Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Munaasabada 1 July oo London laga xusay iyadoo ay kasoo qayb galeen Mudanayaal.. Waxaa xaley Magaaladda London ee dalka Britain laga xusey munaasabadda 1da July ee ah markii ay xoriyadda heleen goboladda Koonfureed isla mar ahaantaana ay midoobeen goboladii woqooyiga iyo koonfurta, oo ay kala gumaysanayeen Talyaaniga iyo Ingiriiska.Waxaana haatan laga joogaa Munaasabadan guud ahaan laga xusayo Sooomaaliya iyo meelo badan oo caalamka kamid ah sanad guuradii 45aad. Munaasabaddan oo ka dhacde Hool weyn oo ku yaala xaafadda Camden ee London, ayaa waxaa si weyn uga qeyb galey xalay dadweyne badan oo Soomaaliyeed, oo ku nool magaaladdan London iyo goboladda dalkan, iyo fanaaniin qaadayey heesaha wadaniga ah oo ay munaasabadaasi ugu tala galeen. Waxaa kaloo munaasabadan xaley ka soo qeybgaley oo ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan labadda golle ee dawladda federaalka Soomaaliya, oo ay kamid ahaayeen wasiir ku xigeenka caafimaadka Prof. Cusmaan Dufle, iyo xildhibaanadda kala ah Jaamac Cali Jaamac iyo Cabdi Cabdulle Jinni Boqor, waxaa isna joogay Cismaan Jaamac Kaluun iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo guddaha iyo dibadda ka yimid. Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Somali Concern Group waxaa ay mas’uuliyiintaasi si koo kooban uga hadleen xaaladda uu marayo dalka Soomaaliya. Jaamac Cali Jaamac waxaa uu sheegay in wadanku uu marayo xaalad addag la iskuna hayo dastuurka oo mas’uuliyiinta qaarkood ay ku xad gudbayaan, waxaa kaloo isna ka hadley Jinni Boqor oo isna sheegey in dhibaatadu ay ka taagan tahay dastuurka oo aan la ilaalineyn. Kulankaasi kadib ayaa waxaa HornAfrik u waramey xoghayaha Guud ee Ururka Cabdulaahi Cabdi Maxamed Taleefan, oo u sheegay in munaasabadaasi ay si wayn u soo qaban qaabiyeen , waxaana dadkii hadley kamid ahaa Guddoomiyaha Ururkaasi C/Raxmaan Cumar Cusmaan " Eng. Yariisoow", oo sheegay in ururkoodu uu u taagan yahay sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen in wax laga qabto dhibaatadda ka taagan Soomaaliya, isla mar ahaantaan waxaa uu xusay muhiimadda ay leedahay. Munaasabaddan waxaa kaloo xaley laga xusay qaar kamid ah wadamada Iskanadanevianka ee qaaradda Yurub oo Soomaalidu ay ku noolyihiin, oo guud ahaan si wayn looga qeyb qaatey si lamid ah munaasabadaha ka dhacey Soomaaliya. Mudane Xirsi X. Jaamac ayaa isna goobta ka hadlay isagoo yiri in Soomaalida halkii ay iska taakuleyn lahaayeen oo kooda tabardaran loo arxan lahaa waxaa la marayaa marxalad aan keena tabarta daran ku dilno kana dhaqaaqno. Munaasabaddan ayaa calankii lagu saaray iyadoo madadaalo, heeso, cajaladdo la daawado iyo gabayo lagu soo bandhigay Dhinaca kale waxaa halkaas ku suganaa Shabakadaha kala ha Dayniile ,Onkod, Hon Africa iyo kuwa kaloo fara badan
  2. Originally posted by OLOL: until then I will have no other choice but to work with them patiently to make sure that my city of birth becomes free of gangs, violence and mayhem. Which is why the Mbagathi goverment for the warlords, by the warlords was established. To give them a way in which they can form a government to pave the way for a more democratic one that can answer the need of the people in the future. Theoritically it was that untill the warlord they elected for president decided that only what he says and wants is the word of the government. As result the scenario of today..mayhem. Now of i u can come up with another way to by-pass the warlords..am all ears.
  3. Sadex ka mida wafdigii Geedi ee Faransiiska oo Qaxootinimadooda sheegay in…. Mudo hada laga joogo bil ayaa waxaa safar howled ku jimid dalka Faransiiska wafdi balaadhan oo uu horkacayo Ra’iisulwasaaraha dowladda FKMG ah Cali Maxamed Geedi, safarkaas oo uu kaga qeybgalayay shir looga’ga hadlayo hormarinta xoolaha aduunka oo uu hore isaga ugu taqasusay. Safarka Ra’iisulwasaaraha oo ay saxaafada Soomaalidu ka hadashay ayaa waxaa ku wehlinayay rag ay ka mid ahaa yeen Cabdirisaaq Jurila oo ah wasiirka xiriirka iskaashiga caalamiga iyo 7 ruux oo dalka Kenya looga soo qaaday leen bug ah iyadoo lagu soo dhexdaray wafdiga Ra’iisulwasaaraha. Sida ay inoo xaqiijiyeen rag ku sugan dalka Faransiiska oo u turjuma afsoomaaliga soogalootiga ayaa la kulmay sadex ka mida ragii uu Prof:Geedi iyo Jurila muqalas ahaanta ugu soo qaadeen dalkaas, kuwaas oo hada dacwadooda ku sheegay ee qaxootinimo inuu dalka keenay wasiirka iskaashiga caalamka Md.Jurila. Dhinaca kale afarta kale ee safarka ku jirtay ayaa magangalyo ugu soo baqoolay dalka Biljem, sidoo kale wararka aanu helnay ayaa sheegaya in Ra’iisulwasaaraha uu Fiiso ka dalbaday dalkan Ingriiska intii uu ku sugnaa Madaxweyne Cabdulahi Yusuf magaalada London iyadoo fiisihiina loo soo diiday waxaana safarkaasi kusoo wehlinlahaa Ra’iisulwasaaraha gabar qaraabadiisa ah oo halkaas ku dhibaateysan oo uu London la ra’bay . Wararka kale ee hada naga soo gaadhaya dalka Beljem ayaa sheegaya in ay Wasiirka arimaha dibada Cabdulahi Sh. Ismaaciil iyo Cabdirisaaq Jurila ay hada ku sugan yihiin dalkaas iyadoo ay damacsan yihiin sidii suuq loogu helilahaa Safaaradii hore ee Soomaalida ee dalkaas, waxaana hada ka taagan muran xoogan iyo lacago hore dhulkaas loogu yeeshay muda’dii ay dowlad la’aantu aheyd Soomaaliya.
  4. Originally posted by General Duke: that made sense from your part. Sxb you have the liberty to utter and say things as you want - cause gacalkaa aya gurbanka garabka kugu haaya..
  5. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku hanjabay inuu awood ku maquunin doono kooxaha Dowladdiisa hor taagan Wararka laga helayo Magaalada Sanca ee dalka Yamen ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hanjabay inuu awood u adeegsan doona kooxaha ka midka ah dowladda balse Siyaasad ahaan ku kala aragti duwan yihiin,wuxuuna sheegay Madaxweynuhu inuu cagta marin doona kooxahaas. Hadalka Madaxweynaha ayaa soo baxay wax yar kadib markii uu fashilmay kulankii magaalada Sanca uga socday isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka,in kastoo Dowladda Yamen Culeys weyn saartay wadahadaladaas haddana ma noqon kuwa horumar laga gaaray. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf tuhumay dalal uu magacabin inay faragelin ku hayan arrimaha dowladdiisa,isagoo wareysi siiyay Wargeyska 26-September waxaa uu yiriâ€Dadka ayaa ka qaban doonaa kooxaha Shar wadayaasha, xoogg ayaa u adeegsanaynaaâ€. Hadalka ka soo yeeray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa uu noqonayaa mid dhaawac hor leh soo gaarsiiyaa dib u heshiisinta Soomaaliya oo hadda cago badan lahayn. www.midnimo.com
  6. Wadahadaladii Somalia ee Yemen oo burburay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Wada hadalladii u dhexeeyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamanka dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyay uga socday dalka Yemen, ayaa waxay u muuqdaan in aysan waxba ka gaarin khilaafkii dhexdooda ahaa. Labada nin waxay hadda ku kala laabanayaan saldhigyadoodii ee dalka Soomaaliya iyagoo aan wax hadal ah fagaare ka sheegin. Laakiin ma jirto wax calaamad ah oo muujinaya in ay heshiis ka gaareen arrimaha ay ku kala qaybsan yihiin iyaga iyo taageerayaashooduba. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf waxaa uu sheegayaa in ay aad khatar u tahay in dowladda ku meel gaarka ah la geeyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ilaa uu ka helayo ciidammo nabad ilaalineed oo shisheeye ah oo dowladdiisa taageera. Guddoomiyaha baarlamanka iyo xulafadiisuna, oo badankoodu ah wasiirro iyo hoggaamiyeyaal maleeshooyin aad u hubaysan, ayaa waxay gaashaanka ku dhufteen fikradda ah, in dalka lagu sameeyo fara gelin milateri oo la keeno ciidammo ka socda waddammada deriska ah. Xulafada guddoomiyaha baarlamanku waxay qorsheynayaan in ay qabtaan kulan baarlamaan oo ka dhaca magaalada Muqdisho toddobaadka soo socda gudihiisa. Haddii ay kulankaasi ka soo qayb galaan kala bar xubnaha baarlamanka Soomaaliya oo guud ahaan ka kooban 275 mudane, waxaa laga yaabaa in ay codka kalsooni darrada u qaadaan madaxweynaha. Madaxweynaha laf ahaantiisu waxaa uu isku deyayaa inuu magaalada Jowhar ka sameeyo baarlaman, taas oo qiyaastii 100 KM Woqooyi ka xigta magaalada Muqdisho. Iyadoo ay masaafadda intaas oo keliya isu jirta ay kala joogaan labo kooxood oo wada hubaysan oo iska soo horjeeda. Waxaa jirta khatar soo kordhaysa oo ku saabsan in dalka Somalia uu mar kale dib ugu noqon karo dagaal kale oo buuxa oo faraha looga gubto.
  7. *********Please stop the insults on our forum. Please don't get personal with others********** [ June 24, 2005, 03:07 PM: Message edited by: Admin ]
  8. Somali leaders fail to resolve differences MODAGISHU, Somalia (AP) -- Somalia's president and parliamentary speaker have ended talks in Yemen without resolving differences that have split the transitional government as it struggles to set up operations after returning home from exile, an official said Friday. Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed and parliament speaker Sharif Hassan Sheikh Aden failed to agree on where the government should be based, Deputy Prime Minister Mohamud Abdullahi Jama said. The president wants government to set up in the southern Somali town of Jowhar, about 60 miles (97 kilometers) northwest of the capital, saying Mogadishu is unsafe. The speaker, however, insists they should be in the capital as provided in the transitional constitution, Jama said. The parliament is expected to meet in Mogadishu on Saturday for its first session in the country since the government was set up, Jama said, even though the president recently declared the legislature in recess for two months. The leaders also failed to agree on the presence of troops from neighboring countries, including Ethiopia, in a regional force that would be sent to secure the government and key installations, help disarm thousands of militia fighters and train security forces, Jama said. The president supports troops from neighboring countries. Powerful warlords-turned-cabinet ministers who control Mogadishu and other legislators disagree. "There are other issues, including the violation of the charter and a pattern of appointment and decision-making that are unilateral, that is on the part of the president and prime minister, that are not consistent with the spirit of reconciliation," Jama said . A Yemeni Foreign Ministry official said the Somali parliament speaker left Yemen after five days of negotiations with the president. "Despite Yemeni mediation, the two parties failed to reach an agreement," the official said on customary condition of anonymity. Somalia has not had an effective central government since clan-based warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre in 1991. Warlords then turned on each other, plunging the country of 7 million into chaos. The transitional government has been based in the Kenyan capital Nairobi since it was set up last year because Mogadishu is too insecure. Somalia's Prime Minister Ali Mohamed Gedi, lawmakers and members of his Cabinet returned home on Saturday, setting up operations in Jowhar. The president, though, has yet to return home.
  9. *********Please stop the insults on our forum. Please don't get personal with others********** [ June 24, 2005, 03:06 PM: Message edited by: Admin ]
  10. Originally posted by contraflow: if the infrastructure that I left you was used wisely and in a civilised manner. Alla beerka...! What infrastucture did you leave behind..except dacaski aad ka carartey...
  11. ^^Yes and it is not only properties that has been halalised...oops ..or was that supposed to be kept secret... Warya cabadka iska dhafa...cabad iyo calacal aya idin kaso harey.
  12. chartered a course kulaha.. hence you think just by setting goals and planning the course you think is the answer. Absent from the said course you mention sxb is implementation and fulfillment. And you know why, because the course they chartered is not comprehensive neither applicable to the situation, nor does it furnish the needs of the situation. And it has failed the chartered course which you so vehemently mention. As usual full words but no substance.
