kyz

Nomads
  • Content Count

    135
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kyz

  1. Originally posted by Youth: first Allaah did punish us because we lived in misguidance. Too much bidcah in somalia. im not shaykh and i dont have that much cilm but alhamdulilah im learning and learning. and i will still make duca for u because u need it. how can u call kuffar mujahid,shaheed and then bless them?? . brother , you bless alshabaab murders and call them shahids, mujahads can you call "Qaatil" shahids are you ready then to admit you too are committing a big sin ?
  2. Originally posted by Youth: You know but still talk????? I will make du3a for you. Astaghfirullah no wonder why Allaah punished us. Look at Somalia! sxb are you sheikh what is your level of islamic stadies do you know any thing about cilmi (islamic teaching) I think you know very little about it. in my oponion you are driving by emotions of hatred and anger. before you make du'a for any one else ask the Allmighty guidance for your self. are you sure you are right ? allahu aclam who is right and who is wrong dont be so arrogant until you think only you khows the truth.
  3. Originally posted by Youth: Looooooool it's haraam to bless Kuffaar! and calling kuffar shuhada is haram too!! And mujahid? May Allaah guide you Aamiin! I know that but Ugandan atleast are humans . I hate alshabaab more than Ugandans , Ugandans are there to help somalia stand its feet again, .
  4. god bless the ugandan shahids. they deid because of somalia. they are true mujahids
  5. . Lastly, the rewards of huri ayn is something which all Muslims believe in. It is not something Alshabab invented. Posting the pics of uncovered women and trying to imply that a group of Muslims encourage getting this reward by looking at uncovered kafir actor is, indeed, mocking this believe, which is not allowed in Islam even if it is for jokes or mocking a group of people. I am talking about this comment, " Take up the offer for women more gorgeous as her are waiting for you". And also your comment, " no one wants to hit this". [/QB] fabricas , most of what you are saying is agreable but do you think AL shabaab and their likes wil get those above rewards by fighting Civil War is somalia which include bombing innocent people and brain washing children to turn into socuid bomber , I think alshabaab is doing un islamic evil things in somalia which must be condemned by all .
  6. Originally posted by Xidigo*: "why somali men go to india to marry poor & illiterate girls?!!!" What? Are you kidding me? Who cares haday xataa ayshaca ka dhacaan. Please... :rolleyes: i fear you have to care, these Farahs are getting Alternatives and exploring in new areas, these indian girls are now in the competion things will not be easy as before, you have to do some thing about this worrying trend ,,girls.
  7. Originally posted by Faarax-Brawn: quote: The question is why these guys prefer indian girls then somalis? I need statistics brother Dhufayz. Please,Dhufayzna haa galin...just come forth with teh numbers Faarax-Brawn, sxb to come up with stastistics needs research and tiro koob, but I tell you their number is large and increasing by the day they are in hundrendts if not thousands
  8. Wing Wizard, sxb post the 8 star flag we will see how it look like and then we can choose which is better.
  9. in some places in india women worship their husband as gods and when he dies she will be buirned to death with him although this tradition was already banned so it is not surprise to see indian women are so raaliya
  10. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: [QB] ]Gabdhaha xaga degan la guursado meherka iyagaa bixiyo, according to their dhaqan. So, to jaamacs, it all comes basically to saving some shilin, and it is globalization after all. may be it has to do some thing with the shilling as you said, but these farahs do pay the yarad(dowry) to the relatives of the indian girls , in india it is very defficult for girls to find husbands because they have to buy for example if the family has 4 girls they can not avoid the buy husband for all these girls so when suddenly somali men show up who want to marry they are happely welecomed because these guys are ready to pay yarad instead of receiving it.
  11. Originally posted by Urban: [QB] "The question is why these guys prefer indian girls then somalis?" What's so special about somali women yaqey? it is big deal sxb because it is important social issue, we are trying to know more about its causes and effects. I persinaly against marrying a forein person because it will cause allot of trouble to my children their reer abti will be another culture and language and that is not good for the fure of your children.
  12. I have met some of these guys but they didn't tell me the reason but I think there is shortage of raaliyaas in the qurbaha that is why they have travelled as far south asia to find raliya girls . or may be marriage cost is very high in the western countries so they think economicaly
  13. nowadays there is increasing number of somali men who are mostly from nothern america and Europe who are going to india to mary indian girls. And these guys firstly they wanted to marry decent,beutiful and educated girls from india which they saw indian films. But they end up marrying poor illetrate girls who even can't speak english language. bcoz the girls who are educated and have good family backgrounds, dont want to marry foreigners. The question is why these guys prefer indian girls then somalis?
