Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. Brave ones should head home first and convince us to follow suit then and only then..! It will be another 10 years until I may entertain the idea of leaving this comfort zone for permanent settlement back home.
  2. lol@joe 6-pack.. staring is the word!! Nuune, Istanbul seems to be decent and quite neat really. Laakiin tii ku afduubtay, qaabdaratu miyaysan jini beach ku geenin. Skinny dipping ma qabaan miyaan jiniyaashada?
  3. Bal car akhri MIKAZUTEKISHIKAZUZUKI
  4. Malaha wuxuu ku wadaa democracy ayaa soo noqonaysa(even though this will be a selection rather than election) oo ugu dambaysay 68-dii. Though presidential elections were contested and voted across the country and not only in Muqdisho.
  5. AUN inta dhimatay. Maaddeey wuxuu soo tabiyaa dadka shacabka ah ee la xir xiro, kuwa aftuubku laayaan dhib badan kuma hayaan.
  6. AUN Mowlid Macaani iyo Faysal X Cilmi.
  7. These were good pranks, but no one can top Trevor Noah!!
  8. Nice pics ya Nuune. Lakin adi jeans iyo shaati gacmo dheer ma ku joogtay meesha. War xuma sheega jooji waryaa, sawiradana sii wad!!
  9. War ninku caqli digaagsanaa. Yuu ka xoreeyay? Dadkiisii buu inta uu qaxiyay oo dagaal gashay buu ku sii faanayaa.
  10. Those of you who watch this hard hitting game may already know about the New Orleans' Saints team that has been penalized for running a Bounty Program. An audio has recently surfaced where the former(banned) defensive coach is instructing his players to intentionally injure the opponents. Something that's against the league's rule. Here is the link for the audio. Be aware of the profanity: http://theusof.com/
  11. Al Haji-General-Maulana-Sheikh Yusuf Siyad Indhacade Dhulkaan markuu ganacsadaha ahaa baa dowladu u saxiixday
  12. burahadeer, wouldn't it be better to ask the person to prove the claim or prove them wrong by countering the claim itself? And this is not directed at you per se. We as Somalis are known to exaggerate things and present them as facts.
  13. ^There is no fight, but just heated debates. You maybe see things differently! Anyway, "it's part of SL" soo maaha meesha sartu ka quruntay(as they say in my neck of the woods).
  14. Waryaa, don't stress out your self. Waan kaa wareegsaday, My Kingofkings!
  15. ^KING space KING, you are that sensitive about a fake name and yet drag a good man's name and character like it's joke. Waryaa odowga ka har.
  16. burahadeer;814771 wrote: waar loo taagheli maayo...you fighting losing battle...put your photo on your house so it won't be taken:D Seriously! Laascaanood iyo Buhodle nin ku dagaalamaya oo kuwa kale ku leh "dhul bay sheegtaan" that's the irony!
  17. Taleexi, adigu isdhaafisay iska daa Faroole will follow Adde path and will leave with honor. Makharis will take the throne, but wont be Ilko. There is another Makhirian with such a length diplomatic portfolio who will take the helm.
  18. Waryaa KingKong, Professor-ka maxaad ku daba dhigay? Markan reer Maakhir bu kursigu ku socdaa, prof. farjacna will fit for VP.
  19. How does UZTAAD's coffee shop gossip equates as that of PL or people from PL? You getta love Somalis! Let's discuss how to dismantle the crazy group and find lasting peace.
  20. AS has claimed the responsibility of this attack. And it's possible that Al-Shabab to have infiltrated the TFG's lower level security establishment, hence why the alleged suicide bomber(lady) has passed through the check points. But it's quite preposterous to suggest that the president or anyone in higher office of this government would have hand in this. that's just absurd.
  21. Bisinkee, ka leexda bal!! Meeshu inay SOL tahay Nin sadkii gaarra ay tahay Libaax u sugaha yahay Ma nin seegan baa jira? Mar haddaad sarxarad iyo Qodob aan salkiisaba Lagu simin ruulkaa Sanka taabte noo dhigay Haddii aad saf dhaaftana Inay seeftu kula tagi Ma nin seegan baa jira? Sidii samanaddii hore Kuway seeftu leeftee Innankii Subeyr iyo Saafi qaali gabantii Loo sacab tumaayay Markii subax arooryaad Safka hore la taagee Sacabadaba laga jadhay Ma nin seegan baa jira? Sedexdaa sifeeyee Saaxiib Libaaxow Inantii Sureer ee Saqda dhexe habeenkii Dadku wada saliim yahay Sidii musaafo doon tahay Sumadeedii SOL eed Ka masaxday madashii Saaxiibow soo celi !! Sal fudeydba lagu sheeg Bal si uu Abwaaniyo AT&T-gaa indhihii guduuteen Subxo igu maqsuudaan Soo celi Sureer yaray!!
  22. Dowladihii hore, qofka ku dhasha Soomaaliya, waliba kuwi ahaa Hindida(hindi iyo pakistan), Eritrean, iyo Yemen, jinsiyada waa la siin jiray. Sidoo kale qofkasta oo Soomali ah oo ka yimaado dhulalka la haysto iyo Djabouti, iyagana waa la siin jiray Jinsiyadda. Ajnabiga la qabo(Mostly the wives from Russia, the Eastern block, and Italians) iyagana waa la siin jiray. Hadda waxa cusub oo kaliya waa 5tan sano oo daganaanshaha ah. Waxay illa tahay inay ku daraan clause u fasaxaya caruurta ku dhalatay qurabaha ee Waaridkood yahiin Somalida in iyaga la siiyo.