Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. hirkii Jaliyadda Maakhir ee dalka Kenya ay ku Qabteen ayaa Maanta Goor dhawayd Soo Gaba Gaboobay waxana Laga soo saaray Qodobo Muhiim ah kuwaasi oo ay isla Garteen Cuqaashii iyo Xubnihii Shirkaasi soo Abaabulay, Shirka ayaa u Muuqday Mid Dareen Gooni ah Xanbaarsan waxana Warbixino Laga dhegaystay Xubno Xog dheeraad ah ka haya Guud ahaan Xaalada Gobolada Bari, Sanaag, Hayland, J.hoose. Aqoon Yahan Reer Maakhir. Dr Siciid Salaad oo ha mid ah Aqoonyahanada Gobolada ayaa Halkaasi ka soo Jeediyay Macluumaad dheeraad ah oo laga soo Uruuriyay Wakhtigan xaalada dhabta ah ee ay GalGala ku Sugan Tahay dhibaatooyinkii Shacabka Loo Gaystay iyo Weearadii is daba Jooga ahaa ee Deegaankaasi ka dhacay. A.Deegaanka Galgala : * Galgala waxay ku taal Galbeedka Gobolka Bari,Waxay Boosaaso ujirtaa 40 Km * Dadka ku dhaqan waxaa lagu qiyaasaa 100.000 oo qof * Dadka deegaanka Galgala waa Beeraley.iyo Xoolo raacato.waxaa lagu beertaa Galgala Timir,Liinta,Muuska,Canbaha.Khudaarta Noocyadeeda kala duwan iyo Geed waynta oo Idil. * Galgala waa deegaan dihin, dhanka khayraadka dabiicig
  2. At Nomad Palace Hotel in Nairobi, the Maakhir community charged the Puntland administration for inciting tribal warfare while employing political agents from the region to suppress the truth amid a complex process of scouting the oil and mineral frontiers in Sanaag and Western Bari regions Among the participants were former technorats, lawyers and physicians who all shared their stories and reflections on how the dismal security situation in Puntland and Maakhir regions have come to such a pass where daily killings and assasinations have become the rite of passage, esp for the Maakhir community. One of the organizers of this event, Abdikhadir Khalif Abdinur, pointed to the central challeges the grassroots initiatives of Maakhir poses and the core dilemmas that have frustrated initial efforts of the state that should have braught the enduring changes and the vision it once espoused. The various speeches of lore presented by the esteemed participants, Sa'id Ali Salad came out the most vociferous and he lashed out at the current administration of Faroole for instigating this calamity under the pretext of the War on Terror just to grab some funds from the International community and subsequently GUARANTEE the return of oil firms like Range Resources, Ltd and Canmex to Majihan and Galgala environs. (Please read, Puntland's Oil Deal @ WardheerNews). The conflict has now reached its fulcrum stage, hunting members of Maakhir Business community and Maakhir officials of the highest echelons of Bosaaso's local governance on a broad daylight just because they are suspected of "aiding and abetting" the opposition. The world as we see today literally shifts as individiual representives are the quickest to be banished from Society for the crimes against humanity they launched on the very people who had placed their public trust and aspirations for a better future. The Maakhir community inside and outside Somalia is now well organized, very active and they have far greater latitude to shape their sense of identity and of purpose and vision. The onus is on the ruthless, blood sucking colonels and generals who have sold their people to the wolves for mere nickel and dime so as to to preserve the status quo of injustice and territorial aggrandizement that the state of Puntland stands for. The clan is more unified than ever. The Galgala tragedy will only strengthen the clan.
  3. The clan enclave in Garowe is weak and this will further shed light on the many problems facing the fragile enclave. Saciid Raage is not from the enclave, he is from Bosaso, i wonder why he was targetted? SSDF cheerleaders give up, your enclave lost credibility.
  4. Ubah Suldan C/aahi Cartan, daughter of Western Bari Sultan spoke at the meeting and relayed that Western Bari women are united.
  5. This indeed is the beginning of the Makhiri awakening movement and a catalyst for assembling a unified grand movement. The Garowe clan enclave has been revealed by international media outlets, and this meeting further clarified the clan element and lucrative deals inspired by the Galgala offensives. Dr. Said Salaad relayed information the community obtained through fact finding research. The scholar stated that elders from Western Bari region have made initial efforts to intervene. In spite of the elder’s perseverance to resolve the issue in peaceful manner, Faroole bypassed all their initiative and decided to wage a war in quest of financial material. He also confirmed that numerous families were forced to flee from their homes, and Puntland banned all media outlets to visit Galgala since the day after farms and homes were torched. The community released a communiqué to media outlets urging the Garowe clan enclave to withdraw immediately and affirming to the international community that this is a clan war. The emotions relayed in this grand meeting echoed the concerns of thousands of Makhiri’s across the globe. Statement #5 of the communique state: 5: Anagoo ah Odayaasha Beesha Wars.. Waxaanu ugu baaqeynaa Waxgaradka Beesha Maj.. in ay joojiyaan Gumaadka iyo Dalriixa lagu hayo dadkayaga iyo dalkayaga hadii aanay ka hadlin waxaanu u aragnaa in ay raali ka yihiin taasi oo keenaysa in uu dhamaado kalsoonidii iyo dulqaadku. Translated, "we, the Makiri clan elders urge SSDF clan elders to suspend land grab attempts and to voice a clear stand, if you abandon to do so, then we affirm you that our patience is over. Clearly the revolution has begun. Xudeedi
  6. Stockholm (HOL.). Dhamaadkii bishii Sebtember ee sanadkan 2010 waxaa dalka Sweden ka dhacay doorashooyinka baarlamaanka, gobolka iyo degmooyinka. Doorashooyinka waxaa ku tartamaayey xisbiyo badan oo kala ahaa – xisbiyada garabka midig iyo xisbiyada garabka bixid. Iyo xisbiyo yar yar oo aanan baarlamaanka horey ugu jirin. Doorashadii sanadkan ee dalka Sweden waxaa ka soo baxay natiijooyin iyo waxyaabao badan oo aan horey uga dhicin dalka Sweden. Waxaa ka mid ah: 1. Waxaa baarlamaanka Sweden markii ugu horeysay taariikhda soo galay laba qofood oo Soomaali ah oo la kala yiraahdo C/risaaq Waaberi oo ka soo galay caasimadda labaad ee Gothenburg, iyo wiil da’ yar oo la yiraahdo Amir Adan. Waxay labaduba ka socdaan xisbiga talada haya ee Moderaterna. Waxaa hoos ku indha-indheyn doonaa dareenka iyo saameynta ay ku yeelan karta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden. 2. Waxaa baarlamaanka Sweden markii ugu horeysay taariikhda soo galay xisbi cunsuri (Racist) ah oo qaba fikradaha ajnabi-naceybka iyo islaam-naceybka. Xisbigaas oo la yiraahdo Sverigesdemokraterna, wuxuu baarlaaanka ku yeeshay 20 kursi oo ka mid ah 349 kursi ee baarlamaanka, wuxuu isla markii abuuray jawi aad u adag, dood iyo in uu kala qeybiyo xisbiyadii baarlamaanka horey ugu jiray. 3. Arrinta saddexaad ee ka soo baxday doorashooyinka dalka Sweden waxay noqotay in xisbigii dalka ugu weynaa isla markaana talada dalka inta badan oo hayey ayaa waxaa ku dhacay khasaaradii ugu darneyd boqolkii sano ee ugu dambeeyey, waa xisbiga Socialdemokraterna oo horey boqolkiiba 30 codadkii dalka. Taasi waxay noqotay jab iyo khasaaro aad u ballaaran oo ay la kulmeen hogaamiyayaasha xisbiga Socialdemokraterna ee dalka Sweden, ayaga oo waayey awooddii baarlamaanka iyo midkii magaalada caasimadda ee Stockholm, markii labaad, labadii doorasho ee ugu dambeeyey. 