
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
-
-
Minnesota Somalia's day
-
Minnesota Somali's celebrate
-
Warbixin) Dabaaldegii Jaaliyada Minnesota iyo Sanaguuradii 47aad ee Qaranka Soomaliya (Sawiro) Last Updated::2007-07-03 12:26:18 Munaasibad lagu maamuusayey Sannad Guuradii 47aad ee ka soo wareegtay Midnimadii Qaranimada Ummadda Somaliyeed oo ku beegnay July 1st, 1960kii ayaa maalinimadii Axadda oo ku aadanayd 1dii July, 207, lagu qabtay Magaalooyinka Mataanaha ah ee Minneapolis/St. Paul ee Gobolkan Minnesota. Munaasibaddaas oo ay soo qanabqaabisay Jaaliyadda Isutaga Somaliyeed (Confederation of Somali Community in Minnesota) ayaa lagu qabtay Garoonka Kubbadda Cagta ee loo yaqaan James S. Griffin Stadium, St. Paul, Minnesota – halkaas oo ay ka socdeen tartanta kubbada Cagta oo lagu maamuusayey isla munaasibadda. [Halkan ka daawo Sawiradii Munaasibadda]http://www.kurtco.com/SomaliIndependenceDay07 Dawlad Goboleedka Minnesota (State of Minnesota), ayaa u aqoonsadey, uguna WAN QALAY “Usbuucii Somalia”, sannad walba marka la gaaro bisha June 25da illaa 1da July, taasoo Somalidu ay ku mutaysatay, Dhaqan wanaagooda, Daryeelka Hiddahooda, Diintooda, isku duubnida, iyo qadarin iyo qiimayn gaar ah oo ay ku dhex yeesheen qawmiyadaha kale ee ku dhaqan gobolkan Minnesota. Soomalida ku nool gobolkan Minnesota ayaa lagu qiyaasaa tiro ka badan 75, 000, waana gobolka Somaalidu ugu badan tahay, marka loo eego gobolada kale ee Maraykanka. Munaasibaddaas oo si wanagsan ku soo gabo gabowdey ayaa waxaa soo camiray dadweyne aad u faro badan, waxaana halkaa kelmado ku aaddan minaasibadda ka soo jeediyey: · Mudane Ali Boolaay (halgame Qaran) · Fadumo Hiirad iyo Canab Cagabiyood (Kaalinta Haweenka Somaliyeed), · Abwaan Nuuraani (Kaalinta Abwaanada iyo Hal Abuurka Somaliyeed), · Sirad Abdirahman (Madaxa Uruka LEAD ee adeegga Caafimaad). Waxaan la hilmaami karin kaalinta Fannaaniinta Somaliyeed, sida Bashir Nagaari, Sahro Siyad iyo M. Guun oo halkaas heeso waddani ah ka qaaday. Gabagabaddii Munaasibadda, Madaxa Confederation of Somali Community, Mudane Dr. Sacid Osman Fahia, ayaa abaal marinno Guddoonsiisay, Shakhsiyaad iyo Ururro Hawl Karnimo dheeraad ah ka dhex muujiyey Ummadda Somaliyed, mutaystayna waxa loo yaqaan “Abbalmarinta Hawlkarnimo”. Jaaliayadda Isutagga Somaliyeed (Confederation of Somali Community in Minnesota), Waxay hambalyo iyo bogaadin ku addaan Sannad Guurada 47aad ee Midawga iyo Qaranimada Somaliya u dirayaan dhammaan Ummadda Somaliyeed meel kastoo ay joogaan, waxayna leeyihiin “AAN MAALNO HASHEENNA MAANDEEQ”. Waxay mahad ballaaran u jeedinayaan Warbaahinta Somaliyeed ee goobta joogay, sida Warsan Times, Somali TV iyo Bulsho TV. Halkan ka Daawo (ama soo booqo), sawiradii Munaasibadda: http://www.kurtco.com/SomaliIndependenceDay07 A. M. Dirir (Ducaysane Minneapolis, Minnesota HorseedNet.com
-
Ranneberger: Asmara group lacks support from people
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^^Indeed but in this case their points were as weak as their promise for an all out Jihad and regional war. -
Ghana: secessionists humuliated again at the AU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maa mulka soomaalidiidakah saaliland Saaliland or Saliland Funny stuff wallahi -
Abwan, all you are proving here is your deeply heldp prejudices towars Puntland which equals to more than 1/3 of all of Somalia. Its quite disapointing that you have never spoken about other regions such as Somaliland which is smaller than Puntland and comprises a single clan. Shame adeer lol...Duke, When are you gonna show us Beyra? Isku-Shuban, Xaafuun, Isqambuus, Carfuuda, Burtinle, Bursaalax and biyo-kulule celebrations as well? As for Puntland, you really seem to be quite ignorant on it let me correct you on a few points. Isku-Shuban, Xaafuun, come under Qardo which is their sistrict capital Burtinle, comes under Garowe which is its local district capital Bursaalax, comes under Galkacyu which is its district capital. and biyo-kulule is a district of the city of Bossaso, thus all these areas celebrations have been documented.. Thus you forgot that I also provided Ceerigabo, La, Badhan, Dhahar which are the administrative areas of SSC or Sool, Sanaag & Cayn.
