Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Maxkamad cusub oo layiraahdo Al-Maslaxa ayaa lugu dhawaaqay dhawaan caasumada maamul-goboleedka soomaaliyeed ee bunitlaan ee Garoowe! Waxaa dhowr saacadood ka hor lagu dhawaaqay maxkamda cusub oo layiraahdo Al-Maslaxah caasumud garoowe. Waraysi aay dhawaan layeeladay shabakada puntlandmost gudoomiyaha cusub ee maxkamda islaamiga ee Al-Maslaxa ee dhawaan lagu dhawaaq magaalda Garoowe ayaa xiga: Suaal puntlandmost: Mudane gudoomiye wax manoo ka sheegi kartaa goormaad ku dhawaaqdeen maxkamdiina iyo waliba sababta idinku kaliftay arritani? Sheikh Sakhar gudoomiyaha cusub ee maxkamda Al-Maslaxah ee Garoowe: Bismillaahi raxmaani raxiim waad mahadsantihiin shabakada puntlandmost, Walaal waxaanu ku dhawaaqnay maxkamdani layiraahdo Al-Maslaxa dhowr sacadood ka hor, anago wakiishaneyno issimida, nabadoonda, aqoonyahaniinta iyo waliba culumaauudiinka gobolkaani, waxaana nagu khasabtay in aan ku dhawaaqno maxkamdan cusub caddaalid daro iyo xushmo la'aan kajirto maamulka gobolkani layiraahdo buntilaan! Qabiilkayga ayaa la qaddarin waayey, sidaas daradeed ayaan ku dhawaaqnay Al-Maslaxah! Tan kale musuqmaasuqa ka jiro buntilaan ayaa arritani soo deji dejisay! Wabillahi towfiiq, Suaal puntlandmost: Sidee baad u araktiin hanjibaadi ahayd in qof alaale qofi taageero muujiyo uu uhayo maxakiimta Moqadiso in xabsi lageenayo ama la dili? Jawaab Sheikh Sakhar: Akhi arritani waxaan leeyahay waa arrin lagu degdegay oo aanan laga taxadarin, tan kale yaa nasoo qabanaayo maadaama aay taliyaasha booliksa iyo ciidanka gobolka aay ka soo jeedaan maxkamda al-maslaxah kuligoodan taageero aay u hayan. Tan kale anaga gobolkeena ayaan joogna, qabiilkeeyana taageero hiil iyo hoob ayaan ka heesanaa iyo waliba kalsooni. Inshallaah waxaa dhiman keliya in aan weerar ku qaadno guriga uu degan yahay madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo labadoodaba aay ka maqanyahaniin magaladan Garoowe. Suaal puntlandmost: Soo mala dhihi karo in halgankiina iyo ku dhawaaqida maxkamdan cusub, xilli uu madaxweeynaha iyo dhamaan xubnaha goolaha wakiilada aay ka maqanyahaniin in aay arritiina aay tahay af-gembi siyaasadeed? Tan kale maxaad ula sugteen inta uu Cadde Muuse uu dhaqaaqay dhinaca Gaalkacyo? Jawaab Sheikh Sakhar: Walaal arritani waa arrin aay dhamaan u wada dhan yahiin dadkan mandaqadadan ku abtirsida, cidnana fasax lagama qaadanayo arrintaas. Tan kale af-gembi siyaasadeed muusan ahay, laakin halgan ama kacdoon shicibka ku nool magaladaan!
  2. And where are those supposed Suldaan Siciid Cartan and politician Axmed Siciid Colaad supposed to be? In Puntland? No. Where then? Yes, you guessed it right! Mogadishu. Please give us a break every person can see through this!
  3. The Good: You just gave up khaat and put some weight on and found a new job. The wife is willing to take you back in! You're happy, because you'll be able to see your children again, that you haven't seen for ages. You looking forward to it and hope that they've really grown tall whilst you were absent, staying with another friend of yours, who was also an khat addict!
