reer guuraa

Nomads
  • Content Count

    4
  • Joined

  • Last visited

  1. Ajaxs welcome to, geedka hoostiisa and sheeh iyo cadays laga soo lisay hashayda caas ahayd ee sawirkeeda aad ku aragtid wejiga gurigaan. dacaska iiga kac nooh, ha iga goynin ee.. yac waryaaaaa. Mr.m.m.aqiyaar, igaarkay talo yar aan rawaa intiin ku dhaho, ad hadiiba kasaynin afkaan ma iska daay sidoo, kiina aaba dhumooye ee ma jirisatidooo!!! heheh ( man,just kidding, stay alive.) It is been long time that this expression lasts in memory, "Ma kastoy yaa kasiisihaa??" hadda isiin kateenwa???
  2. Aw heelow ano shakho ka soo bixi, waxaa iga hor timid gawar cadaan ah oo isla shqayno iyo amooriheed oo isla socda. Gawarta mar-markoo waa la kaftanaa. salaan i isbarasho ka dib waxay i tiri " Ali do you know a wasp?" Ar duqaan fudeed aa lagu ba'ay, haba sugin hana husanin ee ula soo bood," Haa, (W)hite (A)nglo (S)axon (p)rotestan" maa ha noooo!!!
  3. Between the ages of 15-18, a woman is like China or Iran. Developing at a sizzling rate with a lot of potentialbut as yet still not free or open. Between the ages of 18-21, a woman is like Africa or Australia. She is half discovered, half wild and naturally beautiful with bushland around the fertile deltas. Between the ages of 21-30, a woman is like America or Japan. Completely discoverd, very well developed and open to trade specially with countries ith cash or cars. Between the ages 30-35, she is like Somalia or Spain. Very hot, relaxed and convinced of its own beauty. Between the ages of 35-40, a woman is like France or Argentina. She may have been half destroyed during the war but can still be a warm and desirable place to visit. Between the ages of 40-50 she is like Yugoslavia or Iraq. She lost the war and is haunted by past mistakes. Massive reconstruction is now necessaary. Between athe ages of 50-60 she like Russia or Canada. Veryy wide, quiet and the borders aare practically unpatrolled but the frigid climate keeps people away. Between the ages 60-70 a woman is like England or Mongolia. With a glorious and all conquering past but alas no future. After 70, they become Albania or Pakistan everyone knows where it is, but no one wants to go there. After 72 they become ABOOTO AF MUDAC!!!!
  4. I'll prefer to use somali writing. Waa mawduuc fiican, waana mid ka hadlaya ififaale cusub ee ku soo kordhay qoysaska ka tirsan (somalida- baadi'yowday/somali diasbora)<raali iga ahaada haddaan ereyga si khaldan u turjumay>>. Balse maxaa ugu wacan in dhibaatadaasi soo korodho??? in kastoo ay badan yihiin curiyayaasha ififaalahaas( phenomena)hadana waxaa hormood u ah dhaqan-ka-bardad(cultural-shock). Tan ugu sahalan waxaa laga arki karaa muraayadda web-makaankaan, oo macaabiishiidu door bideen in mudnaanna ay siiyeen ku wada xiriiridda afka shisheeye, iyagoo isla markaana ka hadlaya dhaqan iyo diin badbaadin<< it's self is part of cultural shock---negation>>>. Inta badan dhibaatadaasi waa mid guud ee ay ka siman yihiin qoysaska ka yimid dunida 3aad. In kastoo la isdhaamo, sida HINDIDA oo meel kastoo aad ku aragtid hindi waa hindi, balse annagu waxaan ka mid nahay kuwo ugu liita waxaana sal dhig uga dhigi la haa dhaqanka reer miyiga oo ah mid aan la hayn dhaxal aan dhaaf siisnayn (DEG, DAMBAS iyo DHABBO). Ka waan ogahay in aad kala kulanteen af-lagaado iyo dembi markaad damacdeen in aad afsomaali wax ku qortaan, balse ogaada in kala go' isgaarsiin ay dhacayso, taasina ay horumarinayso jahawareer ka haysta reer guuraageena soo guuray oo aan ka mid nahay. Qof haddaan casumo ma aqaan cunno khaas u ah somali oo aan siiyo. Canjeera-- waxay ka timid Ethiopia. Soorna waxay ka timid beeralay. Cad iyo caano, kaasi martiqaadkiisu waxuu ku haboon yahay miyiga. Hala i cafiyo hadaan meesha isaga soo dhex dhacay, ama aan meel ka dhacay. Balse waxaan ku soo koobayaa intaan anagu <kuwa wax bartay> aan ka sii fugaanayno dhaqankeena, aan ogaano in bulshaduna nagu dayanayso ilayn anagii ayaaba rabin dhaqankii ye.