Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi oo caawa gaaray dalka Jabuuti Posted to the Web Jun 13, 18:44 Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa uu u amba baxay galabta dalka Jabuuti isaga oo ka dhoofay Garoonta Diyaaradaha ee magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Md.Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Mas'uuliiyiin kale oo ka tirsan labada gole ee Maamulka Puntland. Ujeedada safarka Cadde Muuse ayaa waxaa lagu sheegay in ay la xiriiraan heshiisyo ganacsi oo ay xilli hore wada saxiixdeen Dawladda dalka Jabuuti iyo Puntland. M_M Deeq Halgan.net
  2. ^Lol, the most absurd gar I have ever heard... I have a question for you Mr A&T, can a happily married couple deprive the act of pleasure from one another... For example is it Islamically Haraam for a married lady to say No to her husband?
  3. ^No need to hide the truth and behind smoke screens, what unites an Islamist man to a secular heavy drug-addict is nothing but pure warmongering, bloodshed and to continue the Somali status quo... No other agenda or noble reason can unite these individuals, its beyond reason, never attempt to explain it
  4. ^And this is your first post, what a brave young man, welcome to SOL... Remember you shouldn't be misled or intimidated by the naysayers... expect them shortly
  5. ^LOool, a good man he is to you, Zakariye is a secular marxist oo qaad kadhargo, that man sitting next to the Islamist Dahir Aweeys shows the hypocracy and the agenda of the confused individuals... desperados.
  6. Haha aha, Amin Amir a legend, Odaga garbihi ayuu karifay, Maduuli karo no matter what or whether he likes it or not. In other words Amin Amir's legendary display reveals Odaga waa xabsi kujir...
  7. ^I agree with you on that point, Laakiin dhanka kalena haday madax adeega joojin lahaayeen wax mahalaabeen, hadaan lakala roonaan roob ma do'o, simple as that, also you can't expect a government to give up and disarm but all logic dictates that the opposition should....
  8. The run-away group from captivity is led by Cusmaan Libaax... Goor sii horeysay waxaa Sh Shariif oo hogaamiyaha Isbahaysiga ah uu sheegay in ugu bad naan 14 ruux ay ku hareen Tuulada, waxaana marka laga reebo tirada haatan soo baxsatay ay u muuqaneysaa Asmara in ay hada ku go’doonsanyihiin Odayga hogaamiyaha argagixiso ah iyo 4 kale oo uu ka midyahay qarandiidka weyn Zakariye Mxamuud Xaaji cabdi. Only four are left, of which two are Hassan Dahir and Zakariye the secularist A secular, Marxist or communist + An Islamist, radical Jihadist... what a combination, its all new brave wrold
  9. Rag Kale oo kasoo go’ay Kooxda Oday Daahir Aweys ee Asmara fadhiya oo gaaray Jabuuti {Cusmaan Libaax oo hogaaminaya} Magaalada Jabuuti waxaa gaaray xubno kale oo ka tirsan Isbahasyiga Asmara kooxda uu hogaamiyo Oday Daahir Awyeys ayaa gartay in ay go’doonsanaayeen, waxaana ay kasoo goosteen tuulada Asmara oo ay ku sugnaayeen. Magaalada Jabuuti waxaa gaaray xubno kale oo ka tirsan Isbahasyiga Asmara kooxda uu hogaamiyo Oday Daahir Awyeys ayaa gartay in ay go’doonsanaayeen, waxaana ay kasoo goosteen tuulada Asmara oo ay ku sugnaayeen. Xubnahan cusub ee gaaray Jabuuti ayaa waxaa hogaaminaya Cusmaan Libaax oo ka mida raga caanka ah ee wali kusii harsanaa Tuulada Asmara. Goor sii horeysay waxaa Sh Shariif oo hogaamiyaha Isbahaysiga ah uu sheegay in ugu bad naan 14 ruux ay ku hareen Tuulada, waxaana marka laga reebo tirada haatan soo baxsatay ay u muuqaneysaa Asmara in ay hada ku go’doonsanyihiin Odayga hogaamiyaha argagixiso ah iyo 4 kale oo uu ka midyahay qarandiidka weyn Zakariye Mxamuud Xaaji cabdi. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Oday Daahir Aweys uu hada ku sugan yahay marxalad Dhaka faar ah, maadaama uu garabkiisa ka waayay qaar ka mida ragii ugu dambeeyay ee uu filayay in ay waligood halkiisa kulasii go’doosanaan doonaan.
  10. ^Lool, Makka waa meel barakaysan marka dhibka waa Somalida ee isaga ma ahan. Waa anaga in madax adayga nalaka saaro... Lol
  11. ^Lool, I have young man... try now. Sometimes I can't be bothered...
  12. Saudi Arabia: Xubnihii saxiixay heshiiska Jabuuti oo lagu casuumay Boqortooyada Sacuudi Carabiya 12. Juni 2008 Saudi Arabia(AllPuntland)-Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ahmaduo Ould Abdallah ayaa qoraal u soo diray xubnaha Dowladda KMG iyo Isbaheysiga ee heshiiska ku saxiixay dalka Jabuuti kuwaasi oo uu kaga codsanayo in dhawaan ay tagaan magaalada barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya halkaasi oo ay ku saxiixi doonaan 11-kii qodob ee ay ku saxiixdeen dalka Jabuuti, laguna dhaarin doono. Goobta uu saxiixa ka dhacaya ayaa waxaa kaloo lagu casuumay Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Nuur Cadde iyo Guddoomiyaha Isbaheysiga Sh. Shariif Sh. Axmed, iyadoo uu goob joog ka ahaan doonaan halkaasi Boqorka Sacuudi Carabiya Cabdalla Bin C/casiis, Ahmaduo Ould Abdallah, wakiilo ka kala socda dalalka Mareykanka Ingiriiska, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta iyo ururka Midowga Afrika. Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda KMG iyo Isbaheysiga Asmara ayaa laga soo xigtay jiritaanka casuumaadaasi oo uu soo jeediyay Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Cabdalla Bin C/Casiis. Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa horay sidan oo kale casuumaad u fidisay xubnihii shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay magaalada Muqdisho sanadkii hore dhamaadkiisa kuwaasi oo heshiisyadii ay gaareen ku soo saxiixay Boqortooyada Sacuudi Carabiya. C.M.Cali AllPuntland.
  13. Riyaad}12-6-08Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in dhammaan ergooyinkii ka qeyb galay shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay dalka Jabuuti ay u ambabxayaan dalka Sacuudiga si ay halkaasi ugu soo saxiixaan heshiiskii Jabuuti ay kuwada gaadheen dhinacyada Soomaalida. .................................... Xubno ka tirsan dhinacyadii shirkaas ka qaybgalay ayaa waxay sheegeen in qoraal uu kaga yimid ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya Ahmadu Ould-Abdallah, kaas oo u sheegay in xubnihii labada dhinac uga qeyb galay shirkii Jabuuti laga doonayo inay dhawaan tagaan magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukaramah si ay ugu saxiixaan heshiisyadii ay gaadheen. Goobta uu saxiixu ka dhacayo ayaa waxaa la sheegay inay tagi doonaan xubno uu ka mid yahay Boqorka dalka Saudi Arabia Cabdallan Bin C/casiis Aalla Sacuud iyo Ergayga gaarka ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah. Xubno kale oo uu ku jiro xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay Ban Ki Moon, Ergaygii Maryekanka u matalayey shirka Jabuuti, Ergaygii EU-da iyo kii AU-da, ayey Saudi Arabia kula kulmi doonaan ergada labada dhinac inta aanu saxiixu dhicin iyo kaddib marka uu saxiixu dhaco. Raysal wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale saxiixaya heshiiskan ka kooban 11 qodob. WIdhwidh Online News Desk..Media Center
  14. ^Lool With the recent agreements between the TFG and ARS, I believe your image of Dahir and Alshabaab is more likely to be compred to that of LRA should they deny to embrace peace... The Al Shabaab is accused of widespread human rights violations, including murder, abduction, mutilation, and forcing children to participate in hostilities.[6] True, just true
  15. ^The Runway will finish shortly and the flights would start soon...
  16. Professor Geljire, hadda maxaa layirina oo aad Munaafaq noogu sheegtay? Sheikh Sharif waa Saint miyaa layiri mase wax kalaa lagu sheegay, I only reported: Afewerki plotting to kill Shariif, maxaad marka sheegaysaa?
  17. ^Lol at you and Nino Its not even dawn and yet you have started your noise, is just too damn hard for you to remain quite, silent you lot ASBOS, will ya? the four of you over PS: I didn't made Channel fours list. Towerhamlet is home of the Docks, Chanary Wharf, Tower Bridge and hosts great sign seeing places of London... Pray the Olympic regeneration will help Newham status.
  18. Duke, they have pushed the Djiboutian forces a little towards Dj border, but not much... SBC reports... Indeed Djibouti attracts great forms of investment, the bridge that connect Asia and Africa is an amazing project that would pour money into their Economy....
  19. Isn't it just funny and utterly heart-breaking when some Somali individuals expect any good from the mad-d0g Afawerki, I see many find it hard to even critize these kind of his wacko moves... its a case of pure despair can lead you to complete blindness...
  20. It is for all the Somali Diaspora, they need this kind of service so badly, I remember when I boarded with Daalo last time, I have had stomaches by the sight of Russian/Ukranian pilot shutting the door of the plane with a hummer, seriously and when it moved before taking off the two wings were shaking like hell... I had my doubts of whether I am going to arrive safely but a Businessman from Bosaso was sitting next to me and who usualy travels between Dubia and Bosaso every other three weeks or month, he reassured me its the best of Daalo's few planes.... I was suprised with his balls travelling everytime with such plane... Bosaaso is a city of almost one Million people, hosts a large size of Somali rich men that travel quite often to the Arab countries, add the random population that need travel for many other reasons and also the Somali diaspora going back to visit home... This kind of service was extremely needed, an open market (I even thought about it, BUT, a big BUT).... Duke, I think you know the man: Siciid C/laahi Saalax Deer oo ah Maamulaha Xafiiskan islamarkaasna hawshan ka shaqeeyay ayaa ka warbixiyay xafiiska iyo shaqooyinka uu qabanayo. Siciid C/laahi ayaa sheegay in xafiiskan uu wakiil rasmi ah Puntland uga yahay Diyaarada Yamaniya Airweys iyo kuwo kale oo caalami ah gaar ahaan waxa uu sheegay inuu xafiiska u fududeynayo dadka soomaliyeed duulimaadyada wadamada aduunka oo dhan sida kuwa u baahan Ganacsiga, Waxbarashada, Xajka iyo Cumrada. He's already secured deal with the Yemeni Airline, and I am told is making good progress with Oman and the Gulf Air... the flights would take passengers anywhere from/to Bosaaso. Great development, in that land of Punt Business is booming waryaa, with enough money and investement things will transform soon but we are left stranded in the west....
  21. Indeed its great to see that Somali people are hungary for peace wheterver they may be from...
  22. Xafiis Caalami ah oo Qaabilsan Duulimadka Diyaaradaha oo Boosaso laga Furay. Xafiiskan oo lagu Magacaabo Horn Africa Aviation Services Agency ayaa Munasabad Balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyinta Dowlada Puntland iyo Qaybaha Bulshada oo ahayd Furitaanka Xafiiska ay ka dhacay Xafiiska Boosaso. Duqa Boosaso C/risaaq Xareed ayaa xariga ka jaray Xaiiskan qaabilsan Duulimaadka Caalimiga ah, isaga oo soo dhoweeyay kuna tilmaamay horumar ku soo kordhey Degaanka oo loo baahnaa. Ugaas Xasan Ugaas Yasiin oo ka mid ah Isimada Puntland oo munaasabada ka hadlay ayaa muujiyay inuu ku faraxsan yahay xafiiskan iyo shaqada uu qabanyo oo uu ku tilmaamay inay qayb ka tahay horumarka aduunka uu maanta gaaray. Siciid C/laahi Saalax Deer oo ah Maamulaha Xafiiskan islamarkaasna hawshan ka shaqeeyay ayaa ka warbixiyay xafiiska iyo shaqooyinka uu qabanayo. Mr. Siciid waxa uu sheegay in furitaanka khadkan ay ku hawl jireen mudo sanad ah oo ay soo bilabeen bishii juun ee kal hore. Siciid C/laahi ayaa sheegay in xafiiskan uu wakiil rasmi ah Puntland uga yahay Diyaarada Yamaniya Airweys iyo kuwo kale oo caalami ah gaar ahaan waxa uu sheegay inuu xafiiska u fududeynayo dadka soomaliyeed duulimaadyada wadamada aduunka oo dhan sida kuwa u baahan Ganacsiga, Waxbarashada, Xajka iyo Cumrada. Qaban qaabiyaha Xafiiska Siciid C/laahi ayaa tilmaamay in Qaaradaha aduunka oo dhan ay geyn karaan qofkii doonaya, waxana uu xusay Xafiisyo ay ka fureen Gobolada Dalka, Jabuuti iyo wadamo kale oo wakiil ay ka dhigteen wakaalado kale oo arrimaha duulimaadka ka shaqeeya. Xafiiskan Horn Africa Aviation Services Agency ee Boosaso laga furay ayaa in mudo ah ay hadal hayeen Dadweynaha Puntland oo aaminsan inuu wax weyn ka qaban doono baahidooda dhinaca Safarka Diyaaradaha ee aduunka. Cawaale Jaamac Salaad Boosaso.Puntland Faafin: SomaliTalk.com | June 11, 2008