
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Adeer no need to get upset, just be yourself and represent who you want. All this talk about being ONLF and being happy they are attacked is garbage and grown folks wont accept that from you adeer. Again be yourself and dont hide behind another clan. -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Adeer you can write what all you want, its just honesty is a great virtue to have it will have a posative impact on the message one wants to deliver. Just keep that in mind.. -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Ok adeer what ever you say, again its simple, stop pretending what you are not and giving us bull about what you know nothing about. -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Adeer stop pretending to be what you are not. Many people who were banned on SOLbefore come back here with new names and tactics. lool. As for Xasan Turki he needs the clan more than they need him, its a good move but not the way you are reading it. -
Secessionists as a whole. You can not be serious about this nonsence, oops you are. The EU is sending warships to tackle the pirates, the UN is passing resoloutions to deal with the pirates. The whole world wants to know about the Pirates. What on earth is a non recognised basket case region of the poorest country in the world going to do to the Pirates? Nothing lads. Qudhac, how are ya mate, still mad about $150 million dollars taxes collected by the Eyl contingent?
-
^^^The man must be real special as for the other men you mentioned they are playing the role of civilian MP's, even Qaynyare is playing politics and has not resumed his Cow Boy antics. Though all of those men were civilians who acted like soldiers, Hiiraale was always a soldier who does not SEEM interested in being a civilian.
-
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Ethopia Oo u Ruqaansaday Dhanka Degmada Guri-Ceel Ciidamadii Ethiopia ee shalay soo gaaray degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka degmada Guriceel, halkaasoo laga soo sheegayo inay xiisado kacsanaan ah ka jirto. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamadan ay wataan gaadiid dagaal, xoogaga Al-shabaab ay iyaguna dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan gudaha degmada Guriceel iyo daafaheeda. Diyaargarow dagaal ayaa ka muuqda degmada Guriceel, dadka deegaanku horay ayay uga baxeen magaalada iyagoo baqdin ka qabay inay dagaalo ka dhacaan degmada" ayuu yiri ruux ka mid ah dadka degmada Gurcieel. Xoogaga Al-shabaab ayaan ka hadlin ciidamada gudaha u soo galay Gobolka Galguduud, waxayse wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan ciidamadan. Dhawaan ayay xoogaga Al-shabaab dagaal ku qabsadeen degmada Guriceel iyagoo sheegay in kooxda ay la dagaalameen ay ahaayeen kuwo isugu jira Isbaariistayaal iyo qaad walayaal. Sidoo kale xaalado kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa gudaha degmada Baladweyne, kuwaasoo ay wadaan xoogaga gacanta ku haya, iyadoo dadkuna ay cabsi ka qabaan in lagu kordiriro. -
