General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^He said we have a difficult task, one that can be achieved, peace and security in Somalia is no longer "impossible".
  2. The man who they thought had no chance wins, over 20 states... Is ahead in the delegates count and has a large war chest going into the next round. Todays Main caucus will be difficult, since Clinton does well in New England states. However Tuesday we have the Potomec primmary, of Virginia, Maryland, and Washington DC, all states Obama should do well in. Clinton's strategy is to win one or two states, Main, Wisconsin and then take the big prizes of Texas & Ohio around March 4th. its getting real interesting
  3. Obama wins Louisiana and the USVI! Women and black voters back Barack over Hillary February 9, 2008 10:21 PM Four wins from four primaries on the night for Barack Obama, but it sounds like the Louisiana primary was only a little closer than his other three wins over Hillary Clinton this evening. Obama's victory in the Democratic primary was powered by women voters, whom he won by 54% according to exit polls, and by black voters, by 80% compared with Clinton's 18%. Clinton won the white vote - by 70% to Obama's 26% - but not by a wide enough margin to overcome Obama's advantages lesewhere. With 98% of the votes counted, Obama had 57%, followed by Clinton with 36%, a healthy 20 percentage point margin. (A rough calculation suggests around 33 delegates for Obama, compared with 23 for Clinton, and so a margin of perhaps 10 delegates for Obama on the night.) Elsewhere, Obama also racked up a huge win in the US Virgin Islands, taking nearly 90% of the votes and so winning all three of the pledged delegates available. (You know it's a tight race when everyone reports the Virgin Islands results.)
  4. Obama wins Washington state! The Evergreen State goes heavily to the man from the Land of Lincoln February 9, 2008 8:40 PM So it's two out of two so far tonight for Barack Obama, who has now been named the winner of the Democratic party's Washington state caucus. With 99% of the results in, Obama has 68% to Hillary Clinton's 31%, his second substantial win of the evening following his victory by a similar margin in Nebraska. Washington state, though, is a much bigger fish: it has 78 pledged delegates at stake, and a quick calculation suggests Obama wins around 52 delegates, compared with 26 for Hillary Clinton - a net gain of 26 delegates for Obama. Local media reports the usual huge turn-out in Washington, double the number who voted in 2004 and bringing out many who had never caucused before - showing again that the contest is generating wide interest among grassroots Democrats.
  5. Obama wins Nebraska! Another big red-state caucus victory for Barack's machine February 9, 2008 8:20 PM The networks and the Associated Press called the Democratic party Nebraska caucus for Barack Obama very early - and it turned out that he won by an impressive margin. With almost all the full caucus results tallied, Obama had a commanding 68%, compared with just 32% for Hillary Clinton. Nebraska's result underlines Obama's strength in red states, and in caucuses. But given that the population of Nebraska is more than 90% white, and has only a tiny black population (78,000 out of 1.7 million state population) this is further evidence of Obama's reach. On the crucial pledged delegate count: on a rough estimate this would give Obama perhaps 16 delegates, and Clinton maybe eight delegates, depending on how the chips fall and later counts go. That would mean a net gain of eight pledged delegates for Obama.
  6. Again, executions of these men and their militias is a viable solution to keep the civilians safe from their wretched agenda. Somali's trully undertsand force, and this force should be used on the leaders.
