ajakis

Nomads
  • Content Count

    66
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ajakis

  1. seee camal .....maxaa lahu nacay shactiradaan?...mise ganfuur dameer leedba eheedeen kuligiin
  2. lol baydan maya maya maya ani reer mudug wax maba ii galaan ...waxaa laga yaabaa qof kale inaad igu qaldeesid...
  3. lol...filsaneey haye haye haye....ma biloowdi...waraa af caaytama ninkiisaas ku yaalaa..laga roone hadaan ahayna...inaad iga sii daran tahay waaba cadahay..iyaa abaay!! qofka shactirada qoray aa jawaab kaa rabo ani ii gooy.. [This message has been edited by ajakis (edited 05-21-2002).]
  4. loooooool...waraa kaniisada saas lee meey waqti dhamees u eheed?? waraa qosol iima harine bas iga dheh bo hahahahahhah
  5. ajakis

    12 PACK!!!

    hahahahahahhahahahahahahha
  6. looooooooooooool.... hahahaahahahaha
  7. loooooooooooooooool..iyaah abaay...ayaanick isii bo..saan inaad qatar u tahay ma u moodin bee...waraa qosol aa qoslay geel aas ka weeynaa!!lol
  8. filsaneey.....ayoow ayoow waxaa la dhahaa markiii eey shactiro xadka dhaafto! ee wax saas kuma sii hoos duugna!...qodqodka naga dhaaf iyo kashifaata see camal walaashiis!
  9. loooooooooooooooooooool...wasp wariiri hadilee maxaa la dhahaa us?iyaah aboooo shimbirtii buubuub badan marbeey af libaax ku dhacdaa bilaash looma dhihin!...hahahahahahhahaha!
  10. looooooooooool....kix kix kix ar qosolkaan maa igu jiray !!!!...iyaah abaaay brocoli iyo cambuulo aaaaaaaaaaaa???
  11. ayoow ayoow...iyaa abaay...ani ajakis aa la idhahaa..libaax tabarteey ma'aha...is laqoow aaaaa?..jinni ninkii keenaa bixiyo..hadii aamba u dhawaado ha i dhunjiyo..by the way...i'm new to da nomad community...i'm more than happy to be a nomad_4life...
  12. ayooooow ayooow.....waraa kan jinni maas qabay....garyaqaan maas ahaa mise shaxaari...iyaa aboo..daba gaad iga dheh..waraa afuufoow ha dilee maxaas dabada ku arki??? (ajakis_lajecloow)
  13. ayoow ayoow...sheekadaan aba yac kayac hiika hiika waaye!!! hadaba ninkii isku kaadi lahaayoo ka fogoow hadii kale walaxaa qoyaayo..waxba war yaa inku daalinine..naagtoo baa bari lasoo aroosay...markii guriga la keenay aas ninkii waxaas isku dayi inaas taataabto...markaasey..inteey hoos fiirisi eey tiri...duqa see camal taataabasho maa laisku ogaa..guri aan ku geesto leedba laheedee..intuu yaabay aas waxaas yiri..kaalay adi waa ka shakiyaye kurtun maad qabtaa????(nin maad eheed)..hehehehhehehehh!
  14. ajakis

    Just a Joke

    ohhhh my god!!!!!!!!!! was he spyin on his parents???? damn! thats soooooo funny..hahahahahahhaha
  15. ajakis

    computer gender

    hahahahahhahaha.....damn! that was heck of a joke....in my opinion computers are more powerful than both genders combined!!!!
  16. hahhahhahahah...what a joke! damn man! u should be a comic....