Scientist

Nomads
  • Content Count

    105
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Scientist

  1. I beleive those who are offended by him are those who are hiding something, WAXAAD QARSATAA WAY KU QARSADAAN. the man said bluntly what he thinks, so if you haven't got any of his discriptions you don't worry about what he says, The guy hates anarchy, and he is trying to address his clansmen about the mess they are in, so is that offence, I DON'T THINK SO.
  2. Good news walaahi, any somali with damiir would applouse this step, First western ambassador in 15 years, waaaw. Yaloxow, Qanyare Xaashi and their sympathisers GO TO HELL. The noos is tightening. :eek: :eek: :eek: :eek:
  3. I found the guy very very straight farward, NO-NONSANCE talker, I would say TOGANE IS THE LEAST tribelist somali ever, coz the guy tells the truth about his own tribesmen, and causens, who else can do it except TOGANE, we all believe the Old Somalian philosophy, TOLKAAGA DHINAC KA RAAC, or in english follow your clan blindly, but Togane says no to his clan, and does not follow their deeds, the guy desearves a NOBEL PEACE PRICE.
  4. ARE WE SEEING THE SPREAD OF THE SHARIIF DISEASE TO SOMALILAND. PUNTLAND WATCH OUT YOUR PARLIAMENT SPEAKER HE MIGHT BE THE NEXT ZORRO TO APPEARE.
  5. Talaado, November :Xubnaha cusub ee Golaha Baarlamaanka Somaliland oo maanta kulankoodii ugu horeeyay qas iyo fowdo ku bilowday Waxaa maanta kulankii ugu horeeyay ee kalfadhigooda koowaad magaalada Hargeysa ku yeeshay Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka cusub ee Somaliland, kuwaasi oo dooran lahaa shir guddoonkooda, hayeeshee halkii laga filayay in ay arrintaas dhacdo wuxuu kulankii maanta noqday mid ku soo idlaaday qas iyo fowdo. Kulankii maanta waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin iyo Guddoomiyayaasha Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ee Mucaaridka Md. Feysal Cali Waraabe iyo Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Ugu horeyntiiba waxaa shirka ka hadlay Madaxweyne Riyaale oo ku dheeraaday ka hadalka waxyaabaha looga baahan yahay Xubnaha Baarlamaanka sida Dimoqraadiga ah loo soo doortay, kadibna waxaa xubnihii Baarlamaanka si dhib yari ah u dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Feysal Xaaji Jaamac Geedi, iyadoo kadibna loo gudbay in la doorto shir guddoon KMG ah. Waxaa nasiib u helay in uu shir guddoon KMG ah noqdo Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadheere), kaasi oo loo gartay in uu ahaa ninka ugu da'da weynaaday 82ka Mudane ee Baarlamaanka Somaliland, kaasi oo weliba ka soo jeeda Xisbiga talada haya ee UDUB. Mudane Dhaadheere markii uu daqiiqo kooban hadlay, isla markaana uu ka mahadceliyay xilkii loo doortay ayuu ku dhawaaqay in shirka uu xiran yahay, isla markaana ay Mudanayaasha shir kale isugu yimaadaan maalinta Sabtida ah ee soo socota. Hadalkaas ka soo yeeray Shir guddoonkii KMG ahaa wuxuu keenay in ay mudanayaashii xisbiyada Mucaaridka ee Kulmiye iyo Ucid ay ka soo horjeestaan, isla markaana ay miiska garaacaan, iyagoo dalbanaya in aan shirka loo kala kicin, isla markaana la guda galo doorashada shir guddoonka Baarlamaanka. Talo faraha ayay ka baxday, goobtiina waxay noqotay mid buuq iyo sawaxan uu hareeyay, sidaas darteedna waxaa shirkii isaga baxay Mudanayaashii UDUB, iyadoo goobtiina ay kaliya isugu soo hareen 49-kii Mudane ee Xisbiyada Mucaaridka, kuwaasi oo dhaqsiba iska dhex doortay shir guddoon KMG ah, kaasi oo loo gartay Prof. Maxamed Cumar Jiir, kadibna waxay mudanayaashii sii doorteen Guddoomiye ka soo jeeda UCID iyo labo ku xigeen oo iyana ka soo jeeda Kulmiye. C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland, halka ku xigeenadiisana ay noqdeen C/Casiis Maxamed Samaale iyo Baashe Maxamed Cadde, inkastoo doorashadaas aysan ka qeybgelin 33-ka Mudane ee Xisbiga UDUB. Waxaa xusid mudan in intii ay doorashada socotay ay ciidamada Booliska Somaliland gudaha u galeen halkii shirka ka socday, isla markaana ay amar ku bixiyeen in shirka lagu kala tago, inkastoo ay mudanayaashii oo qaab gacan taag ah wax u dooranayay ay howshoodii iska sii wateen, iyagoo laga maqlayay qaarkood ereyo ay ka mid ahaayeen "booliska haddii uu doono hana dhameeyo annagu joojin meyno shirka". Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadheer) oo ahaa shir guddoonkii KMG ahaa ee ku dhawaaqay in shirka uu xiran yahay oo BBC-da u waramayay ayaa sheegay in doorashadaas ay ahayd mid inqilaab ah oo sharcigii lagula tuntay, heybaddii dastuurkana wax loogu dhimay, isagoo sababtii uu shirka u xirayna ku sheegay xiligii salaaddii duhur oo la taagnaa iyo iyadoo mudanayaasha dhexdooda ay xaalad ammaan darro ka muuqatay, halka Guddoomiyaha ay doorteen Xisbiyada Mucaaridka C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) uu isna ku doodayo in ay doorashadaas ahayd mid xaq ah, isla markaana si aqlabiyad ah lagu doortay, iyadoo weliba uu buuxay kooramkii loo baahnaa oo dhan 42 Mudane. Si kastaba arrintu ha ahaatee seddex doorasho oo qaab Dimoqraadi ah uga dhacday Somaliland sanadihii aynu ka soo gudubnay kadib ma ahayn wax laga filayay Somaliland in ay ku soo leexato wadada ay ku socdaan Baarlamaanka Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo horaantii sanadkan shir uu ku yeeshay Magaalada Nairobi iyadoo la isku buuqayo oo dagaalna dhacayo qaab gacan taag ah wax u ansixiyay, iyadoo haatana magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho ee ay ku kala sugan yihiin labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ay ka dhacaan shirar go'aano lagu gaaro, kuwaasi oo aan loo heynin kooram buuxa oo go'aano Baarlamaani ah lagu gaari karo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  6. Good news but I doubt Mr Qanyare became a peace loving Dove over night, I think there might be two explaination to this. First it might be that as you mentioned he wants a slice of the cake that Jowhar folks are enjoying, after all remember he is almost bankrupted now as his his main source of income "Dayniile Airport" was shut down by the orders of the president. I think the second explaination could be that they wan to take the war to the heart of Jowhar, I mean they want to go inside Jowhar pretending to want to make peace, then start Mogadishu style action there, the evidence is there if you read the last paragraph, it says " as there is Maxamed dheere and c'lahi yusuf's technical "armed veheicles" there in Jowhar he will take his to there".
  7. The massege couln't be louder and clearer from the Mogadishu Mafia, "Don't try to switch to Jowhar, or you'll pay a heavey price for it" which Mr Boqorre did.
  8. Well its long due, the guy is a hostage who fears losing his multimillion qaad empire based in Xamar, or wrost case he fears for his life is he tries to switch to Jowhar, just look what happened to his 2nd deputy Mr Boqorre whos sone was assasinated this week for his action of locating to Jowhar. So let the shariif go back to what he does best, and that is Qaat trafficking.
  9. Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay degmada Yaaqshiid Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay degmada Yaaqshiid Mogadishu 13 Nov. 05 ( Sh.M.Network) Waxaa bilowday isku day lagu doonayo in lagu joojiyo Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Maxkamada, Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay degmada Yaaqshiid islaamka ee degmada Yaaqshiid iyo maleeshiyooyin degaankaasi ku sugan, iyadoo ay sii xoogeysaneysay rasaasta ay isweydaarsanayaan labada dhginac ka dib markii ay burburtay saakay waan waan la doonayay in lagu joojiyo dagaalka, waan waantaas oo ay wadeen odayaal iyo waxgarad ka tirsan labada dhinac. Isku daygaan oo ay bilaabeen odayaal iyo culuma udiin ka tirsan labada dhinac ayay ku doonayaan in xabad joojin ay ka dhex sameeyaan ciidamada maxkamada islaamiga ee degmada Yaaqshiid iyo maleeshiyooyin degaankaasi ku sugan, iyadoo dagaalkuna uu si teel teel ah uga socdo goobihii saakay uu ka bilowday dagaalka ee saldhiga degmada Yaaqshiid Gurigii uu ku soo dagay Ra'isulwasaare Geedi markii uu yimid magaalada Muqdisho iyo agagaarkiisa. Dagaalkaan oo saacado dhowr ah socoday ayaa waxa uu geeystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo tirada dhimashada ay gaareyso 10 ruux oo uu ka mid yahay ilo yar oo rasaas habow ah ay ugu tagtay gurigoooda oo ku yaala Xaafadda Buulo Barrey oo ka tirsan degaanka Suuqa xoolaha, iyadoo isla goobtaasina ay ku dhaawacmeen labo ruux oo dumar ah sida uu Shabelle u xaqiijiyay suxufi madax banaan oo goobtaasi tagay. Ma jiraan ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay labada dhinaca oo ku saabsan khasaaraha dagaalkan ka soo gaaray inkastoo uu xaqiijiyay wariye ka tirsan Shabelle oo tagay isbitalka Madina in la geeyay isbitalkaasi ilaa 14 ruux oo ku dhaawacmay dagaaladaasi, kuwaasi oo isugu jira Maleeshiyooyinka labada dhinac iyo dad rayid ah oo rasaas ay ku haleeshay goobta dagaalka, waxaana dhaawacooda uu daran yahay 11 ruux oo ka mid ah dhaawacyadaasi. Wariyeyaal ka tirsan Shabelle oo tagay goobta dagaalka ka hor intii aysan bilaaban israsaaseynta ayaaney u suuro galin in ay la kulmaan Gudoomiyaha maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho si ay wax uga ogaadaan waan waanta la doonayay in lagu joojiyo dagaalkan iyo qasaaraha dhinacooda inta uu la eg yahay balse, daqiiqad uun ka dib ayaa waxaa bilowday rasaas xoogan oo kooxaha maleeshiyooyinka ah ay la beegsadeen ciidamada maxkamada islaamiga, iyadoo xaaladuna ay noqotey mid adag oo qof kasta uu doonayay in uu la baxsado nafsadiisa. Gudoomiyaha Maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho Sheekh Shariif oo saakay wareysi ay la yeelatay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dagaalka uu ka duwan yahay wajigii Shneemooleeyda iyo ciyaal xaafadeedka uuna isku badalay dagaal siyaasadeed, isagoo carabka ku dhuftey in weerar looga soo qaaday saakay Gurigii uu ku soo dagay Ra'isulwasaare Geedi markii uu yimid Muqdisho, waxa uuna xusay in maleeshiyooyinkaasi ay ku hubeysnaayeen gaadiidka dagaalka. Dagaalkaan oo aan wali si rasmi ah u istaagin ayaa waxaa jira is rasaaseyn teel teel ah oo labada dhinaca ay isku ridayaan, iyadoo dad aad u fara badan ay ka qaxayaan halka dagaalka uu ka socdo. Dagaalkaan oo saakay bilowday ayaa salka ku haya shineemooyin ay albaabada u laabeen maxkamada islaamiga degmada Yaaqshiid, ka dib holwgal ay shalay ka fulisay degmada Yaaqshiid oo ay ku xir xirtey dhowr shineemo. Shabelle Media Network, Mogadishu Warar Maqal ah Sat 8am 1:30Pm 7Pm Sun 8am 1:30Pm 7Pm Mon 8am 1:30Pm 7Pm Tues 8am 1:30Pm 7Pm Wed 8am 1:30Pm 7Pm Thur 8am 1:30Pm 7Pm Fri 8am 1:30Pm 7Pm Wareysi Geedi oo wareysi dhinacyo badan taabanaya ay la yeelatay Shabelle Diiradda Shabelle Morgan oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Diiradda Qudbad xasaasi ah Qudbad xasaasi ah uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta Shabelle Producers Shabelle Technicians Shabelle Reporters Max'ed Amiin Mustafa Xaaji Aweys Short Maxamed Yuusuf MCF Afgooye Farxiyo Yuusuf Cabdi Cuud Taajirow Cumar Shaam Cali Suxeyfa C/rashiid Rashka Ismaciil Faarax Xasan Kalkata Shabelle Anchors Shabelle Reporters Shabelle Technicians Sahro Yuusuf Farxiyo Yuusuf Axmed Taajir Cabdi Cuud Max'ed Yuusuf Colaad Rashka Shabelle Anchors Shabelle Reporters Shabelle Technicians Muqdisho Jakuul Colaad Boodhari C/sataar C/qaadir Honest Xamdi Xiise NAIROBI Maryan Qalanjo S/Africa Gentle Man Kismaayo Farxaan Lafoole Gedo Axmed Saalixi BAYDHABO Max'ed Cadaawe HIIRAAN Ambiyo Nuur BAKOOL Abuukar Karyare AFGOOYE Axmed AC SH/HOOSE Xuseen Geeseey MARKA Max'ud C/qadar HARGEYSA Barqad GALKACYO Farayaamo BARI Xaamud C/lahi Shabelle Reporters Shabelle Technicians Fantastic C/shakuur Cali Ajey Axmed Yare C/naasir Cali Hiiraan © 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, info@shabelle.net
  10. Jowhar 12 Nov. 05 ( Sh.M.Network) Gudoomiye K/xigeenka Baarlamanka FS Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku tilmaamay dilka wiilkiisa in ay ka dambeysay arin siyaasadeed balse uusan cid gaar ah oo ku sugan magaalaada Muqdisho ku tilmaami Karin in dilkaasi ay geysatay. Cismaan Cilmi Boqorre oo u waramayay Shabelle Shabelle isagoo jooga magaalada Jowhar ayaa waxa uu sheegay in fgacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilka wiilkiisa Khadar Cismaan Cilmi isaga uusan ka dambeyn doonin isla markaana uu dhib ku qabi doono aduun iyo aakhiro Cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay hadii Gudi Baaritaan uu Gudoomiyaha Baarlamanka u xilsaaray dilka wiilkiisa cod…. Khadar Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku naf baxay Isbiitalka Madiina ee magaalada Muqdisho ka dib markii koox maleeshiyo ah oo aan la garaneyn ay ku rasaaseeyeen inta u dhaxeysa iskuulka Banadir iyo isgoyska Km 4 ee magaalada Muqdisho. Dilka Wiilka uu dhalay Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku soo beegmay xilli 2 dii bishaan November aabihiis Cismaan Cilmi Boqorre uu isaga tagay magaalada Muqdisho, isagoo ku fikir noqdey xubnaha dowladda FS ee ku sugan Jowhar. Shabelle Media Network, Sh/dhexe
  11. After 15 years of Isbaaro and looting, the crazy gangs of warlords are still looting, first it was the land, then the sea, then the graveyards, and now its the turn of the mosques to be mugged. Where is the next target.
  12. Maamulka Indhacade oo sheegay in canshuur lagu soo rogi doono Masaajida Sh.hoose Maamulka Yusuf Siyaad Indhocade oo ah ninka gacanta ku haya Gobalka shabeelada Hoose ayaa shaaca ka qaaday in canshuur laga qaadi doono Masaajidada gobalka ku yaal. Tilaabadan ayaa ah mid si gaar ah ugu socota Masaajidada ku yaal magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose. Sida uu sheegay maamulka Yusuf indhocade waxaa la doonayaa in canshuurtan lacag looga qaado Masaajidada magaalada oo la sheegay in ay leeyihiin illo dhaqaale. Go'aankan oo la yaab iyo ama kaag ku noqotay Maamulayaasha Masaajidada magaalada ayaa ku sheegay canshuurtan mid aysan weligooda maqal. Shiyuukhada gacanta ku haya Masaajidada Magaalada Marka ayaa sheegay in aysan jirin Canshuur laga qaado Gurriga Illaahay islamarkaana aysan bixin doonin lacagahan laga codsaday. Maamulka Yusuf Indhocade ayaa asagu ku andacooday in Masaajidada ay leeyihiin Ceelal biyo oo ah illo dhaqaale, maadaama Masaajidada ay ii biyaan biyaha laga dhaansado Ceelashooda. Balse warkan ayey ka jawaabeen maamulayaasha Masaajidada oo sheegay in lacagta usoo xeroota Masjidka ay tahay mid lagu dayactiro Masaajidika maamulka goobaha lagu cibaadeysto. Macada tilaabada uu ka qaadi doono Yusuf Indhocade mar hadii ay si toos ah uga horyimaadeen canshuurahan culumaa'udiinka magaalada Marka oo ku tilmaamay go'aan cajiib oo aysan hada kahor ka arag dhulalka Islaamka. Canshuurtan ayaa noqoneysa midii ugu horeysay oo dalka Soomaaliya looga qaado Masaajid iyo goobaha lagu cibaadeysto. Yusuf Siyaad Indhocade ayaa horey canshuuro noocaan oo kale ah dusha ka saaray shacabka ku dhaqan gobalka ayadoo waliba dadka aan iska bixin karin canshuurahaasi in badan oo kamid ah xabsiyada la dhigay. Waxaa sidoo kale canshuuro laga qaadaa hayadaha caalamiga ah ee ka hawlaga deegaanka. Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale warbixinteedii sanadkan 2005 ku sheegtay Yusuf Indhocade in uu lee yahay 10 beerood oo lagu abuuro xashiishada, kuwaasi oo qeyb ka ah lacagaha soo gala maamulkaasi. Warbixintaasi ayuu si kulul u dhaliilay Yusuf indhocade oo asagu sheegay inuusan ka ganacsan xashiishada.
  13. Abdi2005 so you should talk about this guys and his title instead. As far as we know YeeY never used religion as a cover for his deeds, instead your uncle The drug Barron Sheekh Indhacade uses religion to decieve I*D*I*O*T*S who jump on wagon to defend him. true sxb, but I think you are permitted to declare war on infedils such as Yeey and Geedi.. Juma The fake Xaajis,Sheekhs,and the Shariifs seem to impress you, but i wonder when will you go to Xamar and join the holly war against the infadels then I will have a great respect for you, if your short of cash to travel then we can raise some charity cash from the forum. I am dead seriouse. :eek: :eek: :eek:
  14. It begs believe that someone is threatning with war, while in Makka al Mukarama, in the holly month of Ramadan, isn't that bonkers. these guys discradit these beutiful titles, Sheekh, Xaaji and Shariif, while doing the opposite.
  15. indha-cadde oo sheegay in uu weerari doono Garoomo badan oo ku yaal…. Posted by: editor Shiikh Max’ed Siyaad Indha-Cadde oo ah guddoomiyaha Gobalka Sh/hoose oo haatanna ku sugan Magaalada Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudi Carabiya halkaasoo uu u tagay gudashada Cimrada ayaa waxa uu sheegay in uu weeri doono Garoomada Cisaley iyo Jowhar haddii Diyaaradihii ka degi jiray Garoomada Deyniile iyo Ceel-Axmed ay u wareegaan Garoomadaasi. “Xirada Garoomadaani waxaa ka dambeeya C/llaahi Yuusuf iyo Cali Max’ed Geedi, iyaga ayaana mas’uuliyadeeda qaadi doona haddii ay halkaasi ka dhacaan dagaalo†ayuu yiri Yuusuf Indha-Cadde oo sheegay in Garoomada Deyniile iyo Ceel-Axmed ay Muuse suudiyihiin kuwa ugu nabdoon ee ka jira dalka, isla markaana ah kuwa ugu mashquulsan. posted by ayaama.com muuse suudi oo wacad ku maray in Diyaaradii Dayniile iyo garoomada xamar ka meerta uu dhulka soo dhigayo. Posted by: editor Wasiirka Gaanacsiga ee Dowladda Federalka ah Al-Xaaji Muuse Suudi Yalaxoow ayaa wacad ku maray in haddii ay dhacdo in Diyaaradihii Jaadka iyo Xamuulka ahaa ee ka soo degi jiray Garoomadda Muqdisho ay ka wareegsadaan oo ay aadaan dhinacaa iyo Jowhar ay ka kulmi doonaan cawaaqib xumo ay san ka soo waaqsan ebid. Muuse waxa uu sheegay in haddii ay qaatan amarka C/llaahi Yuusuf ay adeegsan doonaan Hubka faraha badan ee ay heystaan isaga iyo Saaxiibadiis, kuwaa oo isugu jira lidka Diyaaradaha iyo ciidanka intaba. "Waxaan idiin xaqiijinaya in aan an Muqdisho la go'doomin karin, waxaan maqlay in Garoonka Diyaaradaha ee Dayniile la xayiray, taas waa mid an soconeyn, haddii Diyaaradahaas ay ka baaqsadaan Dayniile iyo garoomada kale ee ay ku soo degi jireen, ballan waxaan ku qaadayaa in aan Lidka Diyaaradaha eenoo dhooban ee isugu jira Zuug, Tedhi-Saban iyo kuwa kale aan dhulka ku soo dhigayo" ayuu yiri Muuse Suudi oo intaas ku sii daray "Canshuur ci ka qaaadi karta m jirto Diyaaradaha Xamar yimaada, haddise ay dhacdo in ay Canshuur siiyaan C/llaahi Yuusuf waxay nagala kulmi doonaan dharbaaxo xoog leh. dhawaan ayaa dowladda Kenya ee aadka u taageerta Xubnaha Dowladda ee Jowhar ay sheegtay in diyaaradaheed Jaadka aysan ka dagi karin Dayniile iyo Ceel- Axmed, taas oo ay uga danleedahay in ay maja xaabiso Maxamed Qanyare oo ay lidi isku yihiin C/llaahi Yuusuf, iyadoo sidoo kale sheegtay in Xubnaha Muqdisho markaii Kenya u soo socdaalayaan ay waraaqad ka soo qaataan Cali Maxamed Geddi. posted by ayaamaha.com
  16. What surprises me is WHy Balidoogle Airport was left off the Hook, Balidoogle opperators are much deadlier than Dayniile when it comes to revenues and anti government, or is it because its very close to Jowhar and the stakes are very high if its shut down.
  17. It seems Dayniile.com is feeling the heat after its sponser Dayniile Airport was shut down by the orders of President YeeY, So lets see how long will it last to spread hate and lawlesness.
  18. Dadka Muqdisho oo sheegay Col Cabdulaahi Yuusuf oo aan la dilin in aysan Xamar xasileynin Muqdisho Dadka Muqdisho oo aad uga careysan dhaqan xumada uu ka wado Col Cabdulaahi Yuusuf dhulka beelaha USCda asagoona soo hagaagsaday dhulkiisa hadana rabo in uu colaad ka dhex huriyo dadka walaalaha asagoona adeegsanaayo damiir lawayaal lagu yaqiinay ab iyo isirba daba dhilifnimo Shacabka Muqdisho oo ka careysan howsha uu la damacsanyahay dadka Muqdisho ee ah in uu Bad ,Bari iyo cirba in uu ka cunaqabateeyo tasoo ay ku sheegeen hadaan hada lagu weerarin meesha uu ku suganyahay lana qaarajin in aysan waliigood towfiiq yeelan doonin dadka Muqdisho madaama uu yahay masiibo loo soo direy shacabak Muqdisho Waxaan Hubnaa ayey Yirahdeen maalin maalin kamid ah in ay la dagaali doonaan shacabka Muqdisho Col Cabdulaahi Yuusuf marka inta aysan nagu dhereynin waa in aan hadda la weeraraa ayuu yiri Geele Calin Muuse meeshiisana lagu qarajiyaa maxaa yeelay wax magarto aan wax garaneynin wax loo dhowraa ma ah ayuu yiri Qeyb oo xukun waa waxii Cali Yuusuf dadkaan ku hayey xiligaana Cabdulaahi Yuusuf lagama yeelaayo ayuu yiri Nabadoon Guure Caalin . Shacabka Muqdisho oo aad u careysan ayaa caawa waxaa laga daremayaa saan saan dagaal ay ku doonayaa in laga taqluso Col Cabdulaahi Yuusuf Axmed Cabdi Gacal Muuse dayniile Muqdisho Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com
  19. Red Sea Most of you are still saying that Somaliland declaring independence is just crazy dream, Its you and your likes who think like that, not me and open minded people, Somaliland has proven to be the most advanced, civelised region in "Greater Somalia". and its not weakness to admit that. While Puntland could do great things and advance beyond imagination, its ****** like Red Sea who are holding it back. To suggest that YeeY would be back to P'land if they declare independencyis rubish.
  20. Red Sea I will tell you one good reason why you won't break away. It will be a lack of support of the local population who will choose 100% to remain with Somalia and hope for peaceful reconcilation. Yes I agree with you, a lot of P'landers are dead against the idea, but I can assure you they want stability, and that is immposible while you are linking you future to the lawless south, the best thing to do is sevear all connection with the south and declear independency.
  21. Ngonge I have no idea why any sane Puntlander would even dream of asking for independence now! Why not bro, Just tell me what has PL to lose if they seperate, tell me one good reason. I know you would mention the S-word (Somaliweyn) but I considre that to be a big time fart, Somaliweyn is a dead fish in the water. Let everyone go its way. 15 years is enough to be lost, lets not lose another 15.
  22. Ok Calm down folks Some people are still dreaming of repeating the high days for Puntlanders in somaliweyn, but we have to realise its gone with the wind. they are 100% for Somaliweyn. Well I really don't understand what does Somaliweyn means, are we talking realities here or empty slogans, please lets talk pragmatic realistic programmes. Ok I recognise PL won't be recognised if they seperate, but don't you think it will make its government start focusing on rebuilding, but while we worry about Jowhar and Xamar how can you that, can't we see how S'land diveloped while PL was busy on taking sides and supporting war lords of the south. What will PL lose if they follow their SL brothers, their pride? I think its better to lose your pride rather than lose your brain and stay in that mess for another 15 years.
  23. I see a lot of opposition from Puntlanders, But WHY NOT? Why should puntland always be hostage to the yalaxows, the Caatos and The Qanyares. You might wonder how is that? for so long the efforts and resources of this region was being used and spent on different warlords, such as SRRC, Morgan, Shatiguduud, Cali mahdi, gabyow, you name it. This irrisponsible act by previouse puntland leaders specially "YeeY" caused funds to be diverted from schools, health, security etc. And now the same thing is happening, funds and resources are being diverted to Jowhar and other places. My arguiment is once you declare independency you have focus and goals, forget about this illusive so called SOMALIWEYN which does not exist anymore. So lets put Puntlands interest first and start sorting out its problems.
  24. Some people suggested that this is the time for puntland to declare independency and think about its future, Some say we should wait this new federal government if it will work for few more years then decide, While some are dead against the idea all together. but Hey whats wrong with independency, are we always going to be hostages of the criminal gangs and warlords based in Mugadishu who don't want to see law and order restored. Although I don't think an independent Puntland will be recognised by the international community but it will give the government of Puntland the opportunity to focus its resources and effort on rebuilding Puntland, look at Somaliland, they have ZERO interest on whats happening on the south, and that made them focus on their domestic issues and rebuilding the country. I am not in favor of seeing the dismentel of Somalia, but is there anything called Somalia any more? Its time of people of Puntland to decide their future, there is no hope from deep south to save this battered nation, so let every one go their own way.