General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. More on the news Foreign Minister in UK as well more pics on the demo. Shir ay isugu Yimaadeen Contact Group iyo Wasirka arimaha dibada Somalia Xuseen Faahiye iyo Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibada England Lord Trisman. (Radio WidhWidh London}07.6-7Shirkaas ayaa waxa lagaka hadlay arimo Farabadan oo ay ugu Horayso Xaalada Dalka Somalia. Markii uu shirkaasi Dhamaaday Waxaa Dhacay Banaanbax. Daawo Sawiro Banaanbaxaas oo aad u baladhan oo lagu Soodhawaynayo Laguna taageerayo Shirka Contact groupka iyo wasiirka Ayaa kadhacay Albaabka Hore Ee Wasaarada Arimaha Dibada iyo Xafiiska Raisul wasaraare Tony Plair. Banaan baxaas ayaa waxa kasoo qayb kalay Dad weyne aad ufara Badan ururada Bulshada iyo Jaaliyada Uk Gaar ahan Magaalada London. Dadka Kasoo Qaybkalay ayaa aad u qiiraysnaa iyago oo aad ugu faraxsanaa in ay argaan wasiirka soona dhaweyay Kulana Contact Group iyo wasiirka. Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Xuseen Ceelaabi Faahiye ayaa halkaas kasoo jeediyay Khudbad aad uga farxisay dadweynihii kasoo qaybkalay.
  2. Adeer the TFG knows what it is doing also and needs no support from those in the diaspoara who think Somali life is a sports game.
  3. Adeer all politics is local, Buuba and Geedi fell out due to a power struggle which centred on the mans choice for Kenyan envoy. The PM has a right to defend his choices and to demote anyone he wants. Though he will ahve to deal with the repurcussions. Adeer you dont have a clue let alone state secrets. For you highlighted the ignorance of the matter with this post. The fact is in the parliment headed by Sh Adan Madoobe to the ministries and the police, NSS, Army its Yey who calls the shots. Thus the old man has said it he will continue to build the foundations of the state. mar dhow waxa laga cabsana in Puntland ay go'do And he takes himself seriously. As for Qaynyare and Yalaxow we will note your prediction, of them coming back, when will it be ?
  4. ^^^Adeer Geedi and Yey are not at odds about the trivila things you presented. They agree on policy and the idea that you present which you keep rehashing of Yey not being in control is a joke. Yey is the President of Somalia and the man who is behind the steering wheel. Give credit to Ethiopia, the clan in Mogadishu, Geedi or who ever you like the fact is that "the golden" age of the past 16 years is over. As for Mohamed Dheere, what is he other than the mayor who handed his weapons over and now works with the otehr institutions of the nation like the Police, Army and NSS. Think beyond the box and stop repeating the nonsence one hears from lay people. This governemnt startegy is security, security, security. Everything else will come in due time insha Allah.
  5. Its a message to everyone do not break the law. You will be touched. Many of these menw ere realised after questioning and weapons were found in their locations.
