Xoogsade

Nomads
  • Content Count

    2,115
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xoogsade

  1. Col. Abdullahi Yusuf oo Dacwad ka dhan ah Cali Geedi gaarsiiyey Melas Zanawe. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay magaalad Addis-abbaba ayaa waxay sheegayaan in abdullahi yusuf markii uu la kulmay Meles uu ku dacweeyey Geedi, isagoo ku ee deeyey arimo aad iyo aad u xasaasi ah oo ay ka midyihiin. 1.xilka qaadistii Buubaa markii ay isqabteen Ali america oo ah ninka safaarada kenya wakilka-ka ah, ayaa wararku waxay sheegayaan in Geedi uu la saftay Ali America,xilkiina uu ka qaaday Buubaa. Waraka aanu ka soo xiganay dad aad iyo aad ay isugu dhow yihiin abdullahi yusuf ayaa waxay sheegayaan in Abdullahi Yusuf ka xumaaday xil kaqaadista Buubaa waayo Buubaa waxaa uu waday qorshe uu Abdullahi yusuf u dirsaday oo ahaa in xilka laga qaado Ali America loona dhiibo nin reer Puntland ah. 2.Yusuf waxaa kale uu ku eedeeyey Geedi, markii uu wafdi uu dibadda u aado Geedi waxaa uu xambaar ku ka xeeyaa dad gaaraya 50 qofood oo uu ku tilmaamayo in ay-yihiin wafdi isaga lasocda qofkiina waxaa uu ka qaataa $5.000 us ah. 3.Yusuf waxaa kale uu ku ee deeyey Geedi, Nairobi in Passporkii cusbaa oo hadda la soo sameeyey uu suuqa yaalo sidii kii hore oo kale qof walba lasiiyo lacagna laga qaato. 4.waxaa kale uu ku ee deeyey wixii caawinaada oo ay bixiyaan hey-adaha uu isagu jeebka ku shubto,marka dowladii oo dhan ay u shaqeyso sidii qaab NGO,waxaas oo idil waxaa ka mas-uul ah Geedi. eedeynta C/llaahi yusuf ayaa ah mid daba socota qorshe uu rag barlamaanka ku jira uu u xil saaray oo uu ku yiri, mowshin waa in la diyaariyaa Geedi lagu tuuro. waxaa kale oo in laxuso mudan in Abdullahi Yusuf oo Meles ka dhaadhicinayo in Geedi lagu badalo Ali Mahdi laakiin lama oga sida Meles arintaas u ogalaan doono. http://dalkanews.com/news.php?readmore=57
  2. Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybiid) oo siiyey Ciidamada Tigreega Nashqadii lagu burburin lahaa Suuqaweyn ee Bakaaraha. Cabdi Qeybdiid oo dhowaan loo magacaabay Taliyahay Boliska Somaliyeed ayaa. Cali maxamed Geedi ku wareejiyey Nashqadii lagu Burburin lahaa Suuqa Bakaaraha, kadib maalintii loo magacaabay xilkaas, Isagoo Qeybdiid usheegay Geedi iyo Saraakiisa Tigreega in uu isagu uga aqoon badan yahay cid walba Xamar oo uukula dagaalay Ciidamadii Mareykanka iyo Taageerayaashii General Caydiid. Cabdi ayaa u sheegay saraakiisha in niman dhalin yaro ah oo Suuqa Bakaaraha ku leh Ganacsiyada waaweyn ay taakuleeyaan kooxaha ka dagaalamaya Caasimada ilaa kuwaas ganacsigooda laburburiyona aysan arinkaanu joogsaneyn marka waa in laburburiyaa dhamaan ganacsiga Bakaaraha, Wuxuuna taas ku cadeeyey in uu isagu guulo badan ku gaarey Madaafiic uula dhacay suuqaas sanadihii lasoo dhaafay sidaa awgeed ayaa Qeybdiid waxaa uu siiyey ciidamada Tikreega Nashqad ama Kaarto uu soo sameeyey oo uuleeyahay waa in sidaan loo bilaabaa oo laburburiyaa Suuqa Bakaaraha waxaana dadka oo dhan ogyihiin in Madaafiicda Suuqa Bakaaraha lagu garaacayo labilaabay maalintii Lamagacaaabay Qeybdiid. Wuxuuna ku yiri hadii arinkaas uu waxweyn ka bedeli waayo dagaalada ayku jiraan waxa uu uyaqaano Argagixisa in uusan wax qibrad meletiri ahba uusan laheyn wax shaqo ahna uusan ka qabadn doonin xukuumada Tikreega, Qeybdiid ayaa la ogsoon yahay waxyaabihii uu ugeystey dadka rayidkaa ee ku nool Caasimada Somaliya markii uu si arxan daro ah ugu tuuray Hoobiyeyaal sanadihii la soo dhaafay hadana kula talinay Tigreega in ay intii hartay sii laayaan. Nashqada ayaa laga hellay maanta Guriga Cali Maxamed Geedi uuka degan yahay Xamar Maruu wareysi siinayey Somaliweyn website waxaana ka balan qaadeynaa Aqrista yaasheena in aan usoo ban dhigi doono Nashqadaas oo toos ah. Insha Allaah. http://dalkanews.com/news.php?readmore=59
  3. Warar goordhaweyd naga soo gaaray aagaga dagaaladu ka socdaan ayaa Dalkanews.com u sheegay in dagaal xooggan oo ka dhacay Hotel Ramadan lagu jabiyey ciidamo qoraxdhacii shalay si dhuumaalaysi ah ku soo galay Hotel ramadaan nawaaxigiisa. Dagaalkaan ayaa xoogiisu ka dhacay hotel ramadaan, waxaana u suurto gashay Ciidamada Xaq-udirirka inay si xooggan uga adkaadeen kuwii naflacaariga ahaa ee isugu jiray Itoobiyaanka & dabadhilifkooda, Warka ayaa intaas ku daraya in qasaare xooggan oo isugu jira Dhimasho, dhaawac loo gaystay, Maxaabiisna looga qabsaday, Magaalada Muqdisho ayaa hadda subaxnimada ah mid deggan oo ka degan sidii shalay walow la maqlaayo xabadaha dhawaaqooda. yaa ka dambeeyey soo galitaanka Hotel Ramadaan ee Ciidamada gumaysiga Wararka soo gaaraya Dalkanews.com ayaa sheegaya in rag ka tirsanaa Shaqaalihii Shirkadda Banaadir oo kal hore Laga raacdeeyey shaqada soo hor kaceen, iyaga oo soo marsiiyey luuqyada soo gala Hotelka taasoo aanan laga filanayn. sidoo kale waxaa dagaalka la socday maleeshiyada Maxamed dheere, C/qaybdiid & Maleeshiyo daacad u ah Cali geedi & Salaad cali jeele. waxaana u hirgashay inay soo galaan aagga Hotel Ramadan. Posted by master on April 22 2007 02:16:25 http://dalkanews.com/news.php?readmore=58
  4. Maakhir, is Cali Kahliif Gallayr a member of this Organization? I think the organization should come forward and condemn the TFG. There is need for inclusive approach to Somali problems.
  5. Garaad has answered the question I asked with regards to the TFG. I forgot to acknowledge that in the other thread. He is wrong about the ICU but it is good that he doesn't agree to what is going on in Muqdisho. Emperor and Somalieconomist should follow suit, and like Garaad, take the right stance on the issues. At any rate, we discussed this seccession issue endlessly. The future of Somalia should be decided by all somalis, not by a clan. As much respect as I have for Brothers from Hargeysa and related townships, I don't see their wishes coming true without a major dispute with the rest of Somalis in Somalia proper. There is no justifiable reason for them to continue on the path of seccession once we eliminate distrust and get good leadership. I understand the emotions attached to staying separate, but the causes behind such emotion are never permanent. As long as we get trust-worthy somali government representative of our values, both islam and local culture inline with islamic traditions, one must agree there is no need for calling it quits. Xukuumad fiican aan ka shaqeyno sidaan ku heli leheen instead of deviding the country. The whiteman's transgressions on our country should have no merit to us somalis, therefore, the future should be decided based on what we as somalis collectively want. Every clan will have a say when the time is right. It is that simple. Now, let us talk about Muqdisho and the pressing issues. Arrintaan warkeeda hanoo dambeeso. PS: Priority is to get good government first. TFG needs to go first.
  6. ^ Emperor, not all somalis have the same values. Some compromise everything including their religion for short gains like the TFG supporters while others prefer to stay above the ignobility of such compromises. There is nothing to gain from joining the TFG. What muslim somali becomes a foot soldier for men who openly declare war on islam, and on their own people, and call innocent children and women terrorists so A xabashi army can have a field day on these innocent children and bomb them? What kind of muslim somali accepts Xabashi army to mercilessly massacre his own flesh and blood? The TFG was and is a forum for the worst among our society, the warlords, political opportunists, murderers, those who displaced somalis en masse. Their supporters, by their own characters, whether online, offline, in somalia or outside somalia, have one thing in common to them, Hypocrisy and hatred of islam, they have no shame. And we know where hypocrites are destined, to the bottom of perdition. Anyone with dignity and conscience who looks at A/Y, Geeddi, Jeelle, the parliamentarians who are on Geeddi's throats for firing Buubaa when they said to this day nothing about the Genocide of their own people, the massive displacement, can never bring himself or herself to Defend(like you do on a regular basis) the tfg, speak on behalf of it, and tarnish their standing with God.. Qof muslim dhab ah ma taageero TFGda Munaafaq mooyee. You have no noble reason to support the Xabashi army massacring muslim somalis other than an ignorant man who is related to you calls himsefl a president. Isn't that very lowly?
  7. http://jp.reuters.com/tv/videoStory.aspx?isSummitStory=False&storyId=40b8ffcf8fbc4cef971e3549d7b357410724f15b&WTmodLoc=NewsArt-L2-RelatedVideo-2 You can always scroll down at reuters news web page and click on any somali news, then you will get to the video, but try the above link in this post.
  8. ^ Red Sea is doing a good job bro, don't discourage him from contributing. He highlighted some good points. Does the organization condemn the Xabashi invasion of the country? the word "stabilization" in their article to describe the TFG genocide is hypocritical. There is no stabilization going on but utter instability in where it mattered the most --> Muqdisho. Where is the article these good fellas of somali patriots condemning the TFG is? I would like to see it if there is one. I think what Somaliland adminstration has done was based on miscalculation. They expected favourable outcomes for their cause and were proven wrong. Time to move on. Waxaa fiican, maadaama arrimaha soomaaliya qabiil ku dhisan yihiin, and clan connection tramps other common interests, in laga fogaado wixii dagaal qabiil keeni karo. Dhulka kalaaba ka badan, no need in my opinion to shed blood for the wrong reasons.
  9. Garaad, Sheekhinamada adaa ila jecel, I am not one by any stretch of the imagination and never claimed to be one. I am muslim so it is given I support islamic solutions derived from its devine source to our problems rather than clan based solutions which never succeed. You have seen how islam united Muqdisho and gave it back the peace it lost 16 years prior. Islam is now replaced by the clan based formula and the result is the ongoing genocide. As for my input on behalf of Alle-Ubaahne, I corrected you according to his explanation. Don't get upset saxib if my explanation denied you some valuable points against him. I didn't plan to make a casuality out of your perceived solid case based on the specific comments at issue. Besides, It is not like AU was a perfect man anyway, he had and has flaws just like you and me.
  10. Garaad, Ma qiratay inaa TFGda ku taageersan tahay qabiil daraaddii? Haddaan cadaab u socdo adigana ma ila galeesaa? supposing I supported the ICU for clanish reasons. Besides, I share no clan with Indhocadde, just so you know and don't get mixed up on the facts. Mar kale aan ku weydiiyo, Maku qanacsan tahay waxa Muqdisho ka socdo haa oo maya? Let us see if your cries for justice have any merit for its selective nature. Yes or No will suffice. Your garaadnimo is on the line saxib. SOOMAAL As you wisely said, intii is rabto ha is raacdo, qabiil la qasbi karana ma jiro. Let each clan manage their own affairs up there in the north till we get a government which appeals to us all. Hadhoow qoladii diida inay soomaalida kale wax ku darsato, Keligeed ha go'do to avoid bloodshed and if that is what they decide for themselves. For now, qabiil kasta waa xor lamana qasbi karo. The only useful history for us somalis is the one we have chartered and charter for ourselves without the input of some European man.
  11. ^ Garaad, Can you condemn the TFG the same way and call them Daalimiin? That is when your words carry a weight. You will look good if you are consistent in seeking justice for all, haddii kale Dulmiga aad dadka kale ku heysato yaad gacmaha kula jirtaa. Red Sea Best option for Somalilanders(those who truly consider themselves Somalilanders anyway) is to avoid war and never transgress. Soomaalida qola walba teeda inay ka tashataa u fiican intii walaaltinimo guud soo noqoneyso. Dadkaan hadda Somaliland dusha ka saaran, ee feestada ka bixi la', wax sax ah haba ku doodaan maal mahaan, Uma arkaan Dadka Muqdisho in dhibaato heysato waana ku faraxsan yihiin intooda A/Y qabiilka daraadii ku taageersan. Aw-garaad waa ka mid dadkaas(I will take this back if he denies his blind support to the TFG). Hadalkooda waxba yuusan caadifad ku galinin bro. Waa la iska indha tiraa waxay qoraan. The winner in this conflict is the man who retreated in my view. Not only did he avoid bloodshed, he saved both sides of the clan devide. A wise choice he made and he should be applauded for that. Hadday caqli leeyihiin, feesto meelaha lagama qabteen laakiin ilaahaa na dhaafiyay dhibaato ay dhihi lahaayeen. Dadkaan geesiyaasha iska dhigaayo, Geesinimadooda Zenawi markuu Soomaaliya qabsaday yay soo if baxday(Dhahar sons not included), intii ka horeeysay, they were champions of peace and settled conflicts peacful ways. That should tell you something. Haddana madaafiicda haluga garaaco iyo inteen ku duulnaa yaa sheekadooda u badan.
  12. http://www.reuters.com/news/video/videoStory?videoId=49245
  13. Xiin, thanks for the update bro, keep up the good work.
  14. ^ This latest promotion and nomination of the war criminal changes nothing but adds more difficulties to the problems A/Y has. First, A/QEYBDIID is not influential beyond a dozen rag tag clan militia who are no match to the opposition, Second, he participated in Cadaado conflicts and fought alongside Xabashi troops on his way back to Muqdisho, therefore, a bad blood between him and others exist. His clan can not afford to defend this criminal anymore. He had no good standing among his own clansmen generally before the TFG anyway, and won't have a favourable place now or tomorrow. The TFG lost the war already. The only way Qeybdiid can buy a new lease for himself is to be part of the opposition fighting the Xabashi troops, and even that won't help him recover from his past conduct. He will be discarded after use as he deserves(if he fights the Xabashis). As usual, the TFG have invested in another loser.
  15. Considering the the track record of A/Y and Geeddi, they will go down fighting terrorists than engage in any meaningful negotiations which -in their rusted wicked mind - will deminish their power as the sole rulers of Somalia. These men live in a different world and are happy with the situation on the ground as it is, unconcerned, unmoved and affected by psychopathy. They live in denial and they will go down living in denial. Men like them never repent and change. It is their creed. I am surprised some brothers still think they have a chance of survival after what transpired in Muqdisho and still on going. Nothing but hanging these two stooges will compensate for their criminality. Planning a future without the TFG is the only way forward.
  16. Originally posted by nabadshe: "Waxaa dagaalkii Dhahar ka masuul ah oo dabada ka wada reer Muqdisho oo hadda ku sugan Hargeysa. Kuwa dagaalka horinaya waa kuwo aan doonayn oo ka soo horjeeda dawlada Soomaaliya, waxanay ka shaqaynayaan sidii loo wiiqi lahaa dawlada federaalka, markaa maadaama aan anagu dawlada taageerno ayaa la doonayaa in Puntland dhibaato loo gaysto"ayuu yidhi Afqudhac oo xamaasadaysani. "Ma aha cidda la soo weeraray madaxweynwaynahayaga, kuxigeenka oo aniga ah iyo dawalada Puntland, laakiin waxaa la doonayaa in la burbuiryo waa umada Puntland" ayuu yidhi Afqudhac oo hadalkiisa sii wata. Puntland might self-destruct in the future without Muqdisho playing a role. Af-Qudhac and Cade Musse will ensure that.
  17. A/Y isn't fooling anyone by appointing this warlord. Sida horay u dhacday, A/QEYBDIID and anyone who fights on his behalf will be the target of the people's rage. Horn-Afrique guessed the motivation behind the nomination. And it is too late. As Xamar-101 alluded to, he can be helpful in fighting the Xabashis if he wants, which is an unlikely prospect since all the warlords know they have no place in Muqdisho if the Xabashis are ejected from there.
  18. Those young boys in the pictures wadna naxaaya ma qabaan, cell phonekaa iigu daran
  19. ^ You are right saxib. Muqdisho is no place for the Xabashi army. The longer the war goes with minimal effect on the enemy the harder it will be for the average person to bear though. The TFG is no more anyway but the Xabashi army needs to suffer for their savagery. I just hope the sacrifices being made should come in strong and greater numbers of somalis to join to shorten the tragedies unfolding and see the quick defeat of the Tigre animals. Our country is at risk if the Xabashis get hold of Muqdisho.
  20. It is a matter of how long the US and Zenawi are willing to continue funding the massacre and displacement of Somalis in Muqdisho. The TFG never had any significant support among Somalis to begin with and their legitimacy comes from interested foreign powers. Remove the Xabashi Army and get the US to stop sponsoring the warlords and you will never hear a word about the TFG. They will exist in a far away town protected by Zenawi just as they were, rejected and despised by the their society at large. They won't survive a day in Muqdisho.
  21. Hi Xiin, that is going to take some time and unity among somalis. How long these fighters in Muqdisho can keep up with a well funded and replenished army is a concern.
  22. These men represent no one but their own greed. You would think a clanist is someone who puts his clan first before God and other human beings. They don't fit that description do they? The Xabashi Army serving the tigre and US interests in Muqdisho who are willing to sacrifice themselves in a foreign land for the grand cause of annihiliating the weak and devided somalis are more dignified than these good for nothing self-appointed warlords and stooges.