  4. The President of the Puntland State Nominates Regional Committees Wednesday, 08-Nov 2006 The President of Puntland State of Somalia H.E. Mohamud Muse Hersi Having Considered:  The Constitution of the Puntland State. Having Witnessed:  The current political and security situation of Somalia. Having Seen:  Our obligation to implement the objectives of the Puntland State in relation to current political and security concerns, and to prevent emerging crisis from the other parts of Somalia. Having Considered:  The Counsel of Ministries’ decision on Nov 5, 2006, regarding defense measures, the empowerment of regional and local governments, and the enhancement of intergovernmental and public relations. I Here by Nominate and appoint:  Committees for all regions of the Puntland State. These committees will have authority to confront and engage the issues facing the State. All committees will work with and report to the President. Here are the names of selected committee members: Bari and Karkaar Regions: 1. Mr. Mohamed Ali Yusuf, Minister of Finance (Head of the Committee) 2. Mr. Yassin Artan Mohamed Vice Minister of Finance. (Member) 3. Mr. Ibrahim Artan Ismail Vice Minister of Interior. (Member) 4. Mr. Ali Sahar Guled Parliamentarian. (Member) 5. Mr. Hassan Ahmed Guled Parliamentarian. (Member) 6. Mr. Abdulahi Said Samantar Presidential Advisor. (Member) 7. Mr. Abdiaziz Said Mohamed Deputy Commander of Police Force (Member) Sanaag Region: 1. Mr. Said Mohamed Rage Minister of Fish/Ports. (Head of the Committee) 2. Mr. Ali Jama Farah Minister of Presidency (Member) 3. Mr. Said Jama Ali Minister of Livestock & Agriculture. (Member) 4. Mr. Osman Dalmar Parliamentarian (Member) 5. Mr. Bashir Abdiaziz Linen Parliamentarian. (Member) Nugaal Region: 1. Mr. Ahmed Abdi Mohamud, Minister of Interior (Head of the Committee) 2. Mr. Abdirahman S. Mohamud Minister of Health. (Member) 3. Mr. Ali Ahmed Farah Vice Minster of Local Gov. (Member) 4. Mr. Hassan Osman Mohamud Director of Mineral & Petroleum . (Member) 5. Mr. Muktar Ja’ite Parliamentarian. (Member) 6. Mr. Aden H. Hussein Parliamentarian. (Member) 7. Mr. Nur Salad Retired General (Police) (Member) Sool and Ayn Regions: 1. Mr. Ahmed Said Aw-Nur Minister of Education.(Head of the Committee) 2. Mr. Abdinur Elmi Mohamud Minister of Labor. (Member) 3. Mr. Yassin A. Abdulle Vice Minister of Finance. (Member) 4. Mr. Abdulahi Mohamed Barre Vice Minister of Livestock. (Member) 5. Mr. Ahmed Aden Arab Vice Minister of Local Gov. (Member) 6. Mr. Jama Hassan Karshe Parliamentarian. (Member) 7. Mr. Ali Jama Parliamentarian. (Member) 8. Mr. Mohamed M. Idiris Parliamentarian. (Member) Mudug Region: 1. Mr. Ali Abdi Aware Minister of Local Gov. ( Head of the Committee) 2. Mr. Abdirizak Y. Abdulle Minister of Religion. (Member) 3. Mr. Abdullahi A. Mire Commander of Army Forces. (Member) 4. Mr. Ibrahin Elmi Gaab Parliamentarian. (Member) 5. Mr. Muse Hersi Mohamed Parliamentarian. (Member) The Secretarial responsibilities of these committees will be held by the Governor of that particular state. This Decree shall come into force upon the Signature of the President. Signed by the: President of Puntland State of Somalia on November 8, 2006 H.E Mohamud Muse Hersi
  5. The Good: As you're about to send a huge check to the islamic courts union of Somalia, you just realised, that they in fact pseudo-Sheikhs with a hidden agenda and that your money would be used for illegal and immoral dealings, but you withdraw from giving the check in the last minute, thank god! After you've withdrawn your check, you hear confirmation of the said!
  6. ^^Awalba bey soomaali uu tiri, hadaad rabtid in lagu amaano iska dhimo, hadii aad rabtidna in lagu caayo oo wax lagaa sheegana iska guurso! So even if the most wicked person dies on the planet, he'll get some sentiments and sympathies from all the people, he was supposed to anger unlike if that person would to get married!
  7. Sanaag is an exceptionally breath-taking place! Thanks Caamir for the pictures!
  8. The above committe is actually designed to execute Puntland state policies, programms and all other subjects, that have to do with the distinguished regions of Puntland, that need to be dealt with differently! I like how they swapped cabinet minsters from Mudug to head the committe in Bari/Karkaar region and the committee of Mudug headed by a cabinet minster from Bari/Karkaar region! That should help to 'ease' any tension that could come up later but for now everything is safe and sound and let's hope inshallaah the calm will keep and that development takes centre-stage then war predictions!
