wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Ismalura;680219 wrote:
    I have discovered many of the new features now and I like some of them. Lakiin qaaar badan baa useless and confusing iska ah. Seriously why would I want to connect my Facebook to my SOL account I don't think any nomad wants to do that.

     

    Glad that I have had no trouble logging in or posting. Well, I always was a lucky girl
    :)

    For me i've connected with it mala i garan dee?


  2. Sayid*Somal;680227 wrote:
    ^No body made you super duper nomad - you made yourself that!
    :D

    show anna anaa nomad iska dhigay :D waxaan lahaa billadahaagii baa dib laguugu soo celiyee

    PS: A&T LST hadduu warqaddaa kasoo jawaabi waayo waa dhib weyn Anigaaba naxariis i gashay oo damcay inaan dib kuugu soo celiyo waxaaga :D


  3. Dhacdada facebook ee isbuucan

     

    Gabadh iyo wiil Isla dhashay oo isku aabe iyo isku hooyo ahaa ayaa muda xiriir kulahaa Feecbook iyagoo xittaa isla gaaray Jaceyl aan waligii la arag lana maqal xaalku wuxuu ku bilaawaday Wiilka iyo Gabadha Reerkooda waxay daganayeen Danmark waxayna markii hore ahayeen kuwa ku nool hal guri ah, kadib danbe wiilki wuu weynaaday oo wuxuu u wareegay dalka Ingiriiska dadiisu waxey aheyd 24 jir halka Gabadhana aheyd 20 jir

     

    Xaalka markuu halkaa marayo ayaa habeen habeenada ka mid ah ayaa isagoo baaraya Gabdhaha facebook isticmaalo ku arkay Gabadhan oo uusan u qabin iney walaashii tahay, kadib markuu ku darsaday waxey wall ka ku sheekeystaan dhowr mar, akhiiran waxaa ka dhacay xiriir hoose iyo warqado jaceyl la isu gudbiyo

     

    Ogow gabadha iyo wiilku waa isku aabe iyo hooyo, balse labaduba sawirro waxey isticmaalayaan been sida facebook u badan, sheekadoodu waxey isula wareegeen MSN

    maadaama xaalku uu marayo naftaa ku dooratayoo cid kale xamili weyday,

     

    wax badan baa lagu xariiray msn ka, qofna qofka kale jaceyl xad dhaaf buu u qaaday, sheekada marki intaa mareysay baa la yiri sawirkaagoo taagan, iyo hebel sawirkaagoo taagan, (wuxuu midba midka kale yiri wejiga unbaad ka quruxsan tahay)

     

    wuxuu wiilku jiid jiido wuxuu ku yiri gabadhii mar uun jirkaaga hoose i tus haddii aad dooneyso wajiga qarsee (illeyn camerada msn ka) ayaa shaqeynaaye waxey diido ooy tiraahdo Walaalow iga daa iyo iga qallee kuma tusi karee akhiiran wuu ogoleysiiyay iney tusto jirkeedu wajiga mooyee, isagana wuu tusay (waa iyagoo dhar qabee ogaada) :D sheekada abaayo(xamari accent) jir baa kugu yaallo iyo aboowe jirbaa kugu yaallo ayey mareysaa, xaalku waa qardho dhexe Not bari dhexe, habeen habeennada kamid ah waxaa leys tusay meel walbo oo jirka ugu qaalisanaa, iyo weliba iyadoon dhar la wadan, intaan wejiga eheyn iyagoo mid waliba midka kale ka cabsanaayo in laga duubo oo lagu soo bandhigo masraxa (youtube) ama megavideo :D

     

    war waxba yaanan hadalka sii badinin Reer SOL yeysan iga caroonine akhiiran waxaa la is tusay wajiyadii :P maxaa yaallo dee meesha?


  4. Aniga waxaa ila haboon inaad admin ka codsataan kiinii hore in la idiin furo :D saa kaa baa fadli badnaa oo Kutubada ingiriisigana lagu sheegayee (joke)

    Shaah iyo sheeko, haddii aan fasiro waa macnaha odayaal meherad isugu yimid oo shaahaya oo fadhi ku diriraya mid ba wuxuu maskaxdiisa ka helo (Inkastoy u badan tahay qabyaalad iyo qurun) soo sheegaya

    Marka wax walboo aan maagno (excluding caay iyo qabyaalad) meeshan maku soo tuuri karnaa?;) just waa uun dee.... yaah


  5. Haa showqi Waxaaba kasii daran wixii aan qoraynay oo idil waa la nusqaamiyay oo intii badneed baa la qubay uguna muhiimsaneyd

    waxaabad moodaa admin in uu aniga iigu dan lahaa Change ga dhacay oo ey ka eheyd........... :D allien nimada un yaan leyga xayuubin ee aan iska aamuso


  6. The Zack;679950 wrote:
    Love it! The forum looks way better now! SOL wey duushay LOL. Kudos to the admin! They should make us pay for using this, apparently they spend hours of their life to get this going. I had no issues with signing in, not sure what these odayaal are complaining about. Shake your computers and turn them upside down, that should help.

    war zack ma waalan tahay :P ha inagu iftiimin qolyaha qarash ma haysannee, anigi shaqadi xumeyd na waa la iga soo buriyaye lol :D


  7. kKKKKKKKKKKKKKK Abtigiis arrin baa ku qabsatay balse ma ogtahay aniga in user name keygi dhamaa maku sameysno la i yiri sol, kadib waxaan u qaatay in la i block gareeye oo sol dambe aanan geli doonin kadib baan is iri kan display ga isaga tijaabi, saa horuu ka galay

    Allaha inoo dhib dhaamo ninyahow wax kaloon ku hadalno garan meynee


  8. Abtigiis horta aad baan uga xumahay In dib laguu celiye, anigoo qudha ayaan isu haystay in ley bililiqeystay, haddaad adiga igula jidho dee waa hanti ibnu aadam iyo xoolo qaran usoo dhigasho cad arrintanna waa in aan ka doodnaa miyeysan kula eheen?

    mise adiga waxaad joogtaa horaa la isu dhici jidhay? oo waxba uma aan arko :D