Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^Boyond the shadow of a doubt Sayid Mahamed was a great Somali legend, read the history books of your British masters, his statue at the heart of the capital Mogadishu is getting renovated... Ismarji oo sakiin laq
  2. ^Sayid Mohamed Abdille Hassan, the greatest Somali man of all time time, you don't like the sound of it.... Alla maxaad cuqdad udhimani
  3. ^Yes don't dwell on my person(the messenger) deal with the massage, indeed Im a Miskiin and not a VIP. Aah cut lose, you have nothing but hot air, you are the one this thread throwing the accusation and you want me to start putting my argument foward or justify my case. You have no hope. You are going in circles, let us end this convo. If you want to say something about the intent of the thread you are welcome, otherwise I have no more time to reason with your small brain.
  4. ^Go on show us the UN's own terminology refering Somalia as a country under occupation, unlike the secess fiefdom the UN fully recongizes and supports this government, they blessed the peace keeping forces, you are shooting yourself in the foot mate... All you have is nonsense and want to drag and turn this noble Sayid Mohamed thread into trash... I am asking for the third time, ignore and let all readers see your hypocritical presence and addition to the thread, Care to eloborate your stance of the Sayid Mohamed's struggle? Why dwell on my personal stance, I am not a VIP.
  5. ^You make no sense man and can't see things from other people's perspective. I don't see an occupaying force in Somalia, period. You have such a small brain, let us first of all agree/disagree wether there is occupation in Somalia or not, then jump to the reconciling bit... Do have you any comment to say about the struggle of Sayid Mohamed?
  6. ^Adeer I have answered your question, you lack comprehnsion when an argument isn't formulated your way of liking, that's selective and narrow mindedness. Appreciate different pespectives, diffent derivatives. Your question: Emp & Dabshid, can you reconcile support/admiration for the M Abdullah Hassan (what he stood for etc) and your support for the TFG (and their actions) today? Indeed, yes, I can reconcile and I see no contraditions at all. That was good enough answer for you, I guess. But If you wanted me to eloborate more then I did, and added that the TFG and the President of Somalia Yusuf Yey will honour Sayid Mohamed, in fact he's the fist leader of post war Somalia who initiated to reinstate and rebuild the statue of the great M Abdullah, not only that but other iconic national symbols and hotspots of the beautiful city of Mogadishu. Is the President ironic or contradicting himself, are you saying the whole of the TFG crew and most of the Somalis in the South who are against Alshabaab and want to see law, order and governance but have high esteem and respect for the Sayid are making contradictions, and of all people you Norf is right.... Waar way to go. However, lets not dwell into this and lose course, the topic of today is the hero Sayid Mohamed, what have you got to say about him? Add your bit or cut lose and stop the exuses hiding behind the shadows of Emperor's stand. My contraditions aren't important here, it's my business but what's your stance of the great Sayid. Horn, Adeer I pity you, any support or thereof lack of it of any 'religious' wars against foreigners centuries interval doesn't necessarily warant irony, there are different facts and discripancies on the ground. If you don't appreciate it, I do. Are you comparing, on one hand, Sayid Mohamed's struggle and hundred's of thousands of organised young dervish warriors with the least amount of conventional weapons agaisnt the British Empire which lasted for 21 long years, an on the other hand, the confused and brainwashed less than few dozens so called Alkebaab. Mate that's null and void I tell, Meelbaad uga dhacday sharaftii daraawiishta, xaal baan kuugu imaanaynaa aniga iyo laba darwiish ee isdiyaari . Again, this topic is not about me but a reminder of the struggle of one who can unite us all Somalis, so why avoid to comment and instead the necessity urge to change the intent of the thread. As for the communist Marxist cuban admirer, adeer why hide behind other's comments, can't your brain come up with something to add on your own. Do you stil wonder of the connections between the first man who blew the whistle and challenged the presence of the British colonialists and the day, 26 June, they departed British Somaliland. Remember thats is not my opinion but historical facts. What he did wasn't just an empty challenge or lame words alone but mobalised an army of dervished to fight and enthrusted that spirit into the Somali people from Ras Komboni to Ras asayr. I hope you now know the great link. All historical facts. You have problems with the ones from Puntland?
  7. XARUNTII SAYID MAXAMED ABDILLE HASSAN Saldhigii ugu waynaa ee Ciidankii Daraawishta
  8. Emperor

    SOL Cafe...

    Originally posted by Laba_Xiniinyood: Emperor Ma dhufays baad iigu jirtaa sxb waadiga Raage ugaas ii mariyeye waanba kaa shakiyey! Haha, maya Saxib, gabayganna waxaa iska leh Ugaas Nuur Ugaas Rooble ee ma ahan Raage Ugaas. He's was a diplomatic tactician, I would say a genius strategist. Inkastoo anigu qorigayga aan dhinac kawatay ee Qaybta dipomasiyada iyo adoo wax diidan inaad hadana aqbashid ayaan usoo qaatay, since Xiin uu maalmahan nabad nagula wareegaayo . Gabaygiisa waa kan inta danbe eeg lol Allahayow nin ii daran maxaan daafta hore seexshay Nin i daaqsanaaya na maxaan daafiduu kariyay Naftu nimaanay doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma degdego ee xaajada maxaan ugu dulqaadyeeshay Weji dabacsan daymo aan dareen gelin dubaaqiisa Debno furan dabuub uuna ka didin deexashiyo muuso Qosol debadda yaalloon ka iman dhuunta dacalkeeda Waxaan dood kaftana sheeko aan ugu daleeyaaba Dabinkaan u dhigay maalintuu degelka soo saaro Intiiyoon dawaarkii ugu rogrogay xeelad na u daadshay Isagoon digniin qabin maxaan kaga dayaan siiyay
  9. Emperor

    SOL Cafe...

    Originally posted by Laba_Xiniinyood: Emperor Ma dhufays baad iigu jirtaa sxb waadiga Raage ugaas ii mariyeye waanba kaa shakiyey! Haha, maya Saxib, gabayganna waxaa iska leh Ugaas Nuur Ugaas Rooble ee ma ahan Raage Ugaas. He's was a diplomatic tactician, I would say a genius strategist. Inkastoo anigu qorigayga aan dhinac kawatay ee Qaybta dipomasiyada iyo adoo wax diidan inaad hadana aqbashid ayaan usoo qaatay, since Xiin uu maalmahan nabad nagula wareegaayo . Gabaygiisa waa kan inta danbe eeg lol Allahayow nin ii daran maxaan daafta hore seexshay Nin i daaqsanaaya na maxaan daafiduu kariyay Naftu nimaanay doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma degdego ee xaajada maxaan ugu dulqaadyeeshay Weji dabacsan daymo aan dareen gelin dubaaqiisa Debno furan dabuub uuna ka didin deexashiyo muuso Qosol debadda yaalloon ka iman dhuunta dacalkeeda Waxaan dood kaftana sheeko aan ugu daleeyaaba Dabinkaan u dhigay maalintuu degelka soo saaro Intiiyoon dawaarkii ugu rogrogay xeelad na u daadshay Isagoon digniin qabin maxaan kaga dayaan siiyay
  10. Norf adeer I, the whole of the TFG crew, the President of Somalia Mr. Yusuf Yey and his ministers, A. Qasim and the whole of his TNG, Siad Barre and the former Somali governments. Shariif Ahmed, Osman Ato, the headless kids of Alshaab movement and the rest of the Somali people will honour and respect this great man alike, he's the founder and inspirational spirit of the Somali unity. Stop twisting words and turning this into Alshabaab/TFG thread, its not a coincedance that some few secessionits hate Sayid Maxamed because of ill-concieved, uncalculated and clanishly overrated or exagerated prejudice.
  11. Waxaa 18-May looga dabaal degaa gobolada Somaliland in ay tahay maalintii xoriyada ama sida la sheego dib loola soo noqday,taasoo loo sameeyo damaashaado badan,balse waxaa xaqiiqdii mudan in damaashaadka ugu weyn la sameeyo 26-ka Juun oo ah maalintii gumaysiga ingiriisku ka huleelay caro Soomaaliyeed oo ah maalinta dhabta ah ee aynu xoriyada qaadanay,meesha 18-may ay tahay maalin kale oo aan la barbari dhigi karin maalintaas weyn. Its funny to see the amount of money, time and energy spent for the celebration of this day accross globe, a day when some part of Somalia was supposedly 'seperated' from the rest of their Somali people.
  12. Halgankii ummadda Soomaaliyeed ee ay hogaanka u soo hayeen gobonimo doonkii Soomaaliyeed oo uu ugu muhiimsanaa halgankii Daraawiisheed oo 21-sanadood dagaal ay ku naf waayen kumanaan mujaahidiin ah,ayna ku barakaceen in ka badan dadkii Soomaaliyeed ee ku noolaa gobolada Waqooyiga,khaas ahaan goboladii xarunta u ahayd Daraawiishta.Halganka Daraawiishta ayaa ugu danbayntii la jabiyey,kadib markii markii ugu horeysyey diyaarado lagu burburiyey xaruntii Daraawiishta ee Taleex,kadibna Sayid Maxamed Cabdille Xassan iyo daraawiish wixii ka hadhay ay u baxeen xagaa iyo koonfur.Waxaa iyaguna la xusi karaa xisibgii SYL oo iyagu wakhtigii xoriyadu bislaatay ee gumaystuhu iska tagayey is abaabulay,kuwaasoo markii danbe siduu ahaa qorshihii loo sameeyey ururkaa gacanta ku dhigay awoodii wadanka.Waxaase nasiib daro noqotay in Daraawiish iyo dadkii taageersanaaba aanay ka helin wax abaal ah dawladihii Soomaaliyeed ee xoriyada ka dib awooda qabtay. Indeed the struggle of Darawishta led by Sayid Maxamed were the backbone of this fruiful end. Geesiyaashii daraawiishta sida Ismaciil Mire iyo raggiisiiba waa laxusaa.
  13. 26-ka Juun maalinta dhabta ah ee xoriyada gobolada waqooyi ama Somaliland. Warkii 26-Jun-2008 iyo Qormadii: Hassan Dirie Jama Umad waliba waxay leedahay taariikh ay ku faanto,iyo munaasabado ku dheer oo lama ilaawaan ah,kuwaasoo la xuso oo laga sheekeeyo halgamadii iyo maalin waliba waxay wanaag iyo tiiraanyo umada u leedahay.Maalmahahaas ayaa waxa ka mid ah maalin qaran,mid qoys,iyo mid shakhsiyeed oo midba mudnaanteeda loo xuso,taasoo mudan in mid walba mudnaanteeda la siiyo,oo xuskaas la xusayaa uu noqdaa mid lagu xusayo muxaadarooyin diini ah,iyo in laga sheekeeyo wixii wanaagsan. Hadaba maanta oo ah 26ka-juun sanadka 2008 ayaa ah oo ahayd maalin taariikhi ah,isla markaana xusuus dheer mudun,ahana maalintii ugu horeysey ee dad Soomaaliyeed xoroobaan,isla markaana la laabay calankii gumaysiga,laguna bedelay mid Soomaali leedahay. 26-ka Jun 1960-kii waa markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, waxaana saqdii dhexe caawa oo kale ku beegan tahay sanad guuradii 48-aad ee ka soo wareegatay markii xornimada qaateen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.waxaana halkaasi gabey qiiraanyo leh calanka u tiriyay abwaanka caanka ah ee Cabdulaahi Suldaan Timacade waxaana ka mid ahaa maansaddii uu habeenkaas tiriyey ee ay ka mid ahaayeen ereyada ah:"SAREEYOOW MA NUSQAAMOOW,AAN SIDUU YAHAY EEGEE KANA SIIB KANA SAAR" oo uu ula jeedey in calankii gumaystaha meesha laga tuuro, waxaana farxad iyo reyn reyn ay u ahayd maalintaas dhamaanba bulsho weynta soomaaliyeed waxayna maalin muguro u ahayd gumaysigii meesha laga saarey ee ingiriiska., waxaanse shaki ku jirin in caalamka dadka ku nool qolo walib ay marba heer soo martey taariikh iyo waayo kala duwan. Sanadkii 1960-kii xaley oo kale oo saqdii dhexe 26-kii fagaare weyn oo ku yiil magaalada Hargeysa haatanse laga dhisey Masjid weyn waxaa laga taagay calankii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed oo xor ah, kaasi oo lagu badaley kii mustacmarkii Ingiriiska, waxaana xafladaasi ka dhacdey laba oohin oo isgarab socda laakin kala mabda’a iyo kala afkaar duwanaa, waxaana kala duwanaa jawiga lagu ooyayey Saraakiishii Guumaystayaasha Ingiriiska ee xafladii calan saarka joogtey waxay ilmeeyeen markii calanka Boqortooyada Ingiriiska inta la dajiyey birtii uu surnaa laga taagey calanka buluuga ah ee dhexda ku leh xidigta shanta gees ah ee cad, laakin ilintaasi mid ka duwan ayaa waxay ka soo hooratey madaxdii iyo hogaamiyeyaashii Soomaaliyeed ee xafladaasi goob jooga ka ahaa kuwaasi oo ilmeeyey markii ay arkeen calanka ummada Soomaaliyeed oo si rasmi ah looga dhextaagey ciida Soomaaliyeed, iyadoo uusan ka koreyn ama ka sareyn calan kale sida dhici jirtey mudo sanooyin ah Halgankii ummadda Soomaaliyeed ee ay hogaanka u soo hayeen gobonimo doonkii Soomaaliyeed oo uu ugu muhiimsanaa halgankii Daraawiisheed oo 21-sanadood dagaal ay ku naf waayen kumanaan mujaahidiin ah,ayna ku barakaceen in ka badan dadkii Soomaaliyeed ee ku noolaa gobolada Waqooyiga,khaas ahaan goboladii xarunta u ahayd Daraawiishta.Halganka Daraawiishta ayaa ugu danbayntii la jabiyey,kadib markii markii ugu horeysyey diyaarado lagu burburiyey xaruntii Daraawiishta ee Taleex,kadibna Sayid Maxamed Cabdille Xassan iyo daraawiish wixii ka hadhay ay u baxeen xagaa iyo koonfur.Waxaa iyaguna la xusi karaa xisibgii SYL oo iyagu wakhtigii xoriyadu bislaatay ee gumaystuhu iska tagayey is abaabulay,kuwaasoo markii danbe siduu ahaa qorshihii loo sameeyey ururkaa gacanta ku dhigay awoodii wadanka.Waxaase nasiib daro noqotay in Daraawiish iyo dadkii taageersanaaba aanay ka helin wax abaal ah dawladihii Soomaaliyeed ee xoriyada ka dib awooda qabtay. Xoriyada ay heleen dadka Soomaaliyeed ee 26-ka Juun ayaa waxaa xigtay in 1 July,ay midoobaan goboladii waqooyi ee British Somaliland iyo kuwii koonfureed ee Italian Somaliland,kuwaasoo sameeyey jamhuuriyada Soomaaliya,taasoo caasimad looga dhigay magaalada Muqdsiho. Xiligaasi waxaa la doortey madaxweyne waxaa loo doortey Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cade) oo isugu bishan June ee sanadkii 2007 ku geeriyoodey magaalada Nairobi, Waxaana sidoo kale Ra'iisul Wasaare loo doortay C/rashiid Cali Sharma’arke oo labaduba ka soo jeday goboladii koonfureed,meesha Max’ed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Cali Garaad Jaamac oo ahaa odayaashii horkacayey siyaasiyiinta reer Waqooyi ay nasiib u heleen jagooyin wasiiro ah,halkaas oo ay ka bilaabatay wax isu quudhi waa iyo kala sed bursi awoodeed oo kow u noqday Soomaalidii sida walaaltinimada ah isugu soo hilowday. Ummada Soomaaliyeed oo in badan ku hamin jirtey in la helo qaran Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Somaliweyn ah,ayaad hada moodaa in ay adag tahay sida lagu heli doono xataa Somaliyar,ama labadii qaybood ee isu tegey oo hada leh laba madaxweyne iyo maamul,waxaa maanta lagu qoslaa ninkii ka sheekeeya Somaliweyn,iyadoo halgankii lagu xoreyn lahaa NFD,******IA,ay ka danbaysey in ay maanta intii kaleba ku jiraan gacan gumaysi cusub,oo cadaan iyo madowba leh. Xoriyadii halganka dheer loo soo maray ayaa ee ay keeneen rag Soomaaliyeed oo sharaf iyo kareemo intay noolaayena ku noolaa,aakhirana kuwii shahiiday ay eebe meel khayr leh ka rajaynayaan,waxaa bedelay rag gumaysiga ku soo hogaamiya dhulkii hooyo,u ah gadhwadayaal,la dagaalama culimada,iyo qofkii wadaniyad lagu tuhmuba. Waxaa samaysay maamulo ku salaysan caadifad qabiil iyo isgaadhaanbuuraysi,kuwaasoo ay ka danbeeyaan dawlado shisheeye oo cadaawad ka dhex abuurya umada Soomaaliyeed. Waxaa 18-May looga dabaal degaa gobolada Somaliland in ay tahay maalintii xoriyada ama sida la sheego dib loola soo noqday,taasoo loo sameeyo damaashaado badan,balse waxaa xaqiiqdii mudan in damaashaadka ugu weyn la sameeyo 26-ka Juun oo ah maalintii gumaysiga ingiriisku ka huleelay caro Soomaaliyeed oo ah maalinta dhabta ah ee aynu xoriyada qaadanay,meesha 18-may ay tahay maalin kale oo aan la barbari dhigi karin maalintaas weyn. Waxaa ku waajib ah maamulka Somaliland,iyo dhamaan maamulada kaleba inay xusaan maalintaas qiimaha badan,taasoo ah maalintay xoriyada qaateen gobolada Waqooyi amaba Somaliland. Hassan Dirie Jama Contac:xassand2000@yahoo.com
  14. Origianlly posted by Cige" Somaliland yaa diidan? No one, although you like to dishonour Sayid Maxamed but if you ask the British or anyone from all the British Empire subjects or controlled terrorities, historians or educated people of this earth to associate anything with Somaliland, they will simply name Sayid Maxamed Abdille Hassan, thats a fact adeer, honour your hero and stop calaacalka. Historically Somaliland is synonomous with Sayid Maxamed, adeer live with it.
  15. Haaheey, I see many secessionists have already started their Cuqdad and denounciation for the greatest Somali man, Sayid Maxamed Abdille Hassan. You ask what is the correlation between 26 June and the Sayid. Its very basic and you all sound naive to pose such rheterical question. You should have done direct denounciation instead of questioning the link between the first man who questioned the presence of the British Empire in his land, initiated the movement to put down the British flag and fought for twenty long years against the super power of that time, and a day when that very same British Empire rule ended their flag downed and the Somali flag raised over the beautiful city of Hargeisa. May be you aren't stil satisfied with my argument as you perceive me to be clan thee (ileen qabiil baa dadka indhaha tirayee), let me post a poem composed by reer Hargeisa Abwaan by the name Qaasim from Yemen dedicated for the happy occassion of 26 June 1960 detailing the great link this day has with Sayid Maxamed struggle. He's supposedly sending his farxad and ranrayn message to Sayid Maxamed giving him the credit of this fruitful result. Allow yaa darwiishkii fariin dabacsan gaarsiiya, Allow yaa damaashaad farxad leh kala dul eedaama, Allow yaa dalkaagii ku dhaha dowlad nimo qaaday, Dhaaxuu ku daakirey xaqii naga dahsoonaaye, In dariiqadii toosan tahoo dihini soo gaarin, oo uu dabkuu shidey rag kale dogobyo sii saarey, - Indepence 26 June - the Somali nationhood is his legacy. Allow af lama daaliyee daacad ugu sheega. Waad maxad adagtiihiin waa in la idiin bayaaniyaa casharka...
  16. ^Its great history, educational lesson, an inspirational father figure, a unifying factor and the iconic symbol of the Somali nation. Dabshid thank you for contributing to the thread, keep the history of the hero alive, I should remind you that there are many readers in this board, most of them silent and young English speaking Somalis who have heard less about the Sayidka. Its time they should know about hime, one of the greatest Somali men, his history has to be out in the open and needs to be reminded of as often as possible. Keep posting any info you may find.
  17. ^Waryaa secessionist, I know you are consumed with extreme hate for this man, my advice to you don't let you prejudice and extreme emotional hate blind you from the truth, the Sayid was a legend and the British history books, documentries and arial bombadment is evidence to that, so who are you to badmouth him, stop and shut it.
  18. ^26 June, 1960, this below flag was raised over the capital of British Somaliland, Hargeisa. The dream of Sayid Mohamed and the Somali nationhood was achieved
  19. Some RAF Force Z planes that bombed Taleh The ruins of the old fort in Taleh
  20. ^Adeer whatever you say does not change the reality, the Sayid is the symbol of the Somali struggle against the Colonialists, go to the British Meseum or Library, and you will find lots of scripts and articles writen about him... Its funny how your masters the British recongnise and write about his heroic struggle while you don't... pure clanish hypocrits
  21. Xiinow, I know and have heard many at times that story of Ilig-dal dalo incident, but the Sayid was far-sighted, intelligent and have been waging a justified noble war in most of his life time, the greater benefit and the damage he caused to the enemy far outweight his shortcommings... Read and enjoy this gabay: Sayid Maxamed Abdille Hassan. Gabay: Koofil -------------------------------------------------------- Markay taariikhdu ahayd 1913 ayaa Daraawiishi ku duushay Ingiriis iyo Cawaankiis iyo kuwii Miirada u ahaa. weerar lixaad leh ku ballaariyeen degmo tiil Burco iyo agagaarkeeda.Maal waxay lahaayeena gacantay ku dhigeen.Nimankii xoolaha la dhacay lahaa iyo Ingiriiska oo isasoo biirsaday ayaa raacdo u soo birmaday. Gaal la odhan jiray 'RICHARD CORFIELD' oo ka mid ahaa madaxdii ciidammada Ingiriiska dalka Soomaliya u fadhidey,madaxna ka ahaa rakuubleydii Ingiriiska(Camel Corps) ciidankiisii iyo raggii xoolaha oo galabtii Beer maraya bay garab mareen oo u fariisteen buurta Dulmadoobe salkeeda. Waagu hadduu dillaacay ayaa Daraawiishi xoolihi oo duuban caasha u soo saareen iyagoo aan caad iska saarayn. Markay kaabiga u jireen meeshii colka gaaladu joogey ayay xoolihii hojiyeen dagaalna ugu hub qaadeen.Dhawr tacshiiradood haddii lays dhaafsaday "Corfield" oo colka gaalada madax u ahaa la dilay,raggiisina waa la jabiyey.Madaxdii "Koofil" iyo gacantiisii midig Taleex baa la keenay si loo rumaysto geerida gaalka.Waxaa la yaab leh nin la odhan jiray Ina-weesaxume oo aan Daraawiish ahayn ayaa "Koofil" xoola ka dhacay, dadkiisiina si xun u galay dagaalkaas ka hor. Dabadeed ninkaasi wuxuu tirshey gabay kuhaan ah oo uu "Koofil" ku habaarayo,waxaana gabaygiisii ka mid ahaa: Sayidkoo wax galay raacdadoo,la isku soo gaaray Adiga iyo gubniga aad waddaa,gobootaal noqo e Girligaanku kaa joogsay oo,guuxa kaa damiye Ku goosgooste nimankii kufriga,gaajaduu qabaye Afkuna"gow" ku yiri xaajadaad,gees u badisaaye Guga ha gaarin adigaa tolkay,gaajadaas badaye dabadeedna,siduu"Koofil" u ya'day baa loo diley. Jahaadkii markii laga soo noqday ayaa Sayid maxamed ku yidhi Ismaaciil mire: xarunta uga waran jahaadkii,ambabixinnii,weerar dagaalkii gebagabadinnii iyo xoolihii saamigaad ka heshay,dabadeedna Ismaaciil mire wuxuu mariyey gabaygan Annagoo taleex naal,jahaad taladii soo qaadnay Toddobaatan boqol oo darwiish, toogatay neef doora Sayidkeennu tii uu na yiri torog ku heensaynnay. markaa kaddibna Sayid Maxamed baa gabaygan soo socda oo uu koofil ku halqabsaday mariyey,oo wuxuu yidhi: Adaa Koofilow jiitayaan, dunida joogeynee Adigaa jidkii la gugu wadi, jimicla'aaneede Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato Nimankii jannow kacay war, bay jirin inshaalleeye Jameecooyinkii iyo haddaad, jaw*****i aragto Sida Eebahey kuu jirabay, mari jawaabteeda Daraawiish jikaar naga ma deyn, tan iyo jeerkii dheh Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay, jac iyo baaruud dheh Waxay noo janjuunteenba waa, jibashadiinnii dheh Jigta weerar bay goor barqaa, nagu jiteeyeen dheh Anigana Jikrey ila heleen, shalay jihaadkii dheh Jeeniga hortiisey rasaas, igaga joojeen dheh Jiiraayaday ila dhaceen, jilic afkoodii dheh Siday kuugu jeexeen magliga, jararacdii sheego Billaawuhu siduu kuu jarjaray, jiirarka u muuji Nafjeclaysigii baan ku idhi, jaallow iga daa dheh Jaljalleecadii baa wadnaha, jeeb ka soo ruqay dheh Jeedaaladii baa indhuhu kor, ii jillaadmeen dheh Jimic kagama helin tuugmadaan, jeriyey ruuxii dheh Kolkaan juuq idhaahdaba afkey, iga jifeeyeen dheh Dhaaxaan jalleecaye dheg baan, jalaq la ii siinin dheh Goortaan jarreeraba gafoo, nolol ka jaan qaaday Sida janannadii hore tashigu, igu jaguugnaa dheh Taladii jinnigu ii hormaray, jaasadeed helay dheh Jiidaha xanuunka leh markii, la igu jeeraarshay Jibaadka iga soo baxay dadkii, jiifka qaban waa dheh makay rubaddu jow tidhi or bay, iga ag jiibsheen dheh Jidhkaygii bahal baa cunoo, jiitay hilibkii dheh Jurmidiyo baruurtii dhurwaa, jugux ka siiyaa dheh Jiljilladiyo seedaha tukay, igaga jaadeen dheh Haddaan lays jikraareyn tolkay, laga jil roonaa dheh Weligood waxaa lagu jaraa jilibdhig duullaan dheh Daraawiishi waa jibindhowga iyo jowga soo bixi dheh
  22. Video clip of a short story of Sayid Mohamed Abdille Hassan.
  23. Operation Area British Somaliland map Taleh Compound The fort in Taleh at the time of RAF Force Z campaign, one can see the huge size and complex of the fort from this aerial image.