-
Ghana: secessionists humuliated again at the AU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maa mulka soomaalidiidakah saaliland oo mar kale ceeb kala kulmeya shirkii Ghana uga furmay W/arrimaha dibedda M/Afrika Safiirka dalka soomaliya ufa dhiya kursiga midowga Afrika C/kariin faarax laqanyo ayaa si cad uga horyimid qorshe ay wadeen xubno sar sare oo katirsan maamulka soomaalidiidka ee labaxay soomaliland kaas oo ay ku doonayeen inay goob joog ahaan uga qeyb galaan shirka ka furrmay dalka Ghana kaa soo ay yeelana yaan wasiirada arimah dibadda dalaka Midowga Afrika kulankaa wasiiradda arrimaha dibedda dalalka ku bahoobaya ururka midawga Afrika ayaa googol xaar u ah kulanka madxeedka caadig ah ee madaxda dalalkaasi M/Afrika iya doo Mr.laqanyo uu matalaya kursiga wasiirka arrmaha dibadda ee soomaaliya. kulankan ayuu kusheegay Mr, laqanyo in la isku dayay in lagu sooqaado arrmaha maamulka soomaalidiidka ah ee labaxya soomaliland oo uu sheegaya in muddo ah xubno katirsan maamulkaa xeeranyeen sidii mar uun loogu soo hadal qaadi lahaa arrinta goon isku taaga ee soomaaliland kulana madaxeedka wadamada Afrika, waxuuna xusaya in Md.laqanyo uu kahor yimid arrintaas madaxadii kulankaa fadhisayana uu ku wargaliyay in haddii arrinta soomaaliland looga hadlo fadhigan aynoqon doonto meelka dhac weyn oo lagu sameeyay Africkan Union (Charter iyo walib midka UN-ka) waxaa u wasiiradii kulankaasi fadhisay in dalka soomaaliya aan lakal qeybin karin cida kala qeybi kartaan aysa jirin, waxaan kuiri soomaali waa ( Member state) islamarakaan manuucah ay tahay in dowlada dowlad kale arimaheed fargaliso dowladda soomaaliya soo fargashataana ay meel uga dhaceyso African Union Charter iyo UN-kaba uu kuyiri Md. laqanyo oo hoosta ka xariiqaya. waxaa uu yiri Md,laqanyo oo wasiirda ku war galiyaya in ay san jirin waxa layiraahado soomaaliland islamarkaan ay yahiin gobaladaasi maa maamul gobaleeda sugaya mustqbalka dhaw dowlada dhexe ee fadaraalkah kmgsoomaaliya, arimahan aan soojeediyaya wey ila qateen wasiirdu weyna garwaaqsadeen sidaa ayaana lagu joojiyay kahadalka arrmihii maamulka soomaalidiidka. Hodan jerjeer abaaqaroow.com wiil waal -
Ghana: secessionists humuliated again at the AU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Accra: Shirka Midowga Africa oo Siweyn looga wada hadlay Arimaha Soomaaliya. 2. juli 2007 Accra(AllPuntland)- Madaxweynayaasha Midowga Africa ayaa waxa ay kulan ku leeyihiin Dalka Ghana gaar ahaan magaalada Accra. Gudoomiyaha Midowga Africa Alpha Omar Konari ayaa wuxuu ka hadlay ,kulankaasi wuxuuna siweyn uga hadlay arimaha Soomaaliya. Alpha Omar ayaa wuxuu sheegay in dalka Soomaaliya haatan ay ka jirto nabad loogana baahan yahay Midowga Africa in ay ciidamo nabada suga geeyaan Soomaaliya,si ay u badalaan ciidamada dawlada Itoobiya. Gudoomiyaha ayaa wuxuu kaloo sheegay in dhamaan caasumada Soomaaliya ay gacan ku heyteeda ay hada sugayaan ciidamada dawlada Soomaaliya,gaar ahaan booliska Soomaaliya taasna wuxuu ku tilmaamay talaabo amaan mudan. Mr.Alpha ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in dhibaatada ka jirta Soomaaliya ay dhameyn karaan ciidamo ka socda Midowga Africa siweyn loogu baahan yahay in wadamada Africa dadajiyaan nabad sugayaasha Africa. Alpha ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliya wuxuuna ku tilmaamay mid muhiimad ugu fadhiya dhamaan Qabaa'ilada Soomaalida ,maadaama ay dagaalo udhaxeeyaan mudo dhan 17 sanno. Gudoomiyaha ayaa wuxuu dawlada Soomaaliya ku booriyey in qabato shirkaasi oo dhawaan dawladu sheegtay mudooyin in ay dib udhigtay ,balse haatan Midowga Africa lugu wargaliyay in la qabanayo 15-July. Midowga Africa ayaa waxaa lafilayaa in ay isku raacaan Madaxda Africa dadajinta,in ciidamadii horay loogu