  7. To those who think things are not changing. A few simple points. 1. All the organs of the capital are in governemnt hands. 2. Most bigwigs such as Ahmed Diriye, Goobanle, Cirfo have been touched by the law agencies of the TFG, thus no one other than those brave folks in Asmara and those in the bushes have some safety.. To the clan groups News just in.. 50 militia men from Xasan dahir defect
  8. /Yusuf: -Waxaa nala diriraya Al-Qacida, Shabaab & dad hanti islaameed raba iney xalaleystan Wareysigi ugu danbeeyay ee m/weyne Yuusuf
  9. Yusuf oo ka hadley wadahadalka 10 Feb 10, 2008 - 4:56:44 AM Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yusuuf Axmed oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa ka hadlay sida ay DF ku wajahayso la hadalka mucaaradka ka horjeeda ee ku sugan gudaha iyo dibadda Somalia. Yusuf, oo wareysi siiyay wakaalad warar oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay waji qura ku wajahayso dib u heshiisiinta Somalia, ayna la hadlayso oo qura kooxaha qunyar-socodka ah ee ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah. "Aniga, Ra'iisul Wasaaraha, Barlamaanka iyo golayaasha kale ee xukuumaddu waxaan u baahan nahay dib u heshiisiin, balse ma ahan in ruux keliya uu hormuud u noqon karo dib u heshiisiinta Somalia" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo ka jawaabayay su'aal ahayd sida uu u arko dib u heshiisiinta Ra'iisul Wasaaraha Somalia wado Nuur Xasan Xuseen [N. Cadde]. Madaxweynuhu, wuxuu meesha ka saaray inuu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, wuxuuna ku tilmaamay wararkaas inay yihiin kuwo aan sal iyo raad lahayn oo la been-abuuray, isagoo carrabka ku adkeeyay inay isku mowqif ka yihiin u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, ayna ku tallaabsan doonaan dhawaan howlo wax ku ool ah. "Xukuumada aan Madaxweynaha ka ahay lama hadlayso kooxaha argagaxisada ah ee ka tirsan Mucaaradka Dowladda, gudaha iyo dibadda dalka halkii ay doonaan haku sugnaadaane" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf inkastoo uusan cid gaar ah carrabka ku dhufan; isagoo sheegay inay wado DF howlo dib u heshiisiineed. Yusuf oo wax laga weydiiyay xilliga ay dalka ka bixi doonaan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inaysan baxayn inta dalka Somalia laga xasilinayo, isagoo sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan in la soo dhameystiro xoogagga Afrikaanka ah ee Amisom oo ka howlgalaya Somalia. Mar wax laga weydiiyay Madaxweyne Yuusuf, caafimaadkiisa, ayuu sheegay inuu caafimaad qabo, isagoo xusay inuu xanuunsaday markii la geeyay dhawaan London, balse ay u sheegeen dhaqaatiirtiisa daweyn dheer kaddib inuu caafimaad qabo uuna howlihiisa wadan karo, isagoo sheegay inuu dhawaan ku laabanayo Somalia, si uu howlihiisa u sii wato. Wakaaladda ayaa sheegtay inay jiraan kala fikir duwanaasho ku saabsan qaabka loola heshiinayo mucaaradka DF oo u dhexeysa Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen [N. Cadde], waxaase beeniyay warkaan C/rashiid Aadan Seed oo ah ergayga gaarka ee Madaxweynaha Somalia oo la hadlay wargeysyo kasoo baxa Itoobiya. Garowe Online, Muqdisho
