Shiish

Nomads
  • Content Count

    17
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shiish

  1. Shiish

    marqaatigii

    looooooooooooool that was really funny...
  2. Shiish

    Why not...?

    Haaruun What's your point? There's no Somaliland ppl nor puntland. All I know is one Somalis ppl that divided into bunch of clans. IF that's your case, then write your clan name on your T-shirt if it makes you happy person! Having a regional administration is perfect and good enough but this land that land craps about sovereignty only exist for the minds of retarded ones. __________________________ i jiid ama aan ku jiido
  3. Gabaygan waxaan kasoo xaday nin la yiraahdo Maxamuud Axmed Cabdalle..Anigoo meel ka akhrinaya baan aad uga helay. Dumarku waxay ku roon yihiin inay damac lahaadaane Waa inaanay dakeynayn middaad guur u dayataaye Dabci waa inay leedahoo waana dabartaaye Waa inay dulqaad badan tahoo daacad kuu tahaye Deriskeeda waa inay xaqdhawr ugu dedaashaaye Doorkaad wax fari waa inaan lagu dadduucayne Waa inaanay ehelka u darrayn duul xigaala ahe Waa inaanay ubadkana dayicin dhab u daryeeshaaye Waa inaanay kaa dudin markaad yare is diiddaane Waa inaanay xidid kaa dacweyn doodna kuu qabine Waa inaanay kaa digin markaad duullimaad tahaye Waa inaanay debed meerinoo kaa dan badisaaye Waa inaanay dibindaabyo iyo duudmarka aqoone Waa inay dareen lexejecliyo doojin leedahaye Waa inay diyaafadin xarrago dookh u leedahaye Waa inay darmaan gaariyoo daran ahaataaye Duhur iyo habeen waa inay kuu diyaar tahaye Waa inay gacalo diirranoo debecsanaataaye Waa inay sidii daawad geel kugu dul reentaaye Waa inay ku deeqsiin kartaa waxadan doonayne Waa inay doc haasaawin iyo duluc lahaataaye Aqalkay dugsido waa inuun lagu dangiigaaye Waa inuu ku daaraa udgoon deyrka ka horowe?BR> Derinteeda waa inaad tebtaa sida dalxiiskiiye Dar ilaahay waa inaad qalbiga uga ducaysaaye! ___________________________ i jiid ama aan ku jiido
  4. War aaway Cigaal shidaad fans! Mise sheekoyinkaas waxba kama heysaan. Bal anigaa soo raadin doono kuwo kale.! ________________ 'i jiid ama aan ku jiido'
  5. Can anyone explain to me! I'm keep hearing Somali Kiss and other kisses over and over again. What's the difference between the two??? Is it necessary somali kiss to be done in certain one way?? Pleaze explain to me those of you who are Somali-KIss professionalist. ----------------------------- 'i jiid ama aan ku jiido'
  6. I agree with the majority of you.! The major and the number enemy is ourselves. Unless we realized and found solution for it, we'll continue to live in a Dark ages as we do now. ________________________ i jiid ama aan ku jiido
  7. looooooooool ----------------- i jiid ama aan ku jiido
  8. I guess that dude must be one of top Somali-Comedians. If any of you know one or two of his funny stories, feel free to add this thread. Let me start mine. Cigaal Shidaad oo qurigiisa iska jooga iskana bashaalaya shaahna iska cabaya Waxaa hortiisa ku ciyaarayay wiil yar 2 sano jir ah oo uu dhalay. Wiilkii baa farxad daradeed kusoo cararay aabihiis. Cigaal markuu arkay wiilkii oo soo guurguuranaya intuu qeyliyay xaaskiisana ku yiri naa ragga la iskuma sii daayee wiilka iga qabo. _________________________ i jiid ama aan ku jiido
  9. Waryaada idinka beenta naga dhaafo..Magacyo been ah nagu dul camireysaan. War wax kale la imaada...Filimkii Cabdulaahi jaajumow aad meesha la imaatay. Waxaan mar hore laga tagay...wax cusub keena maraxyaalyahow. ___________________________ i jiid ama aan ku jiido
  10. Maandeeq Thanks for the welcome...I appreciated. Left's quote 'You can convert as many as you desire but remember it all depends your attraction of the opposite sex..' ----------------------------- Do you mean only Gay men can have many female friends?? -------------------- I jiid ama aan ku jiido
  11. ahahahhahaha you cracked me up big time.. The mudug guy was reallly funny...
  12. Shiish

    Two Nuns

    I thought he's gonna rape that girl but it was funny....
  13. War dhalinyaro walaahi waad iga qosliseen...Good job...
  14. but have u ladies ever asked each other what women never will understand about men.....
  15. I do have just "female friends" with no string attached but our freindship is different than male friendship..I hope you all understand it.. ------------------------------------------- i jiid ama aan ku jiido
  16. MOrtal Canjeero or muufo...