  13. US says encouraged by efforts to pacify Somali capital NAIROBI, June 22 (Xinhuanet) -- The United States government has said it is encouraged by the ongoing efforts by Somali authorities toward finding a lasting solution to security threat in Mogadishu, capital of the Horn of Africa country. In a statement reaching here Wednesday from the US Embassy in Nairobi, Washington also called on the transitional federal institutions to formally agree on a viable national plan for relocation and security. "We note the significant actions taken by members of the business community, nongovernmental organizations, and ordinary citizens in recent weeks to facilitate the demilitarization of Mogadishu. In particular, we acknowledge the central role played by Somali civil society in pushing for real and lasting security reform in Somalia," the statement said. Early this month, Somali warlords have dismantled several checkpoints in unprecedented drive to prove the violent Somali capital is safe enough to be the transitional government's home. The dismantlement of the checkpoints, major sources of income to faction leaders who have dominated the anarchic nation since militias deposed dictator Mohamed Siad Barre in 1991, have been praised by the United Nations officials. The US, which has been a major financier of the two-year peace talks, praised the collective efforts, led by the women of Mogadishu, to assist those of their countrymen in putting down their weapons and returning to the broad base of Somali society. The checkpoints removal effort, backed by civilian groups working with faction leaders, was part of a plan to disarm gunmen and train them as police or security at camps around the city. Businessmen have donated cash and women have sold jewelry to pay for the militiamen who turns in his guns. "We are heartened by the sincere desire of the Somali people to facilitate the nonviolent return of effective governance to Somalia. The Somali reconciliation process is at a critical stage.This will create the platform from which good governance can be delivered and the transitional federal institutions can earn legitimacy from the Somali people," the statement said. Washington which has opposed plans by front-line states to send troops to Somalia, called on all members of the transitional federal institutions to relocate to Somalia and begin the gradual process of establishing governance. It urged all members of the transitional federal institutions which have been stay in the relative safety of neighboring Kenya and other Somali parties to continue their efforts toward reconciliation and inclusive dialogue. "As with any democracy, the will of the people cannot be ignored. All Somali parties must demonstrate their continued commitment to the peace process and resolve any remaining outstanding differences within the framework of the transitional federal institutions," the statement said. The interim Somali government, which relocated from Kenya last week where it was formed at peace talks last year, is deeply spliton where it should first make its home. The Mogadishu-based leaders in the government and allied lawmakers, including Speaker Sharif Hassan Sheikh Adan, insist on the capital, and have traveled there to make the case it is safe. Others allied with President Abdullahi Yusuf plan to first return to Jowhar, north of the capital, and the southern town of Baidoa, with a liaison office in Mogadishu. They argue the capital must be pacified before the government can fully relocate there. Enditem Source: Xinhuanet, June 22, 2005
  14. ^^ So tell me what have Yusuf/Geedi done about security, except scorn the attempts by those in Mogadishu..? Or do you think calling for foreign troops is a solution..chicken just like your hero Yeey you are.
  15. Originally posted by General Duke: [QBAs I have said on many occasions the issue of SSC is for the clans who live there, they have chosen to stay with Somalia then no power will take that choice away from them. [/QB] What a cunning move..! Sxb where and when did these people make their choice apart from being the time they chose to be part and parcel of the S/land.? Unless you are evaluating the words and actions of those who have no self value and dignity and that surround Yeey. Ooops I forgot adeero is also one of them..
  16. Originally posted by General Duke: What happened to the mission of tool Sharif and his boss Qaynyare First you need to get through your one sided and biased mind(sometimes I wonder whether it has any other capabilities) that Sharif is not a tool and as same as the person whom you worship he has the mandate of the Parliament. As for the road blocks which you are so obssesed with, well at least Sharif, Qanyare & Co. are confronting the problem head on and just like in any other situations yes ofcourse they have and will confront some obstacles. Eventually though they will overcome cause they are making the effort and not going from capital city to another in search of foreign troops to come and solve the problem. Maskiin intaas xita magaran weydey.. What you should worry about wiilka ina Yeey is how both your adeeros will exist in political status once the Parliament starts convening in Mogadishu...just worry about that.. . The government is not in exile anymore, and where the quorom of MP's are will be the base of the government, not where Geedi or for this matter where Yeey is. Ouch..! It is just only the begining, I hope you are strong to withstand