ansixiyay shirkii ka dhacay Magaalada Adisababa haatan lageeyo Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Chinese gov´t to donate 600,000 US dollars to AU Source: CCTV.com | 07-02-2007 09:21 Special Report: Chinese "blue berets" The Chinese government will donate 600,000 US dollars to the African Union. Chinese envoy and Assistant Minister of Foreign Affairs, Zhai Jun, made the pledge during a meeting with AU Commission Chairman Aplha Oumar Konare on Saturday. Zhai says half of the donation will be directed toward supporting the Union's development. And the rest, for the AU's peacekeeping mission in Somalia. Zhai spoke highly of the significant role the AU has played in various aspects. He also says the Chinese government will continue to support the AU in playing a larger role in regional and international affairs.
-
European envoy praises Somali government outreach
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
European envoy praises Somali government outreach Mon 2 Jul 2007, 11:07 GMT [-] Text [+] By Andrew Cawthorne NAIROBI, July 2 (Reuters) - Europe's new envoy to Somalia praised the interim government on Monday for steps to reach out to political opponents ahead of a national reconciliation conference intended to end a bloody insurgency. The comments by Georges-Marc Andre, the European Commission's new special representative for Somalia, contrasted with previous criticism from the bloc over the government's lack of inclusiveness and hampering of aid flows. Reconciliation, particularly with Mogadishu's dominant ****** clan from which many of the Islamist insurgents come, is viewed by analysts as a vital precursor to peace in a nation in anarchy since the 1991 toppling of a dictator. "You cannot make peace with your allies. You have to make peace with your enemies," said the Belgian, a veteran of peace processes around Africa including his last post in Burundi. Andre cited for praise a ****** clan meeting under way ahead of the national meeting set for July 15, a government move to approach Somalia's exiled Islamist leadership, and a change in the ground rules of the upcoming reconciliation conference to allow political as well as social issues. "It has been a slow process, but we have seen very positive steps forward, and we have to congratulate President (Abdullahi) Yusuf and his government for these openings," he told Reuters. CEASEFIRE HOPE The envoy, who joins a clutch of senior diplomats overseeing the world's relations with Somalia from Nairobi due to security reasons, also expressed hope a ceasefire could be worked out as a precursor to a possible U.N. peacekeeping mission. A small African Union (AU) peacekeeping force, manned by just 1,600 Ugandans instead of an intended 8,000 soldiers from around the continent, has failed to stop bloodshed in Mogadishu. An Islamist-led insurgency brings daily attacks on the government and its Ethiopian army allies. "At the end of the day we hope for a United Nations peacekeeping force to be in place," Andre said. "But for that, a ceasefire is indispensable." European diplomats and others were working to help create conditions for such a treaty, he said. "In Burundi, there were seven ceasefires signed," Andre said, referring to the tiny central African nation's widely-lauded peace pact after a decade of civil war killing 300,000 people. "A ceasefire can start with one group, then extend to others." Andre said he hoped AU leaders meeting in Ghana would be able to agree on reinforcing their mission in Somalia, despite the competing priority of Sudan's Darfur conflict. "The AU must continue to play a major role in Somalia. Darfur is crucial but from what I hear and witness, the Somalia issue is very much on the (global) agenda together with Darfur." Andre said the European Union had already disbursed 200,000 euros for the twice-postponed Mogadishu reconciliation conference, and had another two million to offer in support. It had given 15 million euros to the AU mission in Somalia, and was mobilising another four million to create a secretariat for the mission at the African body's headquarters in Ethiopia. -
