wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Sayid*Somal;683222 wrote:
    Nagogow waxaad tahay nin nuukiliir lala dhacay, welise soo noole

    Waa naxariis Illahay, in aad weli ka nooshahay nabaradaydiiye

    Nasiibdaro darade maantaan neefta kugu celine

    Horta waxaad ogataa, aniga Sayidkuba in aan nasab iyo naf wada nahaye

    Niman laga gardaranyahay oo naaquudayaashii isugu habarwacdeen

    In aan nahay waa lada yaqanaa, Adiguse waxaa tahay

    Nacasyahow, waa la wada yaqanaaye

    Afka-hooyo hodanka ah iyo Naafada tahay waa la wada yaqanaaye

    You have 2 iyo jab votes :D coz marka aad diyaariso kadib inaad u fiirsato bey eheyd laaxin baa ku jira

    Midda kale gebo gebo(gunaanad) malahan, mise ninyahow hor u dhac unbaad na siisay :D

    Halkaa ka haay;)


  2. Quitters never win, winners never quit. But those who never win and never quit are ******

     

    Remember the 3 golden rules: 1. It was like that when I got here. 2. I didn't do it. 3.

    To your Boss I like your style

     

    Remember, it doesn't matter whether you win or lose; what matters is whether I win or lose

     

    See what will happen if you don't stop biting your fingernails

     

    She got her good looks from her father. He's a plastic surgeon

     

    Show me a good loser and I'll show you a LOSER!:D

     

    Some people think football is a matter of life and death. I don't like that attitude. I can assure them it is much more serious than that

     

    The Book of Life begins with a man and a woman in a garden…It ends with Revelations !!!!!!!!


  3. Bashiir;683203 wrote:
    Inaan arintan ka gabayi laba cali is waydiin maysee, bal horta adi iyo sayidku soo kala baxa.

    sheekadu haddey gabayi taagan tahay oo eysan ka gabyin eheyn nin gabyi yaqaan uma ekid bashiirow:D


  4. nuune;683206 wrote:
    ^ ma waxaad leedahay
    Aaliyah
    wey buurantahey oo waa fat sidii ay hilib iskugu wadey, ar ka xishoo gabadha, I protest those uncalled remarks against one of the prettiest ladies I have seen.

     

    War xaal baan kaa rabnaa aniga iyo Aaliyaba
    smileys.gif

    Waar waxaad sheegtay unbaan fasiray ee gabadha ha igu dirin :D

    nuunow nin aan aqaan baad iila cod ekaatay oo kenya joogi jiray oo berigaan ogaa nuune loogu yeeri jiray oo shabaab ahaa ee gabdhaha wadada u fariisan jiray si uu u shukaansado nin jumbe la yiraah sxbo ahaayeen iyo nin ina caseyr la yiraa, ma isagii baa?


  5. Dadkan I don't see them as heroes aniga, coz Dad badaaan baa jira noocan oo kale ah, but they didn't mention what they have done for the others, so those are heroes, laakiin kuwan they are looking for heroesim :D so they are half-heroes :P


  6. wyre;683192 wrote:

     

    There are no
    s.t.u.p.p.i.d
    questions, just
    s.t.u.p.p.i.d
    people

     

    waxaan ka baqay inaan wax xun ula jeedo inaad u qaadataan that's why i edited


  7. The average woman would rather have beauty than brains, because the average man can see better than he can think

     

    There are no ****** questions, just ****** people

     

    You laugh because I'm different........... I laugh cause I just farted!:D

     

    What are the three words guaranteed to humiliate men everywhere?

    'Hold my purse.

     

    You tried your best and you failed miserably. The lesson is 'never try':D

     

    You have to stay in shape. My grandmother, she started walking five miles a day when she was 60. She's 97 today and we don't know where the hell she is.

     

    I used to sell furniture for a living. The trouble was, it was my own:D


  8. here was a man at the corner with one third of a hat and half a pair of shoes. I offered him my boots. He sold them to a homeless guy for ten bucks and gave the money to a woman at a bus stop.

     

    I really liked those boots…

    :D:D:D


  9. Jacaylbaro;683184 wrote:
    -r

     

    - Before you use the bathroom in someones house make sure you check they have toilet paper!!

    :D:D:D

     

    mid aan sxbo nahay ayaan hadda ka hor booqday, sidaan ola joogay ayuu wuxuu i yiri suuqa ayaan kasoo laabanayaa cabitaan iyo wax baan noo doonayaa ee filimkan iska sii fiirso, wuu iga tagay in cabbaar markaan joogay baan u baahday musqul, musqushii ayaan saa u eegay waxaan arkay iney tuubo leedahay caagna hoos yaalla, My bad ma fiirinin tuubada iney socoto, waan iska fadhiistay waan iska xaajooday kadib tuubada fur sow ma ahan? maxaad ii dhiibatay biyaba ma jiraan ninku muddo 3 saacadood ayuu iga maqnaa waan uun ku jiray musqusha, markuu ii yimid baan u qeyliyay oon iri war alla ku laqmi ee maxaad ii qatashay? orodoo biyo deriska ka soo raadi:D

    marka arrintan waa sax jaceyl barow


  10. Caaliya xiiran xaluskaba rucleyn waa (xabad khosa ah oo sidey isugu waday Hilibka geela iyo caanahan lo'da ah, hadde kala fiddayoo laba derbi la ekaatay, markaasaa meeshaa caloosha ah sidi macasha Neef wan ah oo afar jir ah oo aad buuran oga ekaatay:D) Ninkaa iska dhici waxba kuuma yareysane @ KK mUkulaasha miyaadan u jeedin indhaheeda iyadaaba libaax ka cabsi badane :D midda kale waa baa libaax iga qaaday gabadh aan jeclaa oo aan la soo cararay marka libaax ma maqli karee ha igu sheegin :(


  11. I hate people who think it's clever to take drugs...like custom officers

    In politics, if you want anything said ask a man. If you want anything done, ask a woman:D

     

    Give a man a fish and he eats for a day. Teach him how to fish and you get rid of him all weekend

    How to make a million dollars: First, get a million dollars.

     

    If at first you don't succeed, try again. Then quit. There's no use being a damn fool about it.

     

    A candidate is someone who gets money from the rich and votes from the poor to protect them from each other:D

     

    Wise men make proverbs, but fools repeat them

     

    Whenever I'm caught between two evils, I take the one I've never tried.

     

    You're fooling yourself if you argue with a fool - others may not know the difference:D


  12. Friendship is like peeing on yourself: everyone can see it, but only you get the warm feeling that it brings

     

    A banker is a fellow who lends you his umbrella when the sun is shining and wants it back the minute it begins to rain

     

    A fast word about oral contraception. I asked a girl to go to bed with me and she said 'noooooooooo':D

     

    A man in love is incomplete until he has married. Then he's finished:D


  13. :D

    post what funny quotes you got, this is one or two of it

     

    I’ve never been to an Al-Qaeda Christmas party, but I have seen the invites. No music, no dancing, but we promise the fastest game of pass the parcel you’ve ever seen.

     

    Koreans have recently brought out their own vegetarian version of an instant noodle snack. It’s called Not Poodle

     

    Why get married and make one man miserable when I can stay single and make thousands miserable?:D


  14. Originally Posted by Kulmiye

    Wyre, these days Blackberry (pin) is the new facebook... it had revolutionize the way we use facebook- lol so throw your pin at me and we'll exchange photoes so we could rate each other

    Kool_Kat;682780 wrote:
    Alla maxaan dhiman gaaray markaan aqriyay intan!
    aniLaughingSmiley.gif
    PRICELESS!!!!!!!!!!!!!

     

    [/i]
    :D

    Isma leheyn wax jabkaaga ku qoslaaya ayaa jira, saa reer SOL waxaan u haystay iney yihiin dad arxan leh, ma maantana kk ayaaba igu qososhay :( tolla'ayoo tolla'ay :D

    Anyway I had 4998 friends in facebook maantana hal kama haayo

    qashinkuu raacay


  15. Rudolf hopped on one foot, pirouetted, leapt to and fro, wiggled his hips, do-si-doed, executed a graceful plie, moonwalked, discoed, waltzed, two-stepped, wriggled like a worm, jigged like a hillbilly, and slapped his knees, but no matter what he did, it kept snowing.

     

    Apparently he wasn’t a raindeer after all

    :D:D