Wafdi ka Socday Isbaheysiga Garabka Jabuuti oo Loo Diiday Inay Ka Soo Dagaan Magaalada Jowhar Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Wafdi ka socday Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka uu hogaamiyo Sheekh Shariif oo fariisinkooda uu yahay Magaalada Jabuuti loo diiday inay ka soo dagaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar. Wararka ayaa sheegaya in Wafuudan oo ka koobneyn ilaa 10 xubnood, ayaa la sheegay in mid ka mid ah Saraakiisha Xoogaga Maxkamadaha uu u diiday inay ka soo talaabaan Garoonka isla markaana ay dib ugu laabtaan halkii ay ka yimaadeen. Arrintan ayaa durba keentay inay ku kala qeybsamaan Maamulka Maxkamadaha ee ka arrimaha Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoona Magaalada Jowhar ay ka muuqato saan saanta kala qeybsanaanta soo kala dhex gashay Saraakiisha Maxkamadaha ee gacanta ku heysa Magaaladaas. Nin lagu magacaabo C/llaahi Macalin Mukhtaar oo ka mid ahaa raga aadka ugu dhowaa Sheekh Shariif ayaa la sheegay inuu ka hor istaagay Wafdigaas inay ka soo dagaan Diyaaradii keentay Garoonka Diyaaradaha, waxaana taasi ay keentay in Sarkaalkaas iyo Sarkaal lagu magacaabo Sheekh Abuukar Maqaney oo Wafdiga Isbaheysiga ku soo dhoweyn rabay Garoonka ay iska soo horjeestaan, isla markaana ay isku sigtaan inay gacan isu qaadaan. Ilo ku dhow dhow Maamulka Maxkamadaha ee Magaalada Jowhar ayaa noo xaqiijiyay in ay muuqaneyso kala qeybsanaan Maxkamadaha dhexdooda ee ku aadan fikirka Hogaanka guud ee Maxkamadaha ee ah arrimaha Shirka Jabuuti. Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Maamula Maxaakimta ee Magaalada Jowhar, iyadoona arrintan ay ku soo beegmeyso, xilli dhowaan Sheekh Shariif uu is bedel ku sameeyay Maamulkii Maxkamadaha, isla markaana xubno cusub u magacaabay dhinaca ammaanka, taasoona sida muuqataa xubnaha cusub ay durba ka soo horjeesteen Sheekh Shariif
-
The armed groups have shown they are confused, disorganized and only interested in short term headline grabbing action. Their recent internal fighting has dismantled more of their infrastructure and caused mayhem to their sore supporters, the poor hapless civilians who were hoodwinked into believing that the mayhem and anarchy would pay dividends. They had a great opportunity to seize on the internal squabbling and the dishonest actions of the PM and his lieutenant however their actions have strengthened their main adversary. Now they are fighting in Guriceel and Beledweyne again achieving nothing but destruction on the poor civilians who they hold as hostages.
-
Islaamiyiinta oo kahor tagay dhaq dhaqaaq Hiiraale uu ka sameynayay Gedo. Tuesday, 09 December 2008 08:54 BXM Wararka aanu ka heleyno Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Garbahaareey ayaa waxa ay sheegayaan in Barre Hiiraale uu gaaray dhowaan deegaankaasi isaga oo halkaasina durba ka bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan. Barre Hiiraale ayaa u soo birtumanaya sidii uu ciidamo ugu abaabuli lahaa qeybo kamid ah Gobolka Gedo, waxaana uu dhaq dhaqaaqiisa ka bilabay Garbahaareey isaga oo qorsheynayay Ciidamada halkaasi uu ka abaabulayo in weerar ay ku qaadaan Baardheere markii ay kala wareegaan Islaamiyiinta in markale ay ku duulaan Kismaayo si ay gacantooda dib ugu soo ceshadaan. Saakay oo aanu la xiriirnay dadka deegaanka Baladxaawo ayaa waxa ay u xaqiijiyeen GOOBJOOG in halkaasi ay soo gaareen Xoogaga Islaamiyiinta isla markaasina ay la wareegeen gacan ku heynta degmadaasi oo horey ay ugu sugnaayeen maleeshiyo deegaameed iyadoo halkaasina aanu wax dagaallo ah ka dhicin. Xoogaga Islaamiyiinta ayaa ka sameystay halkaasi saldhigyo iyaga oo ka bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan, waxaana aan la ogeyn halka ay aadeen Barre Hiiraale iyo Maleeshiyadii uu watay. Xoogaga Islaamiyiinta ayaa mar waliba ku dhaqaaqa goob waliba oo laga dareemo ama ay ka dareemaan in dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wadaan koox iyaga kasoo horjeeda.
-
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Balanbale: Saraakiisha ciidamada Itoobiya ee soo galay Balanbale oo kulan la yeeshay waxgaradka degmadaasi 9. December 2008 Balanbale(AllPuntland)-Saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya ee shalay gudaha u soo galay degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa kulan ay la yeesheen waxgaradka degmadaasi kala hadlay xaaladdaha nabadgelyo iyo ujeedada socdaalkooda. Shalay ayey aheyd markii kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah ay ka soo tallaabeen xadka ay Soomaaliya la wadaagto Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay in ay ku wajahan yihiin degmada Guriceel, halkaasoo maalmihii u danbeeyay ay ka jireen dagaalo u dhaxeeyay Ururka Al-Shabaab iyo Culumaa'uddiin la sheegay iney ka tirsan yihiin Ahlu Suna Waljamaceeca. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa u sheegay odayaasha degmada Balanbale in u soo galeen degmadooda xeelad military oo aan waqtigan loo baahneyn in la sheego, iyagoo ku wargeliyay ineysan wadin wax dhibaato ah, kana codsadeen waxgaradka in ay dadka muujiyaan deganaansho. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa dhowr meelood oo duleedka magaalada ay fariisin ka sameysteen, waxayna halkaasi ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo Milateri oo aan la ogeyn xaqiiqda dhabta ah. Wararka laga helayo Balanbale ayaa sheegaya in ciidamadan ay damacsan yihiin in ay u soo dhaqaaqaan dhinaca degmada Guriceel oo ay la wareegeen Ururka Al-Shabaab kadib dagaalo halkaasi looga saaray ciidamo deegaanka ah oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Ahlu Suna Waljameeca, balse ay beeniyeen Shabaabka iney kula dagaalameen Guriceel Ahlu Suna. Dhinaca kale waxaa jira ciidamo Itoobiyaan oo soo dhoobtay halka loo yaqaan Kala Beyrka ee duleedka magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ujeedadoodu lagu sheegay iney jidgooyo u dhiganayaan Maliishiyada Ururka Al-Shabaab ee ku sugan Galgaduud. AllPuntland, Balanbale -
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Has anyone ever heard of the term, give your enemy enough rope to hang himself. -
Xiisado Colaadeed oo ka taagan Qeybo ka tirsan G/Hiiraan iyo Casi la dareemayo Kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Dowlada Itoobiya oo xambaarsan Magacyo kala duwan ayaa si xowli ah ugu qul qulaya deegaanka ceel gaal oo qiyaasti 15Km kaga began magaalada baladweyne . Ciidamadan ayaa ah kuwo ka kala yimid degmooyinka gobolka hiiraan waana kuwo kuhubeysan gawaarida dagaalka waxaana masaafokayar 10 Km ay isugu jiraan ciidamada itoobiyaanka oo saakaysoogaaray deegaanka kalaber oo u dhow xadka gobolka hiiraan uu la wadaago ismaamulka soomaalida itoobiya kuwaa oo waata gawaarida dagaalka ee uralka looyaqaano . Dadka ku dhaqan deegaanada Ceel waaq iyo Kalabeer ayaa ah kuwo ay cabsi la soo wajahday iyagoo ka cabsi qaba in xoogagani ay isku farasaaraan deegaanadaasi hadii ay isfarasaaraana ay qasaare ba’an ka soo gaareyso cabsida kuma eka oo keliya deegaanadaasi balse shabacka reer Baladweyne aya iyaguna ka cabsiqaba waxkasta oo amniga iyo degenaanshaha wax u dimaya oo halkaasi ka dhaca. Isku soo wada duub oo waxan la saadaalinkarin haatan xaalada sida ay isku bedelidoonto balse hadii labada dhinac ee iyagu haatan ishorfadhiya uu dhexdooda ka dhasho dagaal waxaa imankara cawaaqib xumo iyo in gobolka hiiraan oo in dhowaaleba degenaa in uu dibugu noqdo dagaaladii joogtada ahaa ee uu ka soo guydbay. Saalax Cumar Dhicis SBCInternational- Baladweyne
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
How far have they reached into Puntland, Mudug since this important news broke? Update us will you kindly.. -
Boosaaso: Dood cilmiyeed kusaabsan Ahmiyada Nabada iyo Midnimada Puntland oo lagu soo gabagabeeyay 7. december 2008 Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Ardayda Puntland (PSA) ayaa waxay soconaysay mudo 2bari ah 5-6/12/2008. Ujeedada doodan ayaa ah in kor loo qaado dareenka aminiga iyo midnimada Puntalnd laguna waciy galiyo bulshada in ay nabada ilaaliyaan maadaama lamarayo xili kala guur ah iyo in la qeexo kaalinta ay bulshadu ku leedahay doorashada puntland ka dhacaysa iyo tilmaamaha hugaanka suuban ee ummadda hugaamin kara. Dood cilmiyeedkan waxaa daadihinayay aqoonyahano soomaliyeed oo kale ah Gen.Ali Ismacil waxuuna ka hadlay 10jirsiga Puntland iyo tilmaamaha hugaanka suuban Dr.Mahamed Ali Farah waxuuna ka hadlay Mudnaanta Nabada iyo xasiloonida Puntland Shiikh. C/xaafid Ali Yusuf kana hadlay Kaalinta ay bulshada ku leedahay doorashada. Waxaana doodaan kasoo qayb galay kana qayb qaatay aqoonyahan iyo waxgarad kale oo fara badan iyagoo dhiibtay rayigooda ku aadan mawduuca dooda. Aqoonayanada iyo waxgaradka ayaa si wayn bulshada uga waaniyay in ay ilaaliyaan nabada iy midnimada puntalnd qofkastana uu masuul kayahay ilaalinta nadada. Doodan oo siwayn loo soo agaasimay ayaa waxay ku dhamaatay si wanaagasan iyadoo dadkii ka soo qayb galay ay aad uga hadleen xaalada adag uu dalku marayo garahaan xaalada kala guur ka ah ay Puntalnd marayso iyo khatarteeda. Gabagabadii dooda ayaa waxaa ka soo baxay baaq ay si wada jir ah u soo saareen Ururka Ardayda Puntland iyo aqoonyahankii ka qaybqaatay dooda. axauuna ahaan sida tan: Ururka Ardayda Puntland (PSA) Date: 6/12/2008 Baaq ka soo baxay dood cilmiyeedka Ahmiyada Nabda iyo Midnimada Puntland Ku: Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland Ku: Murashaxiinta Jagada Madaxwaynaha ee Puntland Ku: Issimada Puntland Ku: Cullamaa udiinka iyo waxgaradka Puntland Ku: Saxaafada Somaliyeed iyo tan caalamka Ujeedo: Baaqa Ahmiyada Nabda iyo Midnimada Puntland ee xiliga kala guurka. Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen Ururka Ardayda Puntland (PSA) soconaysayna 2beri 5-6/12/2008 kana dhacday magaalada Boosaaso ayaa waxaa kasoo baxay baaq wada jir ah ayna soo wada saareen Ururuka Aradayda Puntlanad iyo Aqoonyahankii ka qayb qaatay dood cilmiyeedka Waxaana kasoo baxay Qodobadaan: 1. In Nabadu tahay halbowlaha arimaha bulshada Nabad la’aana aysan nolashu soorta galayn. 2. in nabada la wada dhawro cidkastana ay masuul katahay dhawrida Nabada iyo midnimada Puntland. 3. in dad tayo iyo aqoon leh loo soo xulo xubnaha Baarlamaanka ee matali doona Ummadda reer puntland. 4. In Ururada bulshada, aqoonyahanada, culumaa udiinka iyo waxgaradka ay kaalin xoog leh oo fiican ka qaataan doorashada Puntland si dhibkasta looga hortago loona doorto dad u qalma Hogaaminta Ummada. 5. in qabyaalada iyo caadifada laga gudbo maadaama qabyaaladu aad noo aafeesay ummadahana naga reebay. 6. waxaa culumaa udiinka laga codsanayaa inay soo saaraan Fatwa ku saabsan Xukumka ay diintu ka qabto gadashada Codka xildhibaanada. Mahadsanidiin Abdifitah Mohamed Sugulle Bosaso -Somalia
-
^^^Ok good luck fighting them adeer but becarefull those Pirates might end up taking your rickety boats down. They are the real Navy of Somalia today and fear no one let alone some confused group holed up in Berbera..