  10. 50 ka goosatay Maxkamada Islaamka oo ku Biiray DF 10 Feb 10, 2008 - 4:30:07 AM Munnaasabad ay soo agaasimeen gudiga amniga qaranka DF ayaa maanta lagu soo bandhigay ilaa 50 dhalinyaro ah oo la sheegay inay ka soo baxsaden xoogaga Maxakmadaha Islaamka kuwaas oo ku soo biiray dowladda. Waxa munaasabadaani goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha gobolka Banadir Maxamed Cumar xabeeb (M.Dheere) ku-xigeenada mamulka, Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyed Cabdi Xasan Cawaalle Qeybdiid iyo saraakiil Ethiopian ah waxana ugu horeyn halkaasi ka hadlay taliyaha nabad sugidda Maxamed Warsame Darwiish. “Waxaan isku dileyno idinkuna ma macneyn karatan anaguna sidoo kale marka labadeena kii qaldan maalin ayuu ogaanayaa inta ka horeysa dad baa waxa ay ka cawdaan waa nala xiray war xarigu mar buu xal noqdaa maxaayeelay intaan is-dili lahayn waxa ka wanaagsan inaan inta is xirno aan isku caqli celino”. sidaana waxa yiri Mr, Dawiish oo ka hadlayey munaasabdaas. Waxa uu intaasi ku daray Taliyaha nabad sugida qaranka Maxamed Warsame Darwiish inaysan jirin cid laga xigo wadanka islamarkaana la wada leeyahay. Munnaasabadaan ayaa waxa sidoo kale ka hadlay dhalinyaradii la sheegay inay ka soo goosteen Maxkamadaha Islaamka. “Anagu waxan nahay dad dhalinayaro ah oo u shaqaynayay Midowgii Maxkamada halkaana waxan ku joognaa ilaa 60 nin oo ciidan ah waxana rabnaa inaan dowladda la xisaabtano oo aan waydiisano waxa naga maqan ayuu yiri”. ninkaasi ka mid ka ah dadka la sheegay inay ka soo baxsadeen kooxaha ka soo horjeeda dowladda. Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo katirsan xubno beesha ********** oo maanta ka qeyb galay munaasabadaasi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in dhalinyaradaani ay ku soo biiraan dowladda FDKMG ah ee Somalia. Waa markii ugu horeysay oo mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia ay soo bandhigan rag ay sheegeen inay ka soo goosteen dhinaca koxaha ka soo horjeeda,iyadoo dhowr mar kooxaha ka dagaalamaya magaalada Muqdisho ay sheegeen inay jiraan rag ay sheegeen inay dowladda ka soo goosteen. Oddawaa,Muqdisho Garowe Online
  11. Jaangali oo ka hadlay shirkii Wasiirada arrimaha dibedda ee IGAD Nairobi (WNT)-Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda KMG ah, Cali Axmed Jaamac Jangali, oo ka mid ahaa xubnaha golaha wasiiradda ee IGAD ee ku shiray Nairobi ayaa wareysi uu bixiyay uga waramay arrimaha shirkaasi looga hadlay. Wasiirku waxa uu sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee shirka IGAD ay ku saabsanaayeen xaaladaha ka taagan Kenya iyo Soomaaliya. Wasiirku waxa uu sheegay in go'aanada shirka IGAD ay ahaayeen, sidii tallooyin loo siin lahaa dhinacyada dowladda Kenya iyo mucaaradka sidii xal loo gaari lahaa iyo sidii loo sii dhiiri gelin lahaa kooxda dhexdhexaadinta wada ee uu hogaaminayo Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan. Cali Axmed Jaamac Jangali, waxaa sidoo kale uu ka hadlay arrimaha Soomaaliya, iyo shir ay la qaateen xubnaha deeq bixiyeyaasha iyo QM ee ku sugan Nairobi, oo uu sheegay in shirkooda lagu go'aansaday miisaaniyad loogu tala galay hawlaha dowladda oo dhan ilaa iyo dhawr iyo toban milyan oo Dollar. Waayaha.net+Al-Carab editor@waayaha.net
  12. In roads have been made into the Xasan Dahir sub clan militias which were the base of the confused anti-government movement.
