MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. asc

    walayaal waad salamantihiin dhamaan Saad u jeedanah soon waa dhamaaday marka waxaan idinka codsanayaa inaan is cafino intaan isdhaafsanay hadala madama ay tahay bilsoon kaad hanah kusii jirno 10kii ugu ajarka badnaa ee sonka marka walalyal cafis iyo masaabax dhamaan soon wanagsan


  2. Those whom Allah guide are the great winners, they transfer from darkness to

    the full light. And those whom Allah doesn't guide, no one in the earth can

    guide them, they dwell in darkness and the great loss is their abode.

    Amiin yaarabil caalamin allow naga dhig kuwii danbigooda loodhaafo oo nabad kuwaaro cimrigooda inta kadhiman leylatul khadarkana ku aado oo habenkaas qeyreysan qeyrka ka qeyb galo aameeen


  3. hibo i don't know about this but what about cilmi boodhari and qeys,, unles you hate somali men but macaanto dadka ha'isku qaban somali men are either ur brother uncle,father, husban, so ha xaqirin dadka oo dhan hana isku qaban,, there are many men that knows what jeceyl is ....

     

    Asraa cilmi booshari hal nin uu ahaa maahan inloosoo qato example somalia menz ma necbi saa wava sidaad shegtay inay melkasta iga soo galaan lakiin mida an kushegay ba awaxay tahay nimankeenu inaysan aqoon sida wax loo jeclaado way iska act gareeyaan lee waxad arkay mid gabar jeclaaday oo markay wax yar wada socdaan hadnaah gabartii kuyiri uqtii naftaa kudiiday midkaas camal oo miiran waye marka walashis hadad aragtay mid fiican bal haiska soo deyn


  4. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo


  5. og girl walahis qalad bad iga fahantay aniga dadka sidey u labistaan iyo sidey uhadlaan maheyso ee waxan kahadlay somalida dhaqanka qaldan uu qaadaneyno dadkana lama dagalo ee ayagaa warxumo iyo si qaldan igu soo jawaabo


  6. asc

    walalyaal soonkii waa gabo gabo marka qofkii baxsan karo ciid fitra oo kusadaqeysanaayo dadka mubaahan caawinteena ee kunool meelo kala duwan ee adunka somaliyana ay usii daran tahay ee yaysan idin dhaafin sadaqadaan kana fa aideysta ajarkaas


  7. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn

     

    Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi


  8. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn

     

    Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi


  9. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn

     

    Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi


  10. Lucky Wali maba aadan Dalin miyaa debatin maba rabee mad ama topic ka jawabtid oo magaceyga mesha karabetd nayaah hadan isticmalona waa mid i taal midan side wax u fahansiyaa anyz enough is enough n im try of u repeatin ur self over n over damn

     

    Rayaana hadan adiga su ashada kaga jawaabo walashis adoon hadan somali nahay waxan u isticmaalnaa dadkaan afro Ame iyo kuwo u eg eg mide kale ood tiri anaguba soma nihin adoon haa wanahay oo dadkoo dhan baa ah adon alle ama cadow ama madoobow waa wada nahay marka i hope inaan kaga jawabay su ashidi


  11. Cawo

    Walashiis wa runtaa afsomligeyga mahan mid school an uga soo baxau hanad alxamdullilah qofna ima barin afsomalinah hal eray oo lagu shegay ma fahmi wayin mana qori waayin ee mahan inad qalad iga fahanto oo ad istiraahdo dadka ayay ku tiig tiig saneysa mida kale

    No offence, laakiin Dadka dookhooda waa la daryeelaa.

     

     

     

    Ma anigaa dadka dookhooda ku ciyaaray ama wax kasheegay waxa jiro leshegay waxay ilahay si kalaad wax u fahantay ee bal waxan qoray dib ugu laabo

     

     

    Ckisses walahis beentaa mahan lakiin waxayba aniga hada ilatahay waxaan kabadalno iska daaye inta aan naqaano inay naga lumto saa dadkeeni aaba ku indho adeg inay luuqadaha kale ku hadlaan instead of thee own language marka intiii doroto inay afgaaledka kuhadlaa waa too intii rabaan inay afkoda hooyo kuhadlaan waba kasii fican

     

    Ameenah bal weydii waxa laga wado ereygaas anba waa is weydiyay midas mid lamid ahe DHAQAN??


  12. Waa kumahad san tihiin inta iga soo jawabtay lakiin wali waxan arkaa in laisku qilaafsan yahay in Team somali ah jiro iyo inkale marka kuwo adunka lasafto miyaa mise waa Local kuwo ah oo somalida dhehdooda isu baxaan aniga kuwan idin weydiyay waa maleenahay adun weynaha kuwo la tartamo hadey rabanah bilowgaba ha harane


  13. ASC

    Ramadanul Kareem

    Maskiin Macruuf Aqiyar

     

    Qof fuleey ah oo ka baqaya in reerkiisu ku qoslo hadii fikradiisu tooda ka duwanaato.

    Qof aaminsan inaanu noolaan karin qabiil la'aantii.

    Qof aamisan inaanu shaqo fiican heli karin qabyaalda la’aanteed.

     

     

    Hadaa nahay somali arimahaan waynagu badan yihiin waxbana kama qabano inay bataan mahane wax isbadal ah wali ma arkin qabyaaladna waa mida nakentay melaha aan aduunka ka kala joogno ee waxaan dhaho oon ahay allow dadkeena Qalbigoda kasar xumanta iyo qabyalada.