4. Waxaa maamulka siyaasiga ee magaalada Stockholm (Kommunfullmäktige) soo galay saddex Soomaali ah oo ka kala socota saddex xisbi – Eng. Cawad C/rixman Xisri (xisbiga Miljöpartiet), Rahman Diiriye (xisbiga Moderaterna), Xasan Wuqooji (xisbiga Socialdemokraterna), iyo Kaahin (xisbiga Moderaterna) oo galay maamulka caafimaadka iyo gaadiidka ee gobolka Stockholm (Stockholm Landsting). Waa markii ugu horeysay ee ay Soomaalidu kuraas ku yealato baarlamaanka dowladda hoose ee magaalada Stockholm. Waxaa sidoo kale magaalada Katrineholm soo galay maamulka magaaladaas Yaasiin Maaxi oo ka socda xisbiga Socialdemokraterna. In Soomaalida Sweden ay laba xildhibaan ku yeeshaan baarlamaanka dalka Sweden waa horumar weyn oo ay gaareen guud ahaan Soomaalida qurba-joogta ah gaar ahaan Soomaalida Sweden. Ma jiro dal kale oo ku yaala galbeedka dunida oo ah meelaha ay Soomaalidu u soo qaxday oo xildhibaanno ku leh baarlamaanada dalalkooda. Taasi macnaheesi waxa ay yeelan kartaa macnooyin badan, balse waxaan rabaa in aan soo qaado hal qodob oo aan ka arkay dareenka dadka Soomaaliyed ee magaalada Stockholm. Labada xildhibaan ee Soomaaliyeed (C/risaaq Waaberi iyo Amir Adan) waxa ay baarlamaanka u fadhiyaan xisbiga Moderaterna oo ah xisbiga ugu weyn xisbiyada garabka midig, waa xisbi aysan Soomaalidu u codeyn jirin, isla mar ahaan taasna ay u arki jireen xisbi ka soo horjeeda danaha iyo maslaxada Soomaalida. Soomaalida dalka Sweden waxay u codeyn jireen ama illaa iyo hadda u codeeyaan xisbigii talada dalka heyn jiray ee Socialdemokraterna, ee hadda u ku dhacay jabka weyn. Ma dhicin in xisbiga Socialdemokraterna ee ay Soomaalidu codkooda siin jireen in uu gaarsiiyo baarlamaanka amaba fariisiyo maamulada degmooyinka sida magaalada Stockholm. Haddaba waxaa muuqata in xisbiga Moderaterna ee talada dalka haya uu Soomaalida siiyey fursad qaali ah una furay albaab weyn oo ah in Soomaalidu ay ka mid noqon karto 349-ka qofood ee u taliya dalka Sweden. Ayada oo xildhibaan C/risaaq Waaberi uu yahay in wadaad ah isla markaana madax u ah ururada islaamiga ee dalka Sweden. Xisbiga Moderaterna ee haya talada magaalada Stockholm waxa uu door weyn ka qaatay masaajidka ugu weyn magaalada Stockholm oo la siiyey ururka islaamiga ee Järva Islamiska Förbundet ee ay Soomaalidu maamusho. Waxaa muuqata in Soomaalidu ay gaartay maqaam iyo darajo weyn oo ay ku yeelatay bulshada Sweden, waxaa kaloo muuqata in uu isbedeli doono aragtida ay Soomaalida ka qabeen xisbiyada dalka. C/Laahi Cilmi M. Hiiraan Online Stockholm, Sweden
  7. Xaaji Xunjuf's argument is parallel to Thanksful's main stand on SOL, so why bluff? You attack many for clan sake, so as many solers, thus i don't think Xaaji is doing anything out of the ordinary. You are all defending yey for clan sake as they are attacking him. Seem's to me that the equation certainly cancells its self out. Waxaad maalin-waliba caysiin niman dhintay oo eebahood la jooga, marka nin nool la weeraray maxaad ula yaabaysaan.
  8. By: Liban Ahmed Somalia has confounded American policy makers several times since 2005. In 2006 the United States funded a group of warlords to set up Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism. The State Department’s former political officer for Somalia, Michael Zorick, criticised “Washington’s policy of paying Somali warlords.” The State Department policy makers had failed to read the mood of the Mogadishu people whose lives were affected by reign of terror of former warlords. The Union of Islamic Courts defeated warlords with help from the public. Is America repeating the same mistake under president Barrack Obama? Johnnie Carson Assistant Secretary of State for the Bureau of African Affairs According to Johnnie Carson, Assistant Secretary of State for the Bureau of African Affairs, the United Stats will engage with Puntland Somaliland administrations to curb terrorist extremism. “We hope to be able to have more American diplomats and aid workers going into those countries on an ad hoc basis to meet with government officials to see how we can help them improve their capacity to provide services to their people, seeing whether there are development assistance projects that we can work with them on. We think that both of these parts of Somalia have been zones of relative political and civil stability, and we think they will, in fact, be a bulwark against extremism and radicalism that might emerge from the South,” Carson said. Puntland and Somaliland are not countries but parts of Somalia. The United States is right to be concerned about the emergence of religious extremist groups with Al Qaida links in Somalia but to view the Al Shabaab as a southern phenomenon is to misunderstand the nature of religious militias like Pan-clan Al-Shabaab. “The United States will reach out to groups in south-central Somalia, local governments, clans and subclans that are opposed to al-Shabaab, the radical extremist group in the South.” In south-central Somalia three regional administrations—Galmudug, Xeeb iyo Ximan and Waax and Waadi—have been formed since 2006 . Ahlu Sunna Wal Jama, one of Al Shabaab’s arch-enemies, operates in south-central regions but its leaders compete for influence with the new administrations. Ahlu Sunna Wal Jama members were incorporated into the Transitional Federal Government of Somalia because of their militias’ war against Al Shabaab in south-central Somalia. In Puntland, the clan agreements that gave political and traditional leaders an opportunity to form a regional administrations in 1998 seem to have run out of their usefulness as evidenced by the emergence of Sool, Sanaag and Cayn leadership council and the militias of Sheik Mohamed Saeed Atom in Bari region. Puntland president, Abdirahman Farole, described Sheikh Atom as an agent of ‘international terrorism’ although Galgala issue dates back to 2007 when, as VOA reported, president Farole’s predecessor, Mohamud Musse Hersi, faced armed resistance from Sheikh Atom’s militias against “exploration rights the government gave to an Australian mining company in the mineral-rich Sanaag and western Bari regions”. Near Bosaso port town, two Puntland-subclans have clashed over land several times this year. The clashes overwhelmed Puntland security forces already stretched by the ‘war’ with Sheikh Atom’s militias descirbed by Galgalanews.com as Sanaag Resources Protection Forces “Ciidamada Difaaca Khayraadka Sanaag”. In Buhoodle district of Cayn region (formerly part of Togdheer region), Sool, Sanaag and Cayn leadership council made a base. SSC supporters no longer regard themselves as Puntlanders, and are against secession promoted by Somaliland. This is an example about the complex political minefield into which America will be stepping into if it does not tread carefully when putting its new policy into practice. Puntland administration is keen on being regarded as the sole administration in districts in the map Puntland drew up in 1998 . Since Puntland is based on sub-clan agreements, customary laws cannot address contradictions and power struggles triggered by politicians and power brokers (traditional leaders). Somaliland has called for talks with SSC leadership council but Puntland regards the group as armed militias . The United States can facilitate talks among political antagonists in north eastern and Northwest Somalia regions. America’s policy will fail if it is seen as backing up clans or corrupted politicians. Reconciliation and accountability ought to be the benchmarks to be used when America is engaging with Somalia’s regional administrations, clans, sub-clans and political groups. The absence of benchmarks will strengthen and embolden forces America wants to deal with head-on. Liban Ahmad Libahm@gmail.com
  9. Click on the link below to listen to an interview with Sultan Saciid: http://www.dhahar.com/article.php?articleid=9847
  10. Chief Sultan of Haylaan Region; Sultan Cartan hand shaking Makhiri Royalty, his excellency Sultan Saciid Suldan Abdisalan