  6. GUDDOOMIYAHA G/SH/HOOSE OO BOOQDEY GOOBO MUHIIM AH EE KU YAALLA QORYOOLEY: 06/06/07 Aadan Cusmaan - DMC-Qoryooley Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Dr. Cabdulqaadir Sheikh Maxamednuur ayaa kormeer howled ku marey gobo muhim ah oo ka tirsan magaalada Qoryooley iyo nawaaxigeeda. Goobaha uu wafdigu booqdey waxaa ka mid ah Saldhigga Booliska, Dugsiyada iyo Cusbitalka magaalada oo ah kan ugu weyn eek u yaalla Gobolka Shabeellada Hoose. Wafdigii Guddoomiyaha waxaa ka mid aha Guddoomiyaha Degmada Qoryooley Mudane Cali Xusseen Calio Ibraw, Taliyaha Booliska Degmada Qoryooley Mudane Nuur Shaakooy Jibriil iyo dhammaan maamulada Degmooyinka Baraawe, Marka, Kunturwaarey iyo Sablaale oo weli la socda Guddoomiyaha Gobolka. Waxaa kale oo lasocda odeyaasha iyo waxgaradka degmada Qoryooley iyo dadweeyne aad u tira badan. Mudane Cali Xusseen Calio Ibraw oo ka Hadley shir jaraaid oo lagu qabtey Cusbitalka Qoryooley ayaa sheegey in marxalad aad u adag ay soo mareen dadweeynaha Degmada Qoryooley iyo dhammaan dadka ku nool Gobolka Shabeellada Hoose. Wuxuu Guddoomiyuhu sheegey in wax alle wixii deeq ahaan loo soo diri jirey Cusbitalka Qoryooley iyo Dugsiyaduba ay booby jireen ********* xoog ku haaysatey Gobolka. Wuxuu sheegey in iminka wixii ka billoowda uu maamulkiisa la xisaabtami doono hay’adaha gargaarka oo ku sugan Degmada si loo hubiyo in wixii loo soo direy dadweeynaha Degmada Qoryooley ay sida loogu talagaley loo isticmaaley iyo in kale. Wuxuu caddeeyey in ay dhammaadeen canshuuraadkii xaaraanta ahaa oo laga qaadi jirey dadweeynaha Gobolka iyo Degmadaba. Dr. Cabdulqaadir Sheikh Maxamednuur oo ka Hadley isla goobtaas ayaa ku dhawaaqey in naas-nuujinta ka jiri jirtey Gobolka Shabeellada Hoose ay iminka dhammaatey iyo in si sharci ah lala xissaabtami doono hay’adaha Samafalka Caalamiga iyo madaniba si loo xaqiijiyo in ay howshooda u qabsadaan sida looga baahanyahay. Wuxuu Guddoomiyahu ku celceliyey in loo hoggaansamo maamulada cusub iyo in la’isu tanaasulo si loo sugo ammaanka Gobolka iyo degmooyinkiisaba. Wuxuu kale uu Guddoomiyuhu ku darey in uu maamulkiisu ballanqaadi doono ammaanka hay’adaha ka hoolgala Gobolka, taas oo ka dhigi doonto in aysan qarash badan ku galin maaleeshooyin gaar ah. Wuxuu Guddoomiyuhu sheegey in uu ku rajaweeynahay in wixii qarash ah oo ay gali jireen hay’adahaasi u hari doono si ay u labalaabaan wax-u-tarka bulshada. Kormeer waqti badan qaatey ka dib Dr. Cabdulqaadir iyo wafdigiisu waxay booqasho gurigiisa ugu tageen halgama can ah oo la yiraahdo Mudane Cali Xassan Caalin oo ka mid ahaa aasaasiyaasha Xisbiga SYL ee u halmaayey xurriyadda wadanka Soomaaliya. Wuxuu Mudane Cali Xassan ka mid ahaa 13ka nin oo aas-aastey SYL wuxuuna iminka yahay qofka kali ah oo ifka ku nool. Mudane Cali oo hadal kooban ku soo dhoweeyey wafdiga wuxuu u duceeyey maamulka cusub wuxuuna Ilaaheey uga baryeeynaa buu yiri in uu noqdo mid nabadda ku soo dabaala Gobolka oo dhan. Inta uu wafdigu kormeer ku maraayey magaalada waxaa baar kontrool ah lagu qabtey baabuur Land Cruiser ah oo laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa. Baabuurkaasi oo dareewal kali uu ku jirey ayaa gacanta lagu dhigey inta uusan soo galin magaalada Qoryooley iyadoo lasoo sheegey in ninkaas iminka lagu haaysto saldhigga Booliska ee magaalada Qoryooley. Warar hor dhac ah oo saldhigga ka soo baxey wuxuu sheegayaa in ninkaasi uu sheegey in dad badan ay ka dambeeyaan falal argagagixiso ah oo lala dhamacsanyahay maamulada cusub ee Gobolka iyo Degmooyinkiisaba loo magacaabey. Afhayeen u Hadley saldhigga Booliska ee Qoryooley ayaa sheegey in war cad laga soo saari doono ka dib markii baaritaanka la dhameeyo taasi uusan sheegin goorta ay ku aadantahay. Qofka la qabtey iyo kooxda uu ka mid yahay weli lama soo sheegin. Wafdiga Guddoomiyaha wuxuu u baxi doonaa magaala madaxda Gobolka ee Marka wixii ka biloowda burrito Insha Allah. Waxaa kale oo la sheegey in wafdigu uu tagi doono Baraawe inta uusan ku soo noqonin Qoryooley oo u noqon doonto xarun meel-ku-gaar ah. Aadan Cusmaan Shabakada Warbaahinta DMC – Qoryooley.
