MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. iyaaa waba yabay meshaan gabdhaha maa lagu murux sadaa su aal aad dadka weydiisay hadii qaac qaac lagugu raci wayay maxaa dhibka kenay ,,,ar aniga waba yabay'

    hadii kawaran labada isku darsatid aysan laheyn diin iyo dabeecad kawaran ,,,dhib bilowgiisa lakiin maba jirto gabar saas ah ;););)


  2. madaxweyne yaad u dooran laheydeen cabdullahi yusuff or cabdi qasam aniga,,,

     

    hadaan aniga iska bilaabo oo doorashadeyda dhibto labadooda midna madoorteen ee waxan dooran lahaa mid alle yaqaan oo tacliin iyo maskax qeybsanto leh oo wadankeena maamuli karro ilahay hanoo sahlo madaxweyne fiican oo cadaalad ah ameen>


  3. Lefty mid wad kusaxantahay mid kuma saxnid

    mida aad kusaxan tahay wa mida ah ineynaan luuqadeena kuhadal ama aanwaxba kuqorin midaad hada i weydiisayba wa amida igu kaliftay inaan topic ukeno oo ah dadka forumkaan kuwada jiro inay kasayaan sida afsomaliga loo qoro some reasonah aysan rabin inay kuqoraal ooy moodeen wax fiican in wax lagu qoral afgaaledka mida aad ku qaldan tahay waa mida ah inaynaan laheyn dhaqan ,,dhaqan waa leenahay waliba mid maguuraan ah ayaan leenhaya

     

    waxaa kamid ah mid ah inaynaan aynu wali xirano dharkeenii kuna hadalno luqadeeni hoyo ,, icon_razz.gif


  4. Nune n muraad loool waa iga yabiseen labadinaba,,

     

    Aniga wixii igu yab badnaa wuxuu ahaa nin indhool ah oo naag oo maqalka kajecladay ninkii yaba kadabo reebo nagtii daris ay ahaayen ana la ahaa malinkasta intuu soo baxo ayuu nagtii u iman jiray yada wayba iska cawin jirtay ninkii nagta xataa uma jedo e maqal unbay ku qancisay malintii danbe ayuu kuyiri ina hooyo awaan kujeclahay sooma ogid say tiri haahey maba umaleyso ninkaan jaceylkii runta ahaa uba kujecel yahee mid friendz nimo ah ayay mooday ninkii soo tuuba is kala wayay oo yiri naag lixdeeda lixaad qabto aba iga heshay adiga way isku wareereen wax badan kadib gabartii dadkii oo dhan ayaa baryeen oo yiri mandhey duco iskaqaado midkaan ukalmee hadu iska walona bac madowda bananka u dhig lool


  5. Waxan layabay somalida gabartu hadey garob noqota max awax kale looga dhigaa garobtuba gabar bay aheyd intiidan gursan oo gabar nimadeeda dhafin ee waxaan oo kaliyah oo nimanow idin dhihi lahaa garobada waa gabdho laxumeeyey ee xaal siya oo haxumeynina marlabaad


  6. Huuh

    zakariye mela yad iga dhacday hadadba igu tiri aadbad u caqli yartahay anyz aniga ayaa iska xal mariyay lakiin waxan meesha ku soo shegay wa runtay allow yaa ku arko ilko dher iyo bidar baa tageysaye intasna waa iga kaftan ,,waraa mide kalle ha i habaarin uuf caleyk midkaas intaan gursan lahaa waxa dhanto anigoo ruuba raqdoy iska noqdo oo wilyar gursada ama nin la aan noqda ilahay kas dhan iga mari