  13. General darwiish “Waal Alle Mahadii hadii intaan oo dhalinyaro ah Oo muddo dheer xabad kala soo horjeeda dowladooda ay maanta garteen qaranka in ay u adeegaan”. Taliyaha ciidamada Nabad sugida qaranka Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha gudiga amaanka Qaranka General maxamed Warsame Faarax Darwiish ayaa maanta ka dhawaajiyay in uu aad ugu kalsoon yahay dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed in ay soo raaci doonaan wadada ay jeexen dhallinyaro horay uga tirsanaa malliishiyadii maxkamadihii beelaha Midoobay oo maanta ogolaaday in la qarameeyo. Taliyaha ciidamada Nabad sugida qaranka Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha gudiga amaanka Qaranka General maxamed Warsame Faarax Darwiish ayaa maanta ka dhawaajiyay in uu aad ugu kalsoon yahay dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed in ay soo raaci doonaan wadada ay jeexen dhallinyaro horay uga tirsanaa malliishiyadii maxkamadihii beelaha Midoobay oo maanta ogolaaday in la qarameeyo. “Waal Alle Mahadii hadii intaan oo dhalinyaro ah oo muddo dheer xabad kala soo horjeeda dowladodoa ay maanta garteen qaranka in ay u adeegaan” ayuu yiri General Darwiish oo ka hadlayay munaasabad balaaran oo dhallinyaradan maanta lagu qarameynayay. “Dowladda federalka Soomaaliya intii ay jirtay dhallinyaradani waxaa ay ka mid ahaayeen kuwii xabada kala soo hor jeeday,maantana waa ciidan qaran,waxaan mahad celinta koobaan u jeedineynaa Allah oo garadsiiyay in ay ka haraan wadadii xumayd oo ay ku joogeen anagana na fahamsiiyay in aan soo dhaweyno”ayuu hadlkiisa sii daba dhigay Taliyuhu. Hadalkan ayuu taliyaha nabad sugida qaranku ka sheegay munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta gobalka Banaadir oo dhallinyaradaa lagu qarameeyay. Axmed Sheekh Qoor Leex oo dhalinyaradan ay isku heyb yihiin oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in dhallinyaradani ay soo dalbadeen in ciidamada qaranka lagu biiriyo ,iyagoo cafisna weydiistay dowlada federalka oo lagana ogolaady. “Anaga oo heybtooda ah ayay ergo ahaan noo soo dirsadeen,madaxda qarankuna markii aan u sheegnay way ku farxeen arrinkaa wayna soo dhaweeyeen”ayuu Mr Qoor Leex hadalkiisa sii daba dhigay. “Waxaan ka mid ahayn maliishiyadii maxkamadaha,waxaana dalbanay in ciidanka qaranka nalaku biiriyo oo wixii aan dowladda xaq ugu leenahay aan ka helno,waana ku faraxsanahay in maanta aan nahay ciidan qaran”sidaasina waxaa yiri Maxamed Cabdi oo ka mid ahaa maliishiyooyinkii maanta la qarameeyay. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.
  14. Muqdisho: Ciidamo ka soo baxsaday Kooxaha ka soo horjeeda Dowlada Soomaaliya oo isku dhiibay dowlada Soomaaliya. 10. februar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamo ka mid ahaa Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa isku dhiibay ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,waxa ayna ciidamadan gaarayaan 60 ka mid ah kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Maleeshiyaadkan ayaa xaflad balaaran loogu sameeyey Xarunta Maamulka gobalka Banaadir ,waxaana hadalo ka jeediyey Masuuliyiin ka tirsan dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,ayagoo shaaca ka qaaday in ay Ciidamadan soo joosteen markii ay arkeen xaaladu meesha ay mareyso. Taliyaha Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in looga baahan yahay dhamaanba dhalinyarada Soomaaliyeed ee la qaldayo in arkaan Wiilasha cusub ee ka soo baxaya kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka e Soomaaliya. Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ayaa sidoo kale sheegay in ay Maamulkoodu cafis ufidinayaan cid walboo isasoo dhiibta ,ahna dhalintii ay Maskaxdooda qaldeen kooxaha ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya. Maxamed Dheerre wuxuu kaloo ku nuux-nuuxsaday in looga baahan yahay qof walboo Soomaaliyeed in ay taageereen dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayna dowlada Soomaaliya in ay dadaal dheer ugu jirto Xasilinta amaanka Soomaaliya. Talaabadan maanta lugu soo dhaweeyey Kooxo ka mid ahaa Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,ayaa horseedi kara in ay Soomaaliya noqoto meel nabadgayo baahsan ka jirto. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  15. 49-maleeshiyo oo kasoo baxsaday kooxaha dagaalka ka wada Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 10-Febraayo-08 Mesleeshiyaad kasoo baxsaday kooxaha ka dagaalamayay mudooyinkan danbe qeybo ka mid ah caasimadda Somaliya ee Muqdisho ayaa sida saraakiisha dowladu sheegayaan waxaa ey isu soo dhiibeen lixdan (60) ka mid ah dhalinyaradaas ciidamada dowlada. Soo baxsashada maleeshiyaadkan dhalinyarada ah ayaanan la sheegin goorta ey dhecday laakiin waxaa maanta 49 ka mid ah dhalinyaradan maalta la keenay xarunta gobolka Banaadir halkaasoo loogu qabtay xaflad soo dhaweyn ah. Dhalinyaradan oo qaarkood laga dhadhansanayay rafaad ayaanan la hadlin saxaafadda, waxaana xafladan loo qabtay maanta kasoo qeyb galay masuuliyiin dhowr ah oo ey ka mid yihiin taliyaha ciidamada boslika General Cabdi Qeybdiid, taliyaha nabad sugidda Gen. Darwiish iyo gudoomiyaha gobolka Maxamed Dheere. Maleeshiyadan maanta soo xaadirtay xafladana loo dhigay ayaa la sheegay in ey beel ahaan kasoo jeedaan beesha ........., waxaana hadalo amaan iyo dhiiri galin ah u jeediyay masuuliyiihtii ku qaabilay xarunta gobolka ee kala duwanaa. “Dhalinyaradaan waxey ka mid yihiin dhalinyarada Beesha ......, waana dhalinyaro uu u baahan yahay qaranka Soomaaliyeed, waxeyna doonayaan inay bad baadiyaan qarankooda oo ay dhibatada ka saaraan” , ayuu yiri Jenaral Max’ed Warsame Faarax Daraawiish Gudoomiyaha gobolka oo isna ka hadlay halkaa ayaa sheegay in go`aanka ey qaateen dhalinyaradan yahay mid ku dayaysho mudan, wuxuuna intaa raaciyay in ey garab taagnaan doonaan dhalinyaradan eyna qalabeyn doonaan si ey ugu adeegaan dalkooda ugana saaraan dhibka. Dadaalka dhalinyaradan ey uga soo bexeen kooxaha dagaalka ka wada qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa yimid kadin markii mudooyinkan danbe wado hadalo u socdeen odayaal dhaqameed kasoo jeeda beesha......... iyo gudiga amniga iyo kan gobolka Banaadir. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  16. London: Madaxweynaha Soomaaliya oo Caawa ka dhoofay London 6. februar 2008 London (AllPuntland)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo ku dhawaad saddex todobaad safar gaar ah ku joogay dalka Ingiriiska ayaa caawa ka dhoofay halkaas. Madaxweynaha oo arimo caafimaad u joogay halkaas ayaa intii uu joogay London wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay madaxda boqortooyada Ingiriiska iyo bulshada Soomaalida ee ku dhaqan cariga Ingiriiska iyo waliba kuwo uga yimid dalalka kale ee Yurub. Madaxweynaha ayaa u dhoofay Soomaaliya, iyadoo warar ku dhow dhowi xqiijinayaan inuu sii mari doono dalka Itoobiya oo uu kulamo kula yeelan doono madaxda dalkaas iyo kuwa midowga Afrika oo xaruntoodu tahay Adis-Ababa. AllPuntland, Xarunta
