wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. The Zack;681253 wrote:
    Music is like Cigarette, once you are hooked with it, it is hard to quit it. If you try to quit it overnight, you will completely fail. Make a transition period for yourself.

    I don't agree with you that dear zack, sababtoo ah aniga waan isticmaali jiray, haddana waan joojiyay oo muddo 7 sana ah ma isticmaalo, niyaddeydana kuma jirto inaan isticmaalo :P but music, careless baan ka ahay coz am not auditory:D I'm visual


  2. View Poll Results: Is AT&T telling the truth?Voters 19. You have already voted on this poll

    1-I think AT&T's comment is light-hearted. Admin would never change AT&T's username to such filth. 1052.63%

    2-AT&T is a man of honor. I believe the man is wronged big time. This is evil and unacceptable. 947.37%

    I voted n:2 so is admin going to bun me or something? I hope he'll not :D


  3. ma xadiithka rasuulkaan raaceynaa mise qof walbo fikradiisa?

    Haddii ey tahay in qof walbo fikirkiisa la raaco waa sideey blessed khaleeh calallah

    balse haddii xadiithka rasuulkeenna suuban (S.A.W) waa in meeshi lagu arkaa la dilaa ninkaas

    waa haddii caddaan sax ah lagu haayo inuu yahay (GAY) haddaan caddeyn lagu hayn, oo kutiri kuteen ey sheekadu tahay dee rooseeto la marsado iyo indha kuul laguma noqdo gay ee faraha ka qaada


  4. Somalina;680945 wrote:
    Adiga yaa joog ku dhaha. JB iyo co intaad ku dayo is leedahay god dheer oo miino ku qarsantahay ha ku dhicin lee.

     

    Xamarna afkaada ka leexi haddaad dagaal rabin... CX are on vacation now, laakiin marnaba ha is dhihin waa dul marin kartaa heesahaga bilaa dheecanka leh. You have been warned Kenyati-yaho.

    Nina aniga dagaal waan ka cabsadaa sideydaba, Xamarna waa meel cajiib ah allaha noo wanaajiyo, aniga although am not reer xamar balse xamar agagaarkeedaan ku dhashay, xamar maan xumaan u quuri karaa :D laakiin waxaan lahaa dadkan is maagan ee budhadhka isu haysta kala celi :D


  5. Moh Cagdheer;680208 wrote:
    Mudane LST,

    .

    Midda kale waan eegay profile'ka Abtigiis and Tolka, markaa waxaad ku qortay
    " Al-Haji AbtigiisTolka has not made any friends yet"
    . Arintaas waxba kama jiraan, waa dacaayad aan sal iyo raad toona lahayn. Just because I fought with few girls doesn't mean I haven't made any friends. Even Ayoub is my firend. Markaa please correct that as well.

     

     

     

    Walaalkaa Moh Cagdheer,

    Oo haddaanan friends sameysan ma lay ban gareyn mise allien unbaan ahaani?


  6. Kulmiye;680150 wrote:
    Ismalura- Lol, I took it as a joke. oh by the way its not only a guy thing to add few strangers- in my 6 years of facebook i remember getting plenty of requests from sisters- yet my friend list was never more than 240- now that i look back, im thinking as soon as they see my face they removed me from their list... lool am i that ugly?

    Post your pic and i'll tell you whether you are ugly or caramantula :D

    for me I used to add every girl that i think iney cuntameyso, Though aan hadda aqbalo uun, yacni kuma darsado waan uun aqbalaa keliya, Yeah kulmiye facebook pointless waaye haddeyr (it's for idlers and I'm still 1 of them :D)