  14. malaha mantay barlamanku qaar baana somanayn lool
  15. Gabaygan wuxuu ka mid yahay gabayyadii Sh. Cali Cabdiraxmaan FiqqiKhayrre (Sh.Cali), tiriyey abbaarihii sannadkii 1835tii badhtamihii Sh. qarnigii 18aad. Alifyeen adduun waa socdee uunka bal u sheega Allawshahakan baas iyo ka tagay amar ku dheeraadka Ninba ururka dhow buu la iman ` eed wuxuu falaye Ajashiin intii aanay iman toobadda ogaada. Beyteen mindhaa booligii layska burinmaayo Banka xoolo lagu foofshey baa boob la geliyaaye Ninba beri horaa loo callaqay bir iyo miisaane Ninna baadil yuu cuni dadow baadi baad tahay. Tayteen Allaa taajiroon tuna illoobeyne Tawfiiqda nimuu siiyey baa tegey sariirtiiye Tawxiidka iyo toobaddaa lagu tacjiilaaye Tacabka u badsada Aakhiraa loo tukubayaaye. Sayteen siyaabaha adduun saafi laga waaye Sifniheeda maqalnoo war baan innagu seegnayne Sugimaynno saakaba kuwaad sare u qaaddeene Sabab bay idiin noqon mar ay badan su’aashiiye. Jiinyeen Jaliiloow adaan lagu jigraareyne Jinni iyo Insiba maalintuu uunku wada joogo Jahannamo ninkaad geeysey wuu jimidhwareeraaye Jidka toosan Eebbow na mari Nebiga jaahiisa. Xayteen Allaa xaakimoo xukunki juusaaye Wax Xadiiska laga sheegayaa xaal aan fududayne Xisaab li’i wax loo geyn Jannada nimuu xoreeyaaye Bal xusuusta xaashida wax dhigan nin iyo xaalkiisa. Khayteen wax khaatira Ilaah nimaan ka khoofeyne Ninkii khayr sameeyaa wax roon loo khatimayaaye Nin khiyaami yiriyow wallaad u khatalmaysaaye Khatar haysku ridin jeer danbay kula kharaarnaane. Deelyeen daliilkii cilmigu waa kan daahiraye Daarahakan loo baxay mar bay wada dumaayaane Intaan mawdku soo degin intaan dabaqa lays geynin Nin walaw naftaada u dedaal Aakhiraa darane. Daalyeen dariiqada nin galay derejo loo sheegye Culimmada digriga qaadayee duubay madaxooga Xajka uma dawaafeen haddaan lays dangelinayne Doqonniimo yaan loo dhimane daya asaaggiinna. Siinyeen sidaad aadmi tahay waad silloontahaye Fircoon baa sallaan dheer dhigtoy seegtay taladiiye Nin waloo suldaan ihi ka socoy soof wuxuu dhaqaye Sakadayska bixi yaad ku dhicin solayga Naareede. Shiinyeen shar baa loo kiciyo shuqul an toosnayne Sharcigii Ilaah laga tegyoo looma soo shiro e Aakhiro wexeer sharrax u dhigan waa shiddiyo khoofe Shayddaan ha raacina ayuu shaal idiin luline. Saadyeen wax saadiqa ninkii soomay Ramadaane Sadaqo u ratiba waalidkiin waydin sugayaaye Ninba saaka wuxuu geystey baa saaddanbaw imane Salaaddana ha deynina Jannaa la isku siiyaaye. Dayteen wax doornimo la biday col iyo duullaane Nin waliba anaa duul batuu dad ugu faanaaye Wixii dunida joogiyo la waa dawladii sare e Dabka baxaya yaan laysku ridin deregga hooseeya. Caynyeen nin caasiyey Ilaah cadhadi waw meel e Cunsur oo dhan baa lagu ridaa lagu ciqaabaaye Cilmigiyo Quraankiyo intii caadadii Nebiya Bal cuskada Allaa caaddiloo inna caqiibayne. Qaynyeen maxaa laga qoslaa qaylo waa badan e Maantii Qiyaamuhu dhecee ruuxa laga quusto Ninba qayb wuxuu falo markii qoorta loo geliyo Allahayow dartaa nagu quwee Qaaddir waa adiye. Fayteen anaa faro leh iyo labo fadhdhoo geel ah Haddii faan waxtaro gaaladaan lagu fidneeyeene Wax ka fiican Naartiyo ninkii laga fogeeyaaye Bal fekera wexeer idinku furan hawsha faraheeda. Qaafyeen qubuurahani waa wada qabiilkiine Haddaad qooshkan mooddeen inaan layska qabanaynin Qadka waxaan ku dhaartaa inaan qolona waarayne Qalbi li’idinaa soo ma arag galabba waa qayre. Kaafyeen Kariimow adaa noo karaamadaye Kurbi adag ninkii qabeyba wuu ku cuskanaayaaye Wixii jiraba waad kaafidaa keli ahaantaaye Allow naga kalkaal dunidatani waa kabaal jabaye. Laanyeen lihiin ma lihinoo kuma lulmoodtaane Lucfadii la soo cunay wallaan loola ledihayne Nin laxaad lehow haysu filin inaadan laabmeyne Ninna yuu ladnaan uurka gelin horeba loo waaye. Miinyeen Macbuudow adaa lagu muraadaaye Mulkigaaga adigaa leh oon lagugu maagayne