Maamulka Soomaalidiidka oo Marka kale Ceeb kala kulmey Shirkii Midowga Africa Safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya kursiga midowga Afrika C/kariin Faarax laqanyo ayaa si cad uga hor yimid qorshe ay wadeen xubno sar sare oo ka tirsan maamulka la baxay Somaliland. kaasoo ay ku doonayeen inay goob joog ahaan uga qeyb galaan shirka ka furmay dalka Ghana kaasoo ay yeelanayaan wasiiradda arrimaha dibedda dalalka Midowga Afrika. Kulanka wasiiradda arrimaha dibedda dalalka ku bahoobay ururka midowga Afrika ayaa googol xaar u ah kulan madaxeedka caadiga ah ee madaxda dalalkaasi M/Afrika iyadoo Mr. Laqanyo uu matalayay kursiga wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Kulankan ayuu sheegay Mr. Laqanyo in la isku dayay in lagu soo qaado arrimaha maamulka Somaliland oo uu sheegay inay in muddo ah xubno ka tirsan maamulkaasi xeeranayeen sidii mar uun loogu soo qaadi lahaa arrinta goon isu taaga ee Somaliland kulan madaxeeda wadamada Afrika, wuxuuna xusay in Laqanyo uu ka hor yimid arrintaasi madaxdii kulankaasi fadhisayna uu ku war geliyay in haddii arrinta Somaliland looga hadlo fadhigan ay noqon doonto meel ka dhac weyn oo lagu sameeyey (African Union Charter iyo weliba midka UN-ka”. “Waxaan u wasiiradii kulankaasi fadhisay in dalka Soomaaliya aan la kala qeybin karin, cid kala qeybin kartaana aysan jirin, waxaana ku iri Soomaaliya waa (Member State), isla markaana mamnuuc tahay in dowlad dowlad kale arrimaheed fara geliso, dowladdii Soomaaliya soo fara gashataana ay meel uga dhaceyso African Union Charter iyo UN-kaba” ayuu yiri Laqanyo oo hoosta ka xariiqay in waxaan k” ayuu yiri Laqanyo oo wasiirada ku war geliyay in aysan jirin wax la yiraahdo Somaliland, sida uu hadalka u dhigay isla markaana ay yihiin goboladaasi maamul goboleed sugaya mustaqbalka dhow dowladda dhexe ee federaalka KMG Soomaaliya. “Arrimahan aan soo jeediyay wey ila qaateen wasiiradu weyna garwaaqsadeen, sidaas ayaana lagu joojiyay ka hadalka arrimihii maamulka Somaliland” ayuu mar kale yiri Laqanyo oo xusay inuu u sheegay in Soomaaliya Soomaali loo daayo. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia
-
Mogadishu: more arrests made + TFG troops move into Lower Shabbele
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ku jiray xerooyinka Balli Doogle iyo Daynuunay oo howlo amaan sugid ah ka bilaabay Shabeelaha Hoose. Ciidamada xoogga dalka ee dhawanahanba ku jiray xerooyinka kala ah Daynuunaay iyo Balli Doogle ayaa maanta lagu faafiyay deegaanada uu ka kooban yahay gobalka Shabeelaha Hoose,halkaasoo ay amaan sugid ka bilaabeen. Howlgelinta ciidamadan ayaa waxaa ay ka dambeysay kaddib markii dhawaanahan ay maliishiyooyin hubeysani falal burcadnimo ah iyo dilalba ka wadeen deegaanno kala duwan oo ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose,waxaana ujeedada ciidamdan loosoo fasaxay ay tahay in ay xaqiijiyaan amaanka Gobalka. warar ku dhow dhow masuuliyiinta maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamadani ay fariisin rasmi ahaaneed ka dhigan doonaan xerada tababarka Laanta Buuro oo kadibna ay ay ka howl bilaabi doonaan meel kasta oo gobalka ka mida oo lagasoo sheego amaan darro. Dadweynaha ku nool gobalka Shabeelaha hoose ayaa si weyn usoo dhaweeyay howlgalka ciidanka xooggu ay maanta ka billaabeen gobalka Shabeelaha hoose,oo lagu adkeynayo amaanka deegaanka ,islamarkana lagu shiiqinayo kooxo qaswadayaal ah oo gobalka ku dhuumaaleysta ayna ku jiraan taageerayaasha maxkamadihiibeelaha midoobay ee laga awoodda roonaaday. Xafiiska war qabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdiswho. Contact:info@carmooyin.com or carmooyin@hotmail.com -
Ciidamada dowladda oo dad badan ka kaxeystay degmada Hodon Mogadishu 02, July 07 ( Sh.M.Network) —Ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa xalay dad rayid ah ka qabqabtey qeybo ka mid ah degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo arinkaasi ay walaac ka muujiyeen ehelada dadkaasi la xir xirey. Abaarihii 3 dii habeenimo ee xalay waabarigii ayaa ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia waxa ay guryaha ugu galeen dad dhowr ah oo jiifay isla markaana ay kaxeysteen sida ay shabelle u sheegeen qaar ka mid ah eheladaasi. Waxa ay sheegeen in aysan garaneyn sababta keentay in ciidamada booliska ay wataan ilaa 7 dhalinyaro ah oo qoys ka soo wada jeeda, isla markaana loo taxaabay xabsi ku yaala xarunta Madaxtooyada. C/laahi Axmed oo ka mid ah ehelada dhalinyarada laga kaxeystay guryahooda ayaa ka codsaday maamulka gobolka Banadir in ay dib ugu soo celiyaan xuriyaddooda dhalinyaradaasi oo ay tilmameen in aysan jirin dambi ay ka galeen dalka iyo dadka. Dhalinyaradaan ayaa ciidamada booliska waxa ay guryaha ugu galeen ka dib markii xalay weeraro ay ka dhaceen qeybo ka mid ah degmada Hodon oo kooxo aa la garaneyn ay si gaadmo ah dagaal ugu soo qaadeen fariisimada ciidamada dowladda. Click here to find this article in English Shabelle Media Network Somalia
-
Ranneberger: Asmara group lacks support from people
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
Adeer the people of Somalia are not against President Yusuf, the vampires and women bombers who kept Somalia hostage for 16 years are Its as simple as that. Yusuf is wrestling with restoring stability to a country that none for 16 years, and the clan courts militia and murder networks are just another aspect. If Shiekh Sharif has the love of the people why is he hiding in Asmara The people should have protected him nooh. The foreign troops are filling a vacume untill our lads get their training completed. Then like the good old days of 1960-1991 people will be singing for the republic. -
Ururka Midowga Europe, oo sheegay inay taageero dhaqaale ku bixinayaan Hawlaha dib-u-heshiisiinta iyo Nabadaynta dalka Somalia Mugadisho, Isniin, Julaay 02, 2007 Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre, oo dhawaan ku biiray Diplomaasiyiin sare ee joogta Magaalladda Nairobi, oo dusha ka ilaalaynayo xiriirka uu Caalamka la leeyahay dalka Somalia,ayaa rajo ka muujiyey in laga wada-shaqeyn karo Xababd-joojin iyo inay suurtogal tahay Hawlgalka Ciiddamadda Nabad-ilaalinta QM ee dalka Somalia. “Dhamaadka maalintii, waxaan rajaynaynaa inay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Afrikaanka inay hal meel isugu soo ururi doonaan” ayuu yiri Ambassador Andre, oo intaasi ku daray “Laakiin, taasi oo ay jirto Xabbad-joojinta waa mid muhiim ah”. Diplomaasiyiinta Reer Europe iyo kuwa kale waxay ka wada shaqeynayaan sidii loo samayn lahaa xaalladaha ka jira dalka Somalia., ee loo heshiin lahaa.. Ergayga Khaaska ee Ururka Midowha Europe “EU”-da ee Arrimaha dalka Somalia, waxa uu sheegay inuu rajeynayo inay Hoggaamiyayaasha Ururka Midowga Afrika ee ku kulansan Caasimadda dalka Ghana ee Akra waxay awoodi kartaa in la dardar-geliyo Hawlgalkooda ka socda gudaha dalka Somalia, inkastoo ay muhiimad leedahay sidii loo dhamaystiri lahaa colaadaha ka aloosan Gobalka Daarfuur ee galbeedka dalka Sudan. “Ururka Midowga Afrika “AU”-da waa inay sii wadaan inay kaalin weyn ka ciyaaraan