Sayyid

Nomads
  • Content Count

    313
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sayyid

  1. Sayyid

    Children

    Jibis, the best thing is not to beat them up but to use a little bit of psychology! A three or one year old won't understand if you say 'Don't break it', they like best the things that the 'adults' hide from them! Everyone has a curious mind and if I were to tell you 'don't do this or that', then surely you'd like to try it out one day, although you've been warned. It's the same with the teenager's, who are 'bound' to committ the same mistakes as their parents like if the parents want to tell them don't do that, they won't listen until they experience it for themselves. let me relate this short story to you: I was once told by a somali man, that his daughter broke his 'favourite' cup of tea or glass I believe it was, before getting angry and emotional in a human way he thought to himself 'how can I best make her understand' what she did was wrong, so that she won't repeat it in the future! He looked at the girl not angry and said: 'Oh, my Daughter do you know that what you did was wrong! If you do that 'again' we will all be thirsty because no 'glasses' would be left anymore for us to drink from! It suddenly clicked with the girl and she never ever broke a cup of tea/glass again in fact she has become a guardian, who tells the people off by screaming "Don't break that cup of tea/glass because if you do we won't be left with any glasses to drink from anymore and we would have to be thirsty! This sort of mind plays are specially useful to little children, but don't exaggerate and tell them 'lies' because that is forbidden in Islam, you can not lie to a small child!
  2. We know who you are and we know why you are after Yeniceri. Give us a break will you? The only reason ayaad ninka u dabosocoti is because he brings constructive criticism of Puntland something you deem must never be publicized. Ultimately, I honestly believe Yeniceri wants much more for Puntland then you could ever want for. Kashanre, I won't fall in your cheap 'trap', that you have so carefully orchastrated for me to fall in! Nin goobjoog ah oo xaadir ah iyo af joogo looma adeegee, ninyahow sidatan isku dhaan. You say you know me, so who am I? I don't play games but I hate people 'telling' lies about others since when did 'we' cross ways, because you somehow imply that I am on something here. Let me make it clear to you ...... ..... and god knows what else, but don't try to talk trash about me or anyone else for that matter! Don't try to link me to something that I couldn't give less **** about! Mise ma waxaad ii modey kuwii waagi dowladii kacaanka jiri jirtay, kaalmadaha caalmiga loogu tala galay dadyowga abaarta saamaysay, tuukaamahooda kuwada xareeystay oo ka ganacsani jirtay? Teeda kale sxbiibka maba ahan reer Puntiland oo hadal maba ufurno, illeyn wa nin ka soo jeedo gobolka Hiiraan ee caasimaddeeda Beledweyne! Marka in uu ka hadlo wax aan qusaynin waa shay nasiibdaro ah! I doubt that this guy is really from Garoowe as he mentioned so many times! He sees himself as the defender of the integrity and honour of the Nugaal! However he is nothing more than a divisible figure, who can't control his emotions. He portrays reer Nugaal in a bad way, like if they were somehow 'bitter' because reer mudug, sool and bari have all once 'seat' on the magical chair, that is the leadership of the PSS. We are not 'bitter' nor are we upset about not having filled the highest post of the PSS, the head of state! We will certainly wait until it is our 'turn' without crying foul or showing 'bitternis' of any kind. This guy is a 'joke' and nobody should take him 'serious' because all he is good in is being/having an excellent divisible character and wicked, alien mind! Surely he's not any different from the rest of the ***** such as the jinniboqors, ali jamac's, xirsi faarax bulxans and cabdirisaq xaaji hussains of this world, what do they have all in common? They all have been born some 1000km's or further miles away from the borders and boundaries of the Puntland State of Somalia, but nevertheless they see fit to comment on everything they see and hear without any real 'knowlegde' or comprehension! _________________ Yoonis, aflaagadaada xun jooji. Joojina accusation awal dhacay oo laga gudbay. [ February 19, 2006, 01:42: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. Muuse and Qanyare Co. easy said than done comes to mind!
  4. Isbaheysiga La Dagaalanka Argagaxiisada ayaa Maanta loogu dhawaaqay Magaalada Muqdisho Wasiirada Cumar Finish, Muuse Suudi, Qanyare iyo Bootaan Ciise C/rashiid Ilqeynte Bashiir Raage iyo Axmed Shukri (Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Finish, Bashiir Raage, Ilqeynte iyo xubno kale ayaa ka mid ah Isbaheysigan) Isbaheysi lagu sheegay inuu yahay mid la dagaalamaya Argagaxiisada ayaa Maanta loogu dhawaaqay Magaalada Muqdisho,iyadoo Isbaheysigan ay ka buuxaan qaar ka mid ah Wasiirada hubeysan ee Magaalada Muqdisho iyo Ganacsato caan ah oo ay ka mid yihiin Milkiilaha Hotelka saxafi C/rashiid Ilqeynte iyo Bashiir Raage. Ku dhawaaqista Isbaheysigan ayaa waxaa uu yimid shirar wadatashi ah oo u socday raggan,iyadoo ku dhawaaqista Isbaheysigan lagu sheegay inuu bartimaameed u yahay Wadadaada Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Muqdisho. Xubnaha Isbaheysigan la dagaalamaya Argagaxiisada ayaa waxaa ka mid ah Wasiirada Ganacsiga, Muuse Suudi Yalaxow, Ammniga Qaranka Maxamed Qanyare, Dhaqan celinta Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalim, arrimaha Diinta iyo Awqaafta Cumar Maxamed Maxamud (Finish), Ganacsate Bashiir Raage,Ganacsadaha kale C/rashiid Shire Ilqeynte iyo xubno kale. Bayaan ay soo saareen ayaa waxay ku sheegeen inay la dagaalimi doonaan kooxaha wejiyada soo xirta ee xambaarsan fikiro laga keenay Dibadda,waxayna sheegeen in kooxahan ay ka dambeeyaan dilalka loo geysto Saraakiisha iyo shaqsiyaadka Aqoonta leh ee Somaaliyed. Wasiirka Ammniga Qaranka Maxamed Qanyare ayaa Sheegay in wixii ka dambeeyo maanta aan loo dul qaadan doonin kuwa sheeganaya Maxkamadaha Islaamiga. Iyadoo maanta lagu dhawaaqay Isbaheysigan ayaa haddana waxaa isbaheysigan ku jira nin Maanta dagaal kula jira Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho kaas oo lagu eedeyay inuu dilay bishii July ee sanadkii hore Taliyihii Maxkamada Islaamiga Ifka Xalane, kaas oo lagu Magacabo Cabdi Nuure Siyaad Cali (Cabdi Waal),inuu ninkan uu ahaa Maskaxdii dishay Taliyihii Maxkamadda Ifka Xalane waxaa shaaciyay Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga Muqdisho. Ganacsade Bashiir Raage ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degaanka Galgalato oo u dhaxeeyay Maleeshiyadiisa iyo kuwa Xaaji Abuukar Cumar( Caddan) uu ahaa mid ay ka dambeeyan wadado xiriir la leh Dibadda. Hadaba marka loo eego shaqsiyaadka Isbaheysigan ku jira qaar ka mid ayaa la filayaa inay khatar ugu timaado ku jiritaanka Isbaheysigan sida Milkiilaha Hotel Saxafi C/rashiid Shire Ilqeynte, waxaana dhici karta in Hotelkiisu Bartimaamed u noqdo kooxaha Islaamiga. Muuse Suudi oo ahaa hogaamiye kooxeed ka madax banana weerarada lagu haayo Wadaadada ayaa hadda waxaa uu noqday ragga fikir ahaan ka soo horjeeda wadaadada, horey waxaa loo ogaa in Wadaado badan laga dhoofiyay Magaalada Muqdisho,iyadoo howlgalkaas ay fuliyeen Maxamed Qanyare iyo Bashiir Raage. Laakiin arrinta ugu yaabka badan ayaa waxay tahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Cumar Finish oo Isbaheysigan ka dhex muuqda, taasina waxaa ay Qatar ku tahay sumacddiisa iyo xiriirka uu la yeelan karo dalalka Carabta. Walow xubnahan ay u badan yihiin dowladda Federaalka haddana lama oga in Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ka war qabaan dhismaha Isbaheysiga, sidoo kale lama oga kaalinta uu Guddoomiyaha Baarlamaanka ku leeyahay dhismaha Isbaheysiga, in kastoo Guddoomiyaha Baarlamaanka xiriir Wanaagsan kala dhaxeeyo Wasiirka Ammniga Qaranka Maxamed Qanyare oo ah Maskaxda ka dambeysa dhismaha Isbaheysigan. Ilaa iyo hadda Jawaab kama soo bixin Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Muqdisho, sidoo kale ku dhawaaqista Isbaheysigan ayaa la filaynin in laga soo dhaweeyo magaalada Muqdisho,iyadoo dadka Nacayb mareykanka iyo Reer galbeedka ay soo badanayaan wixii ka dambeeyay Markii Wargeys ka soo baxa Danmark uu wax ka sheegay Rasuulkeena Suuban.
  5. Midowga maxkamadaha oo ku adkaaday dagaalkii maanta ka dhacay Muqdisho Mogadishu 18 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Ciidamada Midowga maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa la wareegay gacan ku heynta goobihii maanta dagaalka uu ka dhacay ee magaalada Muqdisho, ka dib dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen maleeshiyooyin daacad ah u ah isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ee maanta lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Dagaalkaan oo sii xoogeeystay maanta maqribnimadii ayaa wararka laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo aynu ka soo xiganay saraakiisha sar sare ee maxkamadaha Islaamiga waxa ay sheegayaan in ay ka adkaadeen dhinaca Maleeshiyooyinka daacadda u ah isbaheysiga cusub ee la dagaalanka argagixisada oo ay ku midoobeen qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha kooxaha Muqdisho. Saraakiishaan oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacyadooda ayaa Waxa ay intaasi ku dareen in ay gacanta ku dhigeen maleeshiyooyin daacad u ah Wasiirka Ganacsiga dowladda FS Muuse Suudi Yalaxow iyo Ganacsade Bashiir Raage, oo ay ku qabteen maxaabiis ahaan, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku lug lahaayeen dagaalka. Mas'uul u hadlay maxkamadaha islaamiga waxa uu sheegay in uu faro Cijo leh kaga baxsaday Baabuurtii dagaalka ee ay wateen maleeshiyooyinka hogaamiye kooxeedyada. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyooyinkii la jabiyay ay iminka ku sugan yihiin Aaagga Cakaaro ee nawaaxiga Isbitaal Banadir oo ay ku xoogan yihiin taageerayaasha Cismaan Caato wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeeynta. Dagaalkii maanta dhex maray labada dhinaca ayaa waxa uu sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac. Waxii ku soo kordha kala soco www.Shabellenews.com
  6. Midowga maxkamadaha oo ku adkaaday dagaalkii maanta ka dhacay Muqdisho Mogadishu 18 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Ciidamada Midowga maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa la wareegay gacan ku heynta goobihii maanta dagaalka uu ka dhacay ee magaalada Muqdisho, ka dib dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen maleeshiyooyin daacad ah u ah isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ee maanta lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Dagaalkaan oo sii xoogeeystay maanta maqribnimadii ayaa wararka laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo aynu ka soo xiganay saraakiisha sar sare ee maxkamadaha Islaamiga waxa ay sheegayaan in ay ka adkaadeen dhinaca Maleeshiyooyinka daacadda u ah isbaheysiga cusub ee la dagaalanka argagixisada oo ay ku midoobeen qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha kooxaha Muqdisho. Saraakiishaan oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacyadooda ayaa Waxa ay intaasi ku dareen in ay gacanta ku dhigeen maleeshiyooyin daacad u ah Wasiirka Ganacsiga dowladda FS Muuse Suudi Yalaxow iyo Ganacsade Bashiir Raage, oo ay ku qabteen maxaabiis ahaan, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku lug lahaayeen dagaalka. Mas'uul u hadlay maxkamadaha islaamiga waxa uu sheegay in uu faro Cijo leh kaga baxsaday Baabuurtii dagaalka ee ay wateen maleeshiyooyinka hogaamiye kooxeedyada. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyooyinkii la jabiyay ay iminka ku sugan yihiin Aaagga Cakaaro ee nawaaxiga Isbitaal Banadir oo ay ku xoogan yihiin taageerayaasha Cismaan Caato wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeeynta. Dagaalkii maanta dhex maray labada dhinaca ayaa waxa uu sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac. Waxii ku soo kordha kala soco www.Shabellenews.com
  7. ^^After listening to this , I hope you will make up your mind in due course!
  8. But now, for the first time in a decade, US forces arc dipping their toes back in 'Skinnyland', as the troops used to call Somalia, only this time they are conducting top-secret missions with 'friendly' warlords against al-Qa'eda and its allies. Among their warlord allies is Hussein Aydiid, son of Mohamed Farah Aydiid. In other words, 9/11 has so changed American global priorities that it is now doing business with the forces that prevent Somalia emerging from darkness, in order to catch terrorists who find haven there. The reason they find haven there, of course, is that there is no government. And there is no government because of the warlords. Al-Qa'eda has probably been in Somalia since 1993, when it formed an alliance with al Ittihad al Islamiya, a group that has sporadically held both towns and territory. These bases have provided staging posts for a series of attacks against Western interests, mainly in Kenya, starting with the 1998 US embassy bombings in Nairobi and Dar es Salaam. Next was the Thanksgiving Day 2002 suicide bombing in Mombasa, and the attempt that same morning to shoot down an Israeli charter plane as it took off. Kenyan police interrogations of terrorism suspects reveal that al-Qa'eda aborted a plan to blow up the newly constructed US embassy in Nairobi in June, using a truck packed with explosives and a small aircraft carrying a bomb. Al Ittihad is linked with Islamic rebels opposing the Christian government of Meles Zenawi in neighbouring Ethiopia and was involved in the 1995 assassination attempt against Egypt's President Hosni Mubarak in Addis Ababa. Ethiopia has invaded Somali soil several times since 1996, and created an alliance of warlords who willingly became its puppets. Following 9/11, it was these proxies who became America's off-the-peg allies when it found that it had few friends left in Somalia and had to turn to Ethiopia. According to UN estimates, there are fewer than 50 Westerners in all of Somalia, and Mogadishu is largely off-limits to them. In late 2001, CIA operatives established their main base of operations in Baidoa, a godforsaken inland town and epicentre of the terrible 1992 famine. Aid workers have seen these spooks regularly arriving on charter flights from Nairobi and stalking around in aviator dark glasses and hunting jackets. At the same time, German and US navy aircraft and ships arc patrolling Somali skies and coastline, conducting electronic surveillance, intercepting pirates and arms smugglers on timber dhows. In the French Foreign Legion stronghold of Djibouti, 1,800 US troops have been deployed to track down terrorists across Africa's Horn. The Djibouti base is part of the global reordering of US forces now under way, involving the creation of what General James Jones of the US European Command calls 'lily pad' bases to get closer to the action. Early this year, the snatches began. The Americans, lubricating their Somali friends with plenty of cash, focused on Mogadishu. My sources cite two examples. In March the Americans used a minor freelance warlord known as 'Mr Tall' to track down a man named Suleiman Abdalla Salim Hemed, a Tanzanian of Yemeni Arab origin. Abdalla hardly looked like an al-Qa'eda terrorist. He was about 20 and was into hip-hop music and dancing; hence his nickname 'Travolta'. But he is believed to have used boats from Somalia to import the explosives and missiles used in the Mombasa attacks. Mr Tall and his boys initially muffed the capture, got into a gunfight and injured Abdalla in the process. He escaped, but checked into a hospital, where he was sniffed out by Mr Tall, who dragged him out of bed and delivered him to the Americans at an airstrip outside the city. On 24 July, the Americans returned to Mogadishu. Witnesses this time saw nine CIA or Special Forces arrive by aircraft outside the city. They were met by a convoy of battlewagons manned by militias of the Murosade clan warlord Mohamed Afrah Qanyare. The combined forces then drove into Mogadishu and surrounded a building near the Green Line, a part of town that was blown to smithereens during the civil war. Their target was a Yemeni known as Sheikh Jaylani, who was allegedly linked to the suicide boat bomb attack against the USS Cole in Aden some years ago. The Americans arrested him and whisked him away, probably to Djibouti. Independent security sources have told me that the operations to capture Abdalla and Sheik Jaylani were devised as dry runs to see how easy it was to conduct more snatches in Mogadishu. Further operations are likely in and around the city. The challenge is how to capture the more important and betterprotected terrorists in Somalia, such as Saleh Ali Saleh Nabhan. Nabhan, another Yemeni, is linked to both last year's Mombasa attacks and to the plot to blow up Nairobi's new US embassy this June, but he is related by marriage to a warlord in Baidoa and has some well-armed friends in Mogadishu. Another alleged al-Qa'eda terrorist, who feels safe enough in Mogadishu to openly attend mosque prayers, is Fazul Abdullah Mohammed, a Comoros islander believed to have masterminded the 1998 US embassy bombings, as well as playing a role in the Mombasa attacks. Capturing men such as Nabhan and Fazul will need to involve a more overt American military operation along the lines of the 3 October 1993 plan before it went wrong. One presumes that this is why the bulk of US forces are waiting in Djibouti. But for now at least, the 'Mogadishu effect' still has the power to scare the Bush administration, especially in an election year and with the unfolding debacle in Iraq. This is a pity because, thanks to the chaos in Somalia, al-Qa'eda's threat remains higher in East Africa than anywhere else outside the Middle East and Central Asia. A UN panel of experts investigating the illegal weapons trade in Somalia has reported that it had 'learnt of recent attempts by extremist groups to procure explosives on the Mogadishu arms market, as well as ongoing militia training in the use of explosives . . . Transnational terrorists have been able to obtain not only small arms, but also man-portable air-defence systems, light anti-tank weapons and explosives.' Hussein Aydiid claims to have sold 41 missiles to the US. But UN sources privately express alarm over a report that a further seven sophisticated surface-to-air missiles were recently imported to Somalia for the purpose of carrying out fresh attacks in neighbouring states. Kenya is evidently the main target, where authorities have had only mixed success intercepting terrorist suspects. In August, Kenyan police arrested a man in Mombasa but failed to search him for weapons. He detonated a grenade in his pocket, killing himself and two security officers. A cache of surface-to-air missiles and guns was later discovered at the terrorist's home.
  9. They mean business, now who is much worse Abdullahi Yusuf or the likes of the people in this audio! Really funny audio! The whole report in audio!
  10. Warbixin dheer oo ku saabsan Isbaheysi cusub oo Muqdisho lagaga dhawaaqay & Khudbooyinkii ay ka jeediyeen wasiirada hubeysan & ganacsato (Sawiradii laga soo qaaday kulanka) Waxaa maanta kulan ballaaran isugu yimid xarunta Wasiirka Amniga Qaran-ka ee degmada Dayniile xubno ka tirsan Wasiirada xukuumadda federaalka ee Muqdisho ku hubeysan ayna ka mid yihiin Wasiirka Amniga Qaran-ka Max'ed Qanyare, Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow, Wasiirka dhaqancelinta maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin, Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Cumar Max'uud Max'ed (Cumar Filish), xubno ka mid ah ganacsatada Muqdisho oo ay ku jiraan Bashiir Raage Shiiraar , C/rashiid Ilqeyte, & Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee Somali-National Party Cabdi Shukri Cali Xersi & Ciise Cusmaan Cali, waxaana xubnahan geba-gebadii shirkooda ay soo saareen warsaxaafadeed u qornaa sidatan: 1) Anagoo ka kooban madaxda magacyadooda hoos ku qoran yihiin, waxaan nahay Isbaheysi Soomaali ah oo ku bahoobay soo celinta nabadgelyada & la-dagaalanka argagixisada caalamiga ah (Counter terrorisim) ee wadankeena joogat & kuwa u kaalmeynaya dembiilayaasha ajnebiga ah. Waxaan balanqaadeynaa in aan wax ka qaban doono dib u dhiska wadanka, sida iskuulada, isbitaalada, masaajida & taakuleynta culumaa'udiinka, waddooyinka, siinta biyo nadiif ah & wixii la mid ah, iyadoo la tixgelinayo talada shacabka oo hadba meesha ku haboon la hormarinayo. 2) Annagu ajende siyaasadeed ma lihin, qabiil, jufo ama qoys kama soo horjeedno, mana metelno reer gaar ah, waxaan ka koobanahay qabaa'ilo badan oo ku bahoobay la dagaalanka argagixisada & sharci darrada dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho si dhabaha loogu xaaro mustaqbal nabadgelyo leh wadankeeda & caruurteena, howshaana dowladda KMG ah nooma aysan xilsaarin hase yeeshee waa waajib annaga na saaran. 3) Waxaan dooneynaa in aan horay u socono oo aanu u wadajirno sidii looga shaqeyn lahaa danaha ummaddeena, oo aan u dhisi laheyn mustaqbalka qoysaskeena. 4) Waxaan soo marnay dhibaato gaamurtay markaan waa in aan u midoownaa sidii aan dalkeena hooyo uga caawin laheyn ajnabigaasi dalalkooda laga soo nacay, fakad-kana ah, kuwaasoo raadinaya in ay na burburiyaan, xorriyadeeniina lumiyaan. 5) Waxaan nahay dad ku dhashay diinta Islaamka, kuna dhimanaya hadduu ALLE Idmo oo aaminsan ALLE & Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah ee uu noogu soo dhiibay nebigeena Muxamad Nabadgelyo & Naxariis korkiisa ha ahaateen, mana aqbaleyno in iyadoo dano gaar ah lagu fushanayo lagu waxyeeleeyo dalkeena & dadkeena si guracan. 6) Waxaa ayaan darro ah in shaqsiyaadkaasi ay bulshada muddooyinkan dambe ka dhex-muuqdeen iyagoo isku muujinaya in ay shacabka nabadgelyadiisa ka shaqeynayaan, ayna ku dhex wataan dilalka shaqsiyaadka ay doonayaan in ay tir-tiraan iyo ilaalinta mujrimiinta dalalkooda dembiyada ka soo galay. Ajnebiga ku dhuumaaleysana wadankeeda waxaa gacanta ku haya shaqsiyaad Soomaali ah oo ay maalgeliyeen argagixisada si ay hoy ugu noqoto dalkeena maadaama aysan ku noolaan karin dal uu sharci ka jiro oo dalalkoodiina ay ka soo carareen. Diinteena Islaamka waa ka weyn tahay wax loo isticmaalo qarbudaad & in lagu fuliyo afkaaro aan waafaqsaneyn wada-noolaanta & tacaamulka bini'aadamka ee nabadgelyada ku dhisan. Waxaa sanadahaan dambe batay dilal qorsheysan aadna u fool xun oo lagula kacayo ciddii loo aqoonsado qunyar socod aan waafaqsaneyn fikradaha kulul ee argagixiso-nimo, dilalkaas waxaa geysta kooxaha madaxa & afka duubta waana qorshe hor leh oo xilliyadii dagaalada sokeeye jireen aan la aqoon, ciddii wax disha waa la aqoonsan jiray, waana la isku qabsan jiray oo laga xalai jiray, hase yeeshee inkastoo ay is qariyaan, haddana waa la ogyahay oo maalin maalaha ka mid ah waxaa la hor keeni doonaa sharciga haddii ALLE Idmo. Dadka la leynaayaa waa maskaxdii bulshada oo isugu jira culumaa'udiin aan aaminsaneyn in dil & burburin Islaamku wax ku wado, aqoonyahano, saraakiil & waxgarad haddii aqoontii & maskaxdii la leeyo waa loo jeedaa waxa lala damacsan yahay wadankeena, waana in kala dambeynu jirin, hubka aan la xareyn, fowdadu sii jirto, kadibna na loo aqoonsado hoy argagixisadu ku noolaan karto, sidaasna wadankeeda dhib uusan xambaari karin la kulmo, sida annagoo xorriyadeena ku weyna. Fikirka kale ee isna la soo dhoofiyey ee weligeen horay wadankeena looga arag waa in meel aan dagaal ka jirin oo bartamaha magaalada ah lagu aaso miinooyin, si nolosha dadka loo argagax geliyo, waxaa iyadana la arko bambooyin mootooyiin ama gawaari lagu soo xiray lagu qarxinayo magaalada dhexdeeda iyadoo la doonayo in la laayo shacabka aan waxba galabsan taasoo ah arrin ugub u ah oo la soo safriyey, waxaa kaloo calaamadooda ka mid ah in ay bambooyin ku tuuraan meelaha bulshadu isugu yimaadaan iyagoo sheeganaya anshax toosin, hase yeeshee waxaa la wada ogsoon yahay in aan ciddina baneysan karin dhiiga bini'aadamka oo aysan xukun ku soo ridin maxkamad la wada aqoonsan yahay. Waxaa ujeedooyinkeena ka mid ah 1) In aan dalkeena ka nadiifino dembiilayaasha xag jirka ah ee ku been abuuranaya magaca diinteena Islaamka ah ee muqadaska ah 2) In laga sifeeyo magaala madaxda & guud ahaan Soomaaliya oo dhan kuwa biira-qaatayaasha ah oo taageera dembiilayaasha ajnebiga ah iyagoo siinaya meel ay ku dhuumaaleystaan iyaga & waxyaabaha wax lagu qarxiyo 3) Shacabka Soomaaliyeed waa shacab wada muslim ah, diintoodana aan cid kale wax ugu dhimin, iyagana wax isugu dhimin, waayo diinta Islaamka ayaa ah diin la isugu kaalmeeyo wanaaga ee ma ahan mid la isku waxyeeleeyo ama la isku dilo, laakiin sanadahaan dambe waxaa Soomaaliya soo gaaray rag afkaaro xag jira xambaarsan kuna gambanaya diinta Islaamka. 4) Waxaa si baahsan loo shaaciyey, kuna caanbaxay in dalka Soomaaliya ay joogaan argagixisada caalamiga ah (Al-Qaacida) oo dhibaatooyin kala duwan oo dhimasho keenay ka soo sameeyey meelo badan oo dunidda ka mid ah. 5) Kadib markaan tira-koobnay baaritaan dheer & dabagalna ku sameynay aragnayna sida macna darrada ah & sida sahalka ah loogu leynayo meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan magaalada Muqdisho, sida culumaa'udiinka, saraakiisha aqoonta sare lahaa, aqoonyahanadii & indheer-garatadii in inta hartay la daba-qabto, kana badbaadino damiir-laawayaasha xambaarsan afkaarta dhoofiska ah. 6) Haddaba waxaa is-weydiin muddan wadankeena Soomaaliya maanta oo uu ku sugan yahay marxalado qalafsan kuwo rabbaani ah oo ay ka mid yihiin abaaraha & macluusha & kuwo bini'aadamku sababo sida dagaalada & nabadgelyo darrida, miyuu dalkeenu qaadi karaa argagixiso ajnebi ah oo dalalkooda ama wadamo kale dembiyo ka soo galay, kuna dhuumaaleysana dalkeena, Jawaabtu waa maya, 7) Soomaaliya iyadaa beesha caalamka ka dooneysa taageero & in gacan laga siiyo sidii sharcigii & kala dambeyntii & nabadgelyadii luntay loo soo celin lahaa ee uma baahna in aan dakano gaar ah ka galno caalamka intiisa kale oo ay ku jiraan dalalka Islaamka. Haddana si looga badbaado dhibaatooyinka aan soo sheegnay waxaan soo jeedineynaa 1) In shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu jooga meel looga soo wada jeesato, lagana foojignaado waxyeeladooda 2) In ciddii aragta dad afka ama madaxa soo duubtay ay soo wargeliyaan Isbaheysiga meesha ugu dhow 3) In kuwa afafka duubta ay iska qabtaan iyagoo waxyeelo geysanaya haddii ay arkaan 4) In ay culumaa'udiinka Soomaaliyeed ka hadlaan in Islaamka ay ka xaaraan tahay in uu wax argagixiyo ama iska dilo dad aan maxkamad sharci ah aysan xukumin 5) In dhalinyarada ay marin habaabiyeen ay dib uga fikiraan waxyaabaha loo sheegay oo ay ka mid tahay in ay dilaan shaqsi bini'aadam ah oo idinla mid ah oo aysan garaneyn waxa uu ka haleeyey Islaamka 6) In dhalinyarada loo tababarayo qaabka argagixisada ee sida qof loogu dhaco gurigiisa laguna dilo ama dariiqa dhexdiisa ay gartaan in howshaasu tahay ALLE ka dheeri laguna cadaab mudanayo. 7) In shaqsiyaadka hogaaminaya argagixisada wadankeena ay ka tanaasulaan nidaamkan qatarta ah, haddii kale ay dhaxal-siin karto dhibaatooyin ka culeys badan waxa ay maleysan karaan. Marka saxaafadda loo aqriyey qoraalka ay soo saareen xubnahaasi ayaa waxaa su'aalo ay saxaafadu weydiiyeen xubnahaasi Jawaabihii ay ka bixiyeen ay u dhaceen sidatan: Max'ed Qanyare wuxuu yiri "Waxaa la yiri dhulkeey miino geliyeen, waxaa la yiri aqoonyahanadeey dileen, shaqsiyaadkaasina waa la yaqaan, waana la soo sheegayaa, horayna waxey u sheegeen in dowlad Islaami ah aya ku soo rogayaan dalka oo la mid ah Iiraan & Daalibaan oo kale, waana wax jiro cid is-moogeysiin kara ma lahan, waxey furteen maxkamado, afkeeyo duubteen, dadkeey dilaan, xabsiyaal ayey suubsadeen, waa la yaqaan cid aanan aqoon ma jirto, fikirkaan annaga ayaa iska leh, balse fikirka ay ku shaqeeyaan iyagu waa mid dibedda laga keenay sida bariiskii & baasatadii, waxaana la doonayaa in ay is cadeeyaan oo ay yiraahdaan argagixiso annaga ayaa na la yiraa sida ay Osama Bin Ladin, Al-Zawaahiri, Zaqraawi ay isku cadeeyeen iyaguna waa in ay is cadeeyaan, annaga dowlad noo xilsaartay shaqadeena ma jirto, damiirkeena & shacabka Soomaaliyeed rabitaankiisa oo la aamusiyey ayaa noo xilsaaray, Muqdisho & agagaarkeeda waxaa saaran xaalad la mid ah "Zone 5" adduunka oo dhan & hay'adihii wax caawinayey Muqdisho waa ka carareen gobolada Soomaaliya waa la caawiyaa laakiin Muqdisho waxaa loo caawiyey argagixiso darteed, Annagu dadka ma dilno, habeenkiina ma mirano" Muuse Suudi wuxuu yiri "Annaga falalka dilka & dhaca diinta lagu daboolanaayo , muslim ayaan nahay, Islaamka in wax lagu argagixiyo ma ogola, waxaa na dhibay nimanka saraakiisha & aqoonyahanada inta guryahooda looguy dhaco la dilayo, G/sare, Janano & aqoonyahano ayaa la dilay, Marxuum C/qaadir Yaxye ayaa gurigiisa loogu dhacay, waxaan ku midownay in aan falkaas ka hor tagno, waxaan aragnay in nin kasta oo wax wanaagsan qabanaya madaxa laga goynayo, annaga nimankii hubeysnaa ayaan nahay waxaan jirineynaa nimanka kale ee naga maqal, idinka saxaafadda ah waxaan ognahay in aydnaan sheegi karin kuwa falkaasi geysanaya annaga waad na caysaan, waad na xogatiin, ma jiraa weriyeyaashiina hal nin oo inta aan la soo hadalnay aad niri hadaad warkaas naga sheegtid waan dagaaleynaa aan niri maan leenahay, dhibaatada ay argagixisadu na gaarsiisay ma yara, annaga xittaa waxaan haynaa wiilal tababaran oo guryaha dadka ugu dhici kara oo tababar buuxa dhaca xittaa C/llaahi Yuusuf inta gurigiisa uga dhaca soo dili kara, waxaa la waayey qaxootigii & dhibaatadii dalka ka dhacday cid u soo gurmata ayaa la weynayaa, ciddii iyaga ka mid ah oo ka towbad keenta waan soo dhoweyneynaa, Cumar Filish, wuxuu yiri "Waxaan ognahay bahda saxaafadda in ay tebiyeen dad badan oo la dilay, balse nasiib darro cidda dishay ma aydnaan sheegin, marka haddii aan is-warsanay waxaan isku sheegnay dilalka dhacay waa kuwo ka duwan wixii horay dalka uga dhici jiray Muqdisho & Soomaaliya, waxaana is