Alla-Maxaan-Kulayaabay

Nomads
  • Content Count

    46
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alla-Maxaan-Kulayaabay

  1. Faysal Cali Waraabe, UCID Chairman interviewed by Cagmadhige. As usual very funny and brutally frank. Post your memorable qoutes. Mine: "Saddex calan bay Laa Ilaaha illa Laah ku qorantahay adduunka: ka sucuudiga, ka Somaliland iyo ka UCID" Cagmadhige: Tusbaxaad mar walba wadataa waad ku wardisaa, markaad duceynaysid ma Somaliland kaliyaad u duceysaa, mise Soomaali oo dhan" Faysal: Mayee Islaamkoo dhan."
  2. Faysal Cali Waraabe, UCID Chairman interviewed by Cagmadhige. As usual very funny and brutally frank. Post your memorable qoutes. Mine: "Saddex calan bay Laa Ilaaha illa Laah ku qorantahay adduunka: ka sucuudiga, ka Somaliland iyo ka UCID" Cagmadhige: Tusbaxaad mar walba wadataa waad ku wardisaa, markaad duceynaysid ma Somaliland kaliyaad u duceysaa, mise Soomaali oo dhan" FAysal: Mayee Islaamkoo dhan, walaahi."
  3. SomaliNationalist;737712 wrote: Proud to be child of Qudhmis/tratiors/agents of habashi/ lool like somaliland exists 9 Posts ayyuu marayaa markaasuu cayda Somaliland ku afbaranayaa. Allaa maxaa dhakh nabiga baratay ayyuu ninkii jiray yidhi.
  4. That was the 26th June Independence day in MN and the people who belong to 26 June also belong to the glorious flag of the Tawxiid. The blue flag people just wanted to hijack our day and then this Mujaahid turns up and says ''hey this is MY day, and then hails Samo Ku Waar Saamo Ku Waar..''. That is why you won't find us in any 1st July coz that belongs to Somalia. I dare you I double dare you, can any Somaliland-diid turn up in a party full of Somalilanders with the blue flag? Don't even think about it coz to us the blue flag could ONLY be seen on the fallen scrap metals of MiG fighters flown by Fa*qashs and apparthied mercenaries committing genocide against our women and children.
  5. Qoute: Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana lugta ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey. Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa? End of Qoute. Anigu dumar waxba kamaan sheegin horena waxaan ku idhi sharaf ayay iga mudan yihiin, laakiin ha u jiibin oo nacamlaynta iska daa ayyaan ku lahaa. Ta labaad waxaan ka hadlayba meel kalaad u boodday, qoraalkaaga dirqi ayyaa lagu fahmayaa, sidaa aad afkaagii hooyo ka tahay ayaad Soomalidaad ka sheekaynaysana ka tahay. Af gaalo ama mid muslim miduun keen bal. Markaa i jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis.
  6. Che -Guevara;724845 wrote: ^Bal dhaqanka suuban inaadeeradaa kow soobar d@badh!l!fnimada iskadaaye dheh-nothing worse than subservient man. Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi: Dalka waan aqaana Bahal iga da weynoo Dad cun ihi ma joogee Ma didee hargoolow Ha igu tumin durbaanada Iyo Daasadaha madhan. (Daalaley Hadraawi). Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'. Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.
  7. ^Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi: Dalka waan aqaana Bahal iga da weynoo Dad cun ihi ma joogee Ma didee hargoolow Ha igu tumin durbaanada Iyo Daasadaha madhan. (Daalaley Hadraawi). Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'. Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.
  8. Sida gunta ha u hadlin, dumarkana ha u jiibin. Raggu ma caytamaan dhaqanka suubban baro.
  9. ^Habluhu markasta waa xilo sharaf ayay mudanyihiin, uma jawaabo umana jiibiyo, that's how we roll. War XX'oow inaar Politics unbaad la soo taagantahee inanta afgaro dee, war illeen reer Xaraf ma ilbaxo:)
  10. The Zack;724836 wrote: ^qaxoonti my rear end. These people are in their motherland and need no approval from nobody. What has your 'rear end' got to do with politics? War sida ragga u hadal ama 'liyaskut fa huwa khayrun lahu''
  11. Che -Guevara;724824 wrote: ^History will not look back on those celebrating this day while just across the border Somali girls are raped everyday. Crocodile tears. War waaweynaa ilmada yaxaasku. Stories are told by the victors saaxiib.
  12. Naxar Nugaaleed;724829 wrote: what on earth is registrate registrate = register = diiwaan galin dadka wadanka Soomaaliya ee ku sugan wadanka walaalahooda ee Somaliland ee jaarka la ah ee ay qaxoontiga ku yihiin. It is good for them in terms of their own safeguarding and good for the regional admin of Sool to insure security, it is a win-win situation.
  13. The Zack;722617 wrote: Video-gu wuxuu leeyahay: Ururka dhaqdhaqaaqa Somaliyeed, nothing about Somaliland. The speaker is talking about Somalia . Jaceylbaro, It aint my fault that you didn't have the guts to defend your points. Hargeisa has to deal with multiple problems before the world can consider recognizing it. Ignoring those problems will keep you in the status quo. I know the South is in a bad position, but I say it is time for Somaliland to reconsider its positions for the better of its people. War bal ibtiladan eega niyaw, war heedhe dee adeer Soomaali inaanu nahay cidna loo sheegi maayee, adeer dhinac laguu raaca uun keen. Mar waxaad leedahay waa clan enclave, markaa clan-ka haddaan kuu raaco, waxaan ku leeyahay clan-ku waa kuwa sidaas u dhaqma in times of war....iska qiro saaxiib Somalilandtan aad ku soo toosto eed ku seexato hadh iyo habeen eed u jeeddaa waa beesha dhexe, markaa haddii taada xattaa laguu raaco, kuwaasu nahay ee yaad tahay ayyaan ku leeyahay Mr. Zenawiyow
  14. Somalilanders waa kuwan, ragga waxaa lakala bartaa mararkaanoo kale, not in chat rooms, listen to Muj Ibrahim Meygaag Samatar addressing SNA POWs: http://www.youtube.com/watch?v=ZypP6FaDpGY&feature=related
  15. The Board was informed at the outset of its letters addressed to His Highness Prince may God protect him from all of His Excellency President Ahmad Muhammad Siilaanyo President of the Republic of Somaliland and President Abdoulaye Wade, President of the Republic of Senegal, and His Majesty King Juan Carlos, King of the Kingdom of Spain and President Dr. Leonel Fernandez, President Dominican Republic and His Excellency President Lee Myung-bak, President of the Republic of Korea and President Boni Yayi of Benin Republic and His Excellency Mohammed bin Isa Secretary General of the authentic in the Kingdom of Morocco. أحيط المجلس علما في مستهل اجتماعه بالرسائل الموجهة لحضرة صاحب السمو الأمير حفظه الله ورعاه من كل من فخامة الرئيس أحمد محمد سيلاني رئيس جمهورية أرض الصومال ومن فخامة الرئيس عبدالله واد رئيس جمهورية السنغال ومن جلالة الملك خوان كارلوس ملك مملكة اسبانيا ومن فخامة الرئيس الدكتور ليونيل فيرنانديز رئيس جمهورية الدومنيكان ومن فخامة الرئيس لي ميونغ باك رئيس جمهورية كوريا ومن الرئيس بوني يايي رئيس جمهورية بنين ومن سعادة محمد بن عيسى الأمين العام لمؤسسة أصيلة في المملكة المغربية. Source: http://www.citytalks.co.uk/fulldetails.asp?ref=46636
  16. War ninyaw raggu ha kaftamaan ama ha murmaane, ilmaadaryaalow ilaahbaan idinkudhaarshee dumarku ha ka baxaan Politics, illeen dhaqankii ayaynu ka tagaynayaa. Habluhu sharaf ayay leeyihiin, gobonomada Soomalinimanada dhaqan waxaynu u lahaan jirnay in dumarku iyo raggu aanay iska dhex yooyootamin, illeen wixii way kharribmayaane. Walaalayaal hablaha SOL fadlan fadlan iskaga dhex baxa raggan hadh iyo habeen aad la murmaysaan, Allaan idinku dhaarshee miyaad maqaaxi intaad tagtaan ragga kula dhex murmi lahaydeen? jawaabtu idinkaan idiin dayanayaa. Wallaahi lexo jeclaa iga kiin haysa. War ina ragga halkan ku jira ee dumarka u jawaabow isa soo caddee dee.
  17. Jujuubayaasha war magaca muxuu la helay. Wuxuu yidhi aayad iyo xadiis midna gali maayaan, tolow qoladaa miyaad kujirtaa
  18. Ardu Soomaal imika waa la iska daayay. Jamhuuriyattu Soomaliland ayyaa ka fiican, waayo Ardu Soomaal waa turjumaad magacyadana lama turjumo, waayo carabtu Holland - Hollanda unbay yidhaahdaa, sidoo kale Finland waa Finlaandaa, markaa teenu waa kuwaasoo kale. Wariyuha luuqadii cadawga Somaliland ayyuu isticmaalayaa sida: Infisaal (Goosasho), Iqliim (Gobol), Shimaaliyiin (Reer Waqooyi), Jamhuuriyad Maa Usammaa (Waxa loogu yeedho Jamhuuriyadda...) malaha carabta ayyuu ka baqayaa inay shaqada ka eryaan hadduu si saxa u warramo. Barigii Cigaal AUN si fican ayay Al jazeera uga warrantay Somaliland, laakiin imika qoladani kamaba warhayso siday ula hadli lahaayeen warbaahinta carabta.
  19. 18 May: Ubax baa laysu dhiidhiibayaa, farxad baa laysla dhaadhaafayaa!! Wq. Cabdillaahi Cawed Cige May 21, 2011 Somaliland waa ku cudur dadka qaarkiis, weliba mid aan dawo lahayn. In ay tagtay, ka maqnayd maamul, maamuus iyo talo Soomaaliweyn muddo labaatan sannadood ah weli dadkaas kuma soo duxin. Ma jiro xadiis iyo aayad lagu akhiriyi karo dadkaas oo tusi karta xaqiiqada Somaliland. Sidaas aawadeed in waxsheeg lagula daalaa waa 'maskaxfaar'. Yeelkeedee, waa halkii Sahra Axmede “bal aan heesaha ku dayo”, bal aan mar kumaadkii ugu celiyo in: Somaliland, 18ka May, SNM, xuduudaha, go'aan qaadashada, aaya-ka-tashiga iyo waxaas oo dhammi yahay go'aan dadweyne. Meyd maxaa u dambeeyay? Iyo kaas la sii siday. Jujuubayaasha xadiisku mari la' yahay waxa u dambeeyay Cali X. Cabdalla oo maqaal af qalaad ku xardhan ku soo daabacay bogga WardheerNews. “Jigjigiyo ******** haddii, jabay ka soo yeedho “Hadba jidaan bannaanayn wadaad, jiidhayaa yimiye.... A. C. Beyle. Bal aynu eegno waxa wadaadkani na inagu soo kordhiyay. Gunnimo: Wuxuu Cali maqaalkiisa inoogu tilmaamayaa in; “Halka dadka gobta ah ee faanka mudani hawaystaan in ay u dabbaaldegaan maalmahooda xornimada ay qaateen ee qiimaha leh, waxa jira dad Soomaaliyeed oo isu arka agoomo Smiidh, Jaardiin iyo gumaystayaashii kale dhaleen”. Ha nixin ha na yaqyaqsoonnin, sababta oo ah waa fekerkii qoraaga waxa aan tilmaamayaa. Waxa se isweydiin leh; Reer Somaliland ma Ingiriis baa dhalay? Sheekadan xaggaad hore ugu maqashay? Haa, Ina Cabdille Xasan; Iiddoor wagaashliyo kufriga, wacad allow yaalle... Waa niman walaalo ah tan iyo waaga aakhiro'e. Ferenji gumayste ahaa ayaa loo barooranayaa arrin aan ku sii tiigaalo ma aha, keli ah waxa aan jeclaystay bal in aan ra'yiga jujuubayaasha dadweynaha tuso. Haddii laga tegiwaayo waxa aan kaga baxayaa; xuduudaha Jamhuuriyaddii hore oo dhan waxa jeexay gumayste, haddii taasi cid gaar ah agoomo ka dhigayso iyo haddii kaleba. Madax dadka duufsata: Wuxuu maqaalku ina xusuusinayaa in agoomahaas Ingiriisku dhalay ay lumisay qaddiyad qabiil oo ay u laqimeen madax habowsani. Fekerka noocan ahi waa mid dhadhay oo jujuubayaasha laga fujin kari la' yahay. Waxa markhaati aad u dhow kuugu filan jujuubayaashaasi waxa ay daliil marka ay doonaan usoo qaataan warqad uu madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” sagaashanaadkii qoray oo uu talobixin kaga dhiibanayay sida xalka Soomaaliya lagu gaadhi karo. Waraaqdaas waxa daliil looga dhigaa in madaxweynuhu Soomaaliweyn jeclaa, maantana jecel yahay. Haa, Nacam; waa madaxweynaha dadka ku jujuubaya inay go'aan iyo casabiyad qabiil kolka la raaco qoraalka Cali. Waxa kale oo iyana aynu ognahay in madaxweynihii koowaad ee Somaliland ku dambeeyay xerada Soomaaliweyn. Sidaasi darteed ra'yiga ah dadka waa la duufsadaa oo waxa u hargotuma madaxdooda waa mid khaayis ah. Shiikha iyo calankii lagu gefay: Goldaloolooyinka ugu balballaadhan ee qoraalka Cali ku noqday dalbajuuqaha raadxumada badan u soo jiiday waxa ka mid ah sharraxaadda uu ka dhiibtay asalka calanka Somaliland iyo meesha uu ka yimi. Wuxuu qoraagu inaga dhaadhicinayaa in calanku yahay kii Itoobiya, Shahaadada ku xardhanna laga soo dabatuuray. Waa dhab in midabada calammadu isu ekaadaan haseyeeshee Itoobiya? Waayo Kuwey d(Doogo, Caddaan, Casaan), Eeraan (Doogo, Caddaan, Casaan), Kurdiyiinta (Casaan, Caddaan, Doogo), Isutagga Imaaraadka Carabta (Casaan, Doogo, Caddaan, Madow) iyo qaar kale oo badan oo Muslimiin ah. Maxa calanka Itoobiya loogu ladhayaa kan Somaliland? Ujeeddada qoraagu leeyahay ma cadhayntii hore loo ogaabaa? In calanka Itoobiya HURUUDU ku jirto xisaabta ma ku darsaday qoraagu? Maya, Huruuddu indhihiisa waa midabkii uu doono, nin meeli u caddahaya meeli ka madow. Taasi waxba ma'aha illaa aad gaadho isku walaaqanka aqoonta qoraaga ee Shiikh Aadan Siiro. Sida qoraagu innoo dhigayo Shiikhu wuxuu koolkooliyaa Allow naxiirasaygii Usaama iyo madaxweynaha Eeraan Axmediinajaad. Weger iyo ka waaweyn. Qoraagu xisaabta ma ku darsaday in Axmediinajaad yahay Shiico, labada nin ee kale na Sunni? Ma se og yahay in marxuumka iyo Shiikh Aadan Siiro urur ahaan sii kala jeedaan? Ma waxa aynu ku soconnaa 'buuxi meelaha bannaan?'. Qubanaha: Qoraalka qaybihiisa kale waxa ay isaga boodayaan wacdi, ardaadhig, baayacmushtar iyo waano dhicis ah oo dhan loo qaadi lahaa ba ay sarbeebihii maqaalka lagu furay cidla joojiyeen. In madaxweyne Faroole gabadh HA ah qabo maxaa inooga faa'iido ah? Somaliland se miyay ***** ka mamnuucday in ay hablaha Hargeysa ama Burco jooga guursadaan? Dooddaada difaaceedu haddii uu halkaas gaadho sidee xaydaankaaga Soomaaliweyn u dhaafayaa xuduudaha kale? Haddii maanta oo la joogo qoraagu qirayo in geelashu xuduudaha dalalka kale isaga gudbaan sidee aqoonsiga Somaliland geela daaqtegistiisa dhib ugu noqonayaa? Bal adba! Gunaanad: Midnimo iyo kalatag waa laga doodi karaa. Cabasho iyo eed waa la isu soo jeedi karaa. Waxa se murugo ah haddii mabda lagu saleeyo mindiroorto joogto ah, rayigaagu na ku sargo'naado midabada iyo hubqaadka mar ba cidda aad cadowgaaga siyaasadeed u aragto. Somaliland go'imayso, Somaliland waxa ay ka go'day Soomaaliya maalin sida qoraalkiisa ku cad aanu Cali ogayn. 18 May xuskeeda cid na looga hibaysanmaayo, Somaliland iyo jiritaankeeduna way soo taagan yihiin. Bal haddaba si dhaqanka isfahamka iyo dulqaadku inoogu koro waa in dooddu ilbax ka noqoto caaddifadda iyo wixii uurkeenna ku jira oo afku inaga xado. Cabdillaahi Cawed Cige Liverpool E-Mail: edleh@hotmail.com Dheegasho: http://www.wardheernews.com/Articles_11/May/Cige/21_18_May_Ubax_baa_laysu_dhiidhiibayaa.html
  20. ^This kid seems to worry more about bodyguards in Hargiesa than the genocide happening right now right this time in his own territory of Maakhir. Your people are being killed, displaced and you still worry about Somaliland politics. Wallee kaftankii la sheegi jiraa runa.
  21. Abokor Omar;720178 wrote: The Darwish were a bunch of renegade criminals using the Diin as cover to justify these actions. Its leader was a camel thief at heart and his mission was to grab land as well as camels. In his time as liberate of Somalia as some refer to him he killed more Somalis than whitemen and when he was defeated it was clear his mission of fighting the whiteman was a lie. The British left Somalia as they had found not as an anglican put post in the horn. What amazes me is whilst this so called freedom was fighting the British his people were being occupied by the Ethiopians, why was he wasting time and energy on British Somaliland, a group of people who did not need saving. Till today 100's later his people are occupied by brute force and Somalilanders are free. The moral of the story is charity starts at home; if you to be a freedom fight, free your people first not a group that's not interested in being free.. Well Said Abokor Omar, dadka sidaa aan garanayn waa kuwa sidoo kale aaminsan ee yidhaahda Somaliya 1990 ayay burburtay, taariikhda si kalaa loogu akhriyay....waa lagu shubay oo lagu shubay oo lagu shubay.....wali lagama shubin waa halkii Afweynee.
  22. War marka koowaade horta inaad i taqaano muhiim maaha mawduuca ka raac. Ta labaad, when you try to support your ''history'' meelahaa wax whitemen ku qoreen aad la soo carartay waa ta hore. Tan danbe ee xamar lagu dhigi jiray, waa taariikhdii MOD ay mal malluuqday markaa waa la iskaga daba yimid taas. Ever heard of: History is written by the victories. Odayaasha ii sheekeeyey waa kuwii guulaystay ee maanta calankooda hoos hadhsanaya, markaa iyaga there is no motive to lie, illeen guushii ayay hanteeene. Teeda kale odayashaadii waa kuwan ee dhageyso: Whitemanka aad sheegayso inferirotiy complex kama qabo waa rag ila mida mana ma necbi aniguye, I am just saying don't cite them sidii ay wali siraata yihiin. Darwiishku aniga wuxu ii qoran yahay tuug geel dhici jiray, waliba waxyaabo kaluu dheera, dhagayso Odayashaadii hadda maaha kuwaygii:
  23. Muxuu yidhi ninkii jiray: war la qabaa xiiso maleh, abti dhako kale keen!