
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Bossaso: Puntland Hospital a modern project: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qalabkan ama Mishinkan wuxuu ka mid yahay qalabka casriga ee laga isticmaalo Isbitaalada waa weyn ee dunida, waxaana Isbitaalka uu isku dayayaa in uu ****olo dhamaan baahida qalab ee looga baahan yahay adeegyada iyo hawlaha caafimaad, Waxaana Isbitaalka uu diyaariyey qalab kale oo casri ah shaybaar modern ah, Raajo ama XR tayo wanaagsan, qalabka qaliinka, qalabka indhaha iyo qalabka cabirka dhiigaga ........................................ -
Bossaso: Puntland Hospital a modern project: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Isbitaalka Puntland waxaa ka mid ah dhaqaatiirta ka hawlgasha dhaqaatiir isugu jirta Soomaali & Ajanabi, waxaana ay kala yihiin Dhaqtarka cudurada Guud, Dhakhtarka Cudurada Haweenka, Dhakhtarka cudurada caruurta, Dhakhtarta cudurrada sanka, dhagaha iyo cunaha (ENT), Dhakhtarta Jajabka, Dhakharta cudurada Neefmareenka & Wadnaha, Dhakhtar Sheybaariiste ah, dhamaan dhakhaatiirtan waa kuwa leh takhasus ........................................ -
Bossaso: Puntland Hospital a modern project: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhaqaatiirta waayo aragnimada & aqoonta dheer leh ee Puntland Hospital waxay fuliyeen qaliimo culus oo ay aheyd in dalka dibadiisa loo qaado, waxaana Isbitaalku uu kaalin weyn ka qaatey in uu ****olo awood ahaan adeegyada caafimaad, iyadoo la adeegsado qalabka casriga ee Isbitaalka iyo Dhakhaatiirta qibrada iyo aqoonta ............................. -
Puntland Hospital Waa Isbitaal casri oo sanadkii 2005 laga furay Boosaso waxaana uu ****olay baahida kumanaan kun oo qof oo ka yimid gobolada kala duwan ee dalka waana la amaanay ............................
-
^^^lool. Adeer Faroole so far has concentrated on the main issues, security and putting together a competent cabinet, his first moves have been a suprise and a breath of fresh air. As for your comment about a real gem, the difference between me and you is my dear, I am lloking it out for the interest of Puntland state and its people. You are someone who hates Puntland and pretends to even be from clans you are not. Thus of course whats in the interest of Puntland and its people is not in your interest at all. Puntland is changing, it will change, but Che I want posative change, you want as you have stated before the demise of Puntland. Anyhow things are looking up, and one hopes like Clinton that the former presedential candidates embrace the new admin, if not then no problem.
-
^^^Good luck to the man.
-
Dr Saleebaan, Gen Ilka-Jiir Nuuridin Ministers of state of Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dr Saleebaan is supporting Puntland and there is nothing you can do about it Qudhac. -
^^^Che, adeer one undertands you have always advocated for the demise of the Puntland state and hence the excitement, but the President is commended for offering the position to these men. Anyone who does not want to serve is another matter. PS: So far so good in Puntland adeer, Faroole is turning out to be a real gem.
-
Garoowe: Golaha Wasiirada ee la magacaabay caawa oo lagu wargeliyay in beri si deg deg ah ku soo galaan Garoowe 17. Januar 2009 Garoowe(AllPuntland)- Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland ee lagu dhawaaqay caawa ayaa lagu wargeliyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan xarunta caasimada Puntland ee Garoowe maalinta beri ah oo taariikhda ay tahay 18--01-09. War ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa looga codsaday Wasiiradda caawa la magacaabay ee aan ku sugneyn caasimada Puntland in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan Garoowe si howshooda ay u guda galaan. Sidoo kale waxaa la filayaa in Wasiiraddan isla beri lagu dhaariyo xarunta Madaxtooyada ee Garoowe. Howl baaxad leh ayaa hortaal Xubnaha Xukuumadda cusub, taasoo laga sugayo in ay wax badan ka qabtaan howlaha horyaal iyo isbadalka ay shacabka ka war dhowrayaan maamulkan cusub. AllPuntland, Garoowe
-
Dadwaynaha Bosaso oo soo dhaweeyay Dhisida Wasiirada cusub ee Puntland Xalay ayay ahayd markii uu madaxweynaha cusub ee DGPL C/raxman faroole uu kudhawaaqay dhisdida golaha wasiirada csub ee puntland oo haatan lamagacaabay 17wasaaradood iyadoo ay sidoo kale uu dahwaan madaxweynuhu kudhawaaqayo xubno kale oo wasiiro ah , Kudhawaaqista xalay kadib ayaa waxaa gudaha magaalada bosaso ilaa iyo xalay lagadareemayay in dadwaynaha kudhaqan bosaso ay aad utaageersanyihiin dhismaha golaha cusub Saaka ayaa waxaa Micraphonka SBC international ladhexqaadnay qaar kamid ah dadweynaha kudhaqan magaalada bosaso waxayna intoodabadan ay dareenkooda kumuujiyeen in madaxweynuhu uu haatan sameeyay talaabo muhiim ah oo loobaahnaa , Dadweyne farabadan oo SBCInternational ay weydiisay dareenkooda ayay sheegeen in madexweynuhu uu soo xulay dad loobahnaa oo aqoonyahano ah. Intabadan dadweynaha kudhaqan magaalada Bosaso ayaa dareenkooda si aad ah ugumuujiyay in ay si aad ah utaagersanyihiin dhisida golaha cusub ee wasiirada iyadoo dadku intooda badan ugubaaqay madaxweynaha in uu sii hora mariyo sidii uu uhoramarinlahaa Puntland amaankana usugi lahaa Masaxweynaha oo ladoortay 8dii janauary ayaa ilaaiyo intii ladoortay waxa uu si aad uguimashquulsanaa in uu soo doorto dawlad awood leh isagoo intabadan madaxweynuhu la orankaro waxa uu haatan soo xulay dad intabadan laguturiyo dad aqoon yahano ah Cismaan Axmed Ciise (Turaabi) SBCInternational- Boosaaso
-
Colonialists cannot give our SSC territory to Somaliland SSC Elders
General Duke replied to Liibaan's topic in Politics
^^The secessionists could not stop Minister Saleebaan, they could not stop Gen Ilka-Jiir when they were civilians, what can they donow they have state power? -
Dr Saleebaan, Gen Ilka-Jiir Nuuridin Ministers of state of Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Minister Nuradin -
Dr Saleebaan, Gen Ilka-Jiir Nuuridin Ministers of state of Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Minister Saleebaan in Buuhudle Cayn -
lool. The delusional folks telling us what or what we will get. Like I have said we have built up our state and its enough for us, we are Somali's and will always play a central role in Somalia. Puntland as my brother Emperor states is Somalia and by developing it Somalia will develop. The jealousy, envy and sheer ignorance means nothing, The man who was yesterday in Buuhudle is today a minister in Puntland, IlkaJiir hero of SANAAG is now Minister of interior Change is here lads and keep talking.
-
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
-
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Madaxweynaha Puntland oo golihiisa xukuumadda magacaabay (Akhriso magacyada Waxaa Caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Madaxweynaha Puntland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhawaaqay Xukuumada xubnihii ugu horeeyey asagoo magacaabay 16 Wasiir iyo kuxigeenadooda, sidoo kale Wasiirul Dowlaha Ganacsiga. Madaxweynaha ayaa intuusan saxiixin qoraalka uu ku magacaabayo Wasiirada, Wasiiro kuxigeenada iyo Wasiirul Dowlayaasha ayaa sheegay inaysan wax dhib ah u arag hadii ay dadka qaarkiis iska arki waayaan listiga Wasiirada iyo xubnaha uu magacaabay, asagoo intaasi raaciyey in dadka oo dhan aan wax la deeqsiin karin. Wuxuuna Madaxweynaha Puntland ugu baaqay in xubnaha la magacaabay xilkooda si wanaagsan u gutaan asagoona ka codsaday shacabka inay la shaqeeyaan. -
Its not how you perceive Garowe or Puntland but the reality. Puntland has just announced its new cabinet, with many fresh faces and full of competent individuals. It has embarked in creating a new army and security forces. It is exploring for oil, has nearly completed the largest airport in Somalia. Thus while you talk, Puntland is doing things, and taking care of its business. Abdullahi Yusuf was the President of Somalia and led a cabinet who were made up of all Somalia, his failure and success was the TFG's which he is no longer a member of. Puntland is bigger than any individual and it has a leader his name is Abdirahman Faroole. Garowe has just announced its new government for the next four years..
-
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
War deg deg ah: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golahiisa wasiirada Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa daqiiqado ka hor magacaabay xubnaha Golaha wasiirada, kuwaasi oo laga sugayey maalmahan. Wareegto ka soo baxdey xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu magacabay 17 wasiir oo ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada. -
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Madaxweynaha ayaa sheegay inay weli hareen xubno kale oo uu magacaabi doono iyo Wasaarado dhiman. Waxaa kamid ah Wasaaradaha horey u jiray oo aan hada aan weli la magacaabin waxaa kamid ah Wasaarada Waxbarashada iyo Wasaarada Batroolka oo horey u jiray balse uusan Madaxweynaha weli sheegin inuu cid u magacaabay. Qoraalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu dhaqan galayo Xeerkan Xukuumada ku magacaabay marka uu saxiixo, asagoo isla caawa uu saxiixay xubnaha kor ku xusan. -
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Puntland has moved on. Saxib. Garoowe: Golaha Wasiirada ee la magacaabay caawa oo lagu wargeliyay in beri si deg deg ah ku soo galaan Garoowe 17. Januar 2009 APL Tool Print This Article | Daabaco warkaan Garoowe(AllPuntland)- Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland ee lagu dhawaaqay caawa ayaa lagu wargeliyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan xarunta caasimada Puntland ee Garoowe maalinta beri ah oo taariikhda ay tahay 18--01-09. War ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa looga codsaday Wasiiradda caawa la magacaabay ee aan ku sugneyn caasimada Puntland in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan Garoowe si howshooda ay u guda galaan. Sidoo kale waxaa la filayaa in Wasiiraddan isla beri lagu dhaariyo xarunta Madaxtooyada ee Garoowe. Howl baaxad leh ayaa hortaal Xubnaha Xukuumadda cusub, taasoo laga sugayo in ay wax badan ka qabtaan howlaha horyaal iyo isbadalka ay shacabka ka war dhowrayaan maamulkan cusub. -
President Faroole names Puntland government cabinet
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Yup the interior minister is Ilka Jiir and Salebaan got the Marine resources department. So we have Nuridin, Ilka-Jiir,Dr Salebaan in the cabinet.