  7. Maamulka Gobolka Shabeellada Hoose Oo Isku Ballaariyey Degmooyinka Gobolka. 06/05/07 Aadan Cusmaan - DMC-Qoryooley Maamulka cusub ee Gobolka Shabeellada Hoose ee uu hoggaaminayo Dr. Cabdulqaadir Sheikh Maxamadnuur oo beryahaanba kormeer hoowleed ku soo maraaye Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ayaa iminka ku sugan magaalada Qoryooley iyadoo maanta ay u ahaayd maalintii labaad oo ay ku joogaan Degmada Qoryooley. Warar aannu goor dhow ka helney magaalada Qoryooley ayaa tibaahayaa in maamulka cusub ee Degmada Qoryooley oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha cusub Mudane Cali Xusseen Calio uu ku martigeliyey Guddoomiye Dr. Cabdulqaadir iyo wafdigiisa in ay si ku meelgaar ah ay xarun ka dhigtaan magaalada Qoryooley bacdaame ay Qoryooley ku taallo dhaxbartanka Gobolka Shabeellada Hoose. Waxaay wararku intaasi ku darayaan in Guddoomiyuhu uu martigelintaasi aqbaley inkasta oo wafdigu uu sii wadi doono socdaalkii ay ku mari doonaan Degmooyinkii kale sida Marka, Baraawe, Kunturwaarey iyo weliba Sablaale. Wafdiga ayaa shaley la kulmey dadweeynaha iyo cuqaasha ku dhaqan magaalada Qoryooley iyadoo la dejinaayey maamulka cusub ee Degmada ka aramin doona. Wuxuu Guddoomiyuhu iyo wafdigiisu ay si gooni gooni ah la kumeen beelaha Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalada iyadoo la isla afgartey waxyaalihii la isku soo qaadey oo dhan. Waxaa soo ifbaxaya in odeyaal iyo Salaadiin ka kooban beelaha wax ka dega degmada lagu casumey kulankaas oo weliba la isku afgartey in guddi isku dhaf ah oo beelaha oo dhan metela la dhiso si ay iskala shaqeeyaan suggida ammaanka Degmada iyo Gobolkaba. Waxaay beelaha oo dhan ay iska soo xuleen shan qof oo ka qeeybgala guddiga nabadgelyada. Illa iyo hadda lama soo sheegin wax iska hor-imaad ama diidma ah oo lala beegsadey maamullada cusub oo ku faafaya Gobolka oo dhan. Waxaase la sheegayaa in maleeshooyinka iyo mooriyaantii wax ka arramin jirtey Gobolka ay isku aruursadeen gobo u dhaxeeya Marka, Shalanbood iyo Qoryooley iyadoo warar kalena ay sheegayaan in madaxdii mooriyaantii Indhacadde ay ku shirayaan magaalada Baraawe. Lama garanayo wixii ay sameeyn doonaan haddii uu maamulku soo gaaro goobahaas. Wareegto cusub oo maanta laga soo saarey xafiiska Guddoomiyaha cusub ee Degmada Qoryooley Mudane Cali Xusseen Calio ayaa lagu soo bandhigey in la mamnuucey canshuuraadkii dadweeynaha laga qaadi jirey laga billaabo maanta. Wuxuu Guddoomiyuhu wareegtadaas ku sheegey in Dowladda Federaaliga Soomaaliya iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Shabeellada Hoose ay soo saari doonaan jadwal cusub oo ku aadan dhaqaale aruurinta iyo wax ka qabadka arimaha bulshada. Illaa taasi laga gaaraayana la qaadi doonin canshuur. Waxaa ammarkaasi dadweeynaha lagu gaarsiiyey aalada ay ka mid yihiin maykarafoonno iyo wareegto lagu dhejiyey gidaarada guryaha ku yaalla magaalada Qoryooley. Waxaa naloo soo xaqiijiyey