-
^^^Adeer thats fine for you, next you will tell us you are Anglo Saxoin by blood because the British once colonised your area of Somalia. As for recognition of NW Somalia, its not a problem for me since I only deal with facts and reality, I am not a big fan of fiction. But hey you stopped those darn Pirates and the world should recognise your superior Navy that should give lessons to Nato. Also pigs are flying all around.
-
President Yusuf's Live speech at the crowning of the New King of Beesha D
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Video of the coronation -
^^^Adeer its just the same nonsence as "The queen is our mum, and the child born in Addis is closer to me than the one from Mogadishu" Just fake hyperpole to get that recognition that seems to never work..
-
Baidoa: President Yusuf is visited by Parliment speaker Nur cade
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qaar kamid ah Parlamaanka Somaliya oo ka soo horjeestay Xubno kamid xildhibaanada Dowlada Fadaraalka Ku meel gaadhka ah Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalda Baydhabo Ee Gobalka Baay ayaa sheegay in aysan waxbaka qaban karin hadii la soo hor dhigo ansixita golaha Wasiirda xukuumada cusub ee Nuur cadde maamihii lasoo dhafay uu ka waday qorshe ku aadan ansixinta xukuukamda uu soo magacaabay, waxayn ku macneyen iyada oo madaxweyna dowlada fadaraalku uusan ogolaan wasiirada uu soo magacaabay Ra’isalwasaaraha. Xlidhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afarle oo u waramayay ayaa Sheegay in xiligaan ay waxba ka qaban Karin ansixin golaha Wasiirada ra’isu wasaaraha dowlada fadaraalka ku meel gaadhka ah somaliya , afraalee ayaa Sheegay” sharci ahaayn xeer uu madaxwaynuhu aysan ansixinkarin parlaamaku”, Dhinaca kale Xlidhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaarle ayaanu waydiinay balsida ay argtidiisu tahay ku adaan kordhinta Xildhibaanada Barlamaanka ee dhawaan ay isku afgarteen ergooyin kala socota DFKG Somalia Iyo ururka Dib u xoraynta Somaliya, waxa u sheegay in wakhtigaan ay mudnay kordhinta xildhibanada Parlamaanka Oo lagaarsiyo 550 , waxan uu tilmaamay ansixintooda ay utaalo Parlamaanka Somaliya Isku Soo wada xeeriyoo waxa magaalda Baydhbo ee gobalka Bay ku wada Sugan madaxwaynaha DFKG mudane C/laahi yuusuf Axmed Xafidahullaah Iyo Ra’isu was are Nuur Cadde waxan lasoo sheegaya in xiligaan uu khilaaf ay si xoogan ay u taagayrsan yihiin madax wayna somaliya mudane C/laahi yuusuf axmed Xafidahullaah Xafiiska wararka abaaqaroow -
Murashax Prof Farjac Geyiga Puntland waxa uu u baahanyahay isbedel Cusub iyo Dib u soo celinta Gobolka Maqan,,Waxaana xilkayga anigu uga tanaasulayaa Murashaxiinta Sool iyo Sanaag Bosaaso;-Murashax Farjac ayaa ****olka ka qaaday in Maamulka Puntland uu u baahanyahay isbedel siyaasadeed sidaasi daraadeedna madaxwaynaha waqtigiisu gabaabsiga yahay aan loo baahnayn dad la mid ah inay dib uga ariminayaan Puntland sababtoo ah ma jirto iminka Deganaansho iyo Xasilooni farta lugu Fiiqa karo ee ka jirta geyiga Puntland,Waxaa loo baahanyahay dib u soo celinta Magaalada Laascanood iyo Weji cusub oo lugu dhaqo shacabka Reer Puntland ayuu yiri Prof Murashax Farjac oo ka mid ah Murashaxiinta u tartamaysa jagada Madaxtinimada Puntland. Murashax Farjac ayaa shaaciyey sidookale inuu diyaar u yahay sidii uu daacadnimo iyo hagaanshacab ugu hormuudi lahaa Xukuumada Puntland ee haatan ay murashaxiinta badani ka yihiin isbedel doonka Puntland,Waxaana uu wax laga xumaado ku tilmaamay Murashax Farjac in Magaalada Garoowe ee Xarunta ah iyo Gobolada kale Qaarkood ay ka jiraan Amaandaro baahsan iyadoo ay weliba intaasi sii dheertahay Awooda Magaalada Laascanood oo uu sheegay inay la wereegeen Dad waayey Wax iska Difaaca. Intabadan Murashixiinta Reer Puntland ayaa waxa ay soo bandhigayaan Qorshayaal kala duwan iyadoo ay durba Muuqanayso kala qaybsanaanta iyo kooxa kooxaysiga Murashaxiinta Xilalka isbedel doonka ah ku loolamaya,Murashax Farjac ayaa mararbadan ku soo cel celiyey in ugu tanaasulayo xilkiisa Madaxnimo Murashaxiinta Ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag taasi oo uu ku Macneeyey in loo ay tahay Balaarsiga Awoodqaybsiga Puntland oo aan lugukoobin Magaalada Garoowe gaalkacyo iyo Qardho ee loo fidiyey Shacabwaynaha kale ee ka soo jeeda Gobolada Puntland. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar
-
^^^Ok adeer I must admit YES THE QUEEN ON ENGLAND IS YOUR MUM AS WELL
-
Xildhibaan Caasho Axmed Cabdle ,,Gobolad Puntland Way Fiicanyihiin hadii la Xoojiyo Amnia iyo Dhaqaalaha Bosaaso:-Xildhibaan Caasho Axmed Cabdle oo ka tirsan Xildhibaanada ugu Cad cad Xukuumada Somaliya ayaa Howlo safar ku joogta Degaanada Puntland isla mar ahaantaasina aan Booqasho hore ugu iman Tan iyo Markii ay u soo istaagtey Jagada Madaxnimada Dalka somaliya ,,Caasho waxa ay tiri Gobolada Puntland waa dal Wanaagsan lakiin Waxa loo baahanyahay in loo helo Dedaalo dheraada dhinaca Dhaqaalaha iyo Amniga waayo Dhaqaalaha iyo Amnigu waa laf dhabarta 1aad ee uu ku dhisanyahay Horumarka Bulsha Walba oo ku dhaqan Caalamka Daafihiisa. Xildhibaan caasho ayaa sheegatay inay Maalmahan Fooda Nugu soo haya u ambabixidoonta Magaala Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo iyo Xarunta 2aad ee Sanaag Magaalada Badhan waxaana ay kulamo la soo qadan doontaa Qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Sanaag iyo Guud ahaanba Waxgaradka Degaanka iyadoo kala Hadlidoonta Masuulkaasi sida looga Gudbikaro Caqabaha ka dhanka ah Horumarka ,iyo Dib u dhiska Marsada Magaalada Tariikhda Dheer ee Laasqoray. Caasho Axmed Cabdle ayaa sidoo kale waxa ay dhanka talefoonka kaga qaybgashay Doodo iyo Falanqayn dheraada oo lugu lafa Gurayo siyaasada Hanaanka Dowlada Federalka KGS taas oo ay Xildhibaanaa Baarlamanku si toosa ugaga hadlayaan Xaaladaha Dowlada ee Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Baarlamaanka Somaliya. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar