wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Subax wanaagsan yaa culima allaay? hablahana assalaamu caleyklum? saakay maxaad ku barideen? Anigu saakay xafiiski baan dhex fadhiyaa, shalay baan kii JB ilma adheerrada ahaayeen isku faagannay, arrinteenii manager key gaadhay, tacdiil baa la siiyay, alle ha inaga qabtee wuu na yeelan rabaa, ma riyaale kaahin oo yiri baa (shanteyda sano markey ii dhamaato irridaa baan ka baqaa) (qabiil baa jira deggan makkah iyo munah buuraha u dhexeeya, waxaa la yiraahdaa waa siduu manaamka ii sheegee reer banuu khuweylid, waxaa la yiri, nin iyaga ka mid ah haddaad dulmiso wey ku qabanayaan kadibna maal bey ku siinayaan, guri iyo xaas bey kuu yeelayaan, markaad is mahadiso eed tiraahdo maantaad waxaad ku taami jidhay heshay, bey budh kaaga saarayaan adigoo dacas la aan ah. wuxuu kaloo manaamku ii sheegay isla adigii oo rafaadsan oo tuugsanaya haddii kuwii kula tuugsanayay ee isla qabiilkooda ah haddii shilin laguu soo taagay eey arkaan wey kaa xoogayaan wey ku dilayaan) waa sheeko cajiib ah oo manaam aan ku arkay, waxaan doonayaa inaan eego arrintaa, waxaan aadi doonaa sanadka dambe buurahaa oo wixii run ah baan soo ogaanayaa. lahjaddoodu waa maxali sidaan maqlay:D anyway waa inoo sabtida;)
  2. jacaylbaro;687186 wrote: my god! I miss chinua achebe so much , will you send me this book?
  3. Aniga waxaan akhrinaayaa imika (HOW TO MAKE PEOPLE LIKE YOU IN 90 Seconds or less) And i like the book very much.
  4. *Blessed;686209 wrote: J 2. Diiwaanka Qosolka by Jamaal Hussien - a collection of funny Somali tales. Not finished yet but good so far. It's one of those you'll want to share. Laba nin oo aad loogu xanto fuul-xumo ballaadhan ayaa maalin maalmaha ka mid ah isku faanay oo midiba ka kale ku yidhi anigaa kaa qurux badan. Haddaba waxaa dhacaysa in ay labadaa nin go'aan ku gaadheen in ay isula tagaan qof kala saara oo caddeeya kooda quruxda badan. Labadii nin oo deydeyaya cid ixtiraam leh oo ay labadooduba ku kalsoon yihiin oo kala saarta ayaa ku soo baxaya Aw Xasan Sh. Cismaan Nuur oo fadhiya makhaaxi, shaahna ka cabaya magaalada Burco. Labadii nin baaAw Xasan u sheegaya inay is haystaan oo ay jeclaan lahaayeen inuu kala saaro maadaama uu oday muxtarim ah yahay, magaaladana si fiican looga yaqaanno. Aw Xasan baa markaa wuxuu is yidhi dee malaha arrinka la isku haystaa waa weyn yahaye nimanka kala saar Ilaahay bay tiisa tahaye. Aw-Xasan ayaa nimankii weydiinaya waxa ay isku haystaan. Ka dib waxay u sheegayaan inay isku haystaan kooda quruxda badan oo ay rabaan bal inuu Aw Xasan halkaasi ka caddeeyo cidda quruxda badan. Aw Xasan baa intuu la yara yaabay ku yidhi nimankii "Waayahaye bal aan idin kala saaree, sii jeesta labadiinuba, haddana soo jeesta", nimankii baa sii jeesanaya, haddana soo jeesanaya isagoo Aw Xasan aad isha u gelinaya sidii qolooyinkii caalamka ee tartanka quruxda kala saari jirey oo kale. Sidii ay uga sugayeen kiinnaasaa qurux badan, ayaa Aw Xasan sidii caadada u ahayd hadal xikmadaysan oo gaaban ku sii daayey nimankii isagoo odhanaya : "Eesh Qiyaasak! Inaad is dhasheen baaba laydin moodaa."
  5. Juxa;686999 wrote: they want something they have not earned. they deserve absolutely nothing anti-man
  6. Waa yaab:D these guys kaalay ma labadooda hooyo baa mataana ahaa @ JB And Ruuxaanle? waa iyagan 24 hrs midba midka kale wax ka daba qorayo oo feeg ehee:D Nway hwz you all? just Mid jb ina adheerkii ah unbaa isagoo shaqada ku cusub doonayo inuu noo taliyo innagoo meesha oga soo horreynay, and he is no more than a shaqaale waxaa kaaga daran markuu igu yidhi shaqooyinka aad waddo iisoo gudbi aan eege sidaad u waddo:p do you people like xukun like that yaa JB:p
  7. Qandalawi;686911 wrote: And there was no Saudia before, the whole country of Saudia was named after one man, the father of the current king: KING SAUD and you have Saudi Arabia. That is pure true sababtoo ah saudi arabia wey kala qeybsanaan jirtay, madina was named yathrib that time and wax iska quseeya ma jirin madina, makkah, dhaif. there was no riyadh
  8. I see and who is abdullahi dahir;) I guess that guy of wejibook inuu yahay
  9. Erayga somalia came from soo maal like hasha soo maal, Islaan baa bixisaan maqlay inkastoo sheekadaa aanan imika saa u xasuusan, bal buugga ayaan soo eegi waanan idinku soo laaban:D
  10. I feel very sorry for yustur:( so your name is daqarre
  11. Ms MoOns;686759 wrote: ''Let's have some fun, this beat is sick, I wanna take a ride on your disco stick.'' :eek: jac
  12. wyre;684624 wrote: فليتك تحلو والحيات مريرة, وليتك ترضي والانام غضاب ؤليت الذي بيني وبينك عامر, وبيني وبين العالمين خراب إذا صح منك الود فالكل هين, وكل الذى فوق التراب تراب taa maad iigu translate gareysid english yaa ngonge
  13. NGONGE;684468 wrote: What do you mean by how do you read it? From right to left dee. The poem you just posted is saying (more or less) that Clan Is Everything. Here, let me try to do a quick translation... What's between me and the children of my father and the children of my uncle, are very separate For if they ate my meat, I'd save their meat And if they destroyed my glory, I'd build their glory And they're not quick to my rescue but if they called for me to rescue them I'd hurry to them And I don't hold old grudges towards them for leaders of people never hold grudges
  14. Somalina;686620 wrote: Are you in al-faraj team yaa somalina:D Once I was sahasom family But i no more use facebook, I am a WAYN addict if you know
  15. Tuujiye;685846 wrote: ^^ qofyahee why you getting so personal? lool I never said Wahabisism brought Islam to somalia and I never said anything negative about suufi style of teaching. buufis aa ku haaye yarta... lool dadka aan dugsiga quraanka lasoo dhigtay intee ku jiraan qaarkood mid suufi iyo nooc kale ahba.. Qiraa'ada dhoor nooc ee kula baxdaana oo ma aha midaan kiliya aad ku maqashay cajaladaha wadaadada Egypt iyo sucuudiga ee waxaan jiraan dhoor nooc oo kale. Kuligoodna waa wada sax. Somali wahabi maba aheen wiligood mana eesan joogin umadaas before. Mise waxaad is dhaheysaa dadka Tajweejka wax ku aqriya kuligood waa wada wahabi? lool Ismalura, dhooreyahee the wrong guy aa heysaa.. Tuujiye xer xitaa wuu lasoo digriye oo dugsi quraan nooc kastena waan soo dhigtay..kun iyo labo boqol oo jeerna intee "duubo" i dhaheen, washamsi waa la igu soo aqriyi. The truth is, back in the days somalideena diinta waxaan u heysanay dhaqan ahaan oo badankeen micnaheeda asal ahaan ma aanan aqoon. Umad waxaan nahay ilaahey aad u jecel iyo diintooda maasha allah laakiin quraan la xifdinaayo laakiin micnihiina la aqoon waxba noo ma tari jirin. seef labood cusub aa tahay maasha allah and you will fit in this place just fine... Nice to meet you abaayo... Wareer Badanaa!!! Wahabism :confused::confused::confused: Is it Mohamed abdulwahab the Friend of humphrey? Anyway If it's that Guy, then many ........ about him
  16. https://js2.wlxrs.com/_D/F$Live.SiteContent.Messenger/4.2.59120/resources/images/emoticons/002.png
  17. war dowladda sucuudiga wey u dhamaatay, haddeyba mareyso sheekada in shimbir ay ka shakisay lol
  18. You scored a 84% on the "How Somalian are you?" Quizie! 796 people had a score lower than yours 0 people had a score higher than yours 0 people had a score the same as yours I am pure somali then
  19. صباح الخير من القصائد التي اعجبتني في بلوي التدخين هذه القصيدة للشاعرـ حمدان بن سالم العنزي نفس ابن آدم للهواء تيار من لم يصنها كساه الخزي والعار من يتبع النفس يأبا لشهوتها أسمع وابصر به والسيف بتار ويح الشباب بعقر الجهل المحهم ضلو الطريق فلا ماء ولا نار ويح الشباب رباط الغرب كتفهم ومجدنا خلفهم يهفو وينهار شر الدخان دعاهم فاستجابوا له موت بافواههم للغرب سمسار أخي بليت فأنت الآن ممتحن فقِّوم النفس لا يفتنك غدار ليس الرجولة نيرانا تقبلها إن الرجولة ميزان ومعيار ليس الّرجولة تبغاٍ ينتشي قدراً بل إنه الداء للأبدان قهار لا تحسب التبغ للإنسان يكمله فإنّه الشر آثام واوزار انظر لمن صنعوالدخان قد كتبو بأنه لابتسام العمر مهدار قد زينوه بأنواع واوسمة وكله لحياض الموت جرار إنكنت تنطر للدخان مفتخراٍ فإن دمعي علي بلواك مدراراٍ هذي ضحاياه أجساد مهمدة قد آثرو الموت والرحمن يختار رفقا بنفسك واستدرك فجيعتها فالله يا ابن ابي للعبد غفار أعطاك جسما صحيحا منه موهبة فلا تكن جاحداٍ فالله جباراٍ لا توهم النفس بالدخان تطربها فإنها النفس للأهواء تيار
  20. Taleexi;686044 wrote: Wallaahi inuu Sheekha feedh kala daalo baan anba ka baqayey, Ismalura si wacan bay ummadii ku kala badbaadisay. Kadib baan u tagay oon ku iri xoolahaaga waad heli sheeqa ha dilin:p I guess you didn't midhba allaha ka dhigee sheekada ah
  21. Sheeko cajiib weeye oo weliba xikmad ku dheehan:D allaa ina toosin labada dhinacba
  22. Jacaylbaro;685886 wrote: waad istaahishaa dee ,,, :D