MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. Wa yabay anigee maxaa wiilashaane helay o kuligood skiny kawada dhigay maxaase kucaawin karnaa oo jiroos ama labo lafood uga dhigi karnaa .

    aniga ahaan waxaan dhihi lahaa iska daya bastada iyo bariska iyo canjeloda aad cuneysaan iska daya oo wax nafaqo leh oo buritiin leh cuna si aad luga bastada ah wada lehe alla midkoo malin iga hor imaday markaan xasuustoba waa iska naxaa war asaga dhan ilko dhaareer intuu leyahay oo luga malariyo leftay leyahay oo ladherahay oo dhuxul u egyahay alla ninku foolxumaa kas hadad ila arki laheydeen waaba ku qarwi laheyden anyz wilasha allow u kalmee oo ayaga dhan jiroos kadhig nin markii hag lasiyo lafihiisa aad gareysid waba dhibe..


  2. asc

    bal aan aniga iskabillaabe waxan jeclaan lahaa midkaan nolosha llaqeybsanayo inuu yahay mid aan gacanta kusameysto koley ilama ahan inaan hellayo tas lakiin inuu 99.9% quruxlow yahay oo dabeecad aan laheli karin leeyahay oo qofkasta ladhaqmi karo mansha allah ,,mida labaad inuu diin iyo dhaqan leeyahay oo uusan ahayn mid aan xataa dooro lagu amineyn mide sadexaad waa inuu yahay aqooon "educated" yahan dhan diineed iyo dhan kalleba ,,,,,ect

    intas waa bilowga maba dhameys tiri karro .

    lakiin waxaan hubaa nin somali oo intas ah maba lahelayo haduu jirona waxbaa ama kadhiman ama waba mid naga qabo ,,alla necbiyaa nin naag qabo inuu igursado ish.

     

    Gabdho haye adinkanah bal waxad kaheshan shega


  3. Asc!!

    waxaan somaliyey idin weydiiyay oo aniga lafteyda weydiiyay maxaa dhalanyaradeenii kadhigay dhaqan raaca oo mel kasta oy adunka katagaan dhaqonkooda iyo diintoda uga taqaan oo mesha aan tagno dhaqankeda ula qabsanaa ma caqli yaro an qabno somali ahaanbaa mise waa diin yari naheydo waa yabay anige,,mide kalle waxaan aniga indhaheyga ku arkay gabdhyo iyo wiilal aan isku mar imaanahay qurbaha oo markaan wax yar joognay gabdhihiina sulwayo iyo club katumasho galeyn wiilashiina ay dhagaha durten marka walalyaal bal waxaad kaa ragtaan adinkana an arko!!