  11. MAQAL IYO MUUQAAL: Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Suldaanka guud ee beelaha Sanaag/Haylaan/Galbeedka Bari Suldaan Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan Suldaan Maxamuud Cali Shire oo soo gaarey Dhahar…. Dhahar (SPR): Maalinimadii shalay ayaa waxaa soo gaarey magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan wafdi kasoo ambabaxay gobolka Bari oo ay hogaaminayaan Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin iyo Suldaan C/casiis Cumar Saalax Jeenicad iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyey. Maanta ayaa waxaa soo gaarey wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Suldaanka guud ee beelaha ku abtirsada Maakhir Suldaan Siciid Suldaan C/salaam Suldaan Maxamuud. Waxaa wehelinayay isimo kale iyo siyaasiyiin iyo gudoomiyaha gobolka Sanaag Mr. Dabayl. Wafdigan ayaa waxaa magaalada meel u jirta 30 km uga hortagay shacab, isimo, siyaasiyiin iyo ciidan oo halkaasi kusoo dhaweeyey. Dadka kusoo dhaweeyey ayaa waxaa ka mid ahaa Suldaan Maxamad Suldaan C/laahi Cartan, Xildhibaan C/laahi Ducaale Cali, iyo Wasiirkii hore xanaanada xoolaha Axmed Xuseen Doonyaale. Idaacada Somali Public Radio ayaa waxay wareysi kooban la yeelatey Suldaanka guud ee beelaha Maakhir, isagoo idaacada uga waramay imaanshahooda, ayaa waxaanu weydiiney in ay la kulmeen odayaasha beelaha kale ee oo aanada qabiil kala gaadhey, sidoo kale Suldaanka ayaa waxaanu weydiiney sababta keentey in ay arintan hada oo kaliya loo guntado maadaama aynan dhibka soo noqnoqday aysan horey uga hortegin oo ay dhibaatooyin la mid ahi ay dhawaan dhaceen. Sidoo kale ayaa wariyaha SPR weydiiyey rajada ay ka leeyihiin inay soo afjaraan dhacdadii shalay dhacdey oo ah mid kuwa la mid ah ay soo noq noqotey marar badan. HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII SULDAAN SICIID HALKAAN SAWIRADA KA DAAWO
  12. Gothenburg _ Cadirisaaq Waaberi oo ah mid ka mida hoggaamiyayaasha wax ku oolka ah ee muslimiinta Sweden ayaa ku guulaystay jagada xubin baarlammaan ee dalka Sweden oo loo doortay. Cabdirisaaq Waa Soomaali u dhashay Gobolada Sanaag/Haylaan iyo Galbeedka Bari ee Soomaaliya. Xisbiga Cabdirisaaq Waaberi ee dhexdhexaadka ama Moderate Party waa xisbi degaan ahaan Gothenburg ka hawlgala. Muddadii uu jagadan u loollamayay Cabdirisaaq Waaberi wuxu ballan qaaday inuu isku xiri doono oo isu soo dhoweyn doono bulshada Sweden. “Waxan an ugu horrayn ka shaqayn doonaa faquuqidda. Dhallinyarta ka dhacaysa nolosha, daryeelka dadka muwaadiniinta ah, iyo arrimaha deegaanka,” ayuu yiri. Cabdirisaaq Waberi waxa uu metelaa Isutagga Islaamiyiinta, oo gacanta ku haya Masaajidka Stolkholm. Isutagga Islaamiyiinta Sweden waxa la aasaasay 20 sano ka hor. “Waxaan u taaganahay qorshaha siyaasadeed ee faca cusub ee Dhexdhexaadka,” ayuu ku nuuxnuuxsaday. Laakiin Cabdirisaaq Waabier doorashadiisa waxay sii xoojinaysaa doodda Islaamka ku saabsan ee ka socota dalka Sweden. Mehmed Kaplan ayaa isna ah xubin kale oo Muslin ah oo ka tirsan baarlammaanka Sweden, laakiin isagu u soo galay xisbiga Green Party. Wuxu ahaa madaxweynaha Dhallinta Muslimiinta ee Sweden waana u dareen wanaagsan yahay Isutagga Muslimiinta ee Sweden. Cabdirisaaq Waaberi oo Soomaali Muslim ah ayaa noqday xubin ka tirsan baarlammaanka Sweden Gothenburg _ Cadirisaaq Waaberi oo ah mid ka mida hoggaamiyayaasha wax ku oolka ah ee muslimiinta Sweden ayaa ku guulaystay jagada xubin baarlammaan ee dalka Sweden oo loo doortay. Cabdirisaaq Waa Soomaali u dhashay Gobolka Sanaag ee Soomaaliya. Wuxuna noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyey oo loo doonto gole baarlammaan oo dal reer Galbeed. Xisbiga Cabdirisaaq Waaberi ee dhexdhexaadka ama Moderate Party waa xisbi degaan ahaan Gothenburg ka hawlgala. Muddadii uu jagadan u loollamayay Cabdirisaaq Waaberi wuxu ballan qaaday inuu isku xiri doono oo isu soo dhoweyn doono bulshada Sweden. “Waxan an ugu horrayn ka shaqayn doonaa faquuqidda. Dhallinyarta ka dhacaysa nolosha, daryeelka dadka muwaadiniinta ah, iyo arrimaha deegaanka,” ayuu yiri. Cabdirisaaq Waberi waxa uu metelaa Isutagga Islaamiyiinta, oo gacanta ku haya Masaajidka Stolkholm. Isutagga Islaamiyiinta Sweden waxa la aasaasay 20 sano ka hor. “Waxaan u taaganahay qorshaha siyaasadeed ee faca cusub ee Dhexdhexaadka,” ayuu ku nuuxnuuxsaday. Laakiin Cabdirisaaq Waabier doorashadiisa waxay sii xoojinaysaa doodda Islaamka ku saabsan ee ka socota dalka Sweden. Mehmed Kaplan ayaa isna ah xubin kale oo Muslin ah oo ka tirsan baarlammaanka Sweden, laakiin isagu u soo galay xisbiga Green Party. Wuxu ahaa madaxweynaha Dhallinta Muslimiinta ee Sweden waana u dareen wanaagsan yahay Isutagga Muslimiinta ee Sweden. dhahar.com
  13. Originally posted by NinaNC: Actually, close to 50% of Mogadishu ayuu ku dhex fiyaateynooyaa. Joornaalada aqriso adeer, it is 2010 after all. Alow sahal. Nina aniga waxaa igu maqaal ah in ay 45% Shariifka gacanta ku hayo. Adiguse waad naga xoog ogaal roontahay, malaha 5% dhawaan baa la qabsaday, mise Ugaandeeska waa laga xisaab badiyee. Si kastaba ha ahaatee, dowlada Somaaliyeed waxaan u rajeynaynaa in ay dhulkeedi xaqqa uleedayhay oo idil inay la wareegto.
  14. Click on the link below to listen to the audio: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=584:isimo-ka-kooban-isimada-beelaha-gobolka-b ari-oo-soo-gaarey-degmada-dhahar&Itemid=121
  15. Isimo ka kooban isimada beelaha gobolka Bari oo soo gaarey degmada Dhahar. Dhahar (SPR): Isimada iyo cuqaasha gobolka Bari ayaa waxay maanta soo gaareen degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan. Isimadan ayaa waxay u yimaadeen shaqaaqo dhawaan ka dhacdey degmada Dhahar oo ay dad ku nafwaayeen sidii ay u xalin lahaayeen. Arintan ayaa waxay dadku intiisa badan leeyihiin waxaa lagu xiriirinayaa aano qabiil kadib markii deegaanka Qardho lagu diley nimanka wax toogtey shalay walaalohooda. Isimada gobolka Haylaan ayaa arintan aad uga hortagay isla markaana ku howlan xalinteeda. Waxaa maanta sidoo kale aad ugu howlan xalinta shilkii dhacay isimada gobolka Bari oo uu hogaaminaya Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin, waxaa kaloo weheliya Suldaan C/laahi Cumar Saalax, Beeldaaje Ismaaciil Yaasiin, Suldaan Baashi Koonte, Suldaan Daa’uud Faarax, Suldaan Siciid Guuleed Sanyare, General Cali Ismaaciil, Suldaan Ciise Maxamed Ciise, iyo isimo kale. Isimadan ayaa waxay soo gaareen degmada Dhahar galabnimadii maanta, halkaasoo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey. Isimada ayaa idaacada SPR uga warbixiyeen socdaalkooda, isla markaana sheegay in ay maanta nasan doonaan barina la shiri doonaan isimada gobolka Haylaan. Suldaan C/laahi Cumar Saalax Jeenicad ayaa idaacada Somali Public Radio warbixin kooban siiyey.
  16. Dhahar (October 6): At least 3 people were killed in an inter-clan revenge attack in North Eastern Somalia, adding on to an increase of violence since Puntland began launching offensives in Western Bari towns. Two people were killed on the spot and a third died being taken to hospital after gunmen stormed a crowded cafe early Wednesday in Haylaan regional capital, Dhahar, and unleashed a barrage of gunfire. "I was inside my shop when I heard gunfire and saw people sprawled on the ground," cafe owner Farhia Hirsi told Somali Public Radio reporters dispatched to the scene. The real motive behind the attack was not immediately clear, but residents said it involved long-standing animosity between the rival **** ********* sub clans. The two groups have staged frequent attacks on each other in and around Bosaso, about 260 km Northeast of Dhahar, since Somalia collapsed into anarchy nearly 20 years ago. But the region had been calm prior to latest offensives in Galgala, staging deadly battles between Puntland forces and Western Bari militias loyal to Maxamed Saciid Atam. The ****** subclan of the ***** tribe largely inhabit Dhahar city and share clan affiliations with indigenous residents of Western Bari. The leadership of the Puntland government is dominated by members of the ***** sub-clan, according to a recently published VOA article (Clan Rivalry Complicates Terrorism Fight in Puntland). Somali observers have warned of such an overt attack (Galgala offensives) could reinvigorate long-held political and economic grievances the ********** have had against the Puntland government. Source: dhahar.com [ October 07, 2010, 06:44 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  17. Originally posted by NASSIR: The mysterious appearance of strange aliases has begun. Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts. Ahmed Taha with 2 posts. Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. i've never laughed so hard. Did he actually say that he was an Australian Investor? Outrageous indeed, another illusional SSDF cheerleader. Keep re-inventing more characters, i won't be surprised if one of them claims to be Melez Zenawi on SOL.
