MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. Nur walalkis waad mahadsan taahy lakiin aniga su al kale ayan qabaa waxaba kahdigtaa inaan qur an ka half bartay oo aan dhameyn hadanah intii aan bartay hilmamay daruufo jiro awgeed marka ma igu danbi baa hadan qur ankii hilmamay oo lakiin hada insha allah soonka kadib rabo inaan hada iyo kow soo bilaabo


  2. lucky wa iska waleysa gabarey ee luga dhulka dhig aniga miyaa kuyeray oo ku iri kalay wax kahadal" eLaborate " bisinkow wax kalle maba taqanaid miyaa aah ereygaas aheyn naa afsomalina waa naqaan afgaledna waxba igalamamaqno marka gabaryahay dheereyneysa kcaga dhigo oo hadey dadka kujecel yihiin maxaa iga galay oo igu sheegaysey ma isheg baan ku iri allah abkar kabiraa


  3. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye


  4. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye


  5. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye


  6. lucky aniga maba kufanayo af ingiris aan aqaan waba iga badisaa kadhib lakiin maxaa kuu taray oo aan ahay show off intas kadib alhandullilah ilahaygii ibaray afsomaliga ayaan ugu xamdi noqoyaa mide kale maahan inaad iska dhigto qof aan cadi aheyn somali ayaa taahy hadii adan kuhadlin karin afsomali iska sheeg dhib malahan defence aba gashaye


  7. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay


  8. zakariye adiga luqadad kuhadahsid maba fahmo walaa afsomali walaa afgaledka marka waxan kasheegaa waa danbi dadkana kuma qasbin inay kuhadlaan afsomali ee waxan ku riri maxa noodiday inay luqadena kuhadlaan ax su aal maba weydiin akro miyaa adiga se loyarkooda maatahay


  9. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan


  10. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan


  11. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan


  12. wind talker war adiga wiil yar maa iska dhigeysaa waba yabe hada tahayna im sure inaan aniga wax saas ah kaa weyneeyn adinka naga soo waday dhuulkeeni kulahaa waxan kasoo wadya majirto ee waxad xirrato aniga waxba igama galin shaqona kuma lihi hooyadaa iyo rerkisa aa kudhibeysaa ee wareerka dhan ila dhaaf somalidaan badankood si kalle ayba wax ufahmaan slow sanaa kuwaan


  13. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory.

     

     

    diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl ;)


  14. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory.

     

     

    diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl ;)


  15. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory.

     

     

    diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl ;)


  16. Abaayo, I would love to understand u. But try to tell me what you are saying in English. All I understood was Somali teens are tryna act like adoons. Please expand on this theory.

     

     

    diamond sis that was my point n did understand it but try learn our language no hard feelin girl ;)


  17. Lucky Lucky,,,

    adiga camal waye dadka aan shegayo lucky maahan inaad igu soo jawabtid ama igula hadashid luuqad aadan laheyn aniga kuma lihi totally afsomali kuhadal ee waxaan kuleeyahay madama aadan aheyn qof ajinabi ah oo aad kaseysid luqadena kusoo hadal ee ingiris haigula hadlin galada kula hadal ingiriskaan wax qalad ahna ha ufahmin ee waa topic dhan ayaba ah inaan nahay dad jil jilic san oo mooda reer magalnima dhanba inay taahy inaan ku hadalno afgaaledka