
Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Xingalool: Marxuum Maxamed Cali Gurey oo ku geeriyooday magaalada xingalool oktober 9,2009 ayaa da'diisu aheeyd 92 sano jir isagoo dhashay waxtigii dagaalkii koowaad ee aduunku sii dhamaanayey Soomaliyana dagaaladii daraawiishtu ka socdeen.Marxuumku wuxuu ku dhashay halka aay magaalada Ceerigaabo maanta tahay oo aan markaas magaalo aheeyn. Marxuumka ayaa ka soo jeeda qoys xoolo dhaqato ah oo aanayna ka madhneeyn xadaaradii Waqderiya ilaa beri carbeed (Cadan, Yemen). Marxuumka oo ahaa dhalinyaradii garab taagneeyd Siyaasiyiintii iyo Salaadiintii reer Sanaag sida Cumar Hoori iyo Suldaan Maxamuud Cali Shire markii aay ku unka yeen ururkii siyaasiga ahaa ee U.S.P meesha looyaqaan Golkhaatumo ee duleedka magaalada Laascaanood ururkaas oo dhaliyey xornimadii waqooyiga Soomaliya ay ka qaateen Ingiriiska. Marxuum Maxamed Cali Gurey waxaay saaxiib dhoow ahaayeen Abwaankii iyo wadanigii Soomaliyeed ee Xaaji Aadan (AF-QALOOC).Marxuum Maxamed wuxuu ahaa ninkii xifdiyey isla markaana ku luuqeeyn jiray wixii uu suugaan, murti iyo gabayo uu lahaa Abwaan xaaji Aadan Afqalooc.Marxuum Maxamed wuxuu ahaa abwaan iyo gabyaa aad u yaqaan suugaanta soomaalida. Marxuum Maxamed waxaa uu ahaa beeldaaje,Samadoon, odey beeleed Soomaaliyeed khaas ahaan gobalka Sanaag magaalada ceerigaabo.Waxaa oo ku soo jiray dawladahii hoose ee magaalada Ceerigaabo tan iyo intii Soomalidu xornimada qaadatay haday ahaan laheeyd dawladihii shacbiga haa iyo kuwii militeriga ahaaba. Isagoo ahaa siyaasi heer degmo ilaa heer qaran. Marxuum Maxamed waxaa uu taageeray inay heshiiyaan isla markaana aay nabad kuwada noolaadaan beelihii dagaalka sokeeye ku dhexmaray kuna kala qaxay magaalada ceerigaabo dhamaadkii sideetamaadkii iyo bilowgii sagaashanaadkii arintaas oo hirgashay. Mar dagaal ka dhacay gudaha magaalada ceerigaabo bilowgii sagaashanaadkii dagaalkaas oo dhexmaray beelaha walaalaha ah ee galbeedka ceerigaabo marxuum maxamed wuxuu ahaa Gudoomiyihii ergadii dhexdhexaadinta arintaas oo nabad ku dhamaatay.Marxuumku wuxuu si toosa iyo mid aan aheeynba uga qeyb qaatay Nabadeeyntii Gobolka Sanaag meeshii aay ku qabsoontayba. Marxuum maxamed Cali guray wuxuu ahaa abwaan, siyaasi, wadani iyo odey dhaqameed soomaliyeed oo soomaali ka baxay. Qoysaskan hoos ku xusan iyo qaar kale oo aanan halkan ku xusin Magacyadoodu waxaay tacsi udirayaan eheladii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday MAXAMED CALI GUREY oo ku geeriyooday magaalada Xingalool ee Gobalka Sanaag taariikhdu markaay aheeyd October 9,2009 oo ku beegan 20 bisha xurmada leh ee Dulqicda.Waxaay tacsi dirayaashu ilaahay uga baryayaan qoyskiisa Reer Maxamed Cali Gurey iyo reer Cali Gureyba in samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo geeridaa marxuumka ku timi isagana ilaahay hooy amase guri uga dhigo Janadii Farduusa. INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHU RAAJACUUN. Dhahar Radio
-
Sool maha Hargeysa ee waa Sool, waana Puntland......
Xudeedi replied to Garaad Bari's topic in Politics
Sool defacted to Somaliland due to internal conflicts amongst the people of Sool themselves, not through mugged ones might or political strategy. Your inferiority complex and identity syndrome urges you to believe in a myth that you are significant. Sool is a home to the Darawiish and in the North East Neighborhood (Punltland) which fathered "Somaaliweyn". We shall see what comes from the conference in Nairobi and if united there should soon follow a defeat like the previous one in Dhahar (Haylaan). -
Although claims of media monitoring maybe true, the volatile nature of the environment accompanied by un-ethical media practices cripple the progress of free press. Aware and educated individuals like the president and the interior minister must put in-place a policy that enables free press and addresses the responsibilities of the profession. The author discriminately relates Puntland to a problem that the entire country shares. Although the academic credibility of Faroole and Ilka Jiir raises the expectation, one must understand that its institutions not individuals who can bring change.
-
Yes the confrence was recorded by both somali TV and dhahar radio reporters. It should soon be on Youtube. Stay tuned bro
-
Boosaaso; Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Gaashaanle Sare Dabaq Maxamed Liibaan Ayaa Warbixin uu Siiyey Telvesionka Etn ee Fadhigisa Yahay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Waxa uu Sheegay In uu Dhuxul Iyo Ladagaalan Burcad Badeed uu Degaanada Xeebta Gobolka Sanaag Kawado Waxana uu Sheegay In Saldhig uu Kasameytay Magaalada Qadiimiga Ah ee ceelaayo. Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Ayaa Mudooyinkan Ku Howlanaa Ladagaalanka Xaalufinta Dhulka Iyo Waxa uu Kusheegay Burcad Badeed Waa Sida uu Hadalka Udhigaye Taliyaha Ayaa Tilaamay In Iminka Howshu Meel Fiican Mareyso Waxana uu Maamulka Puntland Ku Dhiiri Geliyey In Aaney Fududeysan Arimaha Burcada Iyo Xaalufinta Dhulka. Taliye Dabaq Ayaa Sheegay In Amaanka Gobolka Sanaag uu Wanaagsan Yahay Islamarkaana uu Kuyimi Wanaaga Bulshada Reer Saaag oo uu Umahad Celiyey Waxan Taliyaha Suaalo badan laga Weydiiyey Umuuraha Joojinta Dhuxusha Iyo Ladagaalanka burbad badeeda oo uu Sheegay In Degaanada Gobolka Sanaag uu Ka eryey. Islamarkaana uu Dedaal Dheeraad Ah ugu Jiro Sidii uu Howlahaas usoo Afjari Lahaa. Taliyaha Ayaa Sheegay In Gobolka Sanaag Aad uweynyahay oo Hadii Maaamulka Dedaal Dheeraad Ah kubixiyaan uu Dhanka Ceerigaabo Rabo In uu Gaaro Waxana uu Sheegay In Degaanada Damalo Xagare Iyo Carmale uudhowangaarey islamarkaan Dhuxul Kasoo burburiyey Meelahaas Kudhow. Source: Ceerigaabonews.com
-
Sawiradii iyo warbixintii Dhahar Radio
-
Kulamada kale oo iyo warbixintoodaba kala soco Dhahar Radio, Hormuud Safka hore kaga jira arimaha hormarinta Puntland.