tusaaleynay in arrinta argagixisada ay tahay mid ugu ah oo ku cusub dalka & dalka, kana timid shisheeye, haddana shisheeyaha & cidda ay gabaadka ka dhiganayaan in aan ka soo horjeesano ayey tahay ujeedadeena annaga oo la kaashaneyna ummadda Soomaaliyeed, waxaana uga digeynaa dadka arrintaasi ku lugta leh" Ganacsade Bashiir Raage wuxuu yiri "Waxaan ka damqanay dhibaatada dalka gudihiisa ka soconeysa, waxaanan la hureyn in la sheego runta, runtuna waa mida loo aayayo ee la isugu tegayo berri, mushkiladu halka ay ka socoto waa nimanka cusub ee Wahaabiyada ah ee manhajkan aan la aqaan soo geliyey dalka, mushkiladuna waa nimankaas, annagu waxaan nahay dad Muslim ah ku dhashay Muslinimada kuna dhaqmaya madbahadtooduna Shaaficiyadu tahay, mana dooneyno nimankaan cusub ee howsha soo galay ee loo yaqaan Wahaabiyo ama adduunku u yaqaan argagixiso, waxaana aaminsanahay dariiqada suufiyada, iyagana uma aqoonsanin waddaado ee waxaan u aqoonsanahay in ay yihiin dilayaal, waxaan u midoobeynana aan iyaga iska dhicinaa, huno huno hadal ma ahan arrintu waa in ay labada berjo mid u dhaqaaqdaa, dagaalku wuxuu u socdaa oo aan laga baaqsaneyn nimankaan Wahaabiyada la yiraa & annaga oo Shaaficiyo ah culumana waxaan u naqaan culimadaan suufiyada ah, waxaan ka soo horjeednana waa Wahaabiyada, Xamar na waa lagu kala bixi doonaa ama labo jaanib buu noqon doonaa, marka ciddii rabta ALLAAHU maa balaqto in ay xoog wax nagu geliso ha la soo safato Wahaabiyada ciddii dariiqu suufiyaadka ahna dhabarkeenaan ka fiirineynaa" Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho
  11. GOLE AY HORMUUD KA YIHIIN HOGGAAMIYE KOOXEEDYADA MUQDISHO OO DHOWAAN LOOGA DHAAWAQAYO GOBOLKA BANAADIR Hoggaamiye kooxeedyada Muuse Suudi Yalaxow, Maxamed Qanyare Afrax Cabdi Qeybdiid iyo Bashiir Raage ayaa ka mid ah Gole cusub oo Gobolka Banaadir laga dhisay, kaasoo qaabilsan difaaca iyo la dagaalanka argagixisada. Warkan oo saakay ku soo baxay wargeyska Maalinlaha ah ee Codka Xoriyadda kana soo baxa magaalada Muqdisho waxa uu intaasi ku darayaa in Golahan loo sameeyay kadib markii ay gacansaar ka heleen Hay’ado Mareykan ah oo qaabilsan la dagaalanka argagixisada. Dhinaca kale wararku waxay intaasi ku darayaan in qabanqaabada dhismaha golahaasi oo soo socotay in muddo ah la filayo in dhowaan looga dhawaaqo Gobolka Banaadir, waxaana shirar arrintaasi looga hadlayo oo xubnahan ay hormuud u yihiin dhowr jeer ay ku yeesheen W/Muqdisho. Golahan cusub oo ay hormuudka u yihiin hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ayaa haddiiba ay dhacdo ku dhawaaqistiisa waxaa la filayaa inuu wax ka qabto isla markaana xaqiijiyo in magaalada Muqdisho aanay ka jirin amaba joogin kooxaha argagixisada ah oo iminka ku dhuumaaleysanaya goobo ku yaala magaalada Muqdisho. Halka laga cabsi qabo in howlgaladooda ugu horeysa ay isku dhacaan maleeshiyooyinka Maxkamadaha Islaamiga ah oo iyagu tan iyo mudadii ay dhisnaayeen in ka badan afar sanadood aan wax weyn oo la taaban karo ka qabanin xaaladda sii xumaaneysa ee magaalada Muqdisho, tiiyoo ay huwan yihiin inay fulinayaan Shareecada Islaamka, oo haddii sida ay tahay loogu dhaqmi lahaa ay wax weyn iska bedeli lahaayeen xaaladda ay iminka ku sugan tahay magaalada Muqdisho.
  12. News Update: Dagaaladii ka dhacey Muqdisho oo wali sii socda! Muqdisho- 18.February.2006 Dagaal xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in saaka hiirtii waaberi uu ka qarxay magaalada Muqdisho ee caasiamda wadanka Soomaaliya. Iska horimaadkan ayaa la sheegay in uu ka socda agagaarka Warshidii hore ee Kabka iyo waliba deegaanada u dhaw dhaw Xaruntii hore ee War laliska ee Radio Muqdisho oo ku taal xaafada Dayniile ee Muqdisho, waxaana uu u dhaxeeyo laba kooxood maleehiyo oo isku haysta sida la sheegay dhul ku yaal deegaankaasi. Dagaalkan oo la isku adeegsadey noocyada kala duwan ee hubka ayaa waxaa ka qayb qaadanaya gaadiidka dagaalka iyo waliba maleeshiyo ku hubaysan hubka darandooriga u dhaca. Dagaalkan ayaa lagu sheegay ay ku lug leeyihiin ciidamada Maxkmadaha Islaamiga iyo waliba maleeshiyo uu hogaaminayo nin lagu magacaabo Cabdi Waal oo ay xulafo yihiin Max'ed Qanyer Afrax. Dagaalkan ayaa khasaaraha uu geystey ayaa la sheegay in dhimashadu ay gaartey ugu yaraam 7 qof iyadoo dhaawacuna intaasi ka sii badan yahay. Madfac hoobiye ah oo ku dhacay guri ku yaal xaafada Al-Baraka ayaa la sheegay in uu geystey dhaawaca 3 qof, iyadoo sidoo kale la sheegayo in xaafadaha ku dhaw dhaw meelaha lagu dagaalamayo ay dad rayid ah wax ku noqdeen kuwaasi oo ay haleeshay rasaas wiifto ah iyo madaafiic habow ah. C/laahi Soomaali SBC Muqdisho.
  13. Dagaal culus oo xalay ka dhacey magaalada Muqdisho La soo galiyay: 2006 Feb 18 - 07:24 • Dagaal culus oo la isku adegsaday hubka nocyadiisa kala duwan ayaa xalay abarihii 9:00 fiidnimo ka bilowday agagaarka Kuliyadda... Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo socday ilaa saakay ayaa waxaa uu u dhaxeeyay maliishiyo beeleed halkaasi fariisin u ah iyo maliishiyooyin ka tirsan Midowga Maxkamaddaha Islaamiga. Dirirtaan ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac iyada oo tirada dhimashada ay gaareyso 5 ruux halka dhaawaca uu intaasi ka badan yahay, waxaana soo baxaya khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah oo guryahooda ay madaafiicda la isku adeegsanayey ay guryahooda ugu tagay. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaaya dagaalkan iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in taageerayaasha Maxamed Qanyare.
  14. Dagaal Culus oo ka qarxey Magaalada Muqdisho Last Updated::2006-02-18 09:26:24 E. Africa Standard Time Muqdisho:- Dadka muqdisho ayaa saaka ku waaberiistey daryanka hubka darandooriga u dhaca iyada oo dagaalkan u dhexeeya laba maleeshiyo oo isku haysta dhul. Dagaalka ayaa weli ka soconaaya Wershadii hore ee kabka ee xaafada Hodan, dagaalkan ayaa geeystey khasaare balaaran inkasta oo aan la ogeyn tirada dhabta ah oo ku dhimatey. Sidoo kale malayshiyadan ayaa isu adeegsadey madaafiicda hoobiyaha kaas oo gaarey meel ka baxsan goobta dagaalka. Wixii war ah ee ku soo kordha Horseed kala soco Horseednet.com
  15. Isbahaysi Cusub oo loogu magacdaray la dagaalanka Argagaxisada oo looga dhawaaqay Muqdisho Posted to the Web Feb 18, 13:06 Muqdisho (PP) – Isbahaysi cusub oo loogu magacdaray la dagaallanka Argagaxisada ayaa maanta looga dhawaaqay Muqdisho, waxaana isbahaysigaas looga dhawaaqay Dayniile oo ah xarunta Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax. Isbahaysigaan ayaa waxaa ku dhawaaqay xubno ka kooban 9-xubnood oo ay ka mid yihiin: Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax, Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow, Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Max’ed Max’ud (Cumar Filish), Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqan-celinta malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin, Ganacsade C/rashiid Shire Il-qeyte, Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar iyo xubno kale, waxaana kulankii ay kaga dhawaaqeen isbahaysigaan ku sheegeen inay kula dagaallamayaan wadaada diinta oo ay sheegeen inay ka dambeeyaan dilalkii ka dhici jiray Muqdisho ee lagu fuliyay Aqoonyahannada iyo Saraakiisha Ciidammada. “Waxaan dagaal xooggan la galaynaa kuwa lagu magacaabo Wahaabiyada, kuwaasoo afka xirta, waxaana la galaynaa dagaal xooggan, waxaana sidoo kale la dagaalamayna argagaxida oo ay salka ku haystaan Wahaabiyiintu, dagaalka aan la galaynana waa mid aan ka gaarayno guul†ayay yiraahdeen xubnahaas oo sheegay inay ka dambeeyaan Wahaabiyiinta dilalkii foosha xumaa ee ka dhacay dalka. Sidoo kale waxay sheegeen xubnahaas ku dhawaaqay isbahaysigaan cusub in dagaallada ka socda gudaha Soomaaliya oo dhan ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan wadaadada ay ku magacaabeen Wahaabiyiinta oo ay sheegeen inay xiriir toos ah oo aan qarsoodi lahayn la leeyihiin argagaxisada caalamka. Xubanahaan ayaa intooda badan waxay ahaayeen kuwo ay dhowr jeer oo hore isku dhaceen Maxkamadaha Islaamiga ah ee ka jira Muqdisho, waxaana ragga ay sida weyn isugu dhaceen ka mid ah: C/rashiid Shir Il-qeyte oo ah milkiilaha Hotel Saxafi iyo Bashiir Raage Shiiraar oo ah milkiilaha Shirkadda Ganacsiga ee Camel, waxaana ku dhawaaqiydda isbahaysigaan ay ku soo beegeen xilli uu Muqdisho ka socdo dagaal u dhexeeya kooxo ka amarqaata Wasiirka Amniga Qaranka iyo kuwo ka amarqaata Maxkamadaha Islaamiga ah, dagaalkaas oo weli socda. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu – Somalia
  16. War deg deg ah Isbaheysi la magac baxay Nabadda & La-dagaalanka argagixisada oo ay ku dhawaaqeen Wasiirada hubeysan, Ganacsato & Saraakiil Kulan ay isugu yimaadeen xubno isugu jiray wasiirada hubeysan ee Muqdisho, ganacsato, siyaasiyiin, iyo saraakiil ayaa maanta looga dhawaaqay isbaheysi cusub oo loogu magac-daray Isbaheysiga nabadda & la-dagaalanka argagixisada, waxaana xubnihii kulankaasi ka qeybgalay ka mid ah Wasiirada Ganacsiga, Amniga Qaran-ka, Diinta & Awqaafta, Dhaqancelinta maleeshiyooyinka, Muuse Suudi Yalaxow, Max'ed Qanyare Afrax, Cumar Max'uud Max'ed (Cumar Filish), Bootaan Ciise Caalin & ganacsato ay ka mid yihiin Bashiir Raage Shiiraar, C/rashiid Shire Ilqeyte & saraakiil uu ku jiro Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). Filo saacado kadib sawirada & warbixintii oo dhammeystiran oo ay ku jiraan khudbooyinkii halkaasi laga jeediyey Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho
  17. Isbaheyisga la dagaalanka argagixisada oo Muqdisho lagaga dhawaaqay Mogadishu 18 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Kulan maanta ka dhacay xarunta wasiirka amniga qaranka Degmada Deyniille ee magaalada Muqdisho ayaa lagaga dhawaaqay isbahaysi loogu magac daray la dagaalanka Argagaxisada.. Kulanka oo socday saacado ayaa waxaa ka qaybgaly wasiiro ka tirsan dowlada fedraalka iyo xubno ganaacsato ah oo magac ku leh magaalada Muqdisho. Gababada Kulankaasi ayaa laga soo saaaray 9 qodob oo ku saabsan heshiiska dhismaha isbhaysiga la dagaalanka Argagaxisadda. Kulankaasi maanta ka dhacay Degmada Deyniille ayaa xubnihii ka hadlay waxaa ka mid ahaa wasiirka Amniga qaranka Maxamed qanyare afrax oo sheegay iney la dagaalami doonaan wadaadada maxkamadaha islaamiga Muqdisho iyo Kooxaha kale ee argagaxisada ee ku dhuumaneysa magaalada Muqdisho. Maxamed Qanyare ayaa ku tilmaamay ujeeadda loo dhisay isbahaysigan inuu yahy sidii loo burburin lahaa wado uu ugu yeeray Wahaabiyo Afka iyo madaxa duuban uuna ku edeeyay Dilalkii gudaha Muqdisho loogu geysaty dad kala duwan. Ganaacsade Bashiir Raage shirare oo sidoo kale ka hadlay Kulnkaasi ayaa sheegay in in Dagaaldii ka dhacay waqooyiga magaalada Muqdisho ay ku lug lahaayeen waxa uu ugu yeeray wadaado mayal adag. Xubnihii saxiixay qodobadda 9ka ah ee la dagaalanka Argagaxisada maanta looga dhawaaqay Deyniille waxa ay kala yihiin.:- 1-Wasiirka Ganaacsiga Muuse Suudi Yalaxow. 2-wasiirka Amniga Qaranka Maxamed qanyare Afrax. 3-wasiirka Hub ka dhigista maleeshiyadda Bootaan Ciise. 4-Ganacsade C/rashiid shire Ilqeynte. 5-Ganaacsade bashiir raage shiiraar. 6-Taliye Kooxeedka Cabdi waal. 7-Cabdi shukri Cali Xirsi,iyo Xubno kale oo magac ku leh magaalada Muqdisho. Ku dhawaaqista isbaheyisgaan ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli maanta magaalada Muqdisho dagaal culus uu ku dhex marayo midowga Maxkamadaha iyo Maleeshiyooyin daacad u ah nin ku jira Isbaheyisgaan oo la yiraahdo Cabdi Waal.
  18. When I checked the news today, I came about something I found really surprising. Here was Dayniile.com reporting about a new 'alliance' in Moqadishu, which has been set up today in Dayniile by the likes of Qanyare, Yalaxow, Finish and Bashir Raage et al. This 'new' alliance was set up in order to fight terrorism and 'terrorists' hiding in Moqadishu! We all knew about the special relationship that existed between the Islamic courts in Moqdishu and the Warlords, however lately I have been following a pattern in where Qanyare and the rest of the pack where threatened by the Americans if they objected to this new government. I also believe that Qanyare has got the necessary insurance and capital from the Americans in order to fight 'terrorism' and terrorists hiding in the capital! Somehow they have been convinced that there is a bigger 'enemy' than Abdullahi Yusuf, namely the terrorists and Islamic courts! Already wars are underway to undermine the islamic courts and alliances in Moqadishu, it is also said that Mr. Indhocadde made a deal witht the Americans in order to fight terrorism in Somalia! What can we expect from this new alliance, who have sworn to reopen the national institutions and fight the 'Wahhabis' until they eracdicate them from the 'soil' of Somalia! Very interesting indeed, we will await the future inshallah.
  19. Sayyid, You have some deep rooted psychological problems. I'm sorry to tell you but SOL is not your counsellor/therapist. So stop with the annoying posts please. You don't have to be sorry kooleey! What are annoying posts, I can't see where you coming from. On the other hand you as a 'moderator' should actually take lead in what you preach, I say this "yes I have deep rooted psychological problems"! I guess I am totally 'misunderstood' here. If I was given a 'chance', I could all explain it to you and the rest in a very simple and understandable manner! I am not an 'axmaq', who believes in beating up people with/without a reason. I guess I've been a little bit provocotive and obviously 'people' were shocked about what they read but what they actually 'read' was not the full story actually I could explain the story and the 'moral' behind it very well and it would make sense at the end. I don't want people believing that I am a 'moron' of some sort/kind before they actually saw my explanation. People are jumpy but it would be good sometimes if they would wait a little more before making any 'judgements'. Before deleting my 'posts', you could actually challenge me and say "hey, what do you mean with this/that statement" and if you did everything would become very clear indeed. I hate 'violence' and certainly I don't want people seeing/judging me as someone, who indulges in or promotes violence! Yes sometimes we 'feel' a little bit shocked and there are certain things not to be joked with and actually I believe that there are some female sisters in here, who have been mistreted or abused by their 'husbands' and partners, but I certainly didn't want them to get upset or hurt etc and I had it in mind that there is a possibilty of sisters getting 'itchy' and a feeling of me being inconsiderate towards their feelings, but it was part of an 'experiment' ala Sayyid Qutb style to see how a certain, westernised and young 'crowd' would react, when faced with one of the commandments, they feel is abhorent or totally inappriopriate. I wanted to break the 'silence' and see what people think, certainly we Somalis are not a nation of wife beaters because this sort of action is 'against' our nomadic traditions and way of life etc. certainly where I come from in Somalia it's unheard of a man beating up his wife and out of order the same with my family actually my father is scared of my mother than the other way around, maybe there are families who aren't that lucky and have maybe grown up somewhere were the 'father' hit the mother and domestic violence from the side of the father so forth but certainly I can't relate to that kind of stuff! On the other hand I am sorry if I have reminded people of their past, problems or divorce etc but certainly this was not the intent, it was a innocent and simple experiment, which I can justify and back up and I stand with what I wrote and you can do whatever you like because I ain't done nothing wrong, except from being a little bit provocative and inconsiderate of other's past feelings etc. However I didn't explaing myself properly because I felt it appriopriate to first observe, the mental state and thinking of the people in here and if I was to make my case right now everything would become clear and understanding but you certainly misunderstood and misread me and for that I am very disappointed because people can complain if they feel something to be wrong, a act or something else they perceive being exploited in the wrong way but before you ran to the admin or mods, you could have challenged that person in order to see what is in his mindset! The only wrong I committed was withholding my arguments, that would silence the critics and put them in their place but because I wrote something that is/can be perceived as wrong without any argumets given, I believe that people have prematurely overreacted but I don't blame them for their reaction because they are human but because the 'experiment' dictated that I could not explain myself because I wanted to see the reactions to this, therefore making it impossible to make it seem like something normal but I guess that's the good thing of being a member of a forum because sometimes you can discuss the difficult things without somebody discrediting you for being inconsiderate etc. I ask the admin and mods to give me a platform in which I can explain myself to my fellow members of the fora called Sol! After they have seen my arguments they surely will agree with me 100% or atleast they will realise that my initial posts in this 'thread' weren't actually that bad and that it was taking out of context and misunderstood without being 'challenged' first by the forum members, but I urge the administrators of this website to give me a unique chance to bring my case and defend my integrity, which has been misportrayed and abused by some people in here! I am greatly thankful to you in advance and consider it an 'honour' to make and restate my case, which was totally misunderstood by the majority of the people in here!
  20. Sadex nin uu mid soomaali yahay midna carabyahay midna afganistan yahay, ayaa waxaa soo hormartay haweeney dumar ah oo aad u quruxbadan. kii afganistanka ahaa ayaa yiri "maasha alaah" kii soomaaliga ahaa ayaa isna yiri "alhamdulilaah" kii carabka ahaa ayaa ugu saxsanaa ayaa isna yiri "istaqfurulah"
  21. weli ma aan arag nin reer mudug ah oo yiri wax ma aqaani, soo ma'aha kuwii markii ingiriisku keenay landroveryooyinkii somalia gaalkacayo isugu yimid, oo la yiri war gawadhidan cid kaxayn taqaan maydin ku jirtaa, mise wa laydin baraa mid waliba halakan buu ka soo booday oo yiri "war maxaad ku hadlaysaan soo gaadhigan maha war waa wada naqaana furaha keena", markii loo dhiibayana mid taayir u rogaa laga wayay markaas bala yiri soo tii aad tidhaahdeen waa kaxanay naqaan maxaa dhacay, markaas bay yirahdeen "War kan waa sanadihi danbe ee waxaanu naqaan oo kaxayn jirnay sanadooyinkii hore markaa ragaas gacaan baan u taagay, waa reer muduge
  22. Really funny, 'we' want more jokes from mudug! Walle in filim laga qaado/duubo oo soomaali dhan lawada tusiyo weeye!
  23. Jibis, I agree with you 100%, the UK sucks! Why would people praise this bloody country, I don't know why. The only good thing about is that one can do business without problems! On the other hand the city has so much people from so many different culture's it's amazing! That's why I put my money and love down for the UK, however if you stay to long, you might do yourself some real and incureable damage!