Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Xafiis Duulimaad oo caalami ah oo laga furey magaalada Boosaaso Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday xafiiska shirkada shirkaasi oo lagu magacaabo Horn of Africa Avitaion Service Agency. Furitaanka xafiiskan ee ay yeelanayso Shirkad Duulimaadyada ee Horn of afrika oo wakiil ka ah Shirkada Al Yamaniyaha ee dalka Yemen ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland Isimo Culimudiin Nabdoono Ganacsato iyo Marti Sharafkale oo lagu casuamay kulan kaasi Furitaankii Xaflada Sharikada Duulimaadyada Horn of Africaee wakiilka ka ah Shirkada Duulimaad yada Dalkaasi Yaman ay ka samaynayso Deegaanada Puntland iyo Caalamakaba ayaa waxa ka hadalay isla markaasina sharaxaadka bixiyay masuulka shirkadaasi Siciid Salax Deer, waxaana uu sheegay in xafiiskan uu wax badan ka qaban doono baahida dhanka duulimaadka ee ka taagan deegaanada Puntland, isagoo sheegay in uu qiimo jaban yahay xafiiskan adeegyadiisa duulamad duulimaadyada kale Masuulaka Shirkadan cusb ee Duulimaad yada ee laga hir galiyay Deegaanada Dawlad Goboleedka Puntland Horon of afrika Siciid Saalax Deer oo saxaafadu wax ka waydiisay in shirkadan cusub ee dhinaca Duulimadyada in ay ka duwan tahay shirkadaha kale ee ka hawl gala Puntland marka loo eego dhinaca qiimaha ayaa waxa uu ku jabaabay, in qiimaha uu ka jaban yahay diyaaradaha kale maadaama uu xafiisku la shaqeynayo diyaaradaha caalamiga ah sida Yemenia.- Sida oo kale waxaa kualan kaasi ka hadalay Duqa dagmada Boosaso C/risaaq Xareed oo sheegay in ay maamul ahaan soo dhowaynayaan Shirkadan cusub ee Duulimaad yada ayana lasamayn doonaan wada shayqan Shirkadaha kale ee Duulimaadyada ee ka hawl gala deganada Puntland ayaa waxaa Codkooda ku hadalay jaamac Salaad dhaga dhere oo sheegay in ay soo dhowaynayaan Shirkadan Cusub ee dhinaca Duulimaad yada Shirkadan Cusub ee dhinaca Duulimaadyada ayaa waxa ay xafiis laabaad ku leedahay Magaalda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug aydoo shirkadani Caalamak qaybi hiisa kala duwan kuleedahay Xafiisyo oo qaban doona shaqada ay Shirkadu u bahan tahay. Axmed Muuse Cali (Jookar) SBC International Boosaso
  2. This is great news for the Somali diaspora, and it means Daalo's old faulty unreliable russian abodoned and rented planes face taugh competition, their days are numbered...
  3. Kashafa, Ina adeer anigu waxba kaama sheegaayo, but what I gota say to you is one thing, you need to work on your behaviour and qaab-dhaqan...
  4. Xaflad Logu Taageerayo Heshiiskii Jabuuti oo Kadhacday Boosaso. Kulankani oo ujeedada loo soo qaban qaabiyey aheyd Taageerida hishiiskii ay ku gaareen magaalada jabuuti DFKMG iyo Mucaaradka ayaa maanta lagu qabtey hoyga laga maamulo Degmada Bosaso ee xarunta G/Bari. Maamulka G/Bari wasiiro katirsan DGPL qaybaha kaladuwan bulshada kudhaqan mag bsso ayaa goobjoog ka ,ahaa kulan ka lagu ayidayo hishiiskii jabuuti lagu gaarey magalada jabuuti. Kulankan taageerada ah Eemaanta lagu qabtey xarunta D/hoose ee Magaalada Boosaaso ee xarunta G/Bari waxaa masuuliyiintiikasocotey DGPL kusoo dhaweeyay gudoomiyaha G/Bari Muuse geele yuusuf faroole oo isagu ah masuulka ugu sareeya G/Bari. Goobta xaflada kasocotey marqura waxaa sawaxankeeda kiciyey lataliyaha Madaxweynaha DGPL Barqad Cali Saalax oo goobta munaasabada ay kasocotey dareen ahaan siweyn ukiciyey. Wasiirka ganacsiga DGPL C/samad Yuusuf maxamed Abwaan oo goota kahadley ayaa sheegay in hishiiskani uu muhiim uyahay umada soomaaliyed hirgelinteedana lagala qeybgalo DFKMG iyo mucaarad Iasagoo sheegay in puntland ay tahay meelaha ugu horeeyo oo hishiiskaasi siweyn looga soo dhaweeyay. Kulankan lagu taageerayohishiiska kadhacey xarunta dalka jabuuti ee maanta lagu qabtey Magaalada Boosaaso ayaa kusoo beegmaya xili dalka soomaaliya oo dhami uu kasoconaya soo dhaweynta hishiiskii dhowaan kudhexmarey Magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jabuuti. C/xakiin Yuusuf Macalin SBCInternational- Boosaaso
  5. Xaflad lugu tageerayo Shirkii lugu heshii siiyey Kooxaha isbahaysiga iyo Mucaaradka Wadanka soomaaliya oo ka Dhacday Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari. Bosaso:-Waxaa maanta ka Dhacday Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Bosaso Xaflad balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka iyo Qaybaha kale ee Bulshadu Xafladaasi oo ay ku soo bandhigeen Shacabka Reer Bosaso iyo Xukuumaduba sida ay ugu qanacsanyihiin soo dhowaynta Heshiiska ay kala Saxiixdeen Dowlada Federalka ah ee Somaliya iyo kooxa Muracaaradka ah. Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa Halkaasi ka Hadlay waxaana uu ku Nuux Nuuxnuuxsaday Sida ay ay Maanta u tahay Guul Macquula oo la taabankaro Heshiika lugu kala Saxiixday Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Dalkaasi Jabuuti Waxaana ay shegeen inay u dirayaan Hanbalyo iyo bogaadin Shacabka Somaliyeed Meelkastoo ay ku sugan yihiinba. Waxaaa sidoo kale kulankaasi Si wayn ugu soo dhaweeyey Qaybaha kala Duwan ee Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada Gobolka Bari waxaana ay sidoo kale ay muujiyeen guud ahaan Masuuliyiinta ka soo qaybgashay kulankaasi sida ay ugu qanacsanyihiin heshiiska wax ku oolka ah ee ay kala saxiixdeen DFKG waxaana ay Mahad uga Celiyeen Ergayga Gaarka ah ee arimaha somaliya Ahmadu Ould Abdllah oo in badan isku mashquuliyey sidii loo heli lahaa xasilooni iyo Deganaansho ka Curata wadanka somaliya. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Wershedaha DGPL oo Xafladaasi soo Xiray ayaa ku Nuux nuuxsaday sida ay mihiim ugu tahay dalka iyo dadkuba maanta inay helaan Xukuumad Cadaakaa waxaana uu sheegay wasiirku inay talaabadani tahay mida keliya ee ay Dowlada somaliya maanta ku gaari karto horumar la taaban karo. Radio Dhahar/Bosaaso
  6. Dhahar: Dibad bax lagu taageerayey heshiiska ay wada gaareen Dowladda iyo Mucaaradka oo ka dhacay Dhahar 11. Juni 2008 Dhahar(AllPuntland)-Dibad bax lagu taageerayey heshiiskii lagu kala saxiixday dalka Jabuuti ayaa maanta ka dhacay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, dibadbaxaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Isimo, maamulka degmada iyo dadweyne fara badan. Guddoomiyaha degmada Dhahar ee maamulka Puntland Salaad Xasan Shire oo ka hadlay dibadbaxaasi ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhoweynayaan qodobadii heshiiska ay wada gaareen Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo kooxaha Mucaaradka kaasoo uu ku tilmaamay mid horseedaya nabad ka dhalata dalka Soomaaliya gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya. Guddoomiyaha degmada Dhahar ayaa hambalyo u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed isagoo ugu baaqay in ay taageeraan geedi socodka nabada dalka Soomaaliya, wuxuuna intaa raaciyay in maamulkiisa uu u heelan yahay sidii loo dhiiri gelin lahaa dib u heshiisiinta Soomaaliya. Dhanka kale maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay wada gaareen Dowladda KMG iyo Mucaaradka, Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi ayaa heshiiskaasi ku tilmaamay tallaabo horumar leh oo dhinaca nabada loo qaaday wuxuuna sidoo kale uu soo dhoweeyay ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo la keeno dalka Soomaaliya, kuwaasi oo meesha ka saaraya joogitaanka ciidamada Itoobiya. C.M.Cali AllPuntland, Garoowe
  7. Intelligence reports from Eritrea say that President Isias Afawerki has got angry over the departure of Sheikh Sharif Sheikh Ahmed to Djibouti to join in Djibouti peace talks sources in Eritrea said. Sources say that Isias Afwerki has phoned to Sheikh Sharif in Djibouti warning him from taking part the peace but Sharif rebuffed to accept. The sources say that Isias Afawerki has threatened to Sharif of premeditated killing against him. Some intelligence officers close to Eritrean president say that he warned the rest of the ARS members in Eritrea from taking part the talks. Its yet unknown how/why Isias Afawerki is doing this act. "He is in assassination plan against Sharif "sources close to Eritrean president told Mareeg online by phone" Sharif has rubbished Afawerki’s remarks. Sources say that if the peace agreed to withdraw Ethiopian troops from Somalia subsequently they would invade Eritrea that might be the foremost concern of Eritrea putting in pressure on Sheikh Sharif because no attack against Eritrea could take place if the Ethiopian troops are busy with the fighting of Somalia islamists leave from Somalia. Somali Prime Minister Nur Hassan Hussein and ARS chief Sheikh Sharif Ahmed signed the accord late Monday at the second of talks organised and mediated by the UN special envoy for Somalia Ahmedou Ould Abdallah. While some Islamist leaders and influential clan leaders joined the talks, Aweys and other Islamists stayed away, saying they would not take part unless Ethiopian troops backing government forces pulled out of Somalia. According to the accord, Ethiopian troops would withdraw after the United Nations deployed peacekeepers from countries friendly to Somalia -- excluding neighbouring states -- within 120 days after the armistice takes effect. It said the government would meanwhile "act in accordance with the decision that has already been taken by the Ethiopian government to withdraw its troops from Somalia after the deployment of a sufficient number of UN forces." On May 15, the UN Security Council adopted a resolution opening the way to a gradual return of UN staff to Somalia and possibly resulting in the deployment of peacekeepers there, but did not set a timetable. But Aweys said the new truce did not set a deadline for the pullout of Ethiopian troops, who deployed at the end of 2006 and ousted Islamists from south and central Somalia. "The agreement does not offer a timetable of the withdrawal of Ethiopian forces. It is not clear when they will leave," Aweys added. The Islamists have waged a guerrilla war since then, which according to international rights groups and aid agencies has left at least 6,000 civilians dead and displaced hundreds of thousands mainly from the flashpoint capital Mogadishu. The rivals also agreed to facilitate unhindered passage of humanitarian supplies to around 2.6 million Somalis in need of urgent food aid even though similar pledge on May 16 went unheeded. The figure is expected to reach 3.5 million by the year-end because of a prolonged drought and fast rising inflation. But the United Nations and aid groups have scaled down operations owing to increased insecurity. The country has been plagued by an uninterrupted civil war since the 1991 overthrow of president Mohamed Siad Barre. A string of previous peace initiatives and truce deals have failed. The African Union has deployed ome 2,600 peacekeepers deployed in Somalia -- short of the pledged 8,000 troops -- but have failed to stem the rising tide of insurgency in the nation of 10 million. This also comes as the Reliberation of Somalia alliance based in Eritrea will hold meeting next week to dismiss Sheikh Sharif. Zakariya Mahmud, ARS deputy chairman, has revealed that the ARS will hold a meeting next week to make a decision to dismiss ARS chairman Sheikh Sharif Sheikh Ahmad from his post and appoint a replacement to him. In a statement by telephone from Asmara, Mahmud said that "the ARS Central Committee will meet next week to put an end to Sheikh Sharif's betrayal of the ARS principles, cancel the unilateral decisions he has made, and reject the stances he has taken, which are opposed to the ARS policy. "This is the first time a prominent official of the ARS has publicly confirmed the intention to dismiss Sharif from his post. It is to be recalled that Shaykh Hasan Tahir Oweys, a leading figure in the ARS and former leader of the Islamic Courts, told Mareeg online recently that there is an intention within the ARS to sever Sharif's link to the ARS. Sharif has not held any meeting with the ARS members for the past three months. He also levelled sharp accusations at Eritrean President Isaias Afworki of attempting to control the ARS and to use it to serve his country's interests in the Horn of Africa. Shaykh Sharif and Sharif Hasan Adam, the dissident [former] speaker of the Somalia parliament, are leading the ARS delegation to Djibouti, currently hosting indirect negotiations between the ARS and the Somali authorities under the auspices of Ahmad Ould-Abdallah, the UN special envoy to Somalia. Zakariya Mahmud, the ARS deputy chairman, pointed out that Shaykh Sharif has ignored demands that he return to Asmara to resolve differences and explain the stand he has taken. He noted that Sharif, who is leading the ARS delegation to the Djibouti negotiations under the auspices of the UN between the ARS and the interim Somali government, led by Somali President Abdullahi Yusuf, is no longer the ARS chairman due to his betrayal of the trust of the ARS members and because he held talks with the enemies of Somalia under US auspices. He added: "The ARS will not recognize any agreement signed by Sharif with the Somali authorities because he has, in effect, lost both his post and the trust of the ARS members, and so he no longer represents them. We do not recognize him as the ARS chairman any more and we will overthrow him, because he has betrayed the trust and has failed to honour our constants of rejecting any peace talks with the Somali interim government or any Ethiopian official before the withdrawal of the Ethiopian forces from Somalia." The Ethiopian forces invaded Somali towards the end of 2006 to enable the Somali authorities to overthrow the Islamic Courts, which then were in control of several areas in Somali, including Mogadishu, for six months. " Zakariya Mahmud pointed out that the US ambassador to Nairobi played a key role in arranging the current Somali reconciliation meetings in Djibouti after unpublicized contacts with Sheikh Sharif without the knowledge of the ARS. He disclosed that, according to unofficial information that the ARS received from the Ethiopian ambassador to Djibouti, Sharif and some members of the ARS to the Djibouti negotiations met in secret [with the Ethiopian ambassador to Djibouti]. He said this represents "an unforgivable betrayal and an attempt to establish suspicious relations with representatives of the Ethiopian regime. " It is to be recalled that the ARS delegation had walked out of the Djibouti negotiations because the Ethiopian ambassador was present at the venue of the negotiations, something that Zakariya described as "an exposed theatrical ploy to cover up the suspicious contacts between the two sides." He added: "As far as we are concerned, we will not contact or meet with collaborators (in reference to the Somali authorities), or the occupiers (in reference to the Ethiopian forces) before Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has withdrawn his military forces from Somalia." Arab and Western sources concerned with the Somali issue expect that the overthrow of Sheikh Sharif from his post as chairman of the ARS would impact the efforts being exerted by Ahmad Ould-Abdullahi, the Mauritian diplomat and the UN special envoy to Somalia, to bring about direct negotiations between the ARS and the Somali interim government. According to the Asmara Alliance Charter, which was established last year and which comprises of Somali Islamists, secularists, parliamentarians, and dissidents, the deputy chairman of the ARS will temporarily assume the ARS chairmanship if Sheikh Sharif is actually toppled and dismissed from his post. Sharif, the former chairman of the Executive Council of the Islamic Courts, is viewed as a moderate among the hawks of the Islamic Courts, though in the past year he held controversial talks with representatives of US President George Bush's administration in the capital Nairobi under the auspices of the Kenyan authorities. Mareeg News Desk news@mareeg.com
  8. ^Its you thats the Caqli-gaab on here, you want to turn this topic into TFG/Ethiopia and Ashabaab, add you comment regarding the war between the two mentioned countries... otherwise stay out of it and keep your energy for the respective topics...
  9. ^Aweeys is a small player in this, neither him nor any member of the TFG has a say in this, this is much greater issue, one nation attacking another nation provatively is reckless and scary to say the least, w'll wait and see what the UN has to say about this open aggression... As for Djibouti's power, I am not undersestimating their power, they are well known brave people, and no doubt they will fight and repel against any aggression but the equation isn't balanced... Eritrea's military man power is about 110 thousand and further reserve force of about quarter a million, the entire population of Dj is about half a million the size of the city of Galkacyo or smaller...
  10. ^Lol Yeah, whatever bad and noisy behaviours them boyz learn in their hood they bring it here... From now on, I refer them Asbos to shut it up ... and the list is long , you shouldn't forget NinoBrown's style of gansta-argument delivery
  11. I am extreme sufferer of this Hayfever, my Solution is to only migrate from this Country...
  12. Newham is top of the list among the worst Lool, its the third I guess, where is NG and Isseh you have had your share of making the place into that list... So from now on you should stop your loud noisy qaylo, you ASBOS of SOL
  13. Yaa qashin isku soo aruuriyay! On a serious note, this belong to the joke seciton waryaa JB. But I like the signature and the author: SADAM BIN CABDIMUDALIB, it really is funny PS: There is sub-clan name mentioned in the article, you may edit it...
  14. Where do you go to collect this garbage articles, Ooh I must know its that sore loser Faroole's Garowe Online... Haha haha Qashin arooris badnidaa!
  15. Ina'lilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun, reports on the Djibouti side casualties are already in, two soldiers have already fallen.... Has this nation ever fought a war horta? I am not sure how they would take this. It's serious now, Djibouti is a small country, Eretria must stop its aggression or the UN, America and France have to intervene... The mad-dog Afawerki needs to be overthrown, time for a regime change in Eritrea, the people of Eritrea are living hell under this beasts dictatorship, they deserve better...
  16. Djibouti troops killed on border Two Djibouti say two soldiers have been killed and 17 wounded in border clashes with Eritrean troops, Djibouti says. Fighting continued on Wednesday morning after clashes broke out on Tuesday following weeks of rising tension. Djibouti said its forces were forced to fight back after coming under fire from Eritrean troops demanding the return of deserters who had fled to Djibouti. Last month, Djibouti complained to the UN that Eritrea was fortifying its side of the border. At the time, Eritrea denied it was planning for war and has not commented so far on the latest incident. Since Eritrea gained independence in 1993, the Horn of Africa country has been involved in two serious conflicts over territory with its neighbours. Both US and France have military bases in Djibouti.
  17. Two dead in Djibouti-Eritrea border clash-witness Wed 11 Jun 2008, 9:52 GMT By Omar Hassan DJIBOUTI, June 11 (Reuters) - Two Djiboutian soldiers were killed and 21 wounded when troops clashed with Eritrean forces along their border overlooking strategic Red Sea shipping lanes, Djibouti said on Wednesday. The first fighting since 1996 between Eritrea and Djibouti broke out on Tuesday after a nearly two-month standoff. Djibouti hosts French and U.S. military bases and is the main route to the sea for Eritrea's arch-foe Ethiopia. Djibouti said the clash began after Eritrean soldiers deserted and the Eritreans fired on them, prompting return fire. A second outbreak came when Eritrean soldiers later demanded their deserters back. Eritrean officials declined to comment and there was no independent confirmation. Fighting continued on Wednesday in the Mount Gabla area of northern Djibouti, Djibouti's Defence Ministry said. Also known as Ras Doumeira, it overlooks the strategic Bab al-Mandib straits, which are a major shipping route to and from Europe and the Middle East. A Reuters witness at a French hospital in Djibouti said helicopters had ferried in dead and wounded soldiers. In mid-April, Djibouti accused Eritrea of digging trenches and building fortifications on the Djiboutian side of the frontier. Eritrean President Isaias Afwerki told Reuters in a recent interview that was a "fabrication." MILITARISED The Djiboutian army says nearly 75 percent of its 11,000 troops are now stationed along its boundary with Eritrea, which is one of Africa's most militarised states and has more than 200,000 soldiers as part of a mandatory conscription programme. Djibouti hosts two foreign military bases, including one of France's biggest overseas contingents and a U.S. counter-terrorism task force of about 2,000 soldiers -- many of them elite special forces. It is also a vital route for landlocked Ethiopia, which has vowed to protect its shipping access in Djibouti if necessary. Eritrea and Ethiopia fought a border war in 1998-2000 that killed 70,000 people, and lingering enmity has fuelled conflict in neighbouring Somalia and in Ethiopia's ****** region. Former colonial power France signed a mutual defence pact with Djibouti after the Horn of Africa nation's independence in 1977. Djibouti has turned itself into a regional shipping hub after massive investment from Dubai. In a letter to the U.N. Security Council in early May, Djibouti's foreign minister said he suspected a "sinister" move by Eritrea to disrupt shipping lines along the Red Sea. This weekend, an African Union fact-finding mission was in Djibouti to investigate the issue. (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/ ) (Additional reporting by Jack Kimball in Asmara; Editing by Bryson Hull and Matthew Tostevin)
  18. Huh, Dayniile's take on this, they report Zenawi promised to fight along side his Djiboutian brothers Walleee, Horn of Afrika warbaa haysta! ---------------------------------------------------- Dagaalkii Jabuuti iyo Ereteriya oo sii xoogeystay, iyo Meles-ka Itoobiya oo sheegay inuu galayo dagaalkaasi kana bar bar dagaalami doono walaalahiisa Jabuuti Iyadoo shalay abaara salaadii Maqribka ay dagaal kedis ah isla markaana gardaro ah ay ku soo qaadeen ciidamada Ereteriya ciidamada dalka Jabuuti oo iyagu difaac uga jiray xadkooda, ayaa waxaa weli si xowli ah u sii soconaya dagaalka labada dowladood ee Jabuuti iyo Ereteriya. Dagaalkan oo xalay la isku habeen saday isla markaana illaa maanta halkiisii ka sii soconaya ayaa waxaa ka dhashay qasaarooyin fara badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh, taasoo la xaqiijiyay in labada dhinacba ay ku riiqdeen, maadaama dagaalkani uu ka dhacayo meel banaan oo aan laheyn meelo gabaad laga dhigto. Dhaqaatiirta Fransiiska ah ee isbitalka Milateriga dalka Jabuuti ayaa si weyn ugu howlan samatabixinta qaar ka mid ah dhaawacyada ciidamada dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaasoo ay diyaarad Helicoptar ah ka keentay xadka labada dal, waxaana qaar ka mid ah ciidamadani la xaqiijiyay inay u geeriyoodeen dhaawacyada soo gaaray, wallow aan la xaqiijinin tiradooda. Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa madaafiicda noocyadeeda kala duwan, haba ugu badnaadeen madaafiicda goobta ee loo yaqaano (Artilerry), mana jirto weli dowlad sheegatay inay horumar ka gaartay dagaalka, sidoo kalena ma jiraan warar ka madax banaan dowladdahan oo iyagu sheegaya in qolo lagu sikaday xadkeeda. Dhinaca kale, ra’iisal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa ku dhawaaqay barqonimadii saaka mar uu ka hadlay Telefishinka dalkiisa inuu gelayo dagaalka Ereteriya iyo Jabuuti, isla markaana ay ka barbar dagaalami doonaan ciidamadiisu kuwa xaq u dirirka ee dalka Jabuuti, wuxuuna ku eedeeyey Afwerkiga hogaamiya xukuumada Asmara inuu yahay nin gardaradiisu xadka ay dhaaftay. Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegayaa in haddii ay ku soo biiraan dagaalkan uu noqon karo mid faraha ka baxa, maadaama muddo sanado ah ay is hor fadhiyeen dowladdaha Ereteriya iyo Itoobiya kuwaasoo uu ka dhaxeeyo cadaawad aad u xoogan oo dhinaca xuduudaha ah, waxaana laga yaabaa in caalamku hal dhinac uga soo jeesto xukuumada madaxweynaha macangaga ah ee Asmara. Garaadcadde, Djbouti garaadcadde@hotmail.com
  19. Dagaal ka socda xuduud 2 Wadan ee Jabuuti iyo Eratareeya Posted to the Web Jun 10, 21:01 Jabuuti:-War haatan naga soo gaaray dalka Jabuuti ayaa sheegay in ciidanka dalka Eratareeya ay dagaal ku soo qaadeen xuduuda u dhexeeya Jabuuti iyo eratareeya,dagaalka ayaa waxaa uu ku bilaawdey ka dib markii ay ciidanka dalka Earatareeya ay rasaas xoogan ku fureen kuwa Jabuuti Ciidanka Eratareya ayaa waxay sheegeen in askar gaaraya 30 askari ay ka soo baxsadeen dalka Eratareeya ka dibna ay u galeen dalka Jabuuti waloow aysan xaqiijin arinkaas. Ciidanka Jabuuti ee fadhiya Buuraleyda Gabla ayaa ka jawaabay rasaasta ay fureen ciidanka Eratareeya,dagaalka ayaa galabta dib si xooggan u bilaawdey sidda uu sheegay afhayeen u hadlay Wasaarada G/dhiga ee dalka Jabuuti Wixii warar ah ee soo kordha kala soco halgan.net C/Casiis Maxamed Fanax Halgan.net
  20. Djibouti says clashes with Eritrean troops at border DJIBOUTI, June 10 (Reuters) - Djiboutian soldiers clashed with Eritrean troops for the first time in a nearly two-month old standoff, Djiboutian state media reported on Tuesday. The Eritrean government was not immediately available for comment, and no independent confirmation of the clash was immediately available. "There was a clash between the two armies this afternoon," Djiboutian government media reported the Ministry of Defence as saying. "The fighting is still happening." The clash took place in the Mount Gabla area in northern Djibouti, the Defence Ministry was quoted as saying. The two tiny Horn of Africa nations have been locked in a standoff since mid-April, when Djibouti accused Eritrea of a illegal foray across its border. Eritrea has denied any aggression. An African Union fact-finding mission was in Djibouti to monitor the situation over the weekend, but has made none of its findings public yet. The two nations clashed over the border in the mid-1990s. Eritrea's rivalry with neighbouring Ethiopia led to a 1998-2000 war over their border that killed at least 70,000 people. Bitter feelings over that war have dominated politics in the Horn of Africa ever since, and both countries are supporting different sides in neighbouring Somalia's latest civil war. (Additional reporting by Jack Kimball in Asmara, Writing by Bryson Hull; Editing by Matthew Jones) (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: africa.reuters.com/ )
  21. Aljazeera.net Horn of Africa neighbours clash Troops from Djibouti and Eritrea have fired shots at each other along their shared border, the Djiboutian military said in a statement. The clashes took place on Tuesday in the Ras Doumeira area where Eritrean troops reportedly carried out an incursion on April 16, sparking tensions between the two Horn of Africa neighbours. "During the pursuit of an Eritrean deserter who tried to rally the Djiboutian armed forces, the Eritrean military opened fire on our units at around 12:30am [0930 GMT]," the Djioutian army said in a statement. "The Djiboutian armed forces retaliated with their weapons." The army said that Eritrean military officials then issued an ultimatum for Djibouti to return all 30 Eritrean deserters on its soil or face armed action. "At 6:40pm [1540 GMT], under the cover of darkness and prayer time, Eritrean troops opened fire on our soldiers," the statement said. "In the face of this attack, our military struck back ... As this statement is published, the fighting continues." Stand-off The fighting is the first since Djibouti accused Eritrean forces of digging trenches on both sides of the border, infringing several hundred metres on to Djiboutian territory, an accusation Asmara has vehemently denied. The claims began a tense stand-off which raised fears of an all-out military confrontation at the southern end of the Red Sea, one of the world's busiest shipping lanes. Djibouti and Eritrea had twice previously clashed over the border area. In April 1996 they almost went to war after a Djibouti official accused Eritrea of shelling the town of Ras Doumeira. And in 1999, Eritrea accused Djibouti of siding with Asmara's rival Ethiopia, while Djibouti accused its neighbour of supporting Djiboutian rebels and having designs on the Ras Doumeira region. According to international human rights organisations, thousands of young Eritreans attempt to leave their country every year. Ethiopia recently reported that 1,300 Eritrean had defected and crossed the border in the last six months. Djibouti is backed by France and the United States, both of which have big military bases in the country, while Eritrea is accused of backing anti-government fighters in Somalia and is involved in a long-running border standoff with Ethiopia.
  22. ^D:, Are you pretending to be clever my man? Ok this is different thread but I will answer you, and only on this occassion... For me, I would say absolute inhuman and cruelty, very very painful
  23. Hahah heck is wrong with the dude, ain't got anything to say about his message but the way he presents and body language... I categorically declare to agree with Marco this time and say that North Americans have no manners and lack all sort of human-civil behavioural conduct... they have yet to evolve.... Marcus comes across like a decent lad with funny messages
  24. ^Excellent, there is just tragic in our eyes, Walahi I couldn't bring myself watching again, I tried but I could not, I have never felt this ligh-hearted before... horrible indeed