-
Casho sharaf gogol dhig u ahayd kulamo isdaba joog ah oo ay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ay ku yeelanayaan sanad guuradii 2aad ee aasaaska ururka Qurbajoogta reer Puntland ayaa ka dhacay Ramada Plaza ee magaalada Minneapolis. Casha sharaftan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan aqoonyahanada, culumaudiinka, fanaaniinta iyo waliba haweenka reer puntland ayaa waxa ugu horeyntiiba qudbad qadka taleefoonka ah ka jeediyay madaxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Faroole. Madaxweynaha ayaa ku booriyay dhamaan dadkii ka soo qeybgalay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dhulka ay asal ahaan ka soo jeedaan ee Puntland. Waxaa sidoo kale marti u ahaa ururka Qurbajoogta Puntland wafti wasiiro iyo agaasimayaal isuga jira oo ka yimi Puntland kuwaas oo u yimid sidii ay ugula dabaal degi lahaan sanad guuradii 2aad ee ka soo wareegatay dhisadda ururkan sida weyn uga qeyb qaatay horumarinta Puntland. Waxaa qudbad ay ka jeediyeen wasiirada puntlada ay muhiimadda wada saareen sida ay go'antahay isbedel muuqda in uu ka dhasho dhamaan gayiga Puntland. Kulamada kale oo ay aqoonyahano waaweyn ka soo qeybgali doonaan ayaa maalinada Sabtida iyo Axada ka kala dhici doona isla Goobtas Ramada Plaza. DAAWO SAWIRADA CASHO SHARAFTA: Dhahar Radio
-
Majority of the region (Southern, Northern, and the east) of Sanaag has demonstrated progress as it uplifted itself from the neglegtion of the totalitarian regeme and has developed through the growth of Bosaso whom its resident have contributed in creating metropolitan cities from the grownd. Badhan alone hosts some of Puntlands leading academic institutions: Alfurqan Primary and Elementary School Alnour Primary and Elementary School Sinai Primary and Elementary School Alfurqan High School Alnour High School Badhan High Schoo Lafole School of Languages Tawakal School of Languages Haji Ayan Community College You Northwesterners only further prove your insignificance in the region as your base (Hargaisa) ignores the region thus highlighting the key Player Where as my base (Garoowe), those who come from the region are given some of Puntlands most prestige posts. (Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Xanaanada iyo xoolaha, Wasiir kuxigeenka Maaliyada, Wasiirka warshadaha, wasiir kuxigeenka sportiga, Taliyiyaal Boolis iyo Darwiishba) Stop crying for a region that you are insignificant.........
-
Qudhac, try to make some sense. Your Somalland clans in the region are insignicant in the grand scheme of things. Otherwise you would have shown the gallery any evidence of progress or demographics. There are currently a four major plant built by its people: fish processing plant---the biggest in Somalia, meat freezing plant and tannery plant--all in Laasqoray. The region is connected to Bosaaso and it's mainly its people that contributed to its development. Dad weligood boqortooyo ahaa ha isku taagin.
-
Originally posted by Cowke: Bosaso: Beelihii dhawaan ku dagaalamay ku diriray Ufeyn oo heshiis kala saxiixan doona. 5Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed iyo Kuxigeenkiisa Jen. C/samad Cali Shire ayaa hada ujooga gobalka Bari, xalinta mashaakilaadkaas, waxa ayna dhawaan tageen deegaanadii ay ka dhaceen dagaaladu, ayagoo sidoo la kulmay dhamaanba Salaadiinta dhaqanka oo ay waxyaabo badan ka wada hadleen, siiba arrimaha colaadaha ee deegaanada Ufeyn iyo Ig-dheys. F. C. Maxamed In truth, the matter was solved by reer Dhahar as per the request of the sub-clans involved in this conflict. A big heavily guarded delegation from Dhahar went to Ufeyn district. Thus they need to be given credit.
-
It's a trivial article that has no factual basis. The secesssionist "Somaliland" love to claim this region but has contributed zero to its progress or their side of the region: The District of Ceelafwayn. I challenge "Somalilanders" to bring any evidence of Progress from Ceel-Afwayn side of the region. They are insignificant yet they insist on making empty noises. The region is mainly inhabited and developed by its own people of Puntland.
-
Even though one of the major donors (Oxfam) reduced expected funds, Horn relief still remains commited to the project and progresses have been made. Offices for the port are allready constructed and a contract allready signed with an Italian construction company. The pirates are not helping as well because donors will hesitate when Laasqoray pirates capture headlines. General Ilka Jiir has know promised to strengthen security to esure the safety of foreign contractors. Also the new administration allocated monthly commited funds for the port. Insha Alaah the project will be complete soon, as it will mark Somalia's largest project since the dawn of Siad Barre. For more information you can visit http://00eb955.netso lhost.com/index.asp
-
Great news,this will be beneficial for millions and attract more development to Somalia's Commercial Center (Bosaso).
-
Dhahar-Online Oct,02,2009-Crisaaq Axmed Geeldoon ayaa waxa uu tafasiil dheeraad ah ka bixiyey waxqabadka Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso tan iyo markii isaga loo soo magacaabay xoghayaha Dowladda hoose ee magaalada boosaaso, isagoona xusay in ay waxqabad la taaban karo ka qabteen nadaafada gudaha magaalada Boosaaso ama bilicda magaalada Boosaaso. Crisaaq Axmed Geeldoon, Xoghayaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu sheegay in ay xaafaduhu leeyihiin guddiyo u qaabilsan xaafad weliba nadaafadeeda isagoona sheegay in bil weliba xaafad weliba kormeer lagu sameeyo hawlaha nadaafadeeda iyo sida ay tahay isagoona xusey in ay xaafaduhu leeyihiin gaari gacano iyo Fargeetooyinka iyo dhamaanba agabka lagu guro qashinka isagoona sheegay in ay xaafad weliba oo ka mid ah magaalada boosaaso in ay leedahay gudoomiyayaal u qaabilsan arimaha nadaafada isagooan sheegay in la gala xisaabtamo hawlaha nadaafadeed ee xaafada uu gudoomiyaha ka yahay. Mar aan wax ka weeydiiyey C/risaaq Axmed Geeldoon Xoghayaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso qaab ay u isticmaal lacagaha canshuurta ah, ayaa waxa uu sheegay in lacagaha canshuurta ah oo dadka laga uruuriyo ay u isticmaalaan hawlaha nadaafada. Isagoo xusey in "meel weliba oo aad marto magaalada boosaaso ay nadaafadeed tahay mid lagu kalsoon yahay islamarkaasna qofkii arka uu ka dareemayo waxqabadkayga", ayuu yiri C/risaaq Axmed Geeldoon, xoghayaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso. Xoghayaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso Mudane C/risaaq Axmed Geeldoon oo isaga hadalka si aad awh ugu dheeraaday ayaa waxa uu sheegay in ay hada ololo faro badan ay wadaan kaasi oo lagula dagaalamayo qashinka meelaha lagu shubo isagoona sheegay in dadka usameeyeen gawaari qaabisan qashin gurista in ay jiraan. Xoog'hayaha ayaa tibaaxay in xaafad weliba oo ka mid ah magaalada boosaaso subax weliba laga soo guro wixii qashin ah. Xoghayaha waxaa kaloo uu xusay in dadka ganacsatada u sameeyeen meelo ay ku shubaan qashinka sida bacaha iyo wixii la mid ah. Ugu danbeyntii xoghayaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso ayaa waxa uu sheegay in ay sanadka cusub hawlahooda sii labi laabi doonaan si ay gabi ahaanba gacanta ugu dhigaan hawlaha nadaafada ee magaalada Boosaaso. Xoghayaha waxa uu xusay in ay iyagu hada hayado faro badan kulamo la qaateen islamarkaasna ay ka wada hadleen sidii loo dardargelin lahaa hawlaha nadaafadeed ee magaalada Boosaaso, taasi oo ah mid baaxadweyn leh islamarkaasna loo baahan yahay in si wanaagsan wax looga qabto nadaafadeed ama bilicda guud ee magaalada Boosaaso. Dhahar Radio
-
Tacsi waxaa diraaya dhamaan http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=8099
-
Great News
-
Cabdalla Hiirad indeed was a great writer, political analyst, and a nationalist in political view. He contributed to the state building confrences of Embagetti, Was a close advisor to many Puntland leaders including Cabdullahi Yuusuf and General "Ilka Jiir". May Allah rest his Soul in Janatul Firdowsa. Amiiiin Amiin
-
By Ali Bahar September 27 , 2009 Waligeed Rag Waa Go'i Jiree Tanise Waa Gaare: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun. On the evening of September 22nd 2009, many of us have lost a dear friend and a valuable member of our community, Mr. Aballa A. Hirad. He passed away in New York with his loving wife on his side. He died from diabetic complication. My sincere condolence to his wife, Fartun Hassan, his mother and his two sons. Abadalla loved life, and with his strong and wonderful wife always by his side, he enjoyed life as much as he could to the end; even when he was fighting major multiple health complications that were eating away some vital organs of his body. He always amazed me with his upbeat attitude, cracking jokes and never complained about a bad day or because he couldn’t do certain things without the help from those who loved him, his wife and his two sons. He was a proud man who never wanted anyone to feel sorry for him. He put up a fight to beat the odds stacked against his life and Fartun, his loving wife, was relentless in her determination to educate herself enough to know all that she could about the disease that ultimately destroyed the man she loved dearly. He would be the first to tell you that without his wife, life could have been 10 times as difficult for him. He loved his wife dearly and appreciated all that she did for him during those difficult years he endured. Blessed with unparallel brilliancy and with unique intellect, Abdalla was a remarkable pragmatic thinker with creative writing style. To the delight of his readers, Mr. Hirad had an amazingly impressive ability of delivering his message with clarity and with captivating wit that many of us envied but earned him respect among his peers. He always set the bar high for others to follow. His resourceful and informative writing style with thoughtful analytical ability attracted people who became his audience, even those who often disagreed with him. He always challenged his audience to go beyond the obvious. He had a knack for tackling difficult topics, where others often shied away from. Never compromising his principles, he would debate you with humbled intellect while challenging his opponents to venture into the path less traveled. In every subject matter he addressed, his writings had demonstrated his unique ability of formulating thought provoking discussions about social issues, particularly the Somali nation he loved. His only mission was to help, especially young people, to think outside the box. Ask the difficult questions. He always challenged himself to tackle difficult and sensitive social questions. He was like a teacher in a class, teaching each subject in such a way that students had to reason their way into the subject while routinely encouraging his students to habitually look into each basic dimension of their thinking with purpose. He was a man with a mission. Presenting independent ideas artfully separated by different streams of thought processing mechanism, whiles each with a life of its own was, Abdalla was a conscientious writer who was driven by the desire of presenting his readers a worthy reading analysis. He was loyal to his audience in that he always tried hard to explore an alternative to norm. “Let us stimulate some young minds and create some language for them to debate the issues better”, he would say. Many who never met him were attracted to his attention capturing writing style, something he refused to stop doing even when certain vital and important organs of his body were being attacked by that deadly disease; sometimes working with one finger and one eye. Writing was his passion and his refuge to escape and free himself from painful grip of the deadly disease that finally stolen from us. What we will miss most about him is his true nationalistic commitment to the belief of a Somali nation for all Somalis. He was a strong pillar and a believer of Somali unity and was equally an adamant advocate for equality for all. He was a proud and giant gatekeeper, a Somali treasure and amazingly resourceful man who was deeply in love with his Somali heritage: poems and story telling in Somali, Arabic and English. He was a unique talent of its kind. He was master in story telling. Above all, Abdalla Hirad always remained graceful and appreciated life to the fullest. Abdalla Hirad had a strong Islamic faith and followed his Islamic teachings: a religion of peace, mercy and forgiveness. Allah will forgive him and bless him in heaven. I am sure the Abdalla I knew is in a better place and is probably laughing and cracking jokes in heaven. But I will miss him dearly. Ali Bahar E-Mail:aib_1@yahoo.c om
-
Caaqil Cabdi Faarax oo ka Warbixyey Wararkii udameyey ee Maamulka Gobolka Hayland Madaxda PL ku Magcabaysey iyo Roobab Mahigaan ah oo ka Curtay Daafaha G/Sanaag iyo Hayland. Bosaso: Caaqilka Guud ee Beelaha Sanaag, Hayland, iyo Bari Caaqil Cabdi Faarax ayaa ka waramay halka ay iminka Marayso Magcaabitaankii Gobolka Haylaan oo dhowaan lugu soo dhisayo Maamulka kala duwan ee Barsaabka iyo Konsolka G/Hayland, taliyaha booliska, iyo duqa Magaala Madaxda Dhahar. Caaqil C/Faarax waxaan Waydiinay dhowr Su,alood oo aan iyadoo Cod ah idiin soo Gudbin Doono oo ku saabsan Magcaabitaanka Gobolka Hayland iyo Khilaafyada G/Bari ,Sidoo kale Roobabka caawa ilaa xalay Mudooyinkii 24saac ee soo dhaafnay ayaa ka Curtay Gobolada sanaag iyo Hayland. Su,aal-Mudane Caaqil Cabdi Faarax waxaad Faah faahin naga siisaa Halka uu ku maraaya Maamulkii Madaxwayne Faroole u ka dhisi lahaa Xubnaha Sare ee Gobolka Hayland iyo Wax aad ku balansantihiin isimadiina iyo Maamulku? Jawaab;-Adeer Waad salaamantahay Hadii aan idiin sheego xaalada Gobolka Hayland waa sidii uu Madaxwaynuhu sheegay dhaqso ayaan Filayaa inay arintaasi noqonayso Lakiin ilaa iminka wax Waqti ah oo aan Odayaashada Sanaag iyo Hayland aan u cayinay Gobolkaasi xiliga la magcaabyo ma jirto, waayo waana ka warhaynaa Xaalada aan Xitaa anaga Odayaashada Beri ku guda Jirnaa waa khilaafka Gobolka Bari sidii uu u soo idlaan lahaa ,marka adeer taas ka dib ayaan Madaxwaynaha ku balansanahay inuu Soo dhiso Xubnaha sare ee Maamulka Gobolka Hayland ee Caasumada dhahar Barlamankana qorsha 3Bilood ee Miisaniyada ayey ugu Jirtaa in Maamulkani ka Hor Bisha Disembar uu dhisanyahay. Jawaab-Mudane Caaqil adiga waxa tahay Caaqilkii Guud ee beesha ********** waxaana jirto in Gobolka Hayland ee caasumada PL uu Mudo Ragaadsanaa oo aan loo dhisin Maamulkii Gobolada kale ee Degaanada PL talaabadaasina waxaa ay madaxda dowalda PL ee Iminka Cusubi ay ku Macneyey mid uu ka Gaabiyey Maamulkii 2da madaxwayne ee ugu damayey ay Masuulka u ahayeen waa Madaxwayne Maxamed Xaashi iyo Madaxwayne Cade Muuse oo iyaga Ka Hor Gobolada 3ah ee Karkaar ,Hayland iyo Cayn uu Magcaabay madaxwayne Cade Muuse Lakiin ay iga keliya Xooga sareen Goboladii ay beelohoodu deganayeen taasi miyaan lugu eedaynkarin inay ragaadiyeen oo ka damaysteen Gudoomiyaashii Baarlamanka ee Awooda PL Ee Dhinaca Gobolada Sanaag iyo hayland iyo Odayaashu? Jawaab:-Waa,su aal Xasaasi ah oo siyaasadeed Su,aashani Waxaan Fiyalaa arintaasi Hore way iska dhacday cid kastaana qaladkeeda ha lahayee Iminka ayaa la doonayaa oo madaxwayne Faroole iyo Xukuumadiisu u soo Guntadeen sidii ay ku magcaabi lahayeen Marka ma doonayno inaan waxba sidaas uga sii hadalo ama dhaliicayno iminka ee aniga waxaan ku jiranaa sidii wax loo sixi lahaa oo hadaba ay hadii dadka gobolka iyo madaxda PL ay ahaan lahayba la samayo dedaalka iyo danta umdayda Reer Sanaag iyo Hayland ee Reer Pl ay isleeyihiin waxa ku Jirta Maslaxadiina Caamiga ah. Su,aalahani gaagaaban ee aan waydiinay caaqilka ka dib ayuu yiri oo sheegay Guud ahaan Waxaa ka damay Gobolada sanaag iyo Hayland Roobabkii gugaga waxaana ilaahay ku xamdiyayaa raxmaadka eebe u shubay Umadiisa oo xili abaaro iyo barkac dhinaca xoolaha ah uu ka jirey Gobolo Badan oo ka mida kuwa somaliya iyo kuwa Degaanada Maamulka dowlada PL. Caaqil cabdi faarax sidoo kale waxa uu faafihin gaaban ka bixiyey isagoo ka soo jeeda Gobolada laysku yiraahdo Sanaag ,Bari, iyo Hayland ee SBH inay isimada PL arinta nabadaynta ah ee Gobolka Bari ay si wayn ugala shaqanayaan Madaxwaynaha Dowalda PL iyadoo hadalka caaqil cabdi Faarax uu ku soo aaday Xili Maamulkii shalay ay ka hadleen dagaalkaasi iyo doorka isimada Boqol cabdilaahi oo dhowaan dadka banaankis kula kulmay Masuuliyiin badan oo ka soo jeda dalalka islaamka sida madaxwynaha Liibiya Co-Qadaafi oo si wayn u dhaliilsan dhibaatada somaliya ay ka wadaan koox budhcada ah uu ku taageersanyahay Cadibaada ay ku samayaan Markiibta Gaaladu ay leedahay. Bosaso, Bari, Puntland Maxamed Axmed Ciise Radio Dahar
-
Nairobi: Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo deegaanka ee Puntland Axmed Xuseen Yuusuf [Doonyaale] oo Hawlo shaqo u Jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ii suura Gashay inaan La Kulmo, Wasiirka ayaa Ugu Horayn si wanaagsan u qaabilay Bahada Bogga Dhahar-Online. Wasiirka ayaa Ugu horayn ka warbixiyay Safarkiisa ee ku soo gaadhay Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi waxana uu Ku Tilmaamay mid isaga ka Wasaarad ahaan uu hawlo shaqo oo Shaqada Wasaarada la xidhiidha uu u soo Gaadhay. Wasiirka ayaa Rajo wanaagsan ka Muujiyay Hab Sami uscodka Maxjarka Xoolaha ee magaalada Bosaaso kaasi oo Wasaaradiisu ay Maamusho, waxana uu Cadeeyay in shaqadii Maxjarku ay Meel fiican Mayarso isla markaana aanay Jirin wax Taako ah oo haatan Horyaala. Axmed Xuseen Yuusuf Wasiirka Xaanada Xoolaha ayaa dhanka kale waxa uu aad uga hadlay Magcaabisbta Gobolka Hayland Maadaama uu yahay Madaxa Gudi Hoosaadka Loo xil saaray inay Gobolkaasi soo dhisaan. Doonyaale ayaa Yiri"Hada Meel wanaagsan ayay Marayaan Arimihii Gobolkaasi Cusub iyo hirgalintiisa, Xukuumadana Miiska ayay u saaran tahay in Gobolkaasi lagu dhawaaqo lana hirgaliyo, hada wax dhiman Ma Jiraan Madaxwaynihii oo Hada xalin Khilaafaad Beelo Walaalo ah oo Isku diriray Gobolka ku dhex Jira Kaliya ayaa laga war dhaworayaa Inuu Gobolka ku dhawaaqo"Ayuu Yri Doonaayaale oo Radio Dhahar-Online u waramayay. Wasiirka ayaa Hididiilo wanaagsan ka Muujiyay qaabka Haatan Puntland wax uga Socdaan isaga oo Amaanay Odayaasha iyo Isimada Gobolka Hayland iyo Sanaag oo uu sheegay inay aad ula shaqeeyaan tan iyo intii Lagu guda Jiray Arimaha Hayland. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Mr Axmed Xuseen Yuusuf ayaa xukuumadii Hore ee Puntland Ka soo qabtay Jagooyin Miisaan leh waxana inta badan lagu Amaanaa inuu yahay Masuul ka shaqeeya Nabada iyo Horumarunta Deegaanka Hayland iyo Sanaag. Dhahar.com
-
Congrats to His Excellency Mr. Jegali, This indeed is a great moment and demonstrates his fit for foreign ministry post.