Thanks Duke. " It is only now becoming apparent what kind of abuses took place under this regime. The Wagalla massacre of February 1984, in which an estimated 4,000 Somali men were rounded up and shot , is perhaps the most egregious of the government’s acts against the Somali community. But it is by no means the only one. This was state-conducted terrorism and its main objective was to eradicate the disease of political self-determination.
  4. Taleexi;803686 wrote: nacnac iga dheh Maakhir has some lessons to learn from Khaatumo phenomena. They don't need to reinvent the wheel. Khaatumo paid dearly/handsomely juggling between PL and SL. Self-rule is the only way forward for the great people of Makhirites. In order to achieve that self awareness campaigns should be carried out where self reliance, trust within community and reconciliation are promoted. Rome wasn't built in a day. Well said Abti.
  5. Odaysomali, munaafiqnimada jooji saxib. Marka aysan danta guud gurigaaga aheyn, waxaa tiraahdaa waa qabiil iyo kala qaybin. Charity begins at home nor are reer Sanaag intending to dismember Somalia. The best way to occupy your homeland and take charge is to encourage your expatriates to return and build houses , start businesses, run public projects , mobilize an army of peace and development activists. Inshallah the future of own posterity will be much better than we currently have.
  6. burahadeer;803653 wrote: hahahaaaaaa make my day....why don't you take it if that's all yours..it's 1/2 the country....sell that to sharif:D We welcome constructive criticism and complaints.
  7. Batrool in la helo waqti buu qaadanayaa. Oil exploration takes years. You have to be patient.
  8. ^Isaga iyo Cali Mahdi ummad baddan waa halaageen, weliba dagaaladii Xamar gudaheeda
  9. MMA, The East African community of Maakhir are in touch with the ins and outs of the motherland. The rest of Maakhir community chapters across continential Europe and North American will follow suit and carry the torch, I believe. Bottom-up approach to rebuilding our Somalia is the way to go.
  10. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;803597 wrote: Haye waa sugeynaa ee si dhaqso ah ha naloogu soo gudbiyo sawirada. They're coming Inshallah.
  11. 13th March 2012 · Xafladii Maakhir State oo Kampala Lagu qabtay iyo Jaaliyadaha Geeska Africa oo la Mideeyay. Xaflada Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Uganda ee Maakhir State ayaa lagu qabtay Dalka Uganda Xafladaasi ayaa Ujeedkeedu ahaa in looga doodo arrimo badan waxana Arimaha looga hadlayay ka mid ahaa Midaynta Jaaliyadaha Geeska Africa ee Reer Maakhir State. Munaasibadaasi oo ahayd mid aad loo soo Agaasimay waxa lagu Casumay oo Khudbado ka Jeediyay Wakiilo ka kala socday Maamulada Khaatumo State, Galmudug State, Raascaseyr State, Puntland State, awdal State. Ugu Horayn waxa Xaflaasi ka hadlay Ganacsade Maxamed Aadan Ciise [Jagac] oo ka mid ahaa Odayaasha Laf dhabarta u ah Jaaliyada Maakhir State ee dalka Uganda. Mr Jagac ayaa xusay inay u Mahadcelinayaan dhamaan Xubnaha Xafladaasi lagu Casumay ee ay ugu Horeeyaan Maamulada ka Jira Somaliya. Sidoo kale waxa uu Faah Faahin dheer ka Bixiyay Baahida loo qabo in Dadka Deeganada Sanaag,Hayland, Bari ay Diyaar ugu Yihiin inay ka Tashadaan Mustaqbalkooda iyaga oo aan Cidna Duulaan ku Ahayn. “Munaasibadan Balaadhan waxa soo qaban qaabiyay Jaaliyada Maakhir State ee Geeska Africa waxaana Dalka Kenya Nooga Yimi Shan Xubnood kuwaasi oo ka mid ah Maakhir State Xafiiskooda Kenya Ujeedka aanu u qabanay Mahan inaanu cid ku Duro ama Cid Gaar ah wax uga sheegno Kaliya inaanu Beesha Caalamka iyo Maamulada Hareeraha, iyo Xitaa Somalida kale u Sheegno in Deeganada aan Sheegay ay Yihiin Nabad isla markaana aanay ka Jiro Dhiila Colaadee” Ayuu Yiri Ganacsade Jagac. Docda kale Gudoomiyaha Arday reer Maakhir ee Uganda C/saaq Axmed Siciid [ Abdi Qaraaje] ayaa Hadalka lagu soo dhaweeyay isaga oo Mahad u celiyay Dhamaan ka soo qayb Galayaasha iyo Xubnihii ka soo Safray dalka Kenya isaga oo sheegay inay ka Urur ahaan ay wax wayn qabteen isla markaana ay xidhiidho badan la sameeyeen Jaaliyadaha kale ee Geeska Africa. Dhanka Jaaliyada Dalka Kenya oo ah Jaaliyada ugu Miisaanka Culus ee Reer Maakhir waxa shirkaasi uga qayb Gala Shan Xubnood,waxana Shirkaasi ka hadlay, Gudoomiyaha Jaaliyada C/salaam Cismaan Bulqaas oo wax badan ka Taabtay Muhiimada Kulanka iyo wixii u Hirgalay intii ay Xafiiska Joogeen, sidoo kale waxa isna lagu soo dhaweeyay