Alla-Maxaan-Kulayaabay

Nomads
  • Content Count

    46
  • Joined

  • Last visited

  1. Faysal Cali Waraabe, UCID Chairman interviewed by Cagmadhige. As usual very funny and brutally frank. Post your memorable qoutes. Mine: "Saddex calan bay Laa Ilaaha illa Laah ku qorantahay adduunka: ka sucuudiga, ka Somaliland iyo ka UCID" Cagmadhige: Tusbaxaad mar walba wadataa waad ku wardisaa, markaad duceynaysid ma Somaliland kaliyaad u duceysaa, mise Soomaali oo dhan" Faysal: Mayee Islaamkoo dhan."
  2. Faysal Cali Waraabe, UCID Chairman interviewed by Cagmadhige. As usual very funny and brutally frank. Post your memorable qoutes. Mine: "Saddex calan bay Laa Ilaaha illa Laah ku qorantahay adduunka: ka sucuudiga, ka Somaliland iyo ka UCID" Cagmadhige: Tusbaxaad mar walba wadataa waad ku wardisaa, markaad duceynaysid ma Somaliland kaliyaad u duceysaa, mise Soomaali oo dhan" FAysal: Mayee Islaamkoo dhan, walaahi."
  3. SomaliNationalist;737712 wrote: Proud to be child of Qudhmis/tratiors/agents of habashi/ lool like somaliland exists 9 Posts ayyuu marayaa markaasuu cayda Somaliland ku afbaranayaa. Allaa maxaa dhakh nabiga baratay ayyuu ninkii jiray yidhi.
  4. That was the 26th June Independence day in MN and the people who belong to 26 June also belong to the glorious flag of the Tawxiid. The blue flag people just wanted to hijack our day and then this Mujaahid turns up and says ''hey this is MY day, and then hails Samo Ku Waar Saamo Ku Waar..''. That is why you won't find us in any 1st July coz that belongs to Somalia. I dare you I double dare you, can any Somaliland-diid turn up in a party full of Somalilanders with the blue flag? Don't even think about it coz to us the blue flag could ONLY be seen on the fallen scrap metals of MiG fighters flown by Fa*qashs and apparthied mercenaries committing genocide against our women and children.
  5. Qoute: Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana lugta ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey. Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa? End of Qoute. Anigu dumar waxba kamaan sheegin horena waxaan ku idhi sharaf ayay iga mudan yihiin, laakiin ha u jiibin oo nacamlaynta iska daa ayyaan ku lahaa. Ta labaad waxaan ka hadlayba meel kalaad u boodday, qoraalkaaga dirqi ayyaa lagu fahmayaa, sidaa aad afkaagii hooyo ka tahay ayaad Soomalidaad ka sheekaynaysana ka tahay. Af gaalo ama mid muslim miduun keen bal. Markaa i jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis.
  6. Che -Guevara;724845 wrote: ^Bal dhaqanka suuban inaadeeradaa kow soobar d@badh!l!fnimada iskadaaye dheh-nothing worse than subservient man. Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi: Dalka waan aqaana Bahal iga da weynoo Dad cun ihi ma joogee Ma didee hargoolow Ha igu tumin durbaanada Iyo Daasadaha madhan. (Daalaley Hadraawi). Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'. Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.
  7. ^Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi: Dalka waan aqaana Bahal iga da weynoo Dad cun ihi ma joogee Ma didee hargoolow Ha igu tumin durbaanada Iyo Daasadaha madhan. (Daalaley Hadraawi). Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'. Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.
  8. Sida gunta ha u hadlin, dumarkana ha u jiibin. Raggu ma caytamaan dhaqanka suubban baro.
  9. ^Habluhu markasta waa xilo sharaf ayay mudanyihiin, uma jawaabo umana jiibiyo, that's how we roll. War XX'oow inaar Politics unbaad la soo taagantahee inanta afgaro dee, war illeen reer Xaraf ma ilbaxo:)
  10. The Zack;724836 wrote: ^qaxoonti my rear end. These people are in their motherland and need no approval from nobody. What has your 'rear end' got to do with politics? War sida ragga u hadal ama 'liyaskut fa huwa khayrun lahu''
  11. Che -Guevara;724824 wrote: ^History will not look back on those celebrating this day while just across the border Somali girls are raped everyday. Crocodile tears. War waaweynaa ilmada yaxaasku. Stories are told by the victors saaxiib.
  12. Naxar Nugaaleed;724829 wrote: what on earth is registrate registrate = register = diiwaan galin dadka wadanka Soomaaliya ee ku sugan wadanka walaalahooda ee Somaliland ee jaarka la ah ee ay qaxoontiga ku yihiin. It is good for them in terms of their own safeguarding and good for the regional admin of Sool to insure security, it is a win-win situation.
  13. The Zack;722617 wrote: Video-gu wuxuu leeyahay: Ururka dhaqdhaqaaqa Somaliyeed, nothing about Somaliland. The speaker is talking about Somalia . Jaceylbaro, It aint my fault that you didn't have the guts to defend your points. Hargeisa has to deal with multiple problems before the world can consider recognizing it. Ignoring those problems will keep you in the status quo. I know the South is in a bad position, but I say it is time for Somaliland to reconsider its positions for the better of its people. War bal ibtiladan eega niyaw, war heedhe dee adeer Soomaali inaanu nahay cidna loo sheegi maayee, adeer dhinac laguu raaca uun keen. Mar waxaad leedahay waa clan enclave, markaa clan-ka haddaan kuu raaco, waxaan ku leeyahay clan-ku waa kuwa sidaas u dhaqma in times of war....iska qiro saaxiib Somalilandtan aad ku soo toosto eed ku seexato hadh iyo habeen eed u jeeddaa waa beesha dhexe, markaa haddii taada xattaa laguu raaco, kuwaasu nahay ee yaad tahay ayyaan ku leeyahay Mr. Zenawiyow