
wyre
-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by wyre
-
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:quote:Originally posted by Indhoos:^^^Ma ka cabsatay, waa strip tease gaa-gaabey.LADIES PAY UP, YAAH!!!Sidee iskugu dareen ciyaaraha Shabeelle laga ciyaari jiray iyo tan hip-hopka ku cusub la yaabay. Waaw.This videp is private -
Marka hore salaan asxaabta
In badan waan akhrisanaye sol sannad ka horna waxaan filayaa inaan sameystay user balse weli wax kuma aanan qorin oo kama aan dhex muuqan balse waxaan rajeynayaa in aad si wacan oo wanaagsan ii soo dhoweyneysaan
I guess dad badan oo qoraalladooda aan aad u xiiseyn jiray iney isoo dhoweyn doonaan sida jaceylbaro, chekmate iyo nuune
SOL waan jeclahay saaxiibayaal
-
Waaawareey war maad inamada kala qabataan wey is rifayaane lol
Anugu kolley mid baan u cabsanayaa in la rifo sidi digaagi lol
Music Thread [ Wat ar u listening 2]
in General
Posted
this video is private