Caaqil C/Nuur Sharmaake Maxamed Xaaji oo ka mid ahaa Waftigii Kenya ka soo Duulay,Caaqilka ayaa sheegay in Ay Bilaabatay Duufaantiin Reer Maakhir ee ay ahayd in laga Gudbo Marxalada qalafsan ee ah Maamulada Hareeraha, Caaqilka ayaa dhaliilay Shirkadaha Shidaalka ee PL Kuwaasi oo si Sharci daro ah ku Baadha Macdanta Shidaalka. Dhanka Maamulada Wakiilada Maamulada waxa hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo State ee dalka Uganda C/qaadir Jaamac Maxamed [Kaarshe] isaga oo Mahad balaadhan u celiyay Maamulka Maakhir State ee Munaasibaasi soo abaabulay. “ Khaatumo State iyo Maakhir State waa laba Maamul oo Daris ah dadkuna waa dad Ehel ah waxa ka dhexeeya wax badan waxaanu Rabnaa inaan iska kaashano Arima badan sida inaanu xidhiidh dheeraad ah la samayno Jaaliyadaha kale Aduunku waa u soo Jeensaday inay Soomaliya wax u qabtaan xitaa Degmo kaliya hadii Maamul Hoosaad nabad ah laga dhiso waa la Taageeraayaa’” Ayuu yiri Kaarshe Maxamuud Siciid Nuur Jibriil iyo C/raxmaan Xasan Yusuf Nadiif oo ka mid ah Aqoonyahanka Reer Maakhir ee dalka Uganda waxa ay Halkaasi ka soo jeediyeen Khudbado u badnaa Wacyi galin iyo in Wadamada Arrimaha Somaliya Daneeya loo sheego in Dhulkaasi Yahay mid aan Lagu Muransanayn isla markaana u baahan Horumar. Gaba Gabadii waxa halkaasi War-Murtiyeedkii Shirkaasi laga soo saaray Goobta ka Akhriyay C/qani Cali Moon Wuxuuna u dhignaa sidan. 1-In la Mideeyo Jaaliyadaha Reer Maakhir ee Qaarada Africa, sida Kenya Uganda, Sudan,Ethiopia, Jabuuti,Sout Africa. 2-In Midnimada Somaliya ay tahay Waajib Muqadas ah Aana La Kala Gooyan Karin. 3- Waxaanu Taageeraynaa Xoojinaynaa Baaqii ka soo Baxay Shirkii Kenya kaasi oo Loo Jeediyay Jaaliyadaha Dibada ee Reer Maakhir, Salaadiinta, Nabadoonada, iyo Aqoonyahanka,Gudaha Jooga in la Waco Shir wayne looga Tashanayo Aayaha Danbe iyo Masiirka Deeganada Reer Maakhir Taasi oo Sanadihii danbe ay soo Food saareen Dhibaatooyin dhan Walba leh. 4- Waxaanu Ogaysiinaynaa Dowlada TFG ee Somaliyeed iyo Beesha Caalamka in Deeganada Sanaag Hayland, Bari, aanay ahayn Dispute Area [Ama Dhul Lagu Muransanyahay] ayna tahay Meesha ugu Nabada Badan, Talada Deeganadaasi waxay ka Go’daa Salaadiinta,Nabadoonada, iyo wax Garadka Deeganada Maakhir Khayraadkiisana Aan la Isticmaali Karin Si aan Sharciga Waafaqsanayn. 5-Waxaanu soo dhawaynaynaa Casumadii Dowlada Turkigu ku Casuntay Reer Maakhir Shirka ka dhacaya Dalka Turkiga 6-Waxaanu Gacmo furan ku soo dhawaynaynaa Cidwalba oo Waxtar ku soo Kordhinaysa Deeganada Reer Maakhir. Xubnihii Khadka Telefoonka Munaasibada kaga soo qayb Galay waxa ka mid ahaa. Xildhibaanada Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Xubnaha Reer Maakhir ee TFG ugu Jira ayaa Shirkaasi lagu soo xidhay iyada oo Dalka Kenya ku Sugan waxana ay Sheegtay in Maakhir State ay tahay Maamul Madax-Banaan isla markaana wakhtigan la Jaan qaadi kara Wacyiga Siyaasada Somaliya. Coll Jibriil Cali Salaad oo ahaa Shakhsigii Keenay Fekerka Maakhir State ayaa Halkaasi isna Hadal ka soo Jeediyay dhanka Telefoonka ah waxana uu ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Shirwayne Reer Maakhir isugu Yimaadaan. Sawiro dheeraad ah iyo muuqaal Naga suga Bahda GalGalanews.com
  12. Qawdi maqashii waxna haw qaban This minister had actually told some community members who had asked for help such as medical supplies in Badhan General Hospital that it wasn't in his ministerial jurisdiction to do anything until after he was forced to do so. Most service expenditure comes from locally raised funds and endowments. PL only contributes to the alienation of international agencies in Sanaag and Haylan regions by telling them that their security is at risk is if they don't comply with their clannish centered policies.
  13. NASSIR

    Kudos

    They even have militia check points from Las Anod to Burco that charge the aid convoys. It's UN report. Isbaarooyin sharciyeysan!
  14. NASSIR

    Kudos

    Che, That's not what I call publicity stunt. This thing of aid diversion happens on a daily basis. I thought you were the Che Guevara of Somalia.
  15. Xaaji, You have changed and twisted the title of this communique, which does not do justice to the weight of Maakhir -a historic name that refers to territories beyond Sanaag region. Here is the title and I knew they were a pro Puntland group before even coming across the communique, published by Allpuntland.com "Muqdisho: Mid ka Mida Beelaha Degga Gobolada Puntland oo Bayaan kasoo Saartay Magalada Muqdisho.