  17. Embassy of the Republic of Somalia Jl Permata Hijau Raya Block T No. 8 Kebayoran Lama, Jakarta Selatan 12210 Telp. 0062215321920, Fax: 0062215494730
  18. Embassy of the Republic of Somalia Jl Permata Hijau Raya Block T No. 8 Kebayoran Lama, Jakarta Selatan 12210 Telp. 0062215321920, Fax: 0062215494730
  19. Embassy of the Republic of Somalia Jl Permata Hijau Raya Block T No. 8 Kebayoran Lama, Jakarta Selatan 12210 Telp. 0062215321920, Fax: 0062215494730
  20. Safiirka Somalia ee Indonisia oo la kulmay gudoomiyaha balamaanka dalkaasi Qahira, Masar (Calanka.com) 04-Febraayo-08 04 February 2008, Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee Indonesia, Md. Maxamuud Colow Barow, waxa uu xafiiskiisa ku booqday Guddoomiyaha Baarlamanka Indonesia Dr. Agung Laksono, oo xilliga hadda madax ka ah Ururka Baarlamaanada Adduunka iyo Baarlamaanada Asia – Africa. Safiirka, wuxuu Taariikh kooban ka siiyay Guddoomiyaha Taariikhda dhaqan ee soo jireenka ah ee ay wadaagaan labada shacab iyo tan siyaasadeed ee labada xukuumadood, wuxuu sidoo kale Safiirka u sharaxay marxalada adag ee uu shacbiga Soomaaliyeed marayo iyo sida ay dawladda Indonesia uga qeyb qaadan karto dib u dhisida iyo horumarinta hannaanka siyaasadeed wadanka Soomaaliya, iyadoo Indonesia ay mug siyaasadeed iyo mid dhaqanba ku dhex leedahay shucuubta caalamka gaar ahaa, Ururka Islaamka, Ururka NAM, Asia –Africa, UN iyo hayado kale oo caalami ah. Safiirku wuxuu ka codsaday in Baarlamaanka Indonesia uu gacan ka geysto tayo gelinta Baarlamaanka KMG ah hadday noqon lahayd dhanka sharciyada federaalka, doorashooyinka, xawl maalmeedka Guddiyada iyo dhanka hawlwadeenada Maamulka Baarlamaanka oo u baahan koorsooyin iyo dhisid tayo hawleedkoodaba. Gudoomiyaha Barlamaanka Indonesia oo Saxaafadda La hadlaayay Kulankaas ka dib, ayaa waxuu balan qaaday in gaarsiin doono Dowlada Indonesia dhambaalka safiirka, waxuuna intaas ku daray in uu waxii khuseeyo Barlamanka Si deg deg ah uga Howli geli doono uuna ka shaqeyn doono Sidii ay gacan uga geysan lahaayeen Hadii ay noqon lahayd is dhaafsi khibradeed ama Tababar loo fidiiyo Howl wadaneeda Barlamanka Soomaaliya iyo Hadii ay noqon laheed in uu Codkiisa Gaaarsiiyo Baarlamaanada Kale Ee Aduunka Si ayagana Gacan uga geestaan dhiiri gelinta iyo Horumarinta Barlamaanka KMG ah oo Xili adag ku Jiro. Guddoomiyaha Baarlamaanka Indonesia wuxuu hoosta ka xariiqey in loo baahan yahay in la garab istaago Baarlamaanka KMG oo ku shaqeynaya duruufo adag, wuxuu ka cudurdaartay inuusan hore u haysan macluumaad badan, balse haddda wixii ka dambeeya uu talaab u qaadan doono sidii boogahaas loo dhayi lahaa. Danjire Mudane. Maxamuud Colow Barow oo asigana Gudoomiyaha Ka danbe saxaafadda u waramaayay ayaa waxuu ugu horeyn Mahad Balaaraan u Jeediyay Shacabka iyo Xakuumada Indonesia waxuuna ku amaanay shacabka iyo xakuumada Indonesia sida ay mar walba walbo u garab istaagsanyahiin walaalahooda Soomaaliya, waxuuna Si gaar ah Mahadceliyay Gudoomiyaha Barlmanka Indonesia waqtiga uu siiyay in uu ka dhegeysto xaalada adag ee uu ku jiro shacabka Soomaaliyeed iyo sida uu u ballan qaaday inuu Taageerayo Baarlamaanka KMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Kulankan ayaa wuxuu ku soo gabagaboobay jawi aad u wanaagsan, waxuuna ahaa kulan lugu tilmaami karo mid miro dhal. Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee Indonesia Jakarta Embassy of the Republic of Somalia Jl Permata Hijau Raya Block T No. 8 Kebayoran Lama, Jakarta Selatan 12210 Telp. 0062215321920, Fax: 0062215494730 Ismaciil Saxaaf saxaaf@hotmail.com Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  21. Barlamanka carabta oo Somalida laga siiya 2 kursi Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 05-Febraayo-08 Dawladda Federaalka Somaliya ayaa markii ugu horeysay gaartay in 2 kamid ah Xubnaha Golaha Baarlamanka Federaalka ay ku biiriyaan Golaha baarlamaanada Carabta ee dhawaan kulamada ku lahaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamanka Federaalka Max'ed Cumar Dhalxa Oo waraysi layeelatay tv-ga al-Jazeera ee afka carabiga kuhadlaya ayaa waxaa uu sheegay in kulamo kala duwan uu kula yeeshay magaalada Qaahira masuuliyiinta ka tirsan baarlamanka Carabta ayna ku biiriyeen laba masuul isagoo sheegay in sida ugu dhaqsiya badan ay wax ugu qaban doonaan baahida kale duwan ee haysata baahida baarlmaanka Somalia. Xubnaha lagu biiriyay baarlamaanka ayaa waxaa ay kala yihiin Axmed Cumar Jees iyo Axmed Cabdi Diiriye oo Baarlamanka Somaliya ku matali doona fadhiyada Golaha Baarlamaanada Carabta,iyadoona tallaabadaasi ay tahay tii ugu horeysay ee nooceeda ah ay qaadaan baarlamaanka somalia waaa arrin lasoo dhaween karro. Prof.Dhalxa ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in ay wax weyn kusoo kordhiso tallaabadasi xaaladaha ka jira dalka iyo qaabka ay dalalka Carabta kaga qeyb qaadan karaan nabad kusoo dabaalidda Somaliya. C/laahi Xassan Baliil Baliilkhan10@hotmail.com Baliilnet.abdala@Gmail.com Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  22. Dad farabadan oo ku dhintay Labadii qarax ee caawa ka dhacay Magaalada boosaaso Posted to the MOL February 5, 2008, 3:13 pm ugu yaraan toban qof ayaa dhimatay tiro intaas kabadana waa ku dhaawacmeen laba qarax oo cawa ka dhacay magaalada boosaaso ee xarunta gobalka bari . Qaraxaan oo lala beegsaday goob lagu daawado aflaanta oo ay leeyihiin qowmiyada Oromada ee dalka ethiopia ayaa gudoomiyaha gobalka bari Muuse geele yuusuf faroole waxaa uu shabakada Mudugonline usheegay in dad gaaraya toban qof ay dhinteen halka dhaawacauna intaas ka badan isbitaalka weyn ee magaalada boosaaso ayaa waxaa buux dhaafiyey dad badan oo qaba dhaawcyo kala gadisan oo qaarkoodna xaaladoodu liidato . lama oga ilaayo hada cida ka dambaysa qaraxyadaan ay ku dhinteen dadka qaxootigaa ee mudo ku sugnaa halkaasi ayadoo dadka reer puntland ay si weyn uga caroodeen falkaasi maadaama aanan lagu aqoon deegaanada puntland. mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa meelo ka mida puntland waxaa kusoo kordhay falal amaan daraa ayadoo kol horana qarax sidaan oo kalaa uu ka dhacay boosaaso inkastoo uu kaasi salka ku hayey qoysas is dagaalsanaa balse hadana qaraxyada ayaa ladagay sumcadii lagu yiqiin deegaanada puntland ayadoo dadkuna eedeeda dusha uga tuureen madaxwaynaha puntland Cadde muuse oo asagu ka seexday wax ka qabashada amaanka si kastoo ay ahaataba qaraxyadaan ayaa kusoo begmaya ayadoo cadde muusana maanta uu garoowe uga kicitamay dalka ethiopia dalkaasoo dad u dhashay caawa lagu xasuuqay boosaaso Rabiile Cabdikariim Gabanow Mudugonline.com Gaalkacyo
  23. Those who have targeted civilains should be targeted.... Start with Xasan Dahir Aways