
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Tallaabo u baahan in la taageero looguna Bogaadiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole W/Q: Jooje Posted to the MOL January 14, 2009, 7:15 am Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeena ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib akhristayaasha sharafta iska lahow iga gudooma salaanta islaamka (A.C.W.W). Salaan kadib waxaa dhegahayaga soo jiitay hadalkii qiimaha lahaa ee madaxweyne Faroole, ee ahaa in aanu xil u dhiibayn qof Qamri caba ama Qaad cuna. Runtii hadalkaas waa hadal miisaan weyn ku leh aragtida bulshada jecel horumarka iyo danaha Soomaaliya. Madaxweyne Faroole haddii uu arimahaas ka dhabeeyo waxaa Puntland iyo Soomaaliya oo idil u beryaya waa cusub oo horseedi doonaa dhabihii horumarka inshaa’allaah, waayo Soomaaliya oo idil maanta waxaa la haray oo bur buriyay min qoys illaa iyo qaran waa qaadka, oo qaaday wax walboo ay Soomaali laheyd. Arinta kale ee aan doonayo maanta inaan fursaddan uga faa’ideysto oo aan ku baraarujinayo Maamulka cusub gaar ahaan madaxweyne Faroole waa, waxa wax baddan laga dhawaajiyey in lasoo xulo maamul aqoonyahano u baddan, waa dhab haddana ogow aqoon aan karti laheyn wey kula hareysaa. Immisa ayeynu aragnay aqoonyahano aan waxar gibinna lagu aamini Karin. Marka waxaa wanaagsan in mar walba dib loo eego Waxqabadkii hore qofka xil loo dhiibanayo iyo meelihii uu kasoo shaqeeyay. Waa in lagu xiraa waxa loogu yeero ( Character reference ) ama cid ka bixisa warbixin waxqabadkiisi, oo ka daacad sheegta. Sidoo kale haddii ay suurto gal tahay ragga loo magacaabayo wasiiradda, inta aanan xilka loo bandhigin in laga dhageysto qaabka ay u howlgalayaan ama ay sameeyaan waxa loogu yeero ( Presentation ), taasoo laga dheehan karo khibradda iyo aqoonta uu qofkaas u leeyahay waxa loogu yeero Maamulka ama hagidda ummad. Runtii waa sida kaliya aad ku kala reebi karto rag baddan oo isu arka iyaga inay yihiin kuwa kaliya ee wax qaban kara. Waxaa kaloo muhiim ah in dadkan wada ordaya ee xildoonka ah in ay ogaadaan in xilalka dowladda aanay aheyn oo kaliya Wasiir iyo wasiir ku xigeen, ee haddey daacad ka tahay in ay waddanka u shaqeynayaan ay meeshii walba ee loo diro in ay diyaar u noqdaan in ay ka shaqeeyaan. Mudane madaxweyne mar walboo aad la tashato dadka ehelka u ah arimaha aad rabto inaad wax ka qabato, in aad mar walba helayso talada saxa ah, ee waxaa iga talo ah mar walba badi talooyinka aad la tashanayso waxgaradka daacadda u ah horumarka Puntland. Hadalkeyga waxaan kusoo gabagabeynayaa Mudane Madaxweyne iga gudoon mar labaad iyo mar saddexaadba hambalyo, Allaha kula garab galo dadaalkaaga, towfiiqdana Allaha ku waafajiyo. Qalinkii: - Cabdixakiim Jaamac Jooje
-
Israel Attacks UN HQ in Gaza With ‘White Phosphorus’ Shells Israel Defends Attack on Building Sheltering 700 Civilians, Storing Food Posted January 15, 2009 The headquarters of the United Nations Relief and Works Agency (UNRWA) in the Gaza Strip was attacked today by Israeli artillery, sparking a fire which continues to burn. The compound was reportedly housing 700 civilian refugees and storehouses of increasingly scarce food aid at the time of the attack. But perhaps even more pressing is the nature of the attack, which UNRWA spokesman Chris Gunness said was hit with shells containing the incendiary agent white phosphorus. “What more stark symbolism do you need?” asked the spokesman. “You can’t put out white phosphorus with traditional methods such as fire extinguishers. You need sand. We don’t have sand.” Though Gunness says Israeli Defense Minister Ehud Barak termed the attack “a grave mistake,” Prime Minister Ehud Olmert defended the attack, saying it made him sad but it was legitimate self defense. Israeli forces claimed the headquarters was being used by “militants” who were attacking the invading Israeli troops. Israel has retroactively accused Hamas of being at the sites of several of their most serious incidents of attacking civilian targets, but has generally been light on evidence to back up those claims. In an attack on a United Nations girls’ school full of civilians last week, the Israeli military claimed to have video evidence, which later turned out to be a YouTube video over a year old from a different school in a different city. Israel has repeatedly revised their story on that attack since the incident. The latest attack has sparked yet another international outcry against Israel for its now 20 day old war on the Gaza Strip. UN Secretary General Ban Ki-moon declared the spiraling civilian death toll “unbearable,” while European Union Aid Commissioner Louis Michel was “deeply shocked and dismayed to learn of this incident.” The use of white phosphorus as a weapon of war in civilian areas is banned under the Geneva Conventions’ Convention on Certain Conventional Weapons, though Israel has repeatedly denied that it is doing so. Still, rising evidence is putting that story, like so many other official stories during this war, in serious doubt. Below is a video from CNN covering the phosphorus fires at the compound.
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Lool. Phantom state get ready there is a new admin and energy in Puntland and LA is least of your problems. -
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio -
Baidoa clans the biggest losers in TFG demise
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
They had the capital of the parliament and an unprecedented opportunity to strengthen their communities, because of the actions of Madoobe , Sharif Xasan and other illiterates they played a key role in handing the keys back to Yusuf IndaCade and others to get back the region. The fighting has already started for the re occupation of the Lower Shabbele by Yusuf, Goobanle and Cirfo and Adan Madobe and others will be unable to answer it. -
Beelaha......... oo taageeray in doorashada lagu qabto gudaha magaalada Baydhabo . January 15 2008 Radiofreesomalia.com Odayaal, Waxgarad iyo Malaaqyada ka tirsan golaha .........ayaa maanta kulan waxaa ay ku yeesheen gudaha magaalada Baydhabo, iyagoona ka arrinsanayey arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo dagaalo saaka ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sh/Hoose. Gaba gabadii kulankan ayaa saxaafadda waxaa la hadlay afhayeenka golaha...........isagoona si kulul u cambaareeyey dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Lambar-60 ee gobolka Sh/Hoose. Waxaa ugu baaqay shacabka degan deegaankaasi Lambar-60 ee gobolka Sh/Hoose in ay isdifaacaan, isagoona ku tilmaamay dagaalka mid la doonayo in lagu carqaladee nabad gelyada deegaankaasi. Golaha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha ......... ayaa dhanka kale waxaa ay dhaliileen qaabka loo wado doorashada madaxtinimo ee dowladda KMG ah, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in lagu qaban doono dibadda dalka. .........waxaa ay taageereen in doorashada lagu qabto gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, taasoo waafaqsan go'aanka uu kal hore uu soo saaray sii-hayaha madaxtinimada dowladda federaalka KMG ah, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). RFS _ Muqdisho
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Qudhac adeer we defeated you before and it will not be a major problem to defeat you again. We have a new admin and one more ruthless than the Gen, and also we dont have the burden of the TFG to carry. It is us and you alone and we know how to deal with you old lad. -
Al Shabaab attacked by IndaCade led clan militia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Magaalada Muqdishu oo inteeda badan gacan u gashay maleeshiyo beeleedyo uu hogaaminayo Indhacade Posted to the MOL January 15, 2009, 10:11 am Ka dib markii ay ciidamadii Itoobiya si habqan ah u faaruqyeen saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Muqdishu ayaa waxaa saldhigyadaas la wareegay maleeshiyo beeleedyo uu hogaaminayo Yuusuf Indhacade oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii magaalada Muqdishu. Indhacade oo lagu xasuusto tacadiyadii ay maleeshiyo beeleedkiisu ka gaysteen deegaanada koonfurta Somaliya siiba magaalooyinka Marka, Dhoobley iyo Kismaayo ayaa hadda u muuqda inuu hab beeleed kula wareegay xoogagii ka soo horjeeday joogitaanka ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG ah ee magaalada Muqdishu. Kooxaha maxkamadaha ee uu hogaamiyo Sh. Shariif ayaa horey u sheegay inay magaalada ka saari doonan xoogaga Alshabaab oo ay ku sheegeen inay isugu jiraan kooxo ka soo dagaal tagay deegaano kale oo Somaliya ah. Taas oo ay ula jeedaan in Muqdishu ay gooni u tahay beelaha ******. Dhinaca kale maleeshiyo taageersan Indhacade ayaa weerar ku qaaday KM60. Maleeshiyadaas ayaa doonaya inay mar kale gacanta ku dhigaan magaalada Marka oo uu ka talin jirey Indhacade haddana ay ka jirto maamul islaami ah oo ay dadka deegaankaasi sameysteen. Mudugonline.com -
^^^Camir, as usual you are spot on, the term Somaliland is not exclusive to any clan hence the preference of secessionist as the correct term for this group. My sister Ibti and Mr Las Vegas are running around like headless chickens, if you support the division of the Somali state then you are a secessionist, if you don’t then you are a unionist and a nationalist like Somali Castro and others. Simple really if only one had a brain.
-
Abwan, again what on earth are you talking about? The President has outlined a refreshing vision of rewarding competent hard working people. Those who chew already have an 8 hr job and can not take on additional responsibilities. As for the Pirates, it is time to create a Puntland navy to help the west tackle this problem.
-
Breaking News: Somaliland Police Free the Kidnapped Teacher By Force
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good job, kidnaping a teacher has no place in Somalia. -
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland leaders visit security forces, pledge support 14 Jan 14, 2009 - 4:54:08 PM GAROWE, Somalia Jan 14 (Garowe Online) - The new leaders in Somalia's Puntland regional government visited security facilities in and around the administrative capital Garowe, Radio Garowe reports. Puntland leaders with army commanders Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the Puntland president, and VP Gen. Abdisamad Ali Shire toured the central police station in Garowe and spoke directly with top commanders and the cadets. Police commanders informed Puntland's new leadership about needs the facilities are missing, including electricity for the offices. Puntland police "We came to you today because our top priority is security," President Farole told the police officers at the central station. VP Shire told the police that all members of the security forces – army, police and corrections – will receive their rights under the new administration in Puntland. Later Wednesday, President Farole and Vice President Shire toured 54th Army Base in the northern outskirts of Garowe. President Farole & VP Shire at 54th Army Base Puntland army commanders shared their complaints with the new leaders, who pledged to provide financial and material support to empower the region's security forces. Since the Jan. 8 election, it is the first time Puntland's new leaders have visited security facilities to address the urgent need for a strong and effective security force. Source: Garowe Online -
Dagaal u dhexeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyooyin oo ka bilawday Sh/hoose Posted by Muqdisho Thursday, January 15 @ 05:22:44 EST Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka ka bilawday deegaanka Number 60 oo ka tirsan gobolka Shabeelada hoose, kaasoo u dhexeeya xoogag kamid ah ururka Al-Shabaab iyo maleeshiyooyin kamid ah kuwii laga eryey gobolkaas bilo ka hor. Dagaalkan oo bilawday waaberigii Saaka ayaa wariyeyaashu ay sheegayaan in qarxay kadib markii kooxa hubeysan ay weerar ku soo qaadeen fariisin ay ciidamada Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Number 60, taasoo keentay in hal mar ay is fara saaraan labada kooxood oo la sheegayo in maleeshiyooyinka la dagaalamayo dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ay yihiin kuwii horay gobolka Shabeelada hoose uu bilo ka hor ay Al-Shabaab gobolka ka eryeen. Inkastoo aan la heyn khasaaraha dhabta ah ee uu dagaalka geystay ayaa haddana dadka deegaanka waxaa ay sheegayaan in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu dagaalkan sababay oo soo kala gaaray laba dhinac. Saraakiil kamid ah Al-Shabaab ayaa warbaahinta Muqdisho u sheegay in ciidameeda ay weerar saaka kula soo dhaqaaqeen maleeshiyooyin ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin maamulkii gobolka Sh/hoose gacanta ku heyn jiray. C/llaahi Axmed Culusow Muqdisho/Somalia.