in ammarkaasi uu durbadiiba dhaqan galey oo si wanaagsanna loogu hoggaansamey. Wararku waaxaay intasi ku darayaan in maleeshooyinkii horey uga aramin jirey magaalada Qoryooley ay laba ukala jabeen. KUwii u dhashey Gobolka waxay ku biireen maamulka cusub, kuwii ka yimid Gobolada Dhaxena waxaay doorbideen in ay u cararaan Marka iyo Shalanbood meeshaas oo ay isku aruursanayaan iyaga iyo kuwa kale oo ay isku beel yihiin oo ka soo cararey Awdheegle iyo Tuulooyin kale. Guddoomiye Dr. Cabdulqaadir iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in ay in kicitimaan Magaala Madaxda Gobolka Shabeellada Hoose ee Marka inkasta oo la sheegey in uu ku soo noqon doono Qoryooley, halkaas oo noqon doonta xarun meel-ku-gaar ah. Wixii war ah oo ku saabsan socdaalka Guddoomiyaha iyo wafdigiisa halkaan kala soco. Aadan Cusmaan Xafiiska Warbaahinta Shabakada DMC – Qoryooley
  8. Baaritaanadan oo ey ka socdaan maanta nawaaxiga suuqa Bakaaraha sida Black Sea, jidka sodonka, Baar Ubax iyo gudaha Suuqa Bakaaraha waxaana irdaha loo laabay dhamaan goobihii ganacsiga ee suuqa mana jiraan dad loo ogol yahay in ey gudaha usoo galaan goobahan. Baaritaanadan maanta ayaa waxa ey sheegayaan warar horudhac ah in hub laga soo qabqabtay goobahan qaarkood, waxaana wararku ey intaas ku darayaan in howlgalkan maanta uu socon doono ilaa caawa maqribadii. Waa maalintii sedexaad oo ey baaritaanadan socdaan laguna soo qabqabanayo hub iyo rag lagu tuhun sanyahay fowdada caasimadda, waxaana howlgalkan si wada jir ah u fulinaya maamulka G/Banaadir iyo ciidamada boliska Somaliyeed oo kaashanaya ciidamada Itobia.
  9. From Dayniile.com Dadkan saakana la xiray ee haddana la sii daayey ayaa waxaa ka mid ah Dr. Maxamed Max’uud Culusow, mid ka mid ah agaasimeyaasha Idaacada Hornafrik ee magaalada Muqdisho Cali Iimaan Sharmaarke, ganacsade Maxamed Cabdulle Deylaaf :eek: iyo rag kale, Waxaa mar arintaasi uu ka hadlayey Dr. Culusow u sheegay in si xun loola dhaqmay, lana geeyey xarunta madaxtooyada Villa Somalia, wuxuuna tilmaamay in saacado ka dib la sii daayey oo isla markaana hadda ay bed qabaan Allpuntland.com adds Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta galay guryo looga shakisanaa in laga soo abaabulo qaraxyadii ka dhacayay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen hubab kala duwan,waxaana lasheegay in guryo kuyaala Isgoyska Blac Sea laga soo qabtay hubab culculus ,kuwaas oo lasheegay in ay yihiin hubkii kooxihii Ciidamada dawlada kula dagaalamay Muqdisho bilihii April iyo March. Hawlgaladii maanta waxaa sidoo kale lugu galay guryo ay leeyihiin dad laga yaqaano magaalada Muqdisho oo uu ka mid yahay Maxamed Maxamuud Culusow oo ciidamada dawlada Soomaaliya ay gurigiisa ka soo qabteen hub yiilay. Ciidamada dawladu waxa ay sidoo kale xireen ninkaasi iyo koox guriga kula jiray,waxaana lasiidaayay maanta duhurnimadii ka dib markii ay ciidamada dawladu geeyeen xarunta nabad sugida.
  10. xaan caddeynaynaa in hubka aan qabannay aan u soo bandhigno saxaafadda; dabadeedna aan ku wareejinno cidammada AMISOM, hub walba oo lagu qabto howlgallada ka socda Muqdisho, waxaan ku wareejinnaynaa Nabad ilaaliyeyaasha Midowga Afrika" ayuu yiri Maxamed Dheere. Waa maalintii saddexaad ee howlgallo lagu sugayo ammaanka Muqdisho ay ciidammada Booliiska iyo kuwa Ethiopian-ku ka fulinayaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana howlgalladaan agu soo qabqabtay hub fara badan oo saxaafadda qaarkood loo soo bandhigay. Maanta ayaa waxaa xabsiga loo tabaaxay Madaxa Shirkadda AMAL ee Koonfurta Soomaaliya C/wali Muuse Maxamuud oo ay ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda ka wadeen xarunta Shirkaddaas ee Muqd
  11. ^^^Adeer its called irony. And dont doubt in London and MPLS and Toronot there is a huge TFG multi clan TFG base.
  12. I think a new relationship has been in oredr since the demise of the Derg regime. Somalia needs to have a good relations with all its neighbours as a way of securing its soverignty. Great poinst Anwar, hope for a safe trip to Mog.
  13. Juje, The basic premise is that the President is in conflict with the Prime Minsiter or some how he is not running the show. Buuba and Geedi were close allies till a few months back, remember Buuba played a key role in saving Geedi from the parliament no confidence vote and hence his promotion to Foreign Ministry. All politics is local. Yet as I have said before Qaybdeed has become close to the President and a loyal TFG soldier since the defeat of the courts in which he and Mohamed Dheere playd a role in. This is an important note, when we look at the list of warlords Qaynyare, Ato, Sudi, Finish, Bootaan, none of these are players in the TFG local or national government they hold their MP positions. These men never played any role in the ouster of the courts the Police Chief and Mayor played a role and thus got rewarded. Qaybdeed position is further strengthened by the fact that his important sub clan have no members in cabinet due to the isolation of their MP’s Ato, Xaaf and Aydeed Jr. Also Madoobe and Hiiraale both from the same sub-clan held two important security posts, this was one of the main points opposition groups made with regards to the clan structure. Hence the Police Chief is now given to the clan of Miogadishu. Also who knows Mogadishu better than Abdi Qaybdeed? After all he was one of the toughest fighters within the city these past 16 years. Thus him, Col Garam Garam and Ali Sacid are playing the key role in securing the city. Mohamed Dheere, as mayor is also significant because of his well known success in Jowhar, and the failure of Cade Gabow provided an opportunity to this man who is doing wonders. Abdiqasybdeed and Dheere with the interior Minister are close allies of the President of Somalia as well as the PM. Thus the TFG is not divided. Keep wishing old man and the defeated group.
