kyz

Nomads
  • Content Count

    135
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kyz

  1. infact the pirates are much better humans than ALshabaab and rayaale because they restrict their thugery to the forigners only, but rayaale and and alshabaab are the pirates on the land. they are causing allot of trouble to their fellow country men. indeed the pirates were former fishermen whose resources were looted by foreign fishing ships.
  2. yes absolutely, Dr Ligle unlike other fakelands puntland has the right leadership who are running the country according to its constitution and the people are happy about their future. the problem of pirates is not big deal indeed. actualy pirates are acting as deterent of illigal fishing of europians towelers and Asians due to the piracy the illegal fishing of somali shors has dramaticaly decreased so we can say the pirates are blessing in disgus. any way puntland will solve its problems including pirates.
  3. burcad badeedii oo waji kale lasoo baxday hadii laga xiro burcad badeed kale waxee sameenayaan cod si ah inee dalbadaan soo siidayn, loo soosidaynayo sxbadood iyo lacag isla socotah
  4. daarandonle this is not flag
  5. maahmaadaan waa run ama diida ama yeela waa wax jirah hadaad u kuurgashaan
  6. Waxaa Airporka magaalada Gaalkacyo galabta lagu qabtay labo diyaaradood oo ka yimid dalka Kenya, kuwaasi oo maanta burcad badeed Soomaali ah geeyey magaalada xeebta ah ee Garacad. Labadan diyaaradood ayay saaran yihiin dad ay soo siidaayeen Burcad badeed ku sugan xeebaha degmada Garacad ee gobalka Mudug. Wararka Horseed Media kasoo xiganeyso saraakiisha ku sugan Airporka Gaalkacyo, ayaa sheegaya in diyaaradahan maanta Airpor ku yaal magaalada Garacad geeyeen 23 nin oo Soomaali burcad badeed ah kuwaasi oo ay dowlada Sychelles sii deysay, isla markaana lagu soo bedashay shaqaalo ay horey u heysteen kooxo burcad badeed Soomaali ah. Arrintan ayaan waxna lagala socodsiin Dowlada Puntland, sida ay Horseed Media u sheegeen xubno kamid ah Ciidamada amniga gobalka Mudug, oo intaasi ku daray in diyaaradahan markii hore si toos ah uga dageen magaalada Garacad, balse soo noqoshadoodii uu shidaalka ka dhamaaday isla markaana kasoo degeen Airporka Gaalkacyo ayagoo doonaya shidaal ay dib ugu noqdaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Magaalada xeebta ah ee Garacad ee gobalka Mudug, ayaa waxaa ku yaal airpor macmal ah oo aan dhameytirneen, halkaasi oo la sheegay inay maanta ka degeen diyaaradahan, ayadoo la rumeysan yahay inay halkaasi ku sugayeen kooxo burcad badeed oo hubeysan. Diyaaradahan ayaa la sheegay in ay yihiin labo, waxayna wararkan sheegayan in mid kamid ah uu leeyahay Ganacsadaha caanka ah ee Soomaaliya Jaamac Buluug, halka diyaarada kale aan la aqoon shirkada leh. Illaa iyo hada macada tirada saaran diyaaradan oo ah shaqaalihii ay siidayeen burcad badeeda iyo waliba inay yihiin kuwa kasoo jeeda dalka Sychelles ama inay yihiin kuwo u dhashay wadan kale. Dowlada Puntland weli war cad kama soo saarin arrintan, ayadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay oo Burcad badeed Soomaali ah la keeno Puntland, isla markaana lagu bedasho dad ay heysteen kooxaha Soomaalida ah ee qawleysata xeebaha Soomaaliya. “….Ma jiraan wax cadeynmo ah oo aan ku helnay kooxdan, maadaam aan muddo dheer heynay, waxay dowladeena go’ aansatay in dadkan dib loogu celiyo dalkooda hooyo, sida uu sharciga caalamiga ah qorayo…” ayuu yiri Mr.Joel Morgan oo ah Wasiirka Bey’ada iyo Gaadiidka ee xukuumada Sychelles, oo ka hadlayey burcad badeeda ay siidaayeen. Dowlada Sychelles ayaan ka hadlin goobta ay ku celisay kooxda burcad badeeda ah, ayadoo saraakiisha Puntland sheegeen inaysan jirin cid xiriir kala soo sameysay burcad badeed lasoo celinayo. Wixii war ah oo dhacdadan ku soo kordha kala Soco Horseed Media haduu eebo idmo. Horseed Media
  7. Runtii arinkaan waxbaa kajirah somalidii dhulkoodii ayee kasii carayaan ,waxee noqdeen qaar ,Tahriib disho,qaarxabadi disho,iyo kuwo kahaajiray dhulkoodii waa ayaan daro waxa somalida haysatah
  8. ciyaar adag way AMISOM waxee ku so galaysaa 4-4-2-1 garoonka halka shabaab iyo xisbul islam ee ku sogalayaan 3-4-4
  9. arooskii hore markii gabadha lasoo dooni jiray xoolo badan ayaa laga bixin jiray sida Geel IWM manta arooskaas waa isbadalay hada aad ayee u yartahay in gabar xolo lagabixiyo iskadaa xolo lagabixiyeeh maba ogaan kartid goor la isguursaday marka qof walbo fikirkaaga kadiibo MA arooskii hore ayaa loo noqdaah ama kan hada socoda ayaa lajaan qaadnaah arooska hada socda waxaa lagu yeeraah ( hooyo iyo aabe iga qari)
  10. THIS year the year of arsenal ...... no other club
  11. in somalia no past and no future every thinking new, 1991 and 2009 is same no difference
  12. kyz

    Madfac-land.

    i think shariif gov + ALshabaab + xisbul islam + ahlusuna is called MADFAC-LAND
  13. Galmudug waxaan u aqaanaa xafad ku taal kalkacyo oo ladhoho baraxleey goormay dowlad isku badashay waligiin ma aragteen xafad labo madaxwayne leh .... kkkk loool
  14. aleelaheed hadaad sogaliseen sawirdadii dhabtahaha ee magalada bosaso bosaso is bosaso no burco boorwayn
  15. wadaagsin maahmaah yadaa soqortay iyo taan soqoray aad ayee u kaladuwan yihiin tan waa iska cadahay oo waa maahmaah jirtah.... fikirkaaga waa diidi kartaah loool
  16. fu-fu haaa naag waan lahaa balse hada waan kalatagnay qeebtii colka ayaa batay lool barse fikir ahaantayda maahmaadaan waxbaa kajirah
  17. Nin Iyo Naagtiis colna mahan hishiisna mahan ? maamaahdaan maxaa kajirah dood furan ..
  18. waa gartiis JB maxaa yeelay boosaaso ma arag JB bosaso waad maqashay kaliyah ayaan u maleenayaah sawirkeda wakaas waxbana ha inkirin hada baro wixii cusub oo dhan waa labartaah
  19. kyz

    The Funeral

    very funny indeed, "Can I borrow the dog?, he must be fed up with his wife
  20. kudayo bosaso sidee ganacsigeedatahay kudayo bosaso nabadeeda waa hooyada umada somaliyeed
  21. waa run warkaan tell ayaa la igu sheegay xataah hadeesan run aheen maxaa wasiirkii dibada somaliland geeyay jabuti warka raadi waxbaa jireeh waa goosanay kaliyah lama rabeeh loooooool