  18. Siyaasiga ruug cadaaga ah ee Axmed Guure AAdan islamrkaana jagooyin kala duwan kasoo kala qabtay maamul goboleedka Puntland marna ahaan jirey gudoomihii Baarlamaanka Puntland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ku eedeeyey xukuumada puntland inay wadaan dagaalo ka dhan ah dadka deegaanka sanaag, heylaan iyo Galbeedka Bari gaar ahaan sida uu sheegay dagaalada ka socda deegaanka galgala ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu dhibaateeyo dadka deegaankaasi. Mud, Guure ayaa tilmaamay inay maamulka puntland gaar ahaan madaxweynaha c/raxmaan Faroole ay dagaalka ku dabakhayaan in la xasuuqo dadka shacabka ah ee deegaankaasi islamrkaana ay caalamka u sheegayaan sheekada xiligan socota ee waa argagixiso iyo alqaacida islamrkaana la gubay beero guryo iyo hanti kale oo ay lahaayeen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaankaasi . Sidoo kale mud,guure oo la weydiiyey inay jiraan wadahadal ay la yeesheen madaxweynaha puntland c/raxmaan faroole islamrkaana kala hadleen arintan xiligan jirta ee dagaalka in lagu dhameeyo wadahadal ,ayuu ku jawaabay inuu madaxweyne c/raxmaan faroole ku gacan seyray arintaasi iyadoo uu ku tilmaamay inuu la dagaalamayo niman alqaacida ah balse uusan dheg jalaq usiin Odayaashii iyo waxgaradkii deegaanka sanaag bari ee ergada ahaa . Siyaasigan axmed guure aadan ayaa ugu baaqay waxagaradka ,aqoonyahanada ,siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka puntland inay ka hor tagaan dagaaladan ay ku dhimanayaan dadka walaalaha ah ee uu wado sida uu sheegay maamulka puntland masuuliyiinta ugu sar sareeya. Yaasiin Faytin Xafiiska Muqdisho GalGalanews.com.
  19. ^Adeer simply because your militias are weak and the only threat they pose is hypocracy thus SSC strategy is to face the real source of occupation (SNM). SSC would worry about Puntland if it posed any military threat, since the clan enclave in Garowe is weak, no need for SSC to target Garowe clan militias.
  20. ^Your as confused as ever. The incident in Dhahar, Galgala, and Bosaso are all indeed different but share clan rivalry as a common denominator. As far as you beating the drum for further war, adeer your clan enclave don't have the audacity to hunt reer Dhahareed in Bosaso let alone the clans head quarters. Atam had nothing to do with the incident in Dhahar as Gallad clarified, the incident is similar to those in Ufayn, Cagaare etc. All these incidents highlight instability with bad leadership as source of the problem. Gallad; Gabanka ha'iska booteeyo ee ii daa, adeer Dhahar rag baa jooga ee oradoo u tag. He is bothered by the clan indeed, since Dhahar chased marya calas militias led by incompetent Cadde out of Western Bari.
  21. Originally posted by Thankful: quote: Labada nin ee dhintey ayaa ahaa walaalo waxaana magacyadooda lagu sheegay Siciid Shire Cartan (Jeenicad) iyo Maxamed Shire Cartan (Jeenicad), waxaana ay ka mid ahaayeen koox reer miyi ah oo sahan u ahaa xoolahooda iyaga oo daba joogey roobab la sheegay in ay ka da’een baadiyaha Qardho dhanka galbeed kaga beegan. Attacking poor rural animal herders thats brave! Puntland needs to take the fight to Dhahar now, after making Atam flee from Galgala. Shows the lame ambitions of an SSDF character. Nin daad qaaday xumbo cuskay. Puntland is begging foreigners to aid them with a strugle against a sub-sub clan of Western Bari. Puntland to attack Dhahar is only a cowards wish. May allah shower mercy on the dead.