  14. Xasan Abshir Faarax: "Dowladda Federaalka waxay waddaa qorshayaal ay kaga hortagayso burcad badeedda Soomaaliyeed" June 7. 2007 Radiofreesomalia.com Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Xasan Abshir Faarax ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay wax ka qabanayso burcad badeedda dhibaatooyinka ammaan-darro ka wada Xeebaha Soomaaliya. Mudane Xasan Abshir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo qorshayaal ay kaga hortagayso kooxaha burcad badeedda ah ee afduubka ka wada xeebaha Soomaaliya, waxaana uu carrabka ku dhuftay in arrintaas ay dowladdu kala hadashay ganacsatada Soomaaliyeed. “Waxaan wadnaa qorshayaal ay kaga hortagayno burcad badeedda caadaysatay afduubka maraakiibta ku safra badaha Soomaaliya ee Ganacsi iyo kuwa kalluumeysiga, waxayna wasaaraddu kalluumeysiga iyo khayraadka baddu wadahadallo la furtay ganacsatada Soomaaliyeed oo ay kula heshiisay inay gadaan Doomaha Dheereeya” ayuu yiri Mudane Xasan Abshir Faarax. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay lacagta ganacsatadaas dib ugu celinayso marka ay lacagtooda u dhammaantana ay sheer ku yeelan doonaan doomahaas, isagoo sheegay inay ganacsatadu qorshahaas ogolaadeen ayna wadaan hadda. Hadalkaan ka soo baxay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Xasan Abshir Faarax ayaa ku soo beegmaya iyadoo xeebaha Soomaaliya lagu haysto in ku dhow 7-Markab oo laga leeyahay dalalka Asia iyo Yurub, waxaana maraakiibtaan dhammaantood ay haayeen kuwo socod ku marayay xeebaha Soomaaliya isuguna jira kuwo kalluumeysi iyo kuwo Ganacsi. Burcad badeedda Soomaaliyeed ayaa waxay ku soo badnayeen xeebaha Soomaaliya wixii ka dambeeya markii xukunka laga tuuray Maxkamadihii Midoobay, xilligaas oo burcad badeed Soomaaliyeed oo dhibaato ba’an ku haysay xeebaha SOomaaliya laga hortagay ayna ka dhammaadeen xeebaha Soomaaliya.
  15. Dowladda Federaalka iyo Ganacsatada Muqdisho oo iska kaashanaya la dagaalanka Kooxaha Burcad Badeedka Khamiis, June 07, 2007(HOL): Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa shaaca ka qaaday in shir uu la yeeshay Ganacsatada Muqdisho ay ka soo baxeen go'aanno lagula dagaalamayo Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Maraakiibta iyo Doomaha ku af-duubta Xeebaha Soomaaliya. Xasan Abshir oo u waramayay Idaacadda Codka Nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ganacsatada isku af-garteen in ay bixiyaan kharash lagu soo iibiyo Doomo dheereeya oo lagula dagaalamo Kooxaha Burcad Badeedka ah oo iyaga qudhooda heysta Doomo dheereeya iyo qalab kale oo ay wax ku qafaashaan. Wasiirka waxaa uu intaas ku daray in aysan Kooxahan Burcad Badeedka ah kala sooceynin Maraakiibta iyo Doomaha Xaalufinta ku haya Kheyraadka ku jira Badda Soomaaliya iyo kuwa Badeecooyinka iyo Mucaawinada u sida Dadka Soomaaliyeed, sidaas darteedna waxaa uu carrabka ku dhuftay in ay lagama maarmaan tahay in kooxahaas lala dagaalamo. Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Ameerika ayaa horay uga codsaday Beesha Caalamka in ay Dowladda Federaalka ku gacan siiso sidii ay ula dagaalami lahayd kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya, ilaa iyo haatanna ma jirto jawaab loo helay codsigaas. Markab Dagaal oo uu Mareykanka leeyahay ayaa dhawaan wuxuu ku rasaaseeyay Xeebaha Soomaaliya Kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya, kuwaasi oo la rumeysan yahay in ay af-duubteen Markab laga leeyahay Dalka Denmark oo ku sii jeeday Dekedda Mombasa ee Dalka Kenya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  16. The TFG is the one that will lead to the 2009 governemnt insha Allah. As for the TFG demo, well organised and sober. No need to loose your hair when your side is doing well.
  17. The warlords under the TFG were isloated, then they became bothing more than civil military officials in the TFG game, there are no warlord ministers, no warlord run quarters of the city. And no warlord occupied lower Shabbele. Its a Somalia were the governemnt is the single power of the country. A breath of fresh air.
  18. Maxaa ka soo baxay kulankii kooxda xiriirka caalamigaa? June 7. 2007 Radiofreesomalia.com Kooxda xiriirka caalamiga ayaa waxa ay shalay ku kulmeen Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxa ayna ka wada hadleen arimaha gudaha ee Soomaaliya. Kulankaasi oo qaatay mudo saacado ayaa waxaa layskula soo qaaday xaaladaha amaanka ee caasumada Soomaaliya iyo shirka dibuheshiisiinta qaranka oofurmaya sida laqorsheeyey todobaadka soo socda dhamaadkiisa. Lord Triesman Wasiirul dawlaha arimaha dibada qeybta Africa ee Ingiriiska iyo kaaliyaha xoghayaha Maraykanka uqaabilsan arimaha Africa ayaa waxa ay shir Jaraa'id kuwada qabteen Magaalada london markii shirkaasi soo gabagaboobay. Lord Triesman ayaa wuxuu sheegay in loo baahan yahay in kooxaha amaandarada ka wada caasumada Soomaaliya ay joojiyaan isla markaana ay ka qeybgalaan wada hadalada loo dhan yahay ee dawlada Soomaaliya ay sheegtay in qabaneyso 14-bishan June. Mr.Lord Triesman wuxuu kaloo sheegay in ay dawlada Soomaaliya ay balan qaaday in ay wada hadaladaasi aysan maamuleynin wuxuuna sheegay in ay usaartay Gudiga uu Madaxka yahay Mudane Cali Mahdi Maxamed oo mar Soomaaliya madaxweyne kasoo noqday. Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha dibada Maraykanka ayaa waxa ay sheegtay in ay markii ay booqatay Soomaaliya ay lakulantay madaxda dawlada Soomaaliya ay usheegeen in shirkan yahay mid aan salka ku heynin siyaasad ee uu yahay mid la doonayo in lugu heshiisiiyo qabaa'ilada Soomaaliyeed. Kaaliyaha ayaa waxa ay ugu baaqday dhamaan kooxaha qaraxyada ka wada Magaalada Muqdisho in ay joojiyaan falal xiriirka laleh shabakada Al-qaacida loona baahan yahay taageerida dawlada Soomaaliya. Kulankii shalay kadhacay wadanka Ingiriiska oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan wadamada xubnaha ka ah ururkaasi ayaa wuxuu ku soo dhamaadey wajiga wanaagsan waxaana lasheegay in kulankaasi aysan soo xaadirin wadamo loogu talagalay fikrad kadhiibshada waxyaabaha looga wada hadlayo kulankaasi. Faarax C/qaadir Geylan
  19. The public are working with the government dear Abwan. Its not Allpuntland but Dayniile thats reporting some truth for once..
  20. MUQDISHO: Maamulka Banaadir oo ka warbixiyay howlgalkii hub ururinta ee maanta iyo Madaxa Shirkadda Xawaaladda AMAL Muqdisho oo xabsi loo taxaabay Posted to the Web Jun 07, 19:02 Muqdisho (PP) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka bixiyay howlgallo ay maanta ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda iyo kuwo Ethiopian ah oo lagu baarayay hub. Maxamed Dheere ayaa sheegay in maanta hub badan lagu qabtay baaritaankii maanta isagoo sheegay in hubkaas lagu wareejin doono ciidammada AMISOM, isagoo sheegay in hubka ay gacanta ku dhigaan oo dhan ay ku wareejiyaan ciidammada AMISOM. "Waxaan caddeynaynaa in hubka aan qabannay aan u soo bandhigno saxaafadda; dabadeedna aan ku wareejinno cidammada AMISOM, hub walba oo lagu qabto howlgallada ka socda Muqdisho, waxaan ku wareejinnaynaa Nabad ilaaliyeyaasha Midowga Afrika" ayuu yiri Maxamed Dheere. Guddoomyaha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay in la soo qabtay maanta mid ka mid ah ciidammada dowladda oo dil u geystay ruux rayid ah oo gaari-gacan watay, waxaana uu sheegay in xabsiga la dhigayo ugu dambeynna la toogan doono. Isagoo sheegay in Askarigii Dishibiliinka ciidan ku dheela la xiri doono lana dili doono haddii uu gacan ku dhiigle noqdo. Waa maalintii saddexaad ee howlgallo lagu sugayo ammaanka Muqdisho ay ciidammada Booliiska iyo kuwa Ethiopian-ku ka fulinayaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana howlgalladaan agu soo qabqabtay hub fara badan oo saxaafadda qaarkood loo soo bandhigay. Maanta ayaa waxaa xabsiga loo tabaaxay Madaxa Shirkadda AMAL ee Koonfurta Soomaaliya C/wali Muuse Maxamuud oo ay ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda ka wadeen xarunta Shirkaddaas ee Muqdisho. Lama garanayo sababta dhabta ah ee loo kexeeyay Cabdiweli Muuse oo aan la garanyn illaa iyo hadda goobta ay Dowladda ay ula dhaqaaqeen, waxaana uu qayb ka yahay xubno badan oo laga waday guryahooda oo qaarkoodna la soo daayay qaarka kalena weli gacanta lagu hayo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  21. These operation will be a success so long as there is no compromsie with criminals and those who will resort to suicide bombings. The first phase was the defeat of clan courts and warlords. The second was the mop up job which defeated the looters inc. This phase is taking weapons by force and policing the city. Jawaano hub laga soo buuxiyey oo saaka la soo dhigay qeybo ka mid ah deegaanka Gubta iyo ciidamada Booliska G/banaadir oo halkaasi ka qaaday Talk about community and police cooperation This will be like the others a success.
  22. An old ladies tale I tell ya. Nothing new, the whole issue with the opposition is they tend to personalise the issue. I tell you that the TFG is an institution and Yeys is ist current leader, he wont be there forever but for he runs the show. And Geedi is becoming a tough PM who cares not for suicide bombers and Co. The President is RUNNING THE SHOW, infact the man who made the mayor/police chief recommendations in order to rightly give the "Mogadishu Operation" a local face. Qaybdiid is a loyal friend of the President and a man who respects the rule of law. Giving Qaybdiid an important position was on the table for a long time. It was just a matter of time. He faught for his country and helped his goverment defeat Indhocadde and co. Maxamed Dheere was recommended by Yeey. Gheedi was at first against such idea because he thought such move would seem as if his "sub-sub-clan" is taking all the important positions. It was Yeey's recommendation that Maxamed Dheere be made the mayor of Mogadishu. The President understands the rule of law and peace are not easy to achieve. He wanted a local tough man to pacify Mogadishu. Maxamed Dheere was never an enemy of Yeey and he was a guest in Yeey's house in Baidoa before the ICU war. Don't be fooled by " tolka.com" websites out there. Madoobe Looyaan was replaced with Qaybdiid because the President was facing alot of pressure from the Baidoa faction of the TFG. Madoobe was accused of murdering 15 RRA boys in Baidoa. It was just a matter of time before he was replaced. Madoobe was very close to Yeey and was well-liked by Yeey supporters. When Yeey asked what position he would like to be, Madoobe asked to be the ambassador to Kenya. That wasn't possible so he was offered to be the ambassador to Tanzania (another important country next door) Buubaa made a minor mistake. Buubaa messed with Gheedi's brother in-law a.k.a America (The Somali ambassador to Kenya). Buubaa wanted to sack him and Yeey and Gheedi were against that because it would mess up the "clan balance" within the TFG. America is from Gheedi's main clan but his sub-sub-clan is instrumental to getting support in Mogadishu. Yeey advised Buubaa to leave this guy alone. As for the naming of Mogadishu districts it was the Mayor's expertise that the TFG was depending on. This is not Yeey's business and the task was left for the mayor to complete