Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Alpha Blondy;724652 wrote: do you guys think, our online personalities are an 'extention of ourselves'' Aahey.............What you see is what you get. Qof is qarin karaa ma jiro. Waa hadii aad one users name ku ekaato
  2. nuune;724069 wrote: Waxaad taqaano guurso, waxaad taqaano ha kuu dhalaanee. Wax la yaqaano ma taqaan adigu niyow??? Hey Chocolate, Baryahan waa lagu waayey. Soow nabad ma aha.
  3. Chimera;723724 wrote: 1- Marx 2- Polanyi You right. But I need his other users name, The one he uses now with that word Pathetic all the time. Chimera, Let me try your list - Wareer badana!! = Tuujiye - Tinny revolution = Bashiir like Taleexi Said - Garaad Salaax Garaad Maxamad Dauud Abdirizzaq Dualeh supports.......?? - Hokeey = Miskiin Macruuf - Women are mad ?? - Bash Bash iyo Barwaaqo I would say Juxa? Aaliyyah wrote: Wah - Koolkat.. Good job Aaliyyah------------------------------->Koolkat Out. You see Koolkat qof walba wey u dhuumatay laakiin akhiritaankii Aaliyyah aa dhakab soo dhahday:D
  4. Sabaaxal kheyr to you too Ibti, Juxa, this time next year I will try the Toronto marathon Insha-allah. Hada wali waa neef tuurooya marathon ma ka bixi kari. Kikker-Land wadankeeyguu ahaan jiray, laakiin hada waxaan isu badalay Canuck. The best country to be.
  5. For a Saturday Troll section wey shidantahay maanta 4 qof baaba ku murmaysa, subax wanaagsan kuligiin. Hardlopen is heerlijk, eindelijk ik heb de smaak te pakken.
  6. Showqi

    Dark Girls

    A_Khadar;723629 wrote: lol.. About somalis' comments, I will say, you ain't seen nothing unless you go back to visit somalia and see how people talk/comment to/on each other. It's normal as culture but you either never seen somalia or you all forget about these.. Remember these nicknames and they still are used even those in the west among somalis.. "Jeeri, iley, lugey, boonbale, curyaan, madaxey, ilka dheere, dhuxulow, caato, dhagool, etc"... Loooool @ boonbale, ilka dheere iyo dhuxulow..............Lol Taleexi haa waa Dutch
  7. Showqi

    Dark Girls

    Ms MoOns;723587 wrote: @Showqi: Heb je het tegen mij? lol. Waarom wil je dat weten? Ms MoOns, nee ik had niet tegen jouw letterlijk, maar ik wou zeggen dat tegenwoordig iedereen draagt iets dat is nep. ha noqoto timo bruko ah, ciddiyo dukaanka laga soo gatay ama de kleur van je huid oo la badalo.
  8. KK, afkaaga Caano lagu qabay....................Haa Cakegu waa Faheema. Iyadaanu raadinaynay maanta oo dhan
  9. There you go Malika, Thank you. Now what about the Cake? can you help us with the Cake!!! Waa la isku haystaaye
  10. Val, Sorry to disappoint you. Ibti iyo Juxa Cake way jecel yihiin. Lakiin waxaa jira qaf kale oo Cake looga dambeeyo. KK, waayahay bal kalmadaas si fiican u baraktisgaree.........
  11. KK, hadaad tidhi No comment anigana indhahaan ka dhamuuqsaday. Now let's look at your report, inta badan waad garatay marka laga reebo Mac mac kor iyo side ways? Cake? EDIT Qashin? Not bad inkasta oo aad qaar badan ka booday Yaa KK.....
  12. A_Khadar, Not bad sxb not bad at all. Laakiin waxaad ku dhiiqootay: Pathetic Kismayo EDIT Irsaapada Subixii hore baa la qeybiyaa You did much better than saxiibkay Taleexi,,,:D
  13. Taleexi, waad wada garatay inta badan. Laakiin waxaad ku noqotaa: Bajaq Somaliland way duushay Wah Illaahay amarkiis = Adigu waad isticmaashay marar badan. Laakiin ninkii iska lahaa Sol buu inala joogaa ee magaciisa sheeg:D
  14. Let's see how well we know each other. Which Nomad uses more often the word or the sentence below: Pathetic Koonfurians Qardho Salaam Stuff and Nonsense Bajaq Somaliland way duushay Wah Feedh iyo Laad Bacaac A Community that loves media attention and scandal! things are going to get worst Jinni Mac Mac kor iyo side ways Cake Illaahay amarkiis Go'do Qashin Irsaaqada Subixii hore baa la qeybiyaa Widaay or Widaayoow Kismayo Government of Bladland If you know more words that are used more often by some nomads please add to this list. And we will try to guess who the user is.
  15. Showqi

    Dark Girls

    Meisje...........heb jij lagn zacht haar? of ben jij een krullebol?
  16. Let me know if you need assisten "Aw walaaq" Muruqyadan doonaya in aan dhistee!!!
  17. *Blessed;723209 wrote: Allah maxaan necbaa marka malqacada baas la ii dhiibo. Aniga hadii malqacada la ii dhiibo, waan ka noolaan lahaa intay kulushahay. Waxaba dhadhamis baan ku dhamayn lahaa,,
  18. I never knew that making Xalwo took so much work. Ilayn bahashu waxay la macaantahay waa wax lagu soo tabcay.
  19. Sayid, haa waa siduu Taleexi u sheegay Qardho muraad aa naga soo galay. Taleexi, haa Hooyo ducadeedii way kacday marar badan. Alxamdullilah.
  20. Quyar socde qodaxi ma muddo ma maqli jirtay! haa tartiib lee
  21. Taleexi, waa runtaa. Xamaasada badani mar bay xasarad isu badashaa. Sandulle ninkii wax ku doonayana Soomaalida oo dhami way arkeysaa
  22. :D,,,,,,,,,,,Ooooh no not another Q-man. Kii horaan Khatyaan ka taaknayn!
  23. Nuune, Yaa dhahay warshad dooro ma ku taalo.................................Warshada digaaga ee JB halkan ka daawo:D:D