Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. More sources: http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=13150
  2. Ciidamo maamulka Puntland ka diiday dagaalka Galgala oo la xabisay Aarannews(Garowe) Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ilaa Siddeed askari oo maamulka Puntland ka diiday inay ka qeyb qaataan dagaallada maamulkaasi kula jiro ciidamada Sheekh Attam ee ka socda Buuralayda Galgala xabsi la dhigay. Maxkamada ciidamada ee maamulka Puntland ayaa askartaas oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Puntland gaar ahaan ciidamada daraawiishta ku xukuntay min Saddex sanno oo xarig ah kadib markii lagu eedeeyay inay diideen ka qeyb qaadashada dagaallada ka socda Galgala, isla markaana ay ka soo dhuunteen deegaanka Galgala, hubkii loo siiyay inay ku dagaalamaana ay kala soo goosteen ciidamada puantland ee ku sugan jiida hore ee deegaanka Galgala. Siddeeda askari oo maanta la xukumay ayaa waxaa lagu magacyadooda soo gaarsiiyay saxaafadda xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qabalka sida ee maamulka puntland Dr. C/kariim Xasan Firdhiye, waxayna kala yihiin. 1- Saddex Alifle, Nuuradiin Salaaf Axmed kana tirsan Uruurka 26aad 2- Dable, C/llaahi Maxamed Xirse . 3- Dable, C/salaam Warsame Xirse 4- Dable, Cabdi Axmed Maxamed 5- Dable, Rooble Maxamed C/qaadir 6- Dable, C/fataax Sheekh Mukhtaar 7-Dable, Faarax Maxamed Barre 8- Dable, C/qaadir Cali Aadan Ma aha markii ugu horraysay oo ciidamo ka tirsan Puntland ay ka goostaan ciidamada ku sugan jiidda hore ee Galgala, waxaana jira ciidamo hore uga goostay jiidda dagaalka Galgala oo u galay kuwa Sheekh Attam iyo sidoo kale kuwo u galay Jabhadda SSC.
  3. Koox Dabley Ah oo Dil iyo Dhaawac Ka Geystey Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan October 6, 20100 comments| leave your own!Wararka ka imaanaya degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa sheegaaya in halkaas maanta dil iyo dhaawac loogu geystay dad rayid ah. Axmed Yuusuf Doonyaale oo ahaan jirey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland oo u waramaayay warbaahinta Horseed Media isagoo ku sugan degmada Dhahar ayaa sheegay in dhimashada halkaas ka dhacdey ay gaareyso laba qof dhaawucuna uu yahay 2 nin. Wuxuu sheegay in dilkaas dadkii geystay xilligaan lagu daba joogo isla markaana ay rajeynayaan in ay soo qabtaan dhowaan. Labada nin ee dhintey ayaa ahaa walaalo waxaana magacyadooda lagu sheegay Siciid Shire Cartan (Jeenicad) iyo Maxamed Shire Cartan (Jeenicad), waxaana ay ka mid ahaayeen koox reer miyi ah oo sahan u ahaa xoolahooda iyaga oo daba joogey roobab la sheegay in ay ka da’een baadiyaha Qardho dhanka galbeed kaga beegan. Waxaa isla maanta ka baxay magaalada Qardho ergo odoyaal ah, kuwaas oo horey u soo qaadey raga dhintey iyo nin dhaawac ah oo dhaawiciisu aad u darnaa, waxaana isla maanta lagu duugey magaalada Qardho. Dableyda dhibta geystey ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo aano doon ah laakiin ku qaldamay nimanka ay dileen, kuwaas oo ahaa kuwo aan waxba galabsan, waxaana hadda arinta ku jira odoyaal labada dhinac ah. Horseed Media
  4. Dhahar (SPR): Dabley hubeysan ayaa saaka barqanimadii waxay rasaas ooda kaga qaadeen sadex nin oo watey gaari, laba ka mid ahna ay ku hubeysantahay qoryaha fudud isla markaana dhex maraaya bartamaha magaalada. Qaar ka mid ah goob joogayaashii ku sugnaa halkaa ayaa waxay idaacada SPR u sheegeen in ay labadan kooxood markii hore muran dhex marey, kadibna ay rasaas isku weydaarsadeen goobtaasi. Dableydii rasaasta furtey ayaa ahaa kuwa socota ah isla markiina goobtii ka wareegay. Shacabkii ku sugnaa ayaa waxay nimankii ka qaadeen goobtii kadib markii ay mid ka mid ah isla goobtaasi uu ku naf waayey labada kalena dhaawocooda loola cararey hospitalka Dhahar, ayaa midkii labaad dhintey qadar kadib Allaha u naxariistee. Maadaama ninka dhaawacmey iyo kuwa dhinteyba ay kasoo jeedaan deegaanka Qardho ayaa waxaa magaalada Dhahar soo gaarey Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degmada Qardho si ay arinta u ogaadaan. Si kastaba ha ahaatee, lama garan karo sababta ka dambeysay is maandhaafkan ka dhex aloosmay labadan kooxood, inkastoo dadka intiisa badan ay leeyihiin waa is af garan waa, qaarna ay leeyihiin waa aano horey uga dhexeysay. Jaamac Nuur Somali Public Radio
  5. Dagaal ka dhacay maanta deegaanka Bali Khadar ee galbeedka gobolka Bari............ Boosaaso: Dagaal ka dhacay deegaanka Bali Khadar ee galbeedka Bari ayaa dhexmarey kooxda Sh. Maxamed Siciid Atam iyo ciidamada PIS ee Puntland. Dagaalkan ayaa wuxuu socday mudo laba saacadood ah ayaa sida ay goob joogayaal soo wacay idaacada SPR u sheegeen in goobtaasi ciidamda PIS ta looga gubey gaari tiknika ah. Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa la keeney 9 nin oo dhaawac ah kuwaasoo isugu jira dhaawac culus iyo mid fududba. Mar aanu la xiriirney maamulka Isbitaalka oo guud ahaanba ka gaabsadey in ay ka warbixiyaan dhaawaca la keeney isbitaalka. Dhanka kale mar aanu la xiriirney Gudoomiyaha ciidamada Sh. Maxamed Siciid Atam oo lagu magacaabo C/raxmaan Gurxan ayaa inoo sheegay in dagaalkii maanta ay ku dileen 6 qofood dhowr iyo tobona ay ku dhaawaceen. Sidoo kalena sheegay in ay xagooda soo gaarey laba dhaawac ah oo kaliya. Axmed C/casiis Dhahar.com
  6. Bosaaso:-Akari la dilay iyo Kuwa Miino Ku Qarxday GalGala October 6, 2010 By Admin Wararka aanu ka helayno Bosaaso ayaa sheegaya in 8-Ruux oo dhaawac ah la Keenay Rugaha Caafimaadka Bosaso kuwaasi oo ku soo dhaawacmay Qarax Miino oo Loogu Aasay Meesha lagu Magcaabo Bale Khadar oo Dhanka Bari ka xigta Degmada Galgala ee uu Fadhiisanku Leeyhay Maxamed Said Atam. Ilo Xo Go Gaal ah ayaa sheegaya in Hal askarina saaka lagu dilay Bosaaso kaasi oo ahaa Waaxda Cashuuradka Dawlada Hoose, Lama Yaqaan cida dishay Basle waxa loo Xaglinayaa inay Salka ku hayso AAno Qabiil oo ka dhex Aloosan Labada Beelood oo dhawaanahan Bosaaso is Bar Tilmaameedsanayay. Guud ahaan Bosaaso oo ah Isha Ganacsi ee PL ayaa degan Mana Jiraan wax dhiila Colaadeed ah oo oogan Saaka. Last News Ka dheeho GalGalanews.com
  7. First of all, may the victims of all 3 tragic episodes find allah’s mercy. With-in hours of time-frame, 2 died and 8 wounded in a skirmish that took place in Balikhadar town of Western Bari. 1 Garowe official was assassinated in Bosaso. Lastly, 2 civilians were assassinated and 1 wounded in Haylaan regional capital, Dhahar city. Over and over, these episodes further point to the failures of Garowe clan administration. Further tragic consequences will spill over if indications of root causes are bypassed or ignored. The slight stability that Northern Somalia enjoyed could crack and alter easily if the administration in Garowe is seen more as exclusionary, corrupt and is unmasked to its true identity as an illegal clan concoction. Traditional elders must intervene and utilize customary laws and tradition to enforce mediation between opposing groups in Bari region. Askar ka Tirsan Puntland oo Geeriyooday Qarax Lagula Eegtay Tuulada Balli khadar ee Gobolka Bari Arbaco, 06 October, 2010 (HOL)- Labo askari oo ka tirsan cidamada Puntland ayaa geeriyooday kuwa kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay gaari nooca dagaalka ah oo ay wateen,waxaana qaraxa uu ahaa mid dhulka loogu aasay. Ciidamada geriyooday ayaa isugu jiray Daraawiishta iyo Birmadka ,waxaana halka lagula eegtay qaraxan lagu magacaabaa balli khadar oo ku dhow Gal-Gala. Dhaawaca askarta oo gaaraya 8 askari ayaa maanta la soo gaarsiiyay cisbitalka Bosaoso si xaaladooda caafimaad loo dabiibo,waxaana la sheegay in qaar ka mid ah askarta ay xaaladooda aad u liidato. "Askartan waxey ku soo dhaawacmeen qarax lagula beegsaday Balli Khadar ,hadana waxaa lagu mashquulsanyahay la tacaalida xaaladooda " ayey Fartuun Maxamed oo ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee cisbitalka Bosaso. Ma jiro masuul ka tirsan dowlada oo ilaa iyo hada ka hadlay qaraxa lala beegsaday askartan oo noqonayaa kii sedexaad oo ciidamada Puntland lala eegtay mudo sedex bilood ah. Tuulada Balli Khadar ayaa ka mid ah goobihii horay ay ugu dagaalameen ciidamada Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo sheekh Maxamed Siciid Attam ,waxaana la aaminyahay in miinadan ay arimahaasi la xiriirto. Dhinaca kale waxaa maanta bartamaha magaalada Bosaaso lagu toogtay askari ka tirsan qaybta canshuuraha ee dowlada hoose,waxaana dalkiisa fuliyay dablay hubaysan oo aan ilaa hada gacanta lagu soo dhigin. Dhanka kale, hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen shaqaaqo maanta ka dhacday deegaanka Dhahar ee gobolka Sanaag, kuwaasoo loo dilay aano beeleed, waxaana laga dareemayaan deegaankaas xiisado colaadeed. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaaso,Soomaaliya
  8. Gonjeex and counterparts from southern Somalia should be given a chance. The man has support and a community that can contribute much effectivelly in southern Somalia.