  9. Source puntlandgov.net Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo u magacaabay gudiyo Gobolada Puntland. Wednesday, 08-Nov 2006 Madaxweynaha dowladda Puntland, Markuu arkay : Dastuurka Puntland, Markuu tixgeliyey : Duruufaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee ay guud ahaan Soomaaliya ku sugan tahay, Markuu arkay : Baahida loo qabo fulinta siyaasadda Puntland iyo maaraynta saamayska ay xaaladaha Soomaaliya ka soo cusboonaaday ku yeelan karaan Puntland, Markuu tixgeliyey: Go’aanka xukuumadda ee ku aaddan difaaca,sugidda amniga gudaha,dardar-gelinta iyo xoojinta maamulada gobollada & degmooyinka iyo wada shaqaynta dowladda iyo ururrada bulshada, WUXUU XEERIYEY : I- Magacaabidda guddiyo u xilsaaran,wakiilna Madaxweynaha uga ah inay fuliyaan siyaasadda,barnaamijyada iyo guud ahaan hawlaha gobollada Puntland. II- Guuddiyadu waa sidatan : Gobollada Bari & Karkaar : 1- Maxamed C.Yuusuf,wasiirka maaliyadda, guddoomiye 2- Yaasiin Cartan Maxamed,w/xigeenka maaliyadda, xubin 3- Ibraahim Cartan Ismaaciil,w/xigeenka arr.gudaha, xubin 4- Xildhibaan Cali Saxar Guuleed, xubin 5- Xildhibaan Yuusuf Bootaan, xubin 6- Xildhibaan Xasan Axmed Guuleed, xubin 7- S/Guuto C/laahi S.Samatar,la-taliyaha Madaxweynaha,xubin 8- C/casiis S.Maxamuud,T/xigeenka 1aad ee C.Booliska, xubin Gobolka Sanaag : 1- Siciid Maxamed Raage,wasiirka kalluumaysiga,guddoomiye, 2- Cali Jaamac Faarax,w/dowlaha amniga, xubin 3- Siciid Jaamac Cali,wasiirka x.xoolaha, xubin 4- Xildhibaan Cusmaan Dalmar xubin 5- Xildhibaan Bashiir C/casiis Linen, xubin Gobolka Nugaal : 1- Axmed C.Maxamuud,wasiirka arr.gudaha, guddoomiye 2- C/Raxmaan S.Maxamuud,wasiirka caafimaadka, xubin 3- Cali Axmed Faarax,w/xigeenka D/ha hoose xubin 3- Xasan Cusmaan Maxamuud,Maareeeyaha guud ee wakaaladda macdanta & shidaalka, xubin 4- Xildhibaan Mukhtaar Jeyte, xubin 5- Xildhibaan Aadan X. Xuseen xubin 6. Nuur Salaad. La-Taliyaha Madaxwaynaha Xubin Gobollada Sool & Cayn : 1- Axmed Siciid Aw/Nuur,wasiirka waxbarashada, guddoomiye 2-C/Nuur Cilmi Maxamuud,wasiirka shaqada, xubin 2- Yaasiin C. C/le,w/xigeenka maaliyadda, xubin 3- C/Laahi Maxamed Barre,w/xigeenka x.xoolaha xubin 4- Axmed Aadan Carab,w/xigeenka D/ha hoose, xubin 5- Xildhibaan Jaamac Xasan Kaarshe, xubin 6- Xildhibaan Cali Jaamac, xubin 7- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Idiris, xubin Gobolka Mudug : 1- Cali Cabdi Awaare,wasiirka D/ha hoose, guddoomiye 2- C/risaaq Yaasiin C/le,wasiirka awqaafta, xubin 3- S/Guuto C/laahi C.Mire,Taliyaha C.Daraawiishta, xubin 4- Xildhibaan Ibraahim Cilmi Gaab, xubin 5- Xildhibaan Muuse Xirsi Maxamed, xubin III- Guddi kasta oo gobol waxaa xoghaye u noqonaya guddoomiyaha gobolka IV- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo. Waxaa Saxiixay: Maxamuud Muuse Xirsi, November 8, 2006 Madaxweynaha dowladda Puntland
  10. Very Informative, thanks alot Libaax! Really sad, how Kismaayo is being treated by those unpatriotic and brainwashed youth and foreigners!
  11. ^^I say shoot every donkey, that makes the slightest move. I want to eradicate this specific species of animal from the Somali soil! Donkeys are only good in Palestine!