-
Al Shabaab corpses paraded on clan websites
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abdiwaal is going crazy, he is a ruthless dude. -
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I think the troops from the south will be the core of the Puntland security forces. There is no attack planned on LA as I know of. PS: The troops from the south make up around 5000 and not the smaller figure, half have returned. -
^^^nah, I just like the way you handle these hormone hyper dudes, original wallahi
-
Never been to OZ, would love to apply, one problem I dont much like diving.. KK, you are original sis,
-
Jahwareer xoogan oo ka taagan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 14-Janaayo-09 Jahwareer xooggan oo xagga amaanka ah ayaa waxa uu maanta ka taagan yahay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho , gaar ahaan goobihii ey ka bexeen ciidamada Itobianka shalay iyo maanta. Dhawaqa madaafiicda iyo rasaasta goryaha fud-fudud ayaa waxa ey ka dhacayaan jiha walba, waxaana madaafiicda iyo rasaastaasiba loo ridayaa dhinac walba iyadoo aan loo meel-dayin. Sidoo kale maleeshiyaadka hubeysan ayaa ku hardamaya gacan ku haynta goobaha ey faarujiyeen maanta ciidamada Itobia, waxaana ey dusha sare u ridayaan rasaas isugu jirta noocwalba. Amaanka goobahani ayaa guud ahaanba ka baxay gacanta, waxaana la sheegayaa in ugu yaraan shaqaaqooyinkii maanta ey ku dhinteen tiro 5-ruux ka badan oo rayid ah. Sida la saadaaliyay oo aheyd in uu imaan doono faaruq xagga amaanka ah ayaa u muuqda iminka in uu taagan yahay, waxaana wadooyinka la arkayaa dad qaarkood sita alaabo la sheegay in ey kasoo qaateen goobaha ey ciidamadu faarujiyeen. Guud ahaan jawiga xaafadahan ey ciidamada Itobia ka bexeen maanta ayaa u muuqda mid aad u cakiran. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
Its quite shocking that certian clan driven websites continue to parade corpses of the dead on their pages. They used to say it was only Ethiopians and government troops now they are adding the Al Shabaab fighters to their list, why? waagacusub.com Now Al Shabaab are the enemy and Ahlu Clan are the hero's. :eek:
-
Gaza death tolls passes 1,000 More than 80,000 Gazans have been forced to flee their homes because of the fighting [EPA] More than 1,000 Palestinians have been killed during Israel's 19-day war in Gaza, Palestinian medical officials have said, as clashes continue throughout the Strip. Civilians make up about 40 per cent of casualities with children accounting for a third of the dead, aid agencies and Palestinian medics said. At least 4,630 people have been injured, Hasanein Myawaya, the head of Palestinian emergency services, said. Ayman Mohyeldin, Al Jazeera's correspondent in Gaza, said while fewer Palestinians had been killed on Wednesday than during previous days, the situation for Gazans remained one of "complete fear and terror". "For those who venture out [for food]... they know that anytime they leave their house it could be the last time. "More than 80,000 Palestinians have now fled their homes because of the fighting around them ... there is a sense of overcrowding ... UN schools have taken in 35,000 refugees. "There is real desperation and fear among the people," he said. 'Desperation and fear' Mohyeldin also said that the so-called "humanitarian corridor" - the Israeli three-hour daily lull in fighting to allow food and medical supplies into Gaza - is "simply not producing a cessation of hostilities". IN DEPTH Analysis and features from Gaza and Israel Al Jazeera Labs: Report on and track the war Send us your views and eyewitness videos Watch our coverage of the war on Gaza Mads Gilbert, a surgeon with the Norwegian Aid Committee, told Al Jazeera: "This is a man-made situation that affects mainly the civilian population of Gaza who are without protection." Shelling could still be heard in parts of Gaza City during the three-hour armistice, he reported. Alan Fisher, reporting for Al Jazeera from Israel close to the Gaza border, said around 15 rockets had been fired from the Strip into Israeli territory. As the death toll continued to rise, diplomatic efforts to bring about a ceasefire appeared to make little progress. Ban Ki-moon, the UN secretary general, arrived in Cairo earlier on Wednesday in a bid to kick-start ceasefire negotiations between Hamas - the Palestinian faction that controls the Gaza Strip - and Israel. Ban met Hosni Mubarak, the Egyptian president, on arrival and is expected to hold talks with the leaders of Jordan, Syria, Lebanon and Turkey. The UN chief has not said whether he will have direct contact with Hamas leaders. Ban has repeatedly called for both sides to immediately end hostilities, so far to no avail
-
Dagaal Xoogan oo Saakay ka Bilowday Muqdisho oo ilaa ahaatan Soconaya Dagaal Xogan oo la isku adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala Gedisayn ayna bar bar socoto Duqeyn ayaa ilaa iyo iminka k asocota Isgoyska Florenca ee Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku hardamayaan Xogaga Islaamiyiinta iyo ciidamada Dowlada Itoobiya . Xoogaga hubeysan ee Diidan Siyaasada Dowlada Iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ayaa weerar ku qaaday Halka Loo yaqaano wasaarada Gaashaan dhiga oo ay weli ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya iyo kuwo ka tirsan Dowlada FKMG ah Ee Soomaaliya . Dagaalka oo ay la socoto Duqeymo ayaa ilaa iyo iminka waxaa uu ka dhacayaa Afaafka Hore Ee Fariisimaha La Isku Haysto waxayna Ciidamada Itoobiya Ku soo jawaabayaan madaafiicda Cul culus oo ay ku soo ridayaan Meesha ay isdhahaan Xabad ayaa idinka soo dhacday . Inta la ogyahay ayaa Dagaalkan waxaa ku geeriyootay inkabadan 7Qof in ka badan 35Qofna waa ay ku dhaawacmeyn waxana gaadiidka Gurmadka Ee Loo yaqaan Ambalasyada waxay ka dhaxqaadayaan dhaawacyada Goobaha Dagaalka ka dhacayaan . Dadka Qaar kii ayaa ku dhaawacmay Stadium ka Muqdisho ka dib marki uu ku soo dhacay Qaar ka mid ah hubka Culculus ee ay ciidamada Itoobiya ku jabaabayaan Rasaasta ay ku turayaan Qaar kamid ah Xoogaga hubeysan . Si kastaba ha ahaatee oo ka baxay Fariisimo waaweyn oo ay muqdisho ku leeyihiin ayaa waxay ku sugan yihin Isgoyska Florensa qaar koodna waxay ku jiraan Xarunta madaxtooyada halkaasi oo ay boorsooyinmooda ku xirxiranayaan . Balse kuwo Maalmihii ugu dambeeyay ka baxay magaalada ayaa waxay ku sugan yihin Wadada u dhaxeysa muqdisho iyo Afgooye agagaarka Deg Afgooye Halkaasi oo ay farisin ku leeyihin waxaana lagu wadaa in ay isaga baxaan Dhamaan Gudaha Dalka. Max’ed Xuseen Gentleman SBCInternational- Muqdisho
-
Garowe: Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo todobaadyada nagu soo aadan dhisaya Golaha Wasiirada. 14. januar 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha cusub ee Puntland oo la tashanaya Madaxweyne kuxigeenkiisa ayaa lafilayaa in uu soo dhiso Gole Wasiiro oo tayo leh, kuwasoo qaban doono waxyaabaha faraha badan ee dhowraya Maamulka Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Faroole ayaa latashiyo kala duwan wuxuu la leeyahay Qeybaha kala gedisan ee Bulshada Puntland, wuxuuna kala hadlayaah sida ugu haboon ee lugu dhisi karo dawlad dalka Puntland ka hirgalisa waxyaabo ay qaban waayeen Maamuladii kaga horeeyey Boosaskan. Warar hoose oo ku dhow dhow Madaxweyne Faroole ayaa sheegaya in uu Madaxweyne Faroole gudi usaaray soo xulida Xubnaha golaha Wasiirada ee dawlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaana Imtaaxaan laga qaadayaa cida ladoonayo in laga mid dhigo Golaha Wasiirada ee dawladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa shaarac cad wuxuu ka sheegay todobaadkan in aysan dawladiisa ka mid noqon doonin cid isticmaasha Maandooriyaasha kala duwan, wuxuuna tibaaxay in Golihii wasiiradu noqon doonaan kuwa waxqabad muuqda leh oo dalka Puntland ka hirgalinaya nabad iyo Horumar waara. In aan dawladda Puntland laga mid dhigin qof isticmaala Maandooriyaasha kala duwan fikirka ah, waxaa soo dhaweeyey Bulshada kala duwan ee Puntland & Siyaasiin badan oo ku sheegay talaabo umudan soo dhaweyn, ayagoo ugu baaqay Madaxweyne Faroole in uusan ka laaban hadalkiisa oo uu ka dhabeeyo. Dhismaha golaha Wasiirada ayaa laga dareemayaa Magaalada Garowe iyo Aqalka Madaxtooyada ayadoo aad arkayso rag badan oo ku sii socda Madaxtooyada, doonayana in ay la kulmaan Madaxweynaha Cusub oo ay kala hadlaan sidii usiin lahaa xilal. Maamulka Cusub ee ka hana qaaday deegaanada Ismaamulka Puntland oo ay dadka Puntland soo dhaweeyeen ayaa looga fadhiyaa in ay si deg deg ah, wax uga qabtaan Boogaha ubaahan daweynta deg deg ah. F. C. Geylan AllPuntland
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics