DHAHAR

Nomads
  • Content Count

    8
  • Joined

  • Last visited

  1. aniga ma arkin dad wax diidan. waxaan arkaa maamul ka mudaharadaya maamul kale markii ay arkaan oo wax qabanayo. thts all
  2. Ilka Jiir cidina kama celi karto haduu doono inuu yimaado Ceerigaabo. Ilma adeeradiisaa awood ku leh o dega. Laakiin isaga iyo caqli xumadiisa ayaa dhigtey garoowe isla markaana cadow inuu usoo raaco dadkiisa oo uu xasuuq u geysto. Taariikhda baal madow ayuu ka galay Gen. Ilka Jiir no question about that.
  3. Reer Sanaag waxay ku diidayaan malaha hormarka iyo wax wada qeybsiga talo wadaaga reer woqooyiga. Waanuna soo dhaweyneynaa cidii wanaag u wada dalka.
  4. Dr. Shamsuddin speaks the true language, and the truth hurts.
  5. LOL Good job.. SL is doing something that PL would never had done it.