The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. NGONGE;890435 wrote: Err..Torres (along with Mata) is Chelsea's top scorer with seven goals, saaxib. Suarez is top of the pile. :D@ along with Mata. How about Torres(by himself) v Suarez? Suarez makes something out of nothing, Torres makes nothing out of great things (arguably - the best BPL's current midfielders).
  2. There is always something missing for Chelsea LOL. Last couple of seasons, they had Drogba who could score like its nobody's business but they were missing creative offensive midfielder. Now they have wonderful trio in the midfield, they don't have a good strike who can really put that ball behind the net. Cahill has scored more goals than Torres this season. GET FALCOA on January or it will be another Manchester year.
  3. Nin Yaaban put him in your thread. Oh wait..your thread is for the "wanted", you have no thread for the "captured" or convicted felons.
  4. This would be a great move! We wholeheartedly welcome it :)
  5. Jacaylbaro;890023 wrote: Fowzia has been attacked before ,, and I personally did but Abdiqasim is no position to attack anyone else ... he is a loser & coward Why is it bothering you? Fowzia was called a secessionists, is that an insult lol.
  6. oba hiloowlow;889895 wrote: lol somewhere in somali galbeed then Born in Jigjiga, bred in Garisa, lived in Kismayo. Oh wait that looks a traingle. Oh yeah it is!
  7. Prof Gaandi has been in Kismayo for more than a week. This news is old.
  8. S Abwaan;889752 wrote: loooool..Oba....Oo waxaadba leedahay Jubbooyinka Xaalkooda weli fari kama qodna oo Afmadow iyo Kismaayo oo keliya hawshu ma ahan? You are right it aint just about Kismayo & Afmadow. There is Badhaadhe, Xagar, Buaale, Liboye and many more that are inhabited by cousins lol. Jamaame is one of fifteen districts. Oba, I am not from Qoraxey, not sure where u r getting that info from.
  9. Abwaan;889660 wrote: The Zack madaxweynaha su'aal waa la weydiin karaa oo Soomaali baa ku maahmaahda "Wax is weydiini ma xumee, Wax is weydaaris baa daran" balse anigoo Abwaan ah waxaan is weydiiyey 35-ta su'aalood ee Kismaayonews keliya ay qabto ee aan meelo kale laga qabin. Maxaa si ah? Madaxweynaha 4-goor buu hadlay so far dhaartii iyo caleemo saarkiisii kadib, 4-taba Jubbaland buu ka hadlay, what gets? Su'aalaha ka jawaab illeen adaa madaxweynaha gadaal kasoo riixaye.
  10. Oba knows that the president is making sure the unuka community that possible reside in some parts of baadiyaha Jilib have a say in Jubbaland before blessing the process that is currently taking place in Kismayo.
  11. NGONGE;889625 wrote: ^^ Ka yara joog, saaxib. Oba is asking Zack 35 questions of his own. :D 3 down, 32 to go
  12. xiinfaniin;889623 wrote: Oba is now betting on Gedo going rogue on Kismayo admin Waryaa sida Xasan oo kale sheekada fahan, oo Soomaaliya u ducee LOL ma aragtay? Kulahaa Luuq yaa majority ka ah looool
  13. Xaaji Xunjuf;889621 wrote: The Zack ma adiga qeybinaya sharerka:D Maya dadka meesha dego baa wax qeybsanyo, si cadaalad ah. Xaaraan iyo dhac waxba u tari waa Somali. Time to be fair to all. AMISOM-na wey ilaalin
  14. Oba, so you want your share? You will get it bro, don't worry. Reer Gedo will get their fair share, nothing less, nothing more.
  15. oba hiloowlow;889611 wrote: okey im hearing , the Ghedo folks will rule Beledhawo,dollow,Garbahareey,Burdhubo, get majority share in Luuq,CeelWaq and Baardheere, huge role in Kismaayo and Saakow where the O people will rule Afmadow,Dhoobley majority share in Badhaadhe and Bu'ale. Jamaame Jilib and Saakow going to HAG,Bantu and Beyomaal. What do you think of this? FIrst of all there is no HAG in Jubbaland. The only HAG in there are the camel-lovers, and they share Kismayu(1 of 15 distircts in Jubbaland) with other clans. The Sheikhs are not really HAG, we all know that LOL. Carta maa dadka baddalee. Second, nothing has been divided yet, there will be 480 delegates. 155 from gedo, 125 from Jubbada Dhexe, and 200 from Lower Jubba. Delegates will represent everybody in those regions. All the clans that matter are on board. The only ones that are protesting are Reer Galgadud, Hassan, and few paid individuals. Stuff is good.
  16. NGONGE, Masaajidka cayaarta ka daa! P.s. You can write Somali, illeen waad iska yee-yeeshaa!
  17. Oba, Azania AKA Jubbaland is doing well. Kismayo will be filled with delegates in the coming days. Despite multiple attempts, Hassan has failed to hinder it.
  18. http://kismaayonews.com/2012/11/15/30-suaalood-madaxweyne-xasan-iyo-xamar-gaadhsiiya/Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo intii uu loo doortey inuu madaxweyne ka noqdo dalka Soomaaliya iyo umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa soo baxdey inuu waqtigiisa ugu badan galiyey gobolada Jubooyinka iyo gaar ahaan maamul lasheegayo in dadku dagaanku ay rabaan iney kasameeysanyaan Jubooyinka iyo Gedo. Haddaba waxaa KismaayoNews soo gudbinayaan su aalahan hoos ku taxan oo aan jecelnahay inay madaxweynaha dhagahiisa iyo maankiisa galaan. 1- Madaxweynuhu ma aaminsan yahay dastuurka Federaalka ee lagu soo doortey hadda?. 2- Madaxweynuhu ma ogolyahay mana ku qanacsanyahay dastuurka dalka u yaalla ee uu kusoo doontey jagada madaxweynanimada dalka Soomaaliya. 3- Madaxweyne Xasan ma ogyahay in gobolka Shabeelada dhexe iyo Hiiraan inteeda badan iyo dhul badan oo kamid ah aysan gacantiisa ku jirin oo ay ka taliyaan Alshabaab iyo awoodo kale oo aan isaga amar ka qaadanin? 4- Madaxweyne Xasan ma ogyahay in ciidamo shisheeye oo waddamo badan ka yimid ay waddanka joogaan ayna amnigiisa qaarkood sugayaan oo maanta haddii ay baxaan in amnigiisu uusan sugneyn. 5- Madaxweynuhu ma ogyahay inuu dalka Soomaaliyeed iyo dadka Soomaaliyeed uu yahay madaxweyne oo uusan dan iyo dad gaar ah madaxweyne u ahayn? 6- Madaxweyne Xasan ma ogyahay in Jubooyinka iyo Gedo dadka daggan ay yihiin Soomaali ku qanacsan dawladda balse ay aad uga xunyihiin inuusan dhexdhaxaad ahayn. 7- Madaxweynuhu ma ogyahay inuusan dhexdhexaad ka ahayn arimaha Soomaaliya gaar ahaan aragtida ku saleysan beelaha Soomaaliyeed? 8- Madaxweynuhu ma ogyahay in illaa iyo hadda aysan jirin ciidan qaran oo Soomaaliyeed oo leh nadaam iskuna dhafan oo waddanka ka hawlgala oo maanta magaalo walba ay joogaan ciidamo beeleedyo? 9-Madaxweyne ma ogyahay in Ethiopia, Jabuuti iyo Kenya ay kamid yihiin ciidamada waddanka jooga? 10 Madaxweynuhu ma lasocdaa in dadka iyo dalku u baahan yahay walaaleyn isku soo dhaweyn iyo dib udhis oo aan loo baahneyn kala fogeyn iyo eexeysi? 11- Madaxweynuhu ma ogyahay in shalay uu warqad uu u qoray caalamka uu ku codsanayo in la xanibo dhuxusha taallay Kismaayo maantana uu yidhi hala qaaado xilli lagaba yaabo ineysan waxba ka oolin? 12. Madaxweynuhu ma ogahay mise moogyahay in dhuxul badan ay ka dhoofto Marka iyo Baraawe? 13- Madaxweynuhu ma ogyahay mase yaqaanaa waxa caddaaladdu tahay iyo xanuunka ay leedahay dad dhulkooda la boobo ama loo awood sheegto? 14- Madaxweynuhu Xamar ma joogaa, Mise Maka ayuu joogaa, mase arkaa balaayada iyo boobka Xamar iyo dagmooyinkii gobolka Banaadir oo dhan ay ku haystaan reerkiisu? 15- Madaxweyne Ma ogyahay in gobolka Banaadir dadkii loogu magacdarey ee Banaadirigu ay ka fara maran yihiin? 16- Madaxweynuhu ma ogyahay in dhakhso is dhaafeen Raisul Wasaaraha oo ay aragti kala baddalan ka qaateen dib udhiska waddanka iyo sidii maamulka Jubooyinka loo wajihi lahaa? 17- Madaxweyne Xasan ma ogyahay in Kismaayo aysan ahayn Jubbooyinka iyo Gedo ee saddexda gobol ay intaas ka weyn yihiin wax qaylo ahna aysan jirin ka hor imaatinkii Kismaayo? 18- Madaxweynuhu ma ogyahay in shaqadii dawladdu qaban lahayd ay rag badan 19- Madaxweyne Xasan ma ogyahay in Kismaayo ay 500 KM ay ujirto Muqdisho? 20- Madaxweynuhu miyuu ka warhayaa inuu dalka dib ugu celiyey dareen aan wanaagsaneyn oo ay tahay in laga digtoonaado lagana duceysto. 21. Madaxeyne ma lasocdaa in IGAD ay yihiin ama ku jiraan Kenya, Ethiopia iyo Jabuuti mise waxay la tahay in IGAD tahay kaliya Kenya? 22. Madaxweynuhu ma ogyahay in Kenya ay kamid tahay AMISOM ayna dad badan kaga dhinteen dagaaladii ay la galeen Alshabaab. 23. Madaxweyne Xasan miyuu ogyahay in Alshabaab wali yahay awood jirta oo qorsheyneysa iney habeen iyo maalinba isaga iyo dawladdiisa afka ciidda u daraan? 24- Madaxweyne Xasan miyuu moogyahay mise iloobey inuu afkiisa ka yidhi ree Baladweyne Maamul sameysta, ree Kismaayana dawladdaa usameyneysa? 25- Madaxweyne Xasan isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaankuba ay shalay sheegeen kuna baaqeen in ree Baydhaba la gaarey waqtigii ay sameysan lahaayeen maamul goboleed iyaga u gaar ah. 26- Madaxweynuhu ma ogyahay inuu dawlad dhisey wasiiradiina la dhaariyey ayna tahay inuu shaqadooda ubaneeyo? 27- Madaxweynuhu ma ogyahay mase moog yahay in shaqo badan oo dalka iyo dadka oo dhami sugeyso? 28- Madaxweynuhu ma ogyahay inay muuqato ama ay caddahay muddadii yareyd ee uu joogay inuu udhaqmayo sidii Raisul Wasaaraha dalka, Madaxweynaha iyo dhamaan wasiirada dalka. 29- Madaxweynuhu ma ogyahay inuu qaadi doono masuuliyadda wanaag iyo xumaan waxii dalka ka dhaca. 30- Ma ogyahay Madaxweyne Xasan in magaalada Xamar ay kusoo badanayaan Isbaarooyinkii habeen iyo maalina dad masaakiin ah lagu dilo? 31- Madaxweynuhu ma ogyahay in qaxootiga ugu badan ee Soomaaliyeed ay kusugan yihiin dalka Kenya ayna muhiim tahay in looga baahan yahay aragti fog oo kusaleysan siyaasad iyo nabadeyn labada dal? 32. Madaxweynuhu ma lasocdaa in Kenya ahayd meeshii uu reerkiisa ku aaminey iyo caruurtiisa markii uu dalkiisa iyo magaalada Muqdisho ku aamini waayay nolosha reerkiisa? 33. Madaxweynuhu ma iloobey Ethiopia oo aan AMISOM ahayn ay dalka joogto, safaarad ku leedahay Xamar ayna sameyso waxii ay iyadu ku qanacdo. 34. Madaxweynuhu ma ogyahay inuu dhageysanayo talooyin khaldan oo kasoo baxaya kuwa ku xeeran oo dalka Soomaaliya iyo dadka ka eega hal dhinac.? 35. Ugu danbeyn madaxweynuhu ma ogyahay inay u taallo shaqo aad ubadan oo aan ku koobneyn Jubbooyinka iyo Gedo ayna haboon tahay inuu badsado isla markaana sameysto oo kasbado saaxiibo badan.
  19. Their name is AMISOM, Kenyans particularly. Now who are the FUFU?
  20. Jubbaland took off huh? Its about time!
  21. You almost want to jump in this discussion, don't you? What president ? Last i checked, they were a bunch of Murtads
  22. History says Liverpool will win, logic says Chelsea will beat Liverpool. HIstory v Logic
  23. Maaddeey;888002 wrote: Maanta waxaa la kala ogaanaa in ' Madaxweynaha' Kismaayo ka taliyo iyo in Kukuyada iyo Warlord Madoobe ka taliyaan?. Repeating the words of Sh. Ali Raage of Shabaab, huh? Very ironic that Ali Dheere, the Alshabaab spokesman, agrees with Hassan on the issue of Kismayo. Fiqi Tolkii kama janno tago.