  17. Kenya pays Sh1 billion for hosting Somali government Kenya sunk Sh1 billion into the Somali peace talks and is yet to pay Sh630 million to hotels which rolled out princely accommodation to the 4000 delegates. The price Kenya paid included the sharing out of President Kibaki’s elite guard — drawn from the General Service Unit — with the Somali leader Dr Abudillahi Yusuf ( ) who left the country last week for his country. It later turned out he was in the neighbouring Djibouti from where he later flew out to Qatar before going to Yemen where he was yesterday reported to be. Kenya in addition provided armed security for 260 Somali MPs, including the Prime Minister. Some of the members were yesterday, however, yet to relocate to the battered city of Johar that Dr Yusuf chose as the seat of his government because the situation in Mogadishu is still unpredictable. Regional Co-operation Assistant Minister Joseph Nyagah told The Standard the amount could be higher since the Government was still offering security to the families of the Somali President and Prime Minister. "It is the responsibility of any hosting State to offer security to foreign government officials legally in its jurisdiction. It is an international practice that we in Kenya have an obligation to honour," said Nyagah. He confirmed the Treasury had paid out at least Sh500 million, but Sh630m was still owed to hotels and other service providers. The figures would further go up when the billions pumped into the process by the international community and regional states under the umbrella of the Inter-Governmental Authority on development (Igad) are factored in. Apart from the limousine Kenya bought for Dr Yusuf, he also enjoyed the escort of two chase cars, a police vehicle and six personal bodyguards. Even in his travel Kenya continues to pay for the security of Dr Yusuf’s family at the Kitisuru home that the Government set aside. The presence of the family is a pointer that he will be a regular quest. Prime Minister Prof Mohammed Ali Ghedi’s family, left behind at Spring Valley, Nairobi is also under Kenya’s security. The officers repulsed attackers at Dr Yusuf’s home during a fierce gun battle last November. Rent in Kitsuru area for houses such as Dr Yusuf’s average Sh250,000 per month, dealers in real estate and homes told The Standard. This translates to Sh3 million per year for rent alone. At his home, the Somali president was also provided with staff, including cooks and gardeners. Among hotels owed money in Nairobi are the SixEighty, Grand Regency, Hilton, Meridian and The Stanley, where delegates taking part in the peace process and MPs stayed. A source said the PM stayed at Serena Hotel but it was not clear whether it was also left with unsettled bills. The peace talks took off in Eldoret in October 2002, but were later moved to the Kenya College of Communication and Technology, Mbagathi (KCCT), Nairobi. Others owed money are tour operators who have been offering transport to delegates to attend peace talks. KCCT is also owed millions of shillings in unpaid accommodation and catering services incurred during the stay of delegates that were participating in the two-year-long peace talks. In the entire period they held talks in Eldoret and in Nairobi, the MPs wallowed in comfort. By virtue of being long-term clients, the delegates enjoyed handsome offers by the top-of-the-range hotels including free visits to saunas, state-of-the-art health clubs, and laundry and subsidised local and international telephone calls. The talks were chaotic, and moving them from Eldoret to the college in Mbagathi did not help matters. On many occasions, the delegates left the comfort of their hotels only to engage in shouting matches, walkouts, name-calling and bakora (walking-stick) fights at the venue of the peace talks. This significantly delayed progress and the delegates were accused of deliberately turning the forum into a talk shop. However, Nyagah defended the Government’s spending on the delegates, saying: "Kenya stands to benefit immensely from a stable Somalia. We shall no longer have a problem of small arms originating from Somalia, meaning bandit and terrorism activities will be easy to monitor." He also said Somalia will employ thousands of Kenyan teachers, nurses, doctors, engineers, and civil servants. "These professionals will repatriate their salaries and allowances meaning the economy will gain a lot. I am sure the Somalia government will need at least 30,000 Kenyan professionals as it seeks to train its own citizens," explained Nyagah. The minister urged Kenyan traders and investors to develop a keen interest in Somalia as well as Sudan. "It is important that we take advantage of the opportunities emerging in these two states that have been in war for many years," said Nyagah during a telephone interview. By Ken Ramani East African Standard
  18. I very much agree with you hadaad, but dont you think it is bit over-streched to say "In a world were the muslim lands are united under one amir " at the present time given all the reasons you have given. I mean I dont mind one being optimistic, though a little flavour of realism will be ideal.
  19. Originally posted by Yusufaddie: In a world were the muslim lands are united under one amir and honour and prosperity returns to muslims, Which World are you talking about, or is it a hypothetical question?.. :confused:
  20. ^^^Looooooooooooooooooooooool...! hey am on contact lenses now days ...
  21. Looool..! the truth is sharply painful...get used to it sxb..you will have to live with it.
  22. Anaga aya yaab aragney...! War waxan din warsadey,..are you guys seriously talking about cricket ...cajiib foqal cajiib....
  23. ^^^Loooool....! Am familiar with him since he was a con-man. I think that should tell you I know him enough...