Arrimaha dalka Somalia. Gobalka Daarfuur ee galbeedka Sudan waa xaallad khatar ah, laakiin waxaan maqlay iyo waxaan goobjoogga u ahay, Arrinta dalka Somalia waxay aad ugu weyn tahay Ajendaha Caalamka marka lagu daro Arrinta Gobalka Daarfuur” ayuu yiri Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre, Ergayga, waxa uu sheegay inay Ururka Midowga Europe mar hore ku kharaj gareeyeen lacag dhan 200,000 oo Lacagta Euraha Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Soomaalida ee labada jeer dib loo dhigay, laguna qaban doono Magaalladda Muqdishu, isla markaana ay haatan diyaar ula yihiin inay Labo Million oo Lacagta Eur-aha ku taageeraan Shirkaasi. Sidoo kale, Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, waxa uu sheegay inuu Ururka Midowga Europe “EU”-da ku taageeray Hawlgalka Midowga Afrika ee dalka Somalia lacag dhan 15-million oo Lacagta Euro-aha, iyadoo 4-million kalena loogu talagalay in lagu socodsiiyo Hawlgalka Xarunta dhexe ee Ururka Midowga Afrika ee ku yaalla Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba. Somaliweyn Media Center (SMC) Mugadisho
-
A hero of liberation gets recognition by the youth
-
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^GG. You have a point there saxib, all they do is make some silly arguments in their aim of attempting to hide the truth. Jabhad, peace is important to the TFG and the Soamli people. They will ask for reason and rational. They will not kill innocents and loot their property or bomb old ladies Not for land grabs, looting and suicide bombings and child sodiers. Thats the hallmark of thugs IndaCade and buffoon Xasan Dahir. -
President Yusuf: on stability, Kismayu and NRC
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer not even Aydeed with all his fire power could capture Galkacyu. Nor could the "Somaliland" army capture LA. Thus I do not know whoyou are talking about dear lad. If your clan has big balls then so be it but dont pretend that you are talking to a layman. Kismayu will be settled when Yusuf Yey decides, just like he settled the Asmara clowns and those who you used to say would capture Baidoa. Remmeber that fantasy. -
Qardo Puntland: SYL founder celebrates JULY 1st PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardo Puntland: SYL founder celebrates JULY 1st PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Xaflada 1da Luulyo oo lagu Qabtay Guriga Daahir Dhagaweyne Halyeygii ka haray 13kii SYL (Daawo Sawiro) Last Updated::2007-07-02 13:23:02 Qardho:- Waxaa dalka soomaaliya oo dhan si weyn looga xusay munaasibada 1da luuliyo oo ah maalintii gobolada koonfur aay ka xooroobeen gumeysigii talyaaniga iyo israacii gobolada waqooyi iyo koonfur oo ku beegneyd 1960. Munaasibada si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa aay ka dhacday guriga Daahir X.Cusmaan Sharmaarke oo ka mid ahaa Aaasaasyaashii ururkii Dhalinyaradda ee S.Y.L (Somali youth league). Munaasibadda Xuska 1da luuliyo ayaa waxaa soo diyaariyey Dhalinyaradda Dallada KAYDNET iyadda oo aay marti u ahaayeen Qaar ka mid ah Ururada dhalinyaradda ee G/Bari sida SSCO IYO PYO. Ugu horeyntii waxaa shirka furay gudoomiyaha Dallada KAYDNET C/weli Xasan Gooni oo sheegay in ay Maanta faraxad weyn u tahay guud ahaan Ummada Soomaaliyeed meelkasta oo aay joogaan isla markaana sheegay in faraxa aay la qeybsanayaan umadda Soomaaliyeed ka Sokow aay maantay gurigiisa ku xusayaan 1-luulyo-2007. isla markaana 47 sano ka dib aay dhalinyaradda gobolka la kulmaan masuul sare oo ka mid ah aasaasyaashii SYL. Daahir X.Cusmaan ayaa dhalinyaradda waxaa ay salaan ka dib sheegeen iskuna raaceen in guud ahaantood aay maantay faraxad u tahay in 1 luuliyo aay gurigiisa kula qeybsadaan. Daahir X.Cusmaan ayaa waxaa uu isna in yar