  9. Since you left us, the animals of USC, SNM, SSDF, SPM, destroyed the Somali republic, we all became refugees, our fish has been stolen and our waters has been dump place for humanity, the ********s of USC murded and raped the Somali people, the traitors of SSDF has now created Puntland an habashi slave state, the terrorists of SNM has done the same just with a fantasyland May the dead rest in peace; Jaale Barre was certainlly confident, ambitious and led politics of ideals. Despite numerous miscalculations and mistakes, he was still a symbol of a nation for 21 years.
  10. VOA Article: Somali Translation Loolan Beeleed ka jira Puntland oo Caqabad ku noqdey La Dagaallanka waxa Loogu yeero Argagaxisada. VOA (Alisha Ryu): Dawladda Maraykanku waxey sheegtey in ay qorshaneyso xoojinta cilaaqaad wanaagsan oo ay la yeelato labada maamul goboleed ee iskood isku magacaabey ee Puntland iyo Somaliland, isku daygaas oo lagu doonayo soo celinta xasilloonida koonfurta Soomaliya iyo xakameynta faafitaanka xawliga ku socda ee kooxaha mayalka adag ee awoodda ku leh Koonfurta Somaliya. Qeybo kamid ah dadka dhiraandhiriya arimaha siyaasadeed waxey leeyihiin: iyadoo tilaabadaasi jirto ayaa hadana laga yaabaa in shaqaaqadu sii badato isla markaasina ay wiiqanto xasiloonida iyo nabadgeliyada Puntland ee iminka faraha kasii baxysa. Dhamaadkii bishii July 2010 ayaa ciidanka Puntland bilaabeen iney foodda is daraan kooxaha daacadda u ah hogaamiye kooxeedka Islaamiga ah ee Maxamed Siciid Atom, oo saldhigyo kuleh Buuraha fog ee Sanaag iyo galbeedka Bari ee waqooyiga Somaliya. Madaxweyna faroolaha Puntland ayaa sheegay in weerarada ay ku qaadeen Maleeshiyaadka Atom daacadda u ah ay uga gol-lahaayeen howl-gal lagula dagaallamayo waxa uu ugu yeerey aragagixisada Puntland oo xiriir la leh Alqaacida waa siduu hadalka u u dhigaye. Sidoo kale Maamulka Puntland waxey ku xiriirinayaan in kooxahan Maxamed Siciid Atom hogaamiyo ay ka danbeeyaan howlgallo nabadgeliyo darro oo isugu jira : qafaalasho , qaraxyo iyo shirqoollo ay maleegayeen tan iyo 2008dii . Bishii Maarso , Kooxda UN-ka ee kormeerka Cunaqabteynta hubka Soomaaliya waxey sheegeen in la aaminsyahey in Atom uu kamid ahaa kuwa usoo waarida hubka iyo rasaasta kooxda Alshabab ee lagu xiriiriyo Alqaacida ee gacanta ku haya gobollo badan oo ka mid ah koonfurta Somaliya . Isla bil kadib waxa Hantidhowrka Marekeynku xannibey Hantida Atom iyo ugu yaraan dhowr iyo toban qof oo kale hantidooda kuwaasi oo looga shakisanyahey iney ka mid yihiiin kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya. In kastoo Hogaamiyayasha Beesha ********** ee ku abtirsada beel weynta ******* , waxey sheegeen in xurgufta iyo khilaafka Waqooyiga Somaliya ka socda aaney gabi ahaanba ku saabsaneyn arrimo argagaxiso , balse waxey farta ku godayaan in arrintasi ku lug leedahey sedbursiga siyaasadeed ee qayaxan iyo dhaqaale Urursiga baahsan iyo weliba jajuubka beesha ********** ay xukunka Puntland ku heysato , halka beesha ********** ay gebi ahaanba katahey banaanka kana soo horjeeddo habdhaqanka maamulka Puntland laga soo bilaabo 1998di oo aheyd markii dhidibadda loo aasey Ismaamul goboleedka Puntland . Kormeere lagu magacaabo Stig Jarle Hansen oo katirsan Machadka Cilmibaarista Norway ee loo yaqaan (the Norwegian Institute for Urban and Regional Research in Oslo), wuxuu sheegey Haddii dowladda USA Qorsheyneyso iney Puntland ka taageerto la dagaallanka Atom waxey Dowlladda maraykanku u baahantahey in ey ka fiirsato xaaladdaasi si digtooni lehna waa inay u maareysaa howshaas. Isagoo sii wata hadalkiisa Mr Hansen wuxuu yidhi : “ Khatartu waxa ay tahey sida aad u awoodeyso in aad Beesha ********** Caburisid Si Qoto dheer. Ama waxa dhici karta in aad beesha ********** u sahashid iney isu abaabulaan garabna siiyaan kooxda Alshabaab , Arrinkaasina waxa uu suurta gelinayaa sida ay saadaasha marakeykanku u rumoobi karto isagoo adeegsanaya falka ku haboon. Hogaaminta Maamulka Puntland waxey keliya oo gacanta ugu jirtaa Beesha ********** ee *******, iyadoo had iyo jeerna Beesha ******ten ku amar taagleeysa xukunka Puntland , ayaa haddana waxa jirtey waqti dheer in Loollan dhanka awoodda ahi uu u dheexeeyey labadan beelood ee ********** iyo ********** , kuwaasi oo isku haysta Gacan ku heynta Magaalada isku xirka Ganacsiga Puntland ee Boosaaso taasoo ah Halbowlaha iyo isha dhaqaalaha Gobollada Puntland . Xurgufta Puntland ka taagan ee u dhaxeeysa Labadaasi Beelood ee Walaalaha ah waxey kululaatey oo cirka isku sii shareertey kadib markii ay foodda is dareen , halkaasina ay ka dhaceen iska hor imaadyo dhiig ku daadtey oo soo jiitamayey tan iyo 2006 dii , markaasi oo maaleeshiyo Beeleedka Ilaalinta Kheyraadka Dabiiciga ah ee daacadda u ah Maxamed Siciid Atom ka hor istaageen deegankooda in laga baarto Macdan , isla markaasna ay isku faro saareen Maleeshiyada Atom ee ********** iyo cutobyo ka tirsan ciidanka Puntland oo horkacaya shirkad laga leeyahey dalkaasi Australiya oo Puntland heshiis kula gashey in dhulkaasi ay macdan ka baarto , halkaasi oo Dadka deeganka Sanaag iyo Galbeedka Bari ee Qaniga ku ah Macdantu ay diideen in lagacan togaaleeyo dhulkooda wax macdan ahna laga baari karin deegaankooda iyagoo diidanaa in loo gacan dhaafo deegankooda . Beesha ********** waxey ku doodeysaa in aan heeshiis cidna lagula geli karin in dhulkooda la baarto maadaama aan wax ogolansho ah laga heysan Beesha. Sannadahan u danbeeyey Beesha ********** iyo beelo kale oo ka tirsan ******* ee degan Puntland waxey gebi ahaanba eedeyn kala horyimaadeen , Hay’adda Sirdoonka Puntland (PIS) . Taasoo ah hay’ad Mukhaabaraad oo la yagleeley 2001 si loogula dagaallamo waxa loogu yeero Argagixisada , taasi oo dhaqaale farobadan ka hesha Xukuumadda Maraykanka . iyadoo la ogsoonyahey in Hay’adaasi ay gacanta ku hayaan beesha ******ten oo ay ka helaan awood dhaqaale iyo cudud ciidan oo ay dadka kale ugu cagajugleeyaan , halka lagu eedaynayo in Hay’addasi u suurta gelisey beel iney si gaar ah u naas nuujiso , oo dhiiga dadka kale ay uga macaashaan. Kormeerayasha Xaaladda Somaliya waxey uga digayaan Dowladda Maraykanka in aanay Maamulka puntland kala qeybqaadan arrimahaasi ay ku lugleedahey iyo waliba si ka fiirsasho gaaban oo lagu deg dego, gaar ahaan arrinka la xiriira la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada , iyadoo keeni karta isku dhacyo beeleed oo aan loo dan laheyn. Waxeyna intaas warbixintu ku dartey in khilaafaadkaasi iyo isku dhacyadaasi ay ka faa’ iideysan karaan kooxda alshabab isla mar ahaantana ugu fidiyaan awoodooda iyo saameyntoodaba meelaha fog fog ee Waqooyiga Somaliya. Waxaa turjumay Bahda warbaahinta SPR
  11. Warbixin aay diyaarisey wariyaha VOAda Nairobi ee Alisha Ryu oo kusoo baxdey Bogga VOA ee afka Ingiriiska ayaanu tarjunney, warbixintasi oo lagu wareystey Madaxda hay’adda Cilmi baariseed oo Norway laga leeyahey iyo weliba xogo dheeraad ah oo laga diyaariyey waxa ay ku qotonto dagaalada sii daba dheeraanayo oo ka socdo Puntland , kuwaasi oo u dhexeeya Maamulka Puntland iyo Hogaamiye Sheikh Maxamed Siciid Atom.
  12. Another Sakhir/ or August 1st SSDF clown, gate keepers of hypocracy. It amazes me how one can create a character to appease Makhiri's and yet another to nail scratch. Adeer haduu laangaab yahay xamar saa loogumasoo dhaweeyeen, Xamar laangaab masoo dhawayso, aabihiina madaxweyne kuxigeen ma noqdeen.
  13. Siciid Jaamac Ali Qoorsheel oo ah Musharax ugu Cad Cad Jagada Raisalwasaaraha Somaliya ayaa la sheegay inay Shacabka Somaliyeed aad ugu Hanqal taagayaan Magcaabista Siyaasigaasi, Boqolaal Ruux oo ah Arday iyo Shacab kale ayaa isa soo dhoobay Garoonka Muqdisho ilaa Wadada Hawlbowlaha u ah ee Gashay Gudaha Muqdisho. Dadkaasi Ujeedkooda ayaa ahaa inay Dareenkooda Caalamka Tusaan sida ay u Doonayaan Isbedel iyo Nin ku Yimaada Kalsoonida Shacabka Somaliyeed balse Meesha laga Saaro Fara Galinta Wadama Shi Shiyee ee doonaya inay in Ruux ay Rabaan Xafiiskaasi loo Magcaabo. Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa Isla Markii uu Muqdisho ka soo Degay Kulamo Gooni Gooni ah la qaatay Xildhibaanada iyo Bulshada qaybaheeda kala Gadisan Waxana la sheegay inuu Taageero Buuxda ka Helay Baarlamaanka intiisa badan. Warka ayaa intaasi ku daray in Qoorsheel uu Safarkiisa Muqdisho Kulan Wareed Saxaafada u qabtay uu ku sheegay inay is arkeen Madaxwaynaha Somaliya Wakhtigii uu Maraykanka safarada ku Marayay, isaga oo Qeexay in Isu Taagida Jagada Raisalwasaaraha ay Kula Taliyeen Rag u Arkay in Somaliya uu Isbedel ka dhalin Karo. Arinta aadka Dadka Dareenkooda u Kicisay ayaa ahayd Markii ay Garoonka Soo dhawaynta Yimaadeen Arday badan oo Maray Heerka Waxbarasho ee Dugsiga Sare waxana ay Warbaahinta u sheegeen inuu iyaga oo Baalash Layaal ah uu Siciid Qoorsheel Garoonka ka Uruuriyay oo Geeyay Iskuulada Aqoonta”Waxana ay ku Hal qabsanayeen“Siciidkii Bulshadu u Sinaydoow Soo dhawoow. Wararka Muqdisho laga Helayano waxay Tibaaxayaan in Siciid Jaamac Ali Qoorsheel uu aad ugu dhow dhow yahay Xafiiska Madaxwaynaha isla markaana uu Madaxwaynihu Helay Fariimo badan oo ka imanaya Dibada dalka iyo Kalsoonida ay Shacabka Somaliyeed siiyeen Siyaasigaasi ay Lagama Maarmaan u tahay in Raisalwasaare loo Magcaabo Ruux Shacabka Dhexdiisa Sharaf ku Leh. Siciid Jaamac Ali Qoorsheel wuxu ka mid ahaa Kuwii Dawladii Somaliya u Soo Hooyn Jiray Biladaha iyo Sumacda isaga oo ka mid ahaa Kooxdii Kobada Kolayga ee Dalka Somaliya, sidoo kale Aabihii Qoorsheel ayaa ahaa Taliyihii Booliska Somaliyeed aadna Looga Yaqaanay Somaliya. Qoorsheel ayaa Laba Jeer Wasiir ka Noqday Gobolada PL oo uu ka soo Jeedo waxana uu Kobciyay oo Dhisay Wasaaradihii uu qabtay oo kala ahaa Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha iyo Wasaaraada Isporitga iyo Dhalinyarada oo uu Mar ahaa, Dadka Reer Puntland ayaa Laga soo xigtay inuu ahaa nin Shaqadiisa ka Adag oo Meel Sare Gaadhsiiyay Wasaaradaha uu Maamuli Jiray. Wararkii Ugu Danbeeyay Kala Soco GalGalanews Jama.Feyte@gmail.com
  14. Your not mentally fit for me to engage an exchange with. I'm not part of Somaliland, what part of that do you not comprehend. MP's and ministers in Somaliland and Puntland are employees. Combine them and how many are they? nothing that counts for Makhiri's. Bottom line is that the clan has the final say in an area roughly 1/7 of Somalia, larger than the country of Israel. Contrary, you are marginalized in an admin you believe in, while my vission is towards mogadishu stemmed from confidence that you lack. Go free those kidnapped from Hargaisa if your admin has any authority in Sanaag region.
  15. Source of Somaliland recognized districts by a credible organization. http://www.mbali.info/doc328.htm Read and learn before you write gibberish kid. Miskiin **** who doesn't even have a district in the region baa tahay. Makhiri's match your whole ***** tribe, thus go find somebody else to size up with. Ceerigaabo to Bosaso is an exclusive Makhir country relative the same distance of Ceerigaabo to Berbera. Does your **** inhabit that whole area? Laangaab waa ahlunaar bee Somaali tiraahdaa. [ October 02, 2010, 10:47 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  16. Miskiin go convince Hargaisa. Somalia Recognizes 5 districts including Badhan and Dhahar.
  17. Garadag is a district D SNM village as categorized by SNM Hargaisa. Miskiin wiil yar baa tahay ee wax baro. Laasqoray has more employers than Ceerigaabo itself and is booming economically. We presented million pics here on SOL of its development. The city hosts 4 big factories. Even Ceelafweyne is HJ, which cripples your claim of the entire region. Dhahar is competitive with your Burco and hosts factories, named as a capital of region by "Puntland" clan entity and has the only radio station in the whole region. A development that you can't match, even Ceerigaabo seeks information from Dhahar headquarters.
  18. Poor Thanksful is only reflecting on what NSUM termed as an “unholy alliance” between the two clan entities of Northern Somalia. According to the triangle Somaliland, as of July 2002, Sanaag was formally divided into 10 districts by Cigaal somaliland, rated "A" through "D" in terms; districts graded "D" were limited. Thusly, under the 2005 elections for the lower house of Parliament of Hargaisa admin, Sanaag was described as only having these districts. Here is the list of districts of Sanaag and their "Grade": ErigaVo (A) - SNM, Makhir and Darwiish SSC El-Afweyn (A) - SNM Badhan (A) - Makhir Lasqoray (A) - Makhir Dhahar (A) - Makhir Gar-adag (D) - SNM Xingalool (B) - Makhir Ceelbuh (D) - Makhir Buraan © - Makhir Hadaaftimo © –Makhir This categorization of Sanaag region by Somaliland highlights who dominates the region, a dispute only invented by libaahe and ill-informed youth. Thanksful was the same guy who offered us sources on SOL which indicated that 85% of Sanaag was inhabited by Makhiris. Silly brags of we are the mayor is irrelevant considering that he was appointed by unrecognized illegal entity directed by his kinsmen. Makhiris dominate all aspects of Erigavo, including social, economic and developmental wings. Nasir I urge you to not engage in amateur exchanges with these kids as it only damages your intellectual stature. It is irrevelant who the mayor and governor is, considering that Makhiris don’t recognize Hargaisa Admin and regard its activities as clan engagements. A profound example being Makhiri alleged pirates who were arrested in Berbera later kidnapped Northwesterners and arrested in Laasqoray due to their perception of Hargaisa as a clan. Laasqoray mayor dismissed the incident as clan vs clan. source: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=575:dhagayso-gudoomiyaha-degmada-laasqoray-oo -aanu-ka-wareysaney-dad-lagu-afduubtey-deegaanka-mashcaleed&Itemid=121 Also former mayor of Ceerigaabo on the "Puntland" end was a Maakhiri as highlighted by a an SNM outlet. Tusaale ahaan wareegto uu 25-kii July, 1999-kii soo qoray C/laahi Yuusuf Axmed oo uu ku magacaabayo xubnaha maamulka Ceerigaabo waxa uu ku sheegay inuu maamulka degmada Ceerigaabo u magacaabay: Cabdi Maxamed Guutaale Maayarka, Axmed Aw Cali Aadan ku xigeen, Cismaan Xasan Cadde xoghayaha Dawladda hoose, Maxamed Cabdi xisaabiyaha degmada Ceerigaabo, Faarax Hawre khasnajiga degmada, isaga oo C/laahi Yuusuf sheegay inay degmooyinka gobolka Sanaag maamulkiisa hoos yimaadaan, wuxuuna maamulkiisu bilawgii taageero ka helay dadka ku dhaqan deegaamada bariga Sanaag oo ay abtirsiimo wadaagaan. Laakiin inkasta oo ay beelaha bariga Somaliland si buuran uga qayb galeen dhismaha maamulka Puntland haddana taa kumay joogsan ee waxay markale aad u doogsin raaceen maamulkii Carta ee la magac baxay dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya. Tusaale ahaan waraaq uu 4-tii March 2001-kii qoray suldaanka beesha ********** Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan waxa uu ku magacaabay madaxda maamulka ee degmooyinka bariga Sanaag, isaga oo waraaqdaa ku socodsiiyey madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha dawladdii kooxda Carta, waxayna waraaqdaasi u qornayd: “mudanayaal waxaynu hore uga wada hadalnay telefoonka, waananu guda-galnay hawlihii, aniga iyo shacbigayguna boqolkii boqol waanu taageersanahay dawladda, waxaananu diyaar u nahay waxkasta oo lagu horumairnayo dalka. source: http://www.haatuf.net/Archive2003/00039300.htm Thus it is irrevelant who the clan entities appoint as a mayor or governor. Puntland also instituted a Makhiri governor who is station 10km from Ceerigaabo. The arrangement was applicated to suspend clan tentions. Libaahe, yes SNM clans do inhabit a small portion of Sanaag region and are even regarded by Hargaisa as minorities. Try to convince Hargaisa not Nassir and fellow Solers.
  19. Misinformation in the early phase of the conflict is evolving slowly. I urge informed parties to pen their concerns towards Farole's illegal schemes.
  20. Undoubtedly, Puntland under Faroole has had its share of regional instability and more violence is expected to follow soon. The sighting of heavy military hardware destined for Sheikh Mohamed Said Atom's forces in the northern Galgala Mountains must be a source of concern for Faroole's poor state. Reports that the Sheikh's tribesmen are pouring into Galgala must not be taken lightly in any way and that's why the area is constantly becoming atomically charged day after day. Having incited international maritime piracy in his region and having abetted human trafficking across the Gulf of Aden, the administration in Puntland feels it has no other alternative left in the eyes of the international community other than opening a new political inferno.
  21. SOMALIA: Disappointed with President Farole of Puntland September 8, 20101 comment| leave your own! Share Puntland President Dr. Farole “If you think like a hammer, you see nothing but nails” Unknown The current president of Puntland Dr. A. M. Farole has come to power nearly two years ago with fanfare excitement and high expectations from people in Puntland and other Somalis who had all the right reasons to believe in the new president and possibilities for him to make some positive impacts for his Puntland and possibly for the rest of Somalia. The new president came in with few impressive credentials; PHD candidate in Australia, respected elder, experienced civil servant, former banker and finance minister, etc, etc… All these have given the people of PL a hope that Dr.Farole, as a civilian president with long administrative experience, is the right man for the job and will bring desired peace, progress and development in their region after long period of disappointing administrations by military men before him Abdullahi Yusuf, Jama Ali Jama and Cadde Musse. Today, after almost two years of Farole rule, Puntland, which was once seen as a beacon of hope and one of the few peaceful places in the troubled lands of Somalia, seems to be heading for great dangers of extreme terrorism, civil wars and risks of disintegration. Below is a summary of some of the obvious issues causing fear, frustrations, uncertainty and on top of all great disappointment in president Farole: Galgala conflict which has started as a minor disagreement on mining rights seems to be getting out of hand and might lead to a civil war in Puntland. Islamic extremists like Al Shabaab are knocking the doors of Puntland to come to the aid of Sheikh Atom thanks to PL government’s mishandling of the situation, rush to war and the far-reaching publicity fallout from Galgala conflict. Despite Farole’s strong and self-assured assertions that Sheikh Atom is part of or connected to extreme terrorist networks, so far there has not been single evidence to prove any link. Al Shabaab has denied it (they do not usually deny their links or intentions) Atom himself has denied any connection to any external forces up to now. Rules of engagement have changed now and who knows how soon we will have the Chechens and Colombians shooting us from the holes of this new Tora-Bora shaping up in the outskirts of Bossaso. Tribal discontent: Some of the clans in Puntland are extremely unhappy with Farol’e nepotism/ favoritism and threatening to fight Farole’s government. Most parts of Sool and Cayn have already joined Somaliland. It has also recently been reported that a significant number of soldiers from Sool and Cayn have revolted and left Puntland army due to disrespect and bad treatment. People in Eastern Sanaag are unhappy and revolting due to lack of contribution from Farole’s government. It remains to be seen how many of them will support and even join Sheik Atom. People in Mudug have already started creating their own militia to fight Farole government. Even the capital of Puntland Garowe seems to be getting its share of troubles. On the 16th August, four policemen were killed and dozen injured in land dispute. All these are signs of crumbling administration and a leader who is loosing grip Media Harassment: One of the biggest problems with Farole and his government is their lack of respect and continuous paranoia and harassment against free media in Puntland. Journalists and media people are constantly harassed, arrested and tortured for simply doing what they supposed to do, their jobs. The latest victim is Mr. A/Fatah Jama Mire of Horseed Media who got six years in prison plus torture and humiliation, simply because he run a story on Sheik Atom and the conflict in Galgala. This is shocking and it begs a believe why President Farole, who is supposed to be one of the most educated, experienced and enlightened of all current Somali politicians around [with his high level education and years of living in democratic Australia] to take such extreme measures to suppress the free media in Puntland. Recently he banned the Somali service of VOA. Funniest of all was when Farole was threatened to sue the legendary Somali artist Mr. Amin Amir who is doing great job in recording Somali history through his cartoons and caricatures. People of Puntland will appreciate the president much more if he spends his efforts and energy on more useful things rather than chasing wild gooses in journalists trying to do their jobs. Lack of development: In the economy front, so far there is no single meaningful project implemented in Puntland since Farole came to power. Cadde Musse has started building the terminal of Bossaso airport; Farole government couldn’t even add a half kilometer run way. How many new school and hospitals have been built in Puntland since President Farole came to power? Growing insecurity in Puntland: The historical city of Bossaso which is also useful trading hub for all Somalis is becoming more and more anarchic and out of control. Bombs go off quite frequently and people get killed, arrested and tortured in the streets and jails until they die. Puntland Intelligence Service, otherwise known as “Shahada la Dirir” take their orders only from their pay masters Ethiopians and US to arrest and kill whoever they feel like with full impunity in the name of terrorism and similar excuses to get funding from their masters. This is most probably counter productive in fighting terrorism and bringing security to people of Puntland. Experts and people who are knowlegable of local Puntland politics will tell you that in fact Sheikh Atom and his likes are created by the cruel and inhumane actions of PIS. Human Rights violations: Some of the actions of president Farole and his administration can be considered criminal acts against innocent Somali people. Recently the poor and displaced Somalis who escaped from the conflict in the south were expelled en masse from Puntland putting their lives in danger. Similarly, ****** people are hunted down and handed over to Ethiopian regime they escaped from, some of them died in Puntland jails during the process of deportation. These acts need to be recorded as un-Somali, un-Islamic and investigated as possible crimes against humanity. Submission to Ethiopia: It is extremely worrying and dangerous to witness ever-growing influence of Ethiopia in the affairs of Puntalnd where Addis Ababa seems to be the capital of Puntland and Meles Zenawi is calling the shots and treating president Farole as nothing more than a village chief who needs to obey the orders of his master. There is nothing wrong with having a good relationship with your neighbour, based on mutual interest and two-way respect, but handing over your sovereignty and giving such a blank cheque to Ethiopia is very dangerous. President Farole could learn a thing or two from President Siilaanyo of Somaliland who is showing some guts to stand up to Meles Zenawi and his ever growing tendencies to meddle in Somali affairs. This is not scientifically researched report on what really went wrong in Puntland and who is to blame can be debated. However, these are some of the obvious realities on the ground and in the public discussions today, indicating failures of president Farole’s leadership and dangers facing Puntland. It is quite sad, unfortunate and grim reading for anybody who supported Dr. Farole and expected PL in his leadership to be a better, saver and more progressive place. Who in their right mind expected Dr. Farole to fare this badly compared to his predecessors? Perhaps he is just another Somali leader who failed miserably and let his people down. The neighboring breakaway region of Somaliland is facing similar problems and challenges (including tribal conflicts and risks of religious extremism) However, SL governments seem to be coping much better than Farole’s administration. Hopes are high for the newly inaugurated President Siilaanyo of Somaliland to have a look and learn from the events taking place in his eastern neighborhood. Finally, if the Dr. Farole does not wise up soon, listen to his people and voices of reason. If he does not learn from his mistakes and start putting his house in order. If he continues to be as arrogant as he is now, acts ignorant and keeps surrounding himself with yes-men, clan loyalists and family members GOD HELP PUNTLAND!. Just under two years ago people were singing “Ku dayo Puntland” today the tone is more like “Daawo oo ka durug Puntland” Abdi Ali hh_hanad@hotmail.com