Adigaa masiibada ceshoo noo miciin fala e Allahayow ku soo magangalnoo kuu martaan nahaye. Nuunyeen niyaayiro la waa nolol la eegaaye Intay nabaddu joogtaa arlada lagu nimcaysnaaye Nabsigeed hadduu galay muggeer gelinba waa nooce Neeryaa Ilaah soo rogiye yaan niyo xumaysnaane. Wowyeen werdiga lama maqloo waano laga baydhye Asaxaabihii kuma warramin waxaydin yeeshaane Wanaag kuma galaan xoolahaan xaq u wanbaarnayne Wariisada wexeedii la cunay Weyne ma illaabo. Hayteen kuwii hodon ahaa haatan waa dane e Iyaguba waxay hayn jireen wayagaa huraye Hawo been ah lama raaco iyo hal aan ku haynayne Waxa haybaddii helay Ilaah nimuu hadeeyaaye. Yayteen an yaabaye maxaa yaradka loo qaatay Wixii laga yakhaafoba maxaa loogu yididiishey Nin yatiin dulmiyey Aakhiraa laga yamxeeraaye Allahayow yaqiin lama hayee noo yassir amuurta. -------------------- Daalyeen dariiqada nin galay derejo loo sheegye Culimmada digriga qaadayee duubay madaxooga Xajka uma dawaafeen haddaan lays dangelinayne Doqonniimo yaan loo dhimane daya asaaggiinna
  16. Dagaaladii ugu Madaafiicda badnaa maalin kadib markii Ciidamada AMISOM loo fasaxay inay xeryahooda ka bixi karaan ayaa galabta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalka lagu soo beegay Dagaalkii Badar ee 17-kii Ramadaan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalada oo ka dhacay dhowr jiho ay ruxeen qeybo ka mid ah magaalada, kaasoo ahaa kii ugu madaafiicda cuslaa ee ay adeegsadaan Ciidamada AMISOM. In ka badan 10 ruux ayaa dagaalada ku dhintay, halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen, waxayna dagaalada ahaayen kuwo si xowli ku socday, markii Xoogaga Mucaaradka weerar saf ku soo qaadeen goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM. Dagaalka ayaa ahaa mid ka dambeeyay weeraro kulul oo ay soo qaadeen Xoogaga Mucaaradka, kaasoo ay si saf ballaaran uga dhacay Wadada Maka Al-mukarama ilaa Isgoyska KM4 oo fariisin u ah Ciidamada AMISOM. Xoogaga Mucaaradka ayaa ku barakeynayay dagaalka maanta ay ku qaadeen Xarumaha AMISOM Dagaalkii weynaa ee Badar ee Muslimiinta ku adkaadeen,dagaalkaas oo uu hogaaminayay Nabigeena Muxumad (CSW), isla markaana Gaaladii uu hogaaminayay Abuu Jahal (Naclatulahi Caleyhi) ay ka soo gaareen Jab aad u xoogan.
  17. Dagaal loogu magac daray "Dagaalkii Badar" ayaa saakay ka qarxay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, kaasoo u dhaxeeya ciidamada Dowladda KMG oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeeda ee mucaaradka. Dagaalkan oo ay iclaamiyeen Kooxaha sheegta magac diineedka ayaa waxay ku soo aadiyeen 17-ka bisha Ramadaan oo ah maalintii Dagaalkii Badar ay Maslumiinta kaga guuleysteen Gaaladii, waxaana kooxaha ka dagaalamaya Muqdisho ay ku macneeyeen dagaalka maanta Muqdisho ka socdo mid ay ku xoreynayaan magaalada Muqdisho. Waqooyiga magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Cabdicasiis iyo Shibis oo saakay uu ka bilowday dagaalkan labada dhinac u dhaxeeya ayaa ka yara qaboobay halkaasi, waxaana xooggiisa uu ka socdaa wadada Maka Al-Mukarama ilaa Isgoyska Km-4 ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan Dowladda iyo kuwa AMISOM oo taageera Dowladda. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay dagaalka saakay ka bilowday Muqdisho, hase ahaatee waxaa jira khasaaroyin aan muuqan ilaa iyo weli. Dagaalkan oo la sugayey in uu dhaco maanta ayaa waxaa inta badan dagaalada noocaan oo kale ah dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti ay ka soo gaaraan dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan kuwaasi oo aan wax shaqo ah ku laheyn siyaasadda dalka.
  18. dumarka westernka jooga raga iyagaa xukumah lool mid wadankii joogta taas ayaa geel laga bixin karaah
  19. their streat thugs must be far worse but huge number of them already made their way to the presedential palaces of