ka taabtay taariikhda Ururkii Dhalinyaradda ee SYL isaga oo yiri lama soo koobi karo Taariikhda SYL anigana waayeelnimo daraadeed xusuustii waa igu yaraatay. Haddaba waxaan si kooban uga hadlayaa unuggii xisbiga, anigoo goobjoog ka ahaa, kana mid ahaa dhalinyaradii Nasiibka u yeeltay eebena waafajiyey inay asaasaan xisbigaan. Waxaan ugu dad leeyahay hadalkaan inaan dadweynaha soomaaliyeed siiba dhalinyaradda, xusuusiyo halgankii qawmiyadeed iyo taariikhdii sharafta laheyd ee la soo maray si looga faa'iideysto. Markaan soo xasuusto xiligii uu hana qaaday xisibigii SYL marna waa farxaa, Marna waa naxaa. Waa farxaa oo waxaan soo xasuustaa wanaaggii, wadaanimadii, isaqadarintii iyo kalsoonidii soomaalidu isu qabtay waagaas kuna guuleeystay. Marna wa naxaa oo waxaan arkaa xaaladda Maantay soomaaliya ku sugan tahay oo ah dagaalo joogto ah, dulli qaxootinimo iyo dugaaagnimo. Waxaan eeba ka baryayaa in uu soomaaliya dhex dhigo heshiis iyo isafgarad. Daahir X.Cusmaan ayaa waxaa uu dhalinyaradii ka qeyb gashay xuska 1da luuliyo ku Booriyey in aay ka fogaadaan Qabyaalada waayo waxaa uu yiri "soomaaliya waxaa maantay meesha aay joogta dhigay waa qabyaalad, isku daya in aad noqotaan dhalinyaradii SYL oo kale ee marna ha isku dayina in aad Qabiil iyo wax la mid ah taageertaan. Xaaska Daahir X.Cusmaan Hooyo Caasho ayaa sheegtay in maantay oo kale Daahir uu 1960 uu Daahir X.Cusmaan oo hada ah 82 jir uu calanka Soomaaliya ka taagay Magaalada Kismaayo. Munaasibaddaas ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxa Ururada ugu waaweyn Degaanada Puntland kuwaas oo imaanshahooda Qardho uu ahaa in 1da luuliyo aay ka qeyb saddaan Daahir X.Cusmaan Sharmaarke (Aabbaha Ummada Soomaaliyee) Munaasibadaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay C/laahi Mahadi Xasan (Seyidka) oo Matalayey Ururka SSCO Bosaso iyo Abshir Max'ed Aw Cali oo isna Matalayey PYO Bosaso. Kulankii aay soo Maantay ayaa ahaa mid Taariikhi ah sababtoo ah Dhalinyaradda reer Puntland ayaa waxaa fursada u heleen in aay Guriga Daahir X.Cusmaan Calanka Quruxda Badan ee jamhuuriyadda Soomaaliya ka taagaan. Kulankii waxaa uu ku soo dhamaatay jawi aad u degan, Dhanka kale waxaa shalay galabnimadii ka dhacday Staduimka ciyaaraha ee Qardho, ciyaar aad u xiiso badan oo lagu xusayo 1 luuliyo aay ka dhacdo. C/weli Sheikh Xasan Horseednet.com Qardho,Karkaar Region
-
xilliga calan saarka ayuu ku waramey wariyahaasi in madaxda qaar ay sheegeen in uu keliya dibadda u baxaayo madaxweyne Yuusuf si uu u soo saaro calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya" That is as dumb as Shabelle gets. A bunch of women bombers talking about cowardice. Why would the President be afraid of people being outside with him when they are already inside with him and can kill him if they want. looooooooool. Or maybe his security can't go outside because they are tied up by Maxamed Dheere inside the building. The logic of the brainless. I am enjoying the hilarious stories of the Women Bombers. looool.
-
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
To expand the topic these warlords/Looters send children to fight their battles while they run of and hide in Asmara. With no proper military organization,hardware and the required commanders of a conventional warfare,the Clan courts sent mere boys to the front for what? Required elements they lacked; 1.Command structure 2.Artillery power 3.Communications 4.tactics of engagements(as can be seen,the boys are just running and the whole place is chaotic,no order whatsoever). 5.Lack of logistics. What were the ICU commanders thinking?Why send the boys to a suicide mission?Like any other one,the ICU massacred those boys! P.s.The Video below is not for the sensitive and the faint ones.