  12. Buurhakaba : Ciidamada dawladda oo dagaalo la galay ciidamada maxkamadaha, sheegayna in ay guulo ka soo hooyeen. Arbaco, November 08, 2006 APL Buurhakaba (AllPuntland)- Dagaal aad u kharaar ayaa dhowaan waxa uu dhex maray ciidamada dawaldda Soomaaliya iyo koox la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho. Sida ay inoo cadeeyeen saraakiil ka tirsan sirdoonka dawaladda federaalka ah iyo wariyaal ku sugan magaalada Baydhabo, ciidamada dawladda ayaa waxa ay hawlgal ay ka samaynayeen deeganada Manaas iyo Ceel bardaale isaga hor yimaadeen ciidamo la la sheegay in ay ka tisan yihiin ciidamada maxkamadaha. Saraakiishani ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in ciidamo gaaray 120 askari oo watay dameero, lana sheegay in ay ugu rarnaayeen miinooyin kala duwan oo la doonayay in la soo galiyo magaalada Baydhabo ay ciidamadu ka hor tagen. Ciidamada dawladda ayaa waxa ay ka takhaluseen tiro aad u fara badan oo ka mid ah ciidamadaasi iyada oo sidoo kale ay gacan ta ku dhigeen 15 nin oo ka mid ahaa ciidamadii dawladda ka soo hor jeeday. Sarkaal xukuumadda Federaalka ah u qaabilsan aarimaha sirdoonka oo la soo xiriiray AllPuntland ayaa waxa uu cadeeyay in ay ciidamadani ka mid ahaayeen ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho. Madaxda maxkamadaha ayaa waxa ay qirteen in uu jiro dagaalkaasi ay la galeen ciidamada dawladda. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  13. There's no harm in buying female products for your wife and other female relatives but to buy those products as gifts for girls and women, who are not his blood relatives or wife is out of order to be honest! On the other hand, was this girl looking for a relationship with this guy based on the principles and code of practise of the sunnah of the prophet peace be upon him and our religion or was she dealing with him in a way, like those assimiliated western Somalis do? If the discussion was based on the quraan and ahadith and the islamic code of practice, then to utter such things is totally unacceptable! But to be honest, that isn't even my problem but the talk about having had a ex-girlfriend! That was well out of order! What is a ex-girlfriend? Why would he have a girlfriend in the first place! Sister tell your friend to only converse with men, who are very well skilled in the islamic code of practise for such events, and don't allow her to talk to men, that don't qualify and don't deserve her and who are only after her meat!
  14. No hard feelings on my side aswell, we shall forgive each other then inshallaah! I don't know about friendship, don't you think it's a bit to early for that? Maybe another time inshallaah me! I wish you all the best!
  15. Me, I guess from now on, we're at war (officially) that is ofcourse? Yes? No?
  16. Brother me, we could insult each other all day, but I doubt it very much, that anything constructive would come out of it! Walaal aan is dayno! Baraanburkaaga iska dhageyso, certainly I won't disturb you listening to Ayeeyo Butaceey in anyway, form or shape! Me, Miyaad la bood-booda markaad baranburkeeda ku raaxaaysanaysid? Not literally but I could imagine you, listening to your favourtie buranbur and then screaming the alalas! I try not to think of it nor mention your little past-time secret(promise)!
  17. Nice pictures Mr. Red Sea, Education is very important for our country and I hope, that those graduates will inshallaah become good people, who assisst their country to further develop and that they become successful in whatever career they've chosen, as being a graduate from university is one's self-investment in his/her future. Best wishes for the future and inshallaah upcoming career for the newly graduated ladies and gentlemen of Hargeisa University!
  18. me brother, You're violating our beautiful religion, I'd urge you to stop your 'fitnah'! In the book 'Al-Caqiidatu daxaawiyah by Imaam Abu Jacfar, the following is mentioned: 72.We do not recognize rebellion against our Imam or those in charge of our affairs even if they are unjust, nor do we wish evil on them, nor do we withdraw from following them. We hold that obedience to them is part of obedience to Allah, The Glorified, and therefore obligatory as long as they do not order to commit sins. We pray for their right guidance and pardon from their wrongs. That's why, I cannot agree with the rest of our Somali brothers, who should by now know, that any government good or bad is better than no government! Would you exchange Siyaad's regime for todays anarchy and suffering of our people, if you would know, what disaster would befall the Somali people for the last 16 years? Every Somali may I add intelligent Somali would not do so, he'd rather have dictatorship, because back then atleast we had a functioning government and their instituitions and Somali citizens were protected and safeguarded by those institutions, if they went abroad, but today Somalia is nothing more, than a humble and failed state and a shadow of its glorious former past!
  19. Khalaf for those pictures, you've to go to the 'wildernis', the photographer was simply not willing to risk his precious life for that! I'm only joking! Will upload amazing pictures of Eyl inshallah, large scale for you to print out and make a calendar of it! If the year only would contain four months but you could use the pictures as indicators for the four seasons but that wouldn't again work because you wouldn't print a calendar with palm trees and seychelles like beaches on for example the coldest season of the year: Winter! Or you could do that to remind those poor folks, stuck in winter, that there are other places to go to, then 'freeze' to death at their current locations! I'm out inshallah!
  20. Duke, Garoowe is a small but fine town, which is also a very peaceful one on top of that! The capitals special status by creating a Garowe capital territory will indeed help the city to grow and become more wealthy and prosperous inshallah in the near future!
  21. Horn in Boossaasso noone is bothered, true freedom, all Somali clans possible live side by side without any hostilites. A living proof, that Somalis can live together peacefully, credit to the good people of Boosaaso! No one bothers you in Bosaso where you can showcase your money just like in Garoowe: