
Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Boosaaso: Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Waxa Xalay Kadhacay Shir Beesha Gobolada Sanaag, Hihgland, Bari iyo Jubada Hoose Waxana Shirkaas Lagu Qabtay Hoteelka Sanaag ee Gudaha Magaalada Boosaaso Waxana Halkaas Sooxaadiray Isimo Dhaqameeyo Siyaasiyiin Ganacsato Iyo rag Maamulka Puntland Xilal Kahaya Xildhibaano iyo Qaar kale oo Bulshada Magaalada Kamid Ah. Shirkan Ayaa Waxa Sooqaban Qaabiyey Isimada Gobolada Sanaag, Hayland, Bari Iyo Jubada Hoose Waxana Arintaas Siweyn Isugarabtaagey Ganacsatada Iyo Siyaasiyiinta oo iyagu Soodhoweyey Markii Ay Maqleen Waxana Kulankaas Looga Hadlay Dhowr Qodob oo Ay Ugu Horeyso Dagaalka Degmada Gaalcayo kasoocusboonaaday Iyo Xaalada guud ee Somalia Waxana Shirkaas Iyadana Diirada Lagu Saaray Wefti Somaliland Ahayd ee Doraad Duleedka Degmada ceelbuh ee Gobolka Sanaag laga Eryey. Isimada Ayaa Ugu Horeyntiiba Baaq Nabadeed oo Xabad Joojin Ah Udiray Garabyada Gudaha Magaalada Gaalkacayo Dagaalku Kudhexmaraayo Waxana Baaqaas Lagu Cadeeyey In Xabada Lajoojiyo oo Wada Hadal Iyo Masaaloxo Walaltinimo Iyo Muslinimo Wax lagu Dhameeyo Islamarkaana Lajoojiyo Dhiiga Dadka Muslimiinta Ah ee Somaliyeed ee Macano Darada udaadanaya. Baaqaas Ayaa Lagu Sheegay In Dagaalka Maagalada Gaalkacayo Kadhacay uu Yahay Mid Nasiib Daro Ah oo Xiligan Aan loobaahnayn Ayna Hoboonta In Cidii Dooneysa In Dagaal Ay Huriso Meel Looga Soojeensado. Shirkan Ayaa Dhanka Kale Waxa Lagu Soohadal Qaaday Xaalada Somalia ee 20 Sano Dowlad La Aanta kajirtey Waxan Gargeertii Halkaas Fadhiyey Ay Sheegeen In Umada Somaliyeed Ay Dhibta Haysata Kaga Bixi Karto oo Keliya iyaga oo Nabada Uhugaansama oo Qoriga Layska Dhigo islamarkaana Meel Looga Soowada Jeensado Danta Somaliyeed Iyo Aayatiinta Qaranka Somaliyeed ee Mudada Dheer Burbursanaa. Shirkan Ayaa Lagu Cambaareyey Dagaalada Aan Joogsiga Lahayn ee Gudaha Magaaalda Muqdisho kasocda Waxana Ay Isimadu Garabyada Islaamiyiinta Ah Ugu Baaqeen In Dagaalka Ay Wada Hadal Kubedelaan oo Ay Noqdaan Muwaadiniin Somaliyed Si looxaliyo mushkulada Haysata Umada Somaliyed Islamarkaana Aaney Jiri Doonin In garabyadaas Dagaalka Hadii Ay Siiwadaan Waxa Natiijo Ah oo Ay kasooxeryn Doonaan, Waxana odayaashu Sheegeen In Ay Umada Somaliyeed Iyo Cidii Han kahayo Gobolka Sanaagba Usheegayaan In Aaney Masuul kanoqondoonin Cidii Iskutimaada oo Gobolka Sanaag Aan udhalan Iyo kuwa udhashayba ee Maamulada Somaliland Uadeega. Qodobadii Shirkaas Laga Soosaaray 1:Beesha Gobolada Sanaag Higland Bari Iyo Jubada Hoose Waxay Maamulka Somaliland UCadeynayaan In Hadii faraha uu Kala Bixiwaayo Gobolka Sanaag Ay Cawaaqib Xumada Kadhalata Noqon Doonto mid Horay Aan udhicin. 2:Beeshu Waxa Ay Maamulka Somaliland Ucadeyneysaa In Waqooyiga Magaalada Ceerigaabo Wixii kasoobaxsan Ay Noqodoonto In Dagaal Ceerigaabo laga Abaabulaayo Islamarkaana Aaney Udulqaadan Doonin Daandaansi Iyo Wiilal Lacag loosoodhiibo Waxa kasoo Horeeyaana uu noqon Doonaan In Naftooda Ay Haligaan Ama Ceerigaabo kaqaxidoonaan. 3:Beeshu Waxa Ay cadeyneysaa In Dulqaadkii kadhamaaday cidii Damaaci Iyo Daandaanti Waxana Ay iska Difaacidoonto
-
Originally posted by Allamagan: Saciid Saalix waa nin aad u wanaagsan somal badan oo reer MN ahna aad u caawiyey xagga tacliinta & xagga kastaba runtii aqoontiisa & waayo aragnimadisa u gudbin kara meelaha kale ee Europe iyo carbaha. Waa halyey u istaagan arimaha bulshada, waa aqoon yahan mug weyn ku leh mowduuca suugaant, waa macalin kudayasha mudan.
-
Libaax- lol definitely on my part ee ina adeer xaal qaado. I've mentioned his interior ministry post on the above paragraph. The title chief of security is in reference to the Jetty Project.
-
Role of Politics: Former president of the TFG has pledged to commit to this project a donation he received for regional development purposes. Cadde Muuse being the president of Puntland at the time was handed the funds ($500,000) but nothing was received by Horn-Relieve. Efforts are currently being made by General Ilka Jiir (Interior Minister) of Puntland to restore those funds for its proper purpose. General Ilka Jiir and other Makhiri politicians have negotiated with president Faroole in addressing how his administration can take a more active role in the Jetty Project. Much progress was achieved as the project site reports in terms of security and political stabilization. General Ilka Jiir: Chief of Security affairs in Sanaag/ Haylaan/ and Western Bari Regions and an advocate for the Jetty Project.
-
Role of the students: The Minnesota Somali Student Associations role in campaigning for this project can never be overemphasized. They hosted many of the events that were held for the cause and even wrote proposals to various grant donors. They educated the general populous of the tax incentives they receive in donating for the cause of the project as any donation to a non-profit is a tax deductible. Hundreds of Makhiri's line up in Student Organized fundraising event to pledge donation for the port cause.
-
Nisar: First and foremost welcome to SOL, secondly as of your interest in the LQ Jetty Project much information is available both online through advocate sites and in SOL by active supporters in the Diaspora. The project has been through many phases as its site might suggest, but commitment from Horn Relief and the hopeful Somali’s in diaspora has remained constant. An enormously high aspiration as similar project was never attempted by a community in chaotic Somalia so its declaration created wide and diverse opinions. Some suggested that the aim is unfeasible where as others pointed to political constraints but the great majority of Somali’s welcomed the courage of Horn Relief and the Maakhir Community. Makhiri Minnesotans as leading donors: For Minnesotan’s, the jetty project was received as an entrepreneurial project that would link the diaspora’s capital interest to the development of Makhiri regions and Somalia overall. Minnesota being home to thousands of Makhiri families, it became an important campaign ground for the project. Thousands filled up meeting ballrooms to demonstrate their support for this new hope that was birthed. Informational seminars were held by experts in port construction and development that presented the aim and objectives of the project. Fliers, brochures, and other fundraising tools became visible in schools, businesses, and other public settings.
-
Xalay Fiidnimadii markii ay ahayd saacadu 20:30 ayaa waxaa garoonka weyn ee magaaladda Helsinki kasoo degay Macalin Siciid Saalax oo ka yimid dhinacaas iyo wadanka Sweden oo uu ugasoo qayb galay shirsanadeedkii macalimiinta luqadda Soomaaliga dhigta oo sanadkan lagu qabtay magaaladda Stockholm. Macalinka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey dadweyne soomaaliyeed oo runtii aan u arkay inay ahaayeen kuwo rabay xaqiiqddii inay arkaan macalinkan lauqadda Soomaaliyeed waxbadan kasoo qabtay iyo guud ahaan suuggaanta Soomaaliyeedba,dadweynahaas oo aan qaarkood horey ugu suuro gelin inay wadankii hooyo kula kulmaan ayaa waxaa maanta ay waqti u heleen oo ay kusoo dhaweeyaan Macalinkaas. Ka dib soo dhaweeyntaas ayaa waxaa loosoo galbiyey macalinka xurun loogu talagalay inuu dadweynaha soomaaliyeed ee reer Finland kula hadlo,xaruntaas oo ay diyaariyeen uruka KANAVA. Haddaba waxaa ugu horeeyn hadalo soo dhaweeyn ah halkaas kasoo jeediyey Gudoomiyaha ururka Kanava mudane Abdulqadir "Waxaan ugu horeeyn anigoo ku hadlaya magaca jaaliyadda Finland aan ku soo dhaweynayaa wadankan Finland" Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu sheegay inuu ka xunyahay macalinka oo maanta oo dhan cashiro ka bixinayay wadanka Sweden inuu haddana usoo dhoofo wadan finland si uu waqti usiiyo jaaliyadda Finland iyo weliba inaga oo og inuu macalinku beri uu u dhoofayo festifal ka dhacaya wadanka Ingiriiska oo lagu casumay macalinka intaas waxaa hormarsaday Guddoomiyaha kanava Mudane Abdulqadir Hadaafow. Abdulqadir oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri waqtiga oo yar iyo inaga oo rabna inaan macalinka ka faaideysano ayaa waxaan ka jaaliyad ahaa rabnaa inaan weydiisano labo arin inuu fikrad kooban naga siiyo kuwaas oo kala ah: 1-Nolosha Soomaalidda kunool wadanka maraykanaka, qaas ahaan meesha uu ka degan yahay ee gobolka Minnesota. 2-Muhiimadda ay bulshadda Soomaaliyeed u leedahay luqadda Soomaaliga. Abdulqadir ayaa waxaa uu intaas ka dib kusoo dhaweeyey Prof. Ahmed Wehliye (Ahmed Heji). Prof. ayaa waxaa uu hadalkiisa ku bilaabay "Waxaan caawa heysanaa fursad qaali ah oo aan laheli karin, taas oo ay weli sii dheertahay tii oo aan lacag aheyn,marka inta caawa waqtiga u heshay waxaan u rajaynayaa inay helidoonaan waxyaabo badan oo ay uga baahan yihiin luqadda Soomaaliga iyo guud ahaan dhaqankeenii maguuraanka ahaa". Ahmed ayaa waxaa uu isagoo hadalkiisa sii wata yiri "Macalin Siciid Salax uma baahna inaan idiin sharaxo taarikhdiisa oo waad lawada socotaan,lakiin waxaa marnaba la hilmaami karin taariikhda macalinnimadda iyo tii aasaskii kooxda Iftin". Prof.Ahmed Heji ayaa waxaa uu intaas raaciyey inuu jeclaan lahaa haddii uu macalinka ku dari karo inuu wxa nooga sheego abaalmarintii uu helay iyo sida uu ugu gudbiyo wax dadka reer maraynkan. Intaas ka dib ayaa waxaa hadalkii lagu wareejiyey Dr Hassan hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa "Aduunka waxaa laysku dhaafay waa aqoonta, aqoontuna waa waxa biniaadamka isku xira,haddaba aqoonta noocaas ah dadka ku taqasusay mid ka mid ah ayaa maanta nala jooga, marka waxa nalooga baahan ayahay inaan ka faa`iidesano". Intaa kadib waxaa hadalkii qaatay Macalin Siciid Saalax oo dadkii halkaas isugu yimid uga mahadceliyey sida sharafta leh ee loosoo dhaweeyey,ka dibna waxaa uu halkaas ka bilaabay hadalkiisii waxaana ka mid ahaa "Noloshayda badankeed ayaan bare ahaa" ayuu yiri Abwaanka oo dadka reer Helsinki lahadlayey "min dugsi hoose, dhexe, sare illaa jaamacad ayaan bare ka soo noqday" ayuu raaciyey. "Markii aan Mareykan imid-na, si bilaash ah ayaan arday Soomaaliyeed wax ku bari jiray, ka hor intaaneey-ba shaqo ii noqon".Macalinka oo kaftamayey ayaa waxaa uu yiri Dadka badankiis waxaa ay iyiraahdaan Abwaan,lakiin abwaanimadda waxaa ii geeyey macalinnimadeyda,"Qolka ayaa igu yaraada" ayuu yiri isagoo ka hadlaya iskuulka uu wax ka dhigo " Markaas ayaan u yididiiloodaa inaan jamaahiir ballaaran codkeyga gaarsiiyo" Macalinka ayaa yiri", Markaas ayaan dhinaca abwaanimadda u isticmaalijirey. Abwaanka ayaa mar uu ka hadlayey dadka soomaaliyeed ee degan Minnesota ayaa waxaa uu sheegay inaan qiyaas ahaan lagaranayn,isaga oo arintaas ka hadlaya waxaa uu yiri "2001 wixii ka horeeyey waxaa lasocdey tiradda guud ee magaaladdaas, xiligaas wixii ka danbeeyey waxaa bilaaawdey tirooyin isdhinac ordaya" . Macalinka oo ka hadlayey magaaladan sababta ay u noqotay magaaladda ugu Soomaalidda badan waqooyiga ameerikka ayaa waxaa uu kumicneeyey"Magaaladda ayaa waxaa ay ahayd magaalo shaqo oo waxaa looga imaan jiray magaalooyinka kale ee Maraynkanka ilaa iyo Canada" isga oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu yiri "Magaalada ayaa waxaa tanlabaad markii ay Soomaalidu kusoo badatay waxaa noqonay in aan caan ku ahaano waxyaabo ay dadkii magaaladaas aan ugu imaanay ay nooga heleen,macalinka oo ka hadlaya arinkaas waxaa uu yiri ", dadka Soomaaliyeed sede arin ayey caan ku yihiin ee degan halkaas: 1.Dad shaqo badan 2.Dad aamin ah 3.Dad dhexgala dadka kale. Macalinka oo ka hadlayay luqadda Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay inaysan laqudan ahayn mid afar reer guuraa ah laga keenay isaga oo ka hadlayana waxaa uu yiri "3000 CD inay jirtay luqadan oo aysabn ahayn mid afar reer guuraa ah la keenay"macalinka ayaa waxaa uu intaas ku daray" iskaba daa inay wadan kaas ku koobnaateee xitaa layiraahdo luqadaha aduunka waxaaba ay kasoo jeedaan bariga afrika" macalinka ayaa inataas waxaa uu raaciyey "Xitaa waxaa lagu fiiriyey DNA lana soo ogaaday inay luqadaha badankooda kasoo jeedaan halkaas". Macalinka ayaa waxaa intaas ka dib la weydiiyey suáalo, waxaa uu hlkaasna uga jawaaabay dhamaan wixii laweydiiye iyadoo dadkii kasoo qayb galayna ay si wanaagsan uga heleen waloow uusan ahayn nin looga bogan karo suugaantiisa iyo macalinimaddiis saacaddo iyo maalmooyinba. Haddaba aqristayaal waxaan idiin sii raacinayaa xoogaa taariikh oo macalinka Hadii mahadhadiisa la soo hadal qaado, abwaan Siciid Saalax wuxuu curiyey in ka badan 32 riwaayadood iyo tobaneeyo heesood. Midda ugu magac dheer riwaayadihiisa waa middii uu alifay inta uu curiyihiisu carjawga ahaa: "Iftiinka Aqoonta" oo uu 1974-tii, markii Ololaha Horumarinta Reer Miyiga loo tafa-xaytay allifay. Heesta caanka ah ee "Alif la kor dhabay, alif la hoos dhabay, alif laa goday" ayaa si weyn loogu xusuustaa riwaayaddaas. Abwaan Siciid Saalax oo aan wali dhulka dhigin qalinkii uu Camuud iyo Lafoole khadda ka soo darsaday ayaa imminka bare ka ah jaamacad ku taala Minneapolis oo uu ka dhigo luqadda Soomaaliga . Isagoo taas ka amba qaadaya ayuu wakhtiga u soo hara allifaa riwaayado ama sheekooyin gaaban oo la xiriira dhaqanka irdhoobay ee Soomaalida. Waxaa kamid ah: "Fariimaha Koorta", "Kalamaan" iyo "Nabad & Caano" Dhab ahaantii. Gacantii buugga iyo qalinka dhigi weysaaba mar beey billad ku bullaashaa. , Abwaan Saciid Saalax Axmed ayaa ku guuleystay billada qadarinta leh ee Adeegga Bulshada oo ay abaal mariso hay’adda Mcnight Foundation ee saldhigeedu yahay gobolkan Minnesota. Abwaan Siciid Saalax wuxuu ku dhashay gobolka Sanaag ee Somaliya, halkaas uu illaa dugsi dhexe ku qaatay, ka hor intaanuu cagtiisa la helin dugsiga sare ee Camuud ee Boorame. Malaha halkaas oo uu ka soo shitay shumacii iftiimayey ee waxbarashada tayada leh ee Camuud. Jaamacadda Lafoole ayuu kadib-na galay. Abwaan Siciid waa Soomaaligii labaad ee ku guuleysta billada noocan ah. Sifooyinkiisa, Siciid Saalax, wey dhaafsiisan yihiin Macalin oo kaliya; Waa Abwaan, gabyaa, mu’allif ama curiye, soo saare, nabadoon iyo midda ugu muhiimsan: U adeegaha bulshada. Taas oo uu ugu dambeyntii ku mutay billadda Virgina McKnight Binger Award oo ay ku lifaaqan tahay kuus gaaraya $7500.00 Xaaskiisa iyo 15 ubadkiisa ah, oo isugu jira kuwa uu dhalay iyo kuwa ay sii dhaleen ayaa ku caafimaad qaba gobolkan Minnesota,USA iyo Helsinki Finland. Dadka si xeel dheer u yaqaan Abwaan Siciid Saalax Axmed waxeey isku raaceen inuusan marnaba isla weyneyn, uuna ka saaxiib yeelan karo carruur iyo ciroole, hadba sidii ciyaartu u qabato. Source: Calanka.com
-
War Wiilka mirqaansan ma ku dhuftay. Waryaa qald@@n, the man was an interior minister in one of Africa's progressive nations. At a specific time before Kenyan independence he served as a chairman for Mau Mau resistence. Northwesterners even fear Somali history.
-
As Somali’s are significant in the entire East African region, it’s diminutive what we put in paper on the achievements of such talented individuals. Ali Aadan Lord has contributed appreciably in engaging Somali’s in Kenyan affairs of state. His vision and political outlook has paved the way for folks like General Mohamuud and other key players. Other individuals who their visions were catalysts in engaging Somali’s to Kenyan politics are Nuur Sujuu who held the 4th most powerful position in Kenya (Court Justices). Good Job Nassir, more references from the daily nations if you write his name on a search engine.
-
The secessionists are addicted to a make belief oratory lie in which they have been fed with by mad men like Faysal Cali Waraabe. Comparable to a child who was promised a candy that he never receives, they sit with their fingers crossed in anticipation of false hope. Or better yet like an alcoholic who still can’t cope with the realities of his addiction (in denial), they can’t move forward from the lies of Cigaal like (recognition). Your responses are nothing more than secessionist flavored emotions as you wait in uncertainty for what tomorrow brings. I truly feel the misfortune you carry and the lies that have been imprinted on you as you only are victims of Qaadaraysi (what drives secessionism). Where as those who sold you that fake lie have ate cake at the expense of the people of Shankaroon.
-
Oodweyne has feared to engage in a dialogue on the threads chief purpose, which was to highlight the secessionists fear to be dominated as evidenced by North westerners media alarm calls. The secessionist clan scheme goes astray as dictator Riyaale engineers a tragedy that they never imagined. Acts of demolition heads Riyaale’s schema as he rapes Golaha Guurtida and pimp slaps former SNM mujaahids (Siilaanyo) thus creating panic in your clan commune. Secessionist media report Riyaale’s various mugging acts beginning with: Daandaansiga Riyaale iyo Golaha Guurtida The submission of Golaha Guurtida to pimp Riyaales top down command is according to many analysts “the most genuine of the mugging acts”. Riyaale has steered Golaha to surrender to policies reflecting individual ambitions, spot on definition of “dictatorship”. It was reported that pimp Riyaale has ordered gudoomiyaha Golaha Guurtida (Saleebaan Mohamuud Aadan) to replace (Shigudoonka Golaha Guurtida) to whom Riyaale desired. This mugging technique has intensified the degree of uncertainty for the now worrisome SNM clan. Saami Qaybeedka Gobolada iyo Diidmada Riyaale ee Natiijada Serverka - Riyaale’s 7 region appointments, as said by secessionist, were derived with an intention to revive “USP”, according to their fear driven imagination. This appointment widens Riyaales political base and strengthens his will to hammer the mugged clans even longer. Riyaale knowing the undisputed fact that Sanaag and Sool are Puntlanders calculates that gaining support from those 2 regions (as Somalilanders) is only imaginary. He then aligns himself with men like Xaabsade and his likes to participate in an enjoyable mugging activity. Although folks like Xaabsade and Mohamuud Saciid Samatar lack regional support, but they serve as an important roster for Riyaales mugging team. This analysis is supported by Xaabsades position on “diwaangalinta” and his claim that the census committee has not reached the regions of Sool and Sanaag. An added imperative evidence is Xaabsade’s visit to Borame during the Ceelbardaale incident in which secessionist media reported (Xaabsade oo kala xigsaday laba beelood). Today the mugged clans foretell Xaabsade being appointed the head of Golaha Guurtida as their future lies in the hands of pimp/dictator Riyaale
-
Somalis' struggle to foreign rule evolved in different forms throughout our history. It involved from one with cohesive agenda during Ahmed Gurrey to one that characterized our divisions like the Tories and Loyalists in American history to mostly popular politics in our revolt against a set of colonial policies. Here is an account of the revolt of pastarolists against the introduction of anti-locust campaign in the history records. The introductory part of this important historic account rehearses the core justification of the colonial mission as to educate the “wild” and the “beast” on how to govern themselves and to adopt to a contemporary system of governance perhaps to psychologically influence readers what is to come in the body and conclusion of this historic account of our history. The colonial mission does still rest on popular assumption that colonialism improved Africa by creating European style nation-states. To begin with, The document is based on accounts of popular politics then unpopular in Somali history due to lack of sufficient study, nevertheless, it shares its place with subaltern nationalism and resistance in British Somaliland. Accounts like revolts against the imposition of taxation, small political parties that articulated the aspiration, resentment, and destiny of the people are few examples. However, the main one of this heterogeneous struggle, according to the account, was the Pastoralist’s revolt against locust control program in which the colonial regime attempted to allocate “set poisoned bait” to all the districts in British Somaliland. “A persistent theme in anti-colonial resistance throughout the colonial period was the suspicion that the administration had secret designs to depopulate the country and introduce settlers,as the British had done in East Africa,” states it. In May 1945, Locust swarms descended on the countryside and destroyed the grass. However, the locals became suspicious throughout the protectorate that the British have secret designs to destock or wipeout their livestocks. The first peace disorder took place In Zeila and Baran, burning bait dumps and attacking employees. Burco took the riot to the streets and petitioned the District Commissioner. The administration even went as far as to warn the people to refrain from spreading mischievous rumours that the colonial administration had had grand designs in its policies to destock in the interest of soil conservation. It warned anyone who is found of spreading or fabricating such ill-conceived rumors will be tried and punished. It also preempted religious leaders from playing any preaching role to the people because the administration was apprehensive of popular resistance. However, locals adopted strategies of non-cooperation, street protest hurling stones, and poetic communication to foment public discontent. Although they were totally ignorant of the benefits of the poison baits, they wrongly thought their opposition to the locust control program was the right direction in saving their livestock but they might had had good reason. Prior to the campaign, the administration introduced two new policies to protect and conserve the ecology of the land by encouraging more livestock exports and grazing restrictions. The locals reacted negatively to the latter and recalled it during the campaign of anti-locust. Literary struggle of poems called for the people to rise against the colonial policies and revenge for the corpse of Sheikh Bashir which was refused for burial and displayed instead as an exhibition in Polyneices’ punishment where his body was kicked and spat upon as a tactic to intimidate and humiliate the people. Haji Adan Afqaloc, a native of Erigavo composed two historic national poems. “Raqdii Bashiir”, “The Corpse of Bashiir” and “Gobonimodoon” while in Burco Jail. (Interestingly enough, Mahatma Gandhi and Kwami Nkurumah had been to Bur’o jail.) Previously, the rise of Sheikh Bashir came after the colonial adminstration punished the Habarjeclo by confiscating one thousand of their camels and charging extortionate money for the release of each camel. His struggle was short-lived after units of police officers attacked his fort and killed him and all of his followers. The poem in English goes: Sheikh Bashir was hanged in daylight, at a house near you, His body torn out by bullets, And still covered with wet blood, They kicked and insulted him Then watched him with contempt When the unwashed body was thrown outside, And refused burial, you were all a witness. There were others killed playfully, About which nothing was done The body of Qayb-diid is still warm Though an old man, Farah was sent to jail And now like a beggar he roams the outside world They refused him rights over his family and wealth The unjust man (British) is punishing everybody. What the English always wanted, the people of India refused The houses of Punjab and the gold that they hoarded there have been denied to them Now they look back at them with nostalgia The celebration is for Muhammad Ali (Egypt) And the French are leaving Syria that they conquered They withdrew from Beirut, and Lebanon. Many ships will arrive at our ports, They will bring here (Somaliland) those thrown out by the stream of shit, The place where you pasture Daawad (the land), the infidels will settle, A man who owns a car and an aeroplane will force you to work on his farms, Few would survive such humiliation. This rich poem, the content of which features historic figures and awareness of political outcome in far regions, angered the Makhiri and many other pastoralists. The final content of this history is how the Makhiri pastoralist challenged the authority while the administration responded with brute force. For the first time, the administration sent armored vehicles and an aircraft from Royal Air force based in Aden led by Major General Wood to combat the pastoralists. At the time of these incidents, all locals were already disarmed and pacified by the administration, yet the pastoralists resisted with determination the anti-locust campaign by facing armored cars, for instance, in one instance, 300 Makhiri armed with spears, attacked the police force and armored units at Hubeera and Hadeed. “Even though the pastoralists suffered losses, their attitude remained ‘unsatisfactory, and more force was considered necessary’: their attitude was ‘unsatisfactory’ to Major Wood, because they continued to resist the antilocust campaign, and so more troops and police armoured cars were dispatched to the district.121,” states it. It is important to note that our people understood the concept of unity as it prevailed in our country back then. This history reminds us that our people were united against foreign rule regardless of our narrow differences. Great poems like those of Haji Afqaloc did indeed spark the revival of our natianalism that Sayid Mohamed instilled into our people. . For further reading, visit http://past.oxfordjournals.org/cgi/reprint/174/1/184.pdf By SOL: Nassir
-
Puntland sponsored soccer tournament keys healthy competition and enforces regional identity (Puntlander). Haylaan team prepares for this tournament that shapes and molds the leaders of tommorow (youth). Head of Sanaag sports speaks to dhahar radio and mentions brief factors including preparation methods, the states participation, and budgeting. Themes of this competition include inspiration, motivation and lessons of collective efforts.
-
Puntland sponsored soccer tournament keys healthy competition and enforces regional identity (Puntlander). Haylaan team prepares for this tournament that shapes and molds the leaders of tommorow (youth). Head of Sanaag sports speaks to dhahar radio and mentions brief factors including preparation methods, the states participation, and budgeting. Themes of this competition include inspiration, motivation and lessons of collective efforts.
-
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8270 Dhahar Radio---Wareysi xiisa badan oo taabanaaya dhinacya badan oo aanu la yeelaney gudoomiyaha isbortiska gobolka Sanaag Daahir Cali Dhuxul (Daahir Isfooto) ayaa wuxuu kaga waramey baahida isbortiska ee gobolada Sanaag iyo Haylaan iyagoo sanadkan kawada qeyb gali doonaan cayaaraha gobolada. Mudane Daahir Isfooto ayaa sheegay in ay dowlada Puntland kooxaha gobolada ay iyagu qalabka la yimaadaan. Daahir ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu leeyahay Barasaab iyo miisaaniyad, laakiin gobolka Haylaan uusan lahayn wax miisaaniyad ah iyo cid ka caawisa diyaarinta ka qaybgalka tartanka cayaaraha gobolada ee Puntlad oo bilaabmi doona todobaadkan gudihiisa. HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII Wareysiga waxaa qaadey, isla makraana diyaariyey. Siciid Baxwal Boosaaso, Puntland Click here to listen to Dhahar Radio's Exclusive Report:
-
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8270 Dhahar Radio---Wareysi xiisa badan oo taabanaaya dhinacya badan oo aanu la yeelaney gudoomiyaha isbortiska gobolka Sanaag Daahir Cali Dhuxul (Daahir Isfooto) ayaa wuxuu kaga waramey baahida isbortiska ee gobolada Sanaag iyo Haylaan iyagoo sanadkan kawada qeyb gali doonaan cayaaraha gobolada. Mudane Daahir Isfooto ayaa sheegay in ay dowlada Puntland kooxaha gobolada ay iyagu qalabka la yimaadaan. Daahir ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu leeyahay Barasaab iyo miisaaniyad, laakiin gobolka Haylaan uusan lahayn wax miisaaniyad ah iyo cid ka caawisa diyaarinta ka qaybgalka tartanka cayaaraha gobolada ee Puntlad oo bilaabmi doona todobaadkan gudihiisa. HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII Wareysiga waxaa qaadey, isla makraana diyaariyey. Siciid Baxwal Boosaaso, Puntland Click here to listen to Dhahar Radio's Exclusive Report:
-
Oodweyne, have you forgot Ilka Jiir great uncle "Afdhaal's" poem that described his conquest on the Ceeri that you threaten his arrival. 1-Eebow xeryaha iigu ood xeenta Bahalfoode 2-*Cabdi Xaamud baan dili lahaa waysagii didaye, 3-*Cabdalla Xaamud baan dooxilaa diricyadoodiiye, 4-Labadii duq mooyee ma helin hilib dubaaxeede, 5-Dad xun iyo ***** la helay dananayaashiiye. 6-Dubihii wuxuu igaga dhacay dhul aanan dooneyne 7-*Bah-gamaroonaba igama darteed dugushii buureede 8. Sidii iney daaf qabaan indhaha kor ha u ****osheene. [ October 20, 2009, 12:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Allaha Hu naxariistee Dr. Cabdulqaadir Maxamed Cabdalle waxaa uu kugeeriyooday subaxnimadii saaka ee Caasimada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxana uu aha ni lagu xasuusto Dacwada iyo waxbarashada Soomaaliya. Dr Cabdilqaadir Maxamed Cabdulaahi waxa uu ku dhashay magaalada galkacayo xilli lagu qiyaasi karo 1949, Waxana uu ku barbaray Deg. Ayl ee G/ka Nugaal, isaga oo markii danbe uga waregay magaalada muqdisho ee caasimada wadanka soomaaliya, Halkaasi oo ku dhamaystay waxbarashada dugsiga hoose uuna ku dhamaystay dugsiga sare ee xamar, Intaas kadibna waxa uu bartay maadada caafimaadka oo uu mudona kalkaaliyanime ku shaqeeye. Intaas Kadib Dr. Cabdulqaadir waxa uu sii watay waxbarashadiisa isaga oo ka qalanjabiyay dugsiga sare ee 15ka May sanadii 1974, isaga oo sanado yar kadib ku biiray dhalinyaradii saxwada ee kor u qaadaysay dacwada diinta islaamka. Kadib markii uu kacaanku uu horkacayay Jen. Siyaad barre uu olole ku qaaday culumada ayaa sheekh Cabdulqaadir oo ahaa mid kamid ah dhalinyarada saxwada waxa uu u baxsaday dalka kenya. Hase ahaatee Dr. Cabdulqaadir halkaas ugama harin waxbarashada iyo waliba faafinta diinta, waxa uu ku biiray Jaamacada Umulqura ee dalka sucuudiga oo xilligaas loo yaqaanay Jaamicada Boqor Cabdulcasiis isaga oo kubiiray kulliyada shareecada oo ka diyaaray ilaa heerka waxbarasho ee Diktoornimo. Dadka ku dhaqnaa Dalka sucuudiga waxa ay Dr-ka ku xasuustaan in uu aad kaalmayn jiray soomalida ku nool sucuudiga isaga oo gurigiisa uu kadaganaa sucuudiga uu aha hoy ay ku soo hirtaan dhamaan dhalinta ducaada. Dr. Cabdulqaadir waxa uu dib ugu soo noqday somaaliya sannadii 1999 kii waxana 1999 kii xilligas oo uu wax ka asaasay Jaamacadda Bariga afrika taas oo maanta ay arday badan ka soo baxeen, waxana uu aha Gudoomiya guud ee jamaacada ilaa iyo sannadii 2007. Xilligaas kadib oo gudoomiyuhu noqday Gudoomiyaha golaha asaasayaasha Jaamacada Bariga Afrika Allaha u naxariistee Dr. Waxa uu ifka uga tagay 15 Caruur ah, 5wiil iyo 10 Gabdhood waxana ku geeriyooday magaalada jabuuti xilli uu halkaas looga ambabixin lahaa Dalka biritan oo lagu soo daweyn lahaa Hadaba Bahda Dhahar.com Dhamaan Ducaada, Ardayda Jamaacada Bariga Afrika Waxa ay tacsi u dirayaan Eheladii uu ka geeriyooday Dr. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulaahi Waxana ay leyihiin samir iyo iimaan Alle ha inka siiyo Isaga Janadii Fardawso Alle ha ka waraabiyo. Amiin Amiin Amiin Saciid Baxwal Dhahar Radio