Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. J11, i'm affraid its a check mate. Mirqaanland is cursed with dictatorial inheritence. Their insignificance in Somaaliweyn has pressured them to invent a country that they matter (A big fish in a small bond). Time witnesses the failure of that route as they are reminded by the symptoms of dictatorial syndrom. Go Riyaale, Gooooooo
  2. Despite their fictional balls, we still welcome with open arms former SNM mujaahids mugged in Hargaisa. Soo dhawaada, we will give you freedom of speech, in Dhahar Oodweyn could exercise his right to criticize dictator Riyaale. Mr. Somalia: let me update you on the latest development for the mugged ones. Hargaysa; Warar aad loogu kalsoon yahay oo aanu ka helayno Caasimada Maamulka ayaa noo cadeeyey in ay Xukuumado ku guda jirto qorshe cusub oo ay doonayso in ay dib u dhigto mar kale doorashadii maamulka iyada oo adeegsanaysa hab dastuuri ah. Warar ayaa waxaa ay sheegayaan in ay xukuumadu wado abaabul dagaal oo hada ka socda Bariga iyo Galbeedka, dagaalkaas oo la qorshaynayo in uu hal mar ka wada biloowdo, waana tan u saamaxaysa in aan doorasho dhici karin hadii uu dagaal ka jiro. Xukuumada ayaa dhowr mar oo hore dib u dhigtay Doorashooyinka iyada oo had iyo jeerna la filayey in ay isticmaasho card kaan dagaalka oo aan la saadaalin karin meesha uu ku danbayn doono. Qorshahaan ayaa waxaa ku raacsan oo dabada ka riixayaa xukuumada deriska Ethopia, oo dhowr mar oo horena kula talisay Xisbiyada mucaaradka in Ogoladaan Mudo kordhinta xukuumada Somaliland. Xisbiyada Mucaaradka ee Kulmiye iyo Ucid ayaan la saadaalin karin mowqifka ay qaadanayaan hadii uu qorshahan hirgalo. In kasta oo ay dhowr mar cabashooyin ay soo jeediyeen aan dheg jalaq loo siin waloowba ay tani u muuqato wax dastuuri oo ay saxiiixeen dhaamnba Xisbiyada . Dhinaca kale Beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha Somaliland Mr Riyaale ayaa waxa ay ku jirtaa Hub urursi mudooyinkii la dhaafay iyo in ay ururiyaan Malyshi beeleedyo.arintaan ayaa lagu eedeeyaa in ay ka danbaysay Mashaqadii ka dhacday Ceel barde oo aan weli loo soo gacan galin Gacan ku dhiiglayaashi Qaadicul Dariiqa ahaa oo baabuurta lagala degay.
  3. Originally posted by Xudeedi: Oodweyn, tell us about your brutal dictator Riyaale (ohh i'm sorry, forgot that you fear to be arrested). It reminds me of "Ama afkaaga xir, ama afgooye aad, ama Afweyne raac". Miskiin, i'm sure your queen mother feels the pain of her orphaned children.
  4. Oodweyn, tell us about your brutal dictator Riyaale (ohh i'm sorry, forgot that you fear to be arrested). It reminds me of "Ama afkaaga xir, ama afgooye aad, ama Afweyne raac). Miskiin, i'm sure your queen mother feels the pain of her orphaned children.
  5. Nassir, as you could see, the scars of oppression and the mind defeat of inferiority echoes through their voices as their arguments main source is in denial. They speak of “Erigavo” with no substantial sources, no knowledge of the environment, no historical references. The findings of the city by the great “Afdhaal” (The sultanate general) and the poetry recited as history orates to us describe the social nature of its demographics. The sultanate knights and roaring foot troops progressed to the western part of the region as a result of the sultanates expansion policy. On that specific conquest led by general Afdhaal, the troops came across two mountains, “Ceeri” and “Gaabo” and landscape of waterfalls and verifiable other natural assets. In observing this, the general decided to build a military post making Ceerigaabo a significant sultanate base. The primitive inhabitants who settled on the outskirts of the sultanate base were introduced to gun powder and other superior weaponry until they obeyed to be subjects of the sultanate (tax payers). Richard Burton documents his observation of this scenario as he includes those primitive inhabitants as “citizens of the sultanate country”. The city since then has been through various phases, and became a setting that hosted battles between the Darawiish (Sayid Abdulla Hassan) and the head of the Sultanate at the time (Raximahulaaah Sultaan Mohamuud Ali Shire), but its ownership never challenged. This is also supported by the governors and mayors “Mogadishu” appointed, in which majority were Makhiri’s. After decades, those earlier mentioned primitives were injected with artificial confidence by its likes that were under the umbrella of SNM. They then launched an attack with troops composed of all North westerners at Erigavo. Two sub families of the Makhiri’s defended themselves in a 9 day gun battle inside the city. Because of the overall Somalia situation and Makhiri’s political ambition in the south they retreated from Erigavo. It wasn’t long until Coronel Ducaale (Raximahulaah) came back with Makhiri troops from the south and greeted the city gates with BM’s and other heavy artillery. Mentionable battles include the battle of Jidale outside of Ceerigaabo in which 300 north westerners were captured including a (later) Somaliland minister from Hargaisa. After sequenced defeats of North westerners a peace treaty was reached that till this day governs the city. The North westerner’s administration came to the city with the consent of the Makhiri’s for only and only NGO purposes. Police was created in which majority were Makhiri’s and the sheriff offcourse is a Makhiri. The military was created in which majority are Makhiri’s and offcourse is headed by (Taliyaha Ciidamada aaga Bari, Coronel Muuse Jaamac Dalaf) who himself is a Makhiri. The head of the district counsel is also a Makhiri. All these stand a firm evidence for Makhiri dominance in the region and the city you claim that you know nothing of. Perhaps you lost yesterday, but the question is how do you stand a chance today when Makhiri's are an integral part of a greater union (Puntland)?
  6. In reference to Erigavo, the cities ownership lies on the importing channels that feed life to the city (Bosaso), so I won’t engage into an imaginary dispute. Unlike you (mugged one), my ambitions reach much farther (into Banaadir city council) with a track record of longer vision. Your defense is nothing more than shuffling the alphabets into a cloudy image formed by failures of illusion. The Makhiri Puntland identity is one, thus your inferiority complex divides a single family in order to size up significance. Today you cry, and burst out in emotions as if you know the early symptoms of being mugged. “Ohh Barre did this”, “ohh Riyaale is doing this”. Wipe of your tears and man up. The significance of this article: visit Hadhwanaagnews. Remember me Oodweyn, I gave you nightmares in Dhahar
  7. http://www.waryatv.com/read/article/1828 The change of political wind (from we are a country to my clan is being mugged) has been interesting. This piece sums the true emotions of northwesterners; confusion, political failure, and dismantled SNM dreams. A classic narration that orates failed policies, fear to be dominated in a tight circle that supposedly was "theirs".
  8. Gudoomiyaha oo hadalkiisa laga dheehankarayey qanacsanaan ku aadan boos qaadashada siyaasadeed ee reer Maakhir, iyadii oo inbadan xubnihii hore ee Maakhir ay ku biireen maamul gobaleedka Puntland. Ku biirida maamulka Puntland ayaa dhalisay in ay maamulka Puntland si wayn uga hana qaado gobolada Sanaag iyo Hayland. Xubnihii horay ee Maakhir sida (wasiirkii Amniga) Mr.Donyaale ayaa haatan ah wasiirada ugu firfircoon ee Puntland. The Faroole Ilka Jiir song is becoming a hit. Its definitely sellling at Sam Goody's in Badhan.
  9. Good read. A great discussion on ingredients of unity through sources of knowledge.
  10. Haylaan Troops Burn Captured Charcoal In Denouncing The Criminal Activity
  11. A Photo of Darawish Troops in Haylaan Who Captured a Truck Full of Charcoal
  12. Bosaso is indeed a significant trading center that has a great pottential. The quantity of consumers alongside buying power signals the need to develop financial institutions. A commercial bank, lending institution, or even an investment firm that attracts foreign investors could have a great success. Maasha Alaah
  13. Dhanka kalena goobaha raashinka lagu gaddo ayaa waxa ay yihiin kuwo iyana aad ku soo jidanaya iyadoo xiligii aan tegay ay indhahaygu qabanayen gaadiid badan oo xiligaas lagu rogaayo bakhaaradda kayd ee suuqa, waxana ka mid ahaa waxyalihi aadka usoo jiitay raashinka qaybihiisa kala duwan oo xiligaas laga rogaayey gaadiidka,halka kuwa kalena ay laga raraayey bakhaaradda iyadoo loo rarayo Goboladda kale ee puntland iyo wadanka soomalia. Sidoo kale Kawaanka hilib oo isna kuyaala isla suuqaas ayaa aan isna gudaha ugalay iyadoo xiligaas uu ahaa mid aad ucamiran waxana aan halkaas kula kulmay dadka hilibka ka ganacsada iyagoo sheegay in xiligan laga iibsado hilibka, balse waxa ay walaac xoogan ka muujiyen xoola ay qalaan oo ay sheegen in laga soo siiyo lacag aad usaraysa. Maxamuud cali waxa uu ka mid yahay gaadiidleyda BLka ee isaga kala goosha xaafadaha magaalada waxana uu iishegay in xiligan ay aad ugu qanacsan yihiin maritaanka wadada oo uu shegay in ay aad ufiican tahay halkii awal ay ahaan jirtay mid aad uxun oo maritaan keedu uu ahaa mid liita waxana uu hagaa jinta wadad usababeyey ciidamadda oo hagaajiyey wadad hareera heeda halkii ay awal ahaan jirtay mid xiriiri ah oo dad badan oo ganacsato ah ay xiriin ka dib markii ay ka samaysten goobo ganacsi.
  14. Bosaso:Magaaladda Bosaso ee xarunta Ganacsiga puntland ayaa waxa ay tahay magaalo aad umashquul badan marka loo eego magaaloyinka kale ee Somaaliya. Xaawo faarax jaamac waxa ay ka mid tahay Ganacsatada dharka ee suuqaas waxana iyadoo xiligaas ku sugnayd goobteeda ganacsi aan kula kulmay waxana iyadoo ka war bixinaysa xaaladaha suuqa ay sheegtay in suuqu uu xiligan uu yahay mid wax iibkisu aad usareeyo ka dib markii sadex bilood oo ay xagaa ahayd ka dib. sidoo kale maxamed xaaji waa wiil dhalinyaro ah waxana isagoo uwarmayey websiteka caalamiga ah ee ceerigaabonews.com uu shegay in xiligan oo lagu jiro xiligii bad furanka uu suuqa yahay mid mashquul badan iyadoo alaabta ay iibiyaan ay tahay mid aan ku daahin oo isla xiliga ay doonta uga soo degtoba laga iibsado. Source: Ceerigaabonews.com
  15. This photo intrepets the demographic mix of the conference, true friends of academia: Left an expert in somali literature, a proffesor, and a PHD holder in Nuclear physics. Abwaan Saciid Saalax, Profesoorka, Dr. Mohamuud Geeldoon (author of the ***** Of LaasBuurGabo)PHD in Nuclear Physics. Some of Puntlands greatest asset.
  16. The first step to resolving a matter is identifying what the problem is. In addressing the consequences caused by deforestation, not only do we enlighten a populous that don't understand the complexities of nature, but we also achieve a significant step to a solution. Puntland authorities in Haylaan have done a great job in denouncing and criminalizing deforestation. I must also congratulate Makhiri Media outlets in their efforts of social awareness. Thanks Nassir
  17. Ceerigaabo: warbixin ku sabaab-san Hospitaal Cusub ee Erigavo Laga furayHospitalkas oo la yirahdo {Shifo Hospital Erigavo} mar uu maantawariyaha Shabakada Ceerigaabonews.com booqasho ku tegay Hospitalkasayuu wuxuu ka soo qaday warbixino iyo Sawiro. Mar uu u kuur gelayey sida uu u shaqeeyo Hospitala iyo Hawlihiisashaqo ayuu waxaa la kulamay Qaar mid ah Shaqaalaha oo ugawarbixiyey sida ay u socdan hawlaha shaqo ee uu Hopistalku dadka uhayo. Waxa Halkaas Kusugnaa Qaar kamid Ah Dhaqaatiirta Iyo Shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ee Dhowaanta ladhisay Ayaa Ah Mid Siweyn Bulshada Magaalada Ceerigaabo Uamaaneen Laguna Baahi Beelay Iyadoo Isbitaalkaas Cusub Ayaa waxa yaal Qalab aad iyo aad u Casri ah waxaanaka hawl gala shaqaale Khibrad dheerad ah u leh shaqada ay qabanayan. waxanu idinku balan qadi doona in aanu idin soo gubin doono qaybahadanbe ee warbixinaha iyo Sawirada aad u quruxda badan ee uu inoo soogubiyey Weriyeheena Ceerigabo Mr:Abdulashid Jaamac Cadeysay. Daawo Sawirada Isbitaalka Cusub ee Ceerigaabo Source: Ceerigaabonews.com
  18. Ceerigaabo enjoys peace since the early 1990's peace accord. Because of historical dis-trust both Somaliland and Makhiri Puntlanders have millitary bases with-in 20 killometers. Ceerigaavo has never been occupied and remains a progressive city that has demonstrated clan and political tollerance. Both Makhiri Puntlanders and Somaliland Alligned Clans pray side by side during Ciid Prayer.
  19. Puntlands new administration have allocated budgets for intitutional development. Over 5 millatary and police stations have been created through the efforts of the president and his interior minister (Ilka Jiir). A taxation system was created in major cities to ensure that police and civil servant salaries are paid. Makhiri intelectual in the diaspora have welcomed the policy change of the new administration and have showed up in numerous numbers in the Puntland Diaspora Conference in Minnesota. These action and the many more put in paper signal progress as Faroole's administration fulfill there promises.
  20. Police Vehicles Arrive In Ceelaayo Sanaag Police Station In Gacan (Sanaag Coastal Town)
  21. Sanaag:Tan iyo intii la Unkay Ciidamada Sanaag ayaa waxay ahaayeen kuwa iska Kala Yaacsan oo Habacsanaan ay ku Jirto, Hase Yeeshee dhawaan ayaa TAliyaha Booliska Gobolka Coll C/xakaiin MAxamed Liibaan Dabaq waxa uu qaaday Talaabooyin aan la Ilaawin Karin. Taliyaha ayaa isaga oo warbaahinta Kaashanaya waxa uu Hawlgalo Balaadhan ku qaaday Buuraha Xeebta Kulaalaya ee Sanaag isaga oo Budhcada Hoygeedii Ugu galay Taliye Dabaq ayaa Ilaa 12- Budhcad Badeed ah iyo qalabkoodii Gacanta ku soo dhigaya isaga oo Bosaaso u soo dhaadhiciyay,waxana uu sheegay isaga oo warbaahinta la hadlay in Gobolka uu ka Sifaynayo waxa Loo Yaqaan SHufta Badeeda. Taliye Dabaq ayaa La sheegay inay Madaxwayne Faroole dhanka Telefoonka kuwada hadleen isaga oo Taliyahaasi lagu Amaanay Wax aadka u Fiican ee uu qabtay, Madaxwayne Faroole oo dhankiisa dagaal isna kula Jir Budhcada ayaa Sanaag Ciidamadeeda Amaaanay. Waa Markii Ugu horaysay oo Ciidamo intaasi leg ay Sanaag ka Fuliyaan Hawlgal Budhcada Lagu Joojinayo, iyaga oo waliba Saldhigo, ka Furtay Ceelaayo, Dur Duri,Laasqoray, iyo dhamaan Meelaha ay ka duulaan Budhcadaasi. Waxaan dhamaanteen Xasuusanaa in dhawaan 3-Markab Lagu soo Aduubay duleedka Laasqoray Halka Lagu Magcaabo Gacan 15-Km u Jirta Laasqorayda Taariikhiga ah, kuwaasi oo Khal Khal Galiyay Amaankii Gobolka. Budhcadaasi ayaa xitaa Suura Galisay in Warashadii la xidho, Laasqoray ka dib Amaanka shaqaalaha Ajaanibka ah oo loo Baqay, sidoo kale sida aan xog ku helayno Dhismihii Dekeda Laasqoray ayaa isna Istaagay ka dib Saamaynta Budhcada deegaanka.... Hase Ahaatee Haatan Ayaa muudaa in Gobolka Loo Tafa Xaytay. Dhahar Radio
